XAAFADA MADINATY | Video Qurux Badan.

  Рет қаралды 10,405

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah inan ahay qofkii ugu horeeyey shukran
@MuuseMacow
@MuuseMacow Жыл бұрын
Maasha allah adeer madaxwaynaha masar waa inuu bilad sharaf kusiiyaa wadankooda bilicdiisa ayaad soo bandhigtaa adigoo dadka runta oga sheego❤❤❤❤❤ ilaahay ajer hakaasiiyo inta aad dadka jeclaysiisay wadan Muslim ☪️ ♥️ ❤️ 👌
@farhiyo4
@farhiyo4 8 күн бұрын
Xafad qurux badan weeye Masha Allah
@iskuroon3574
@iskuroon3574 Жыл бұрын
Maasha allah tabaarakallah ❤ meel qurux badan iyo qof qaaliya allaha kudaysto adiga iyo family gaaga iskufilan hooyo daacada❤❤❤❤❤
@najmagelle5202
@najmagelle5202 26 күн бұрын
Bismilahi maadi wa ka heli kartaa laakiin diini ka heleysid ! Ma fahmin ee iga soo jaahil bixi xbt waa wadan Muslim ah loona soo doonto cilmiga diinta see camal???!!! Mise waxa ka wadaa waan ka fognahey meesha aa na tuseysid yaan laga helin diinta oo maadiga u badan soo waadixi insha’Allah waxa loo soo cararaayo waaba diinta iyo tarbiyah awlaad ilaahey hanagu xafidee Wabilaahi tawfiiq
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 26 күн бұрын
Meelaha diinta lagu barto ayaa kafog ee schools kuyaala xataa waa muslim
@abdiroone3200
@abdiroone3200 Жыл бұрын
Masha Allah walashen fardows is kufilan aad iyo aad Baa kaga mahadcelineynaa sida Bulshada somaliyed Aad Qayrka ugu dhira galisid Masha Allah jasakalahuqayr shugran
@ayuubmahamoud1834
@ayuubmahamoud1834 7 ай бұрын
Allahuma Aameen sister ducada qayimka ah aad ayaad u mahadsan tahay abaay
@ubahisse3789
@ubahisse3789 Жыл бұрын
Mansha Allah abaayo waad mahadsan tahay Allah ha idin xifdiyo dhamaantiin
@hafsaissa3083
@hafsaissa3083 Жыл бұрын
Mansha Allah Fardowsa Madina nasr miyaa ❤❤❤
@nastehaaden
@nastehaaden Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 Жыл бұрын
MashaALLAH Fardowso warbixiin aad u ficaan runtii
@TheAbdulasker
@TheAbdulasker Жыл бұрын
Masha Allah jzk!!
@cadayluula7184
@cadayluula7184 Жыл бұрын
Maasha allah
@Aamina4355
@Aamina4355 Жыл бұрын
الله يبارك فيك ❤
@AthmaFathma
@AthmaFathma 5 ай бұрын
AMiiin
@xafsomohamed24
@xafsomohamed24 Жыл бұрын
Masha❤allah
@idilegal3513
@idilegal3513 Жыл бұрын
Masha allaha beautiful
@SahelValleyInsurance
@SahelValleyInsurance Жыл бұрын
Sister السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Are there any Azhar language schools in Madinaty? Or, any other Islamic private schools, not government schools?
@daralla3272
@daralla3272 Жыл бұрын
Abaayo M.Allah visaha masar sideen kuhelaaa number isoqor agency Baraka
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 9 ай бұрын
Abayoy meelaha school maka fogtahay??
@fathi5432
@fathi5432 Жыл бұрын
Asc abaayo tell kaga mahelikara
@Nasraat
@Nasraat Жыл бұрын
Nice video!
@luuleymohamed4333
@luuleymohamed4333 Жыл бұрын
Asc abaayo aniga ayaa tagan 4 years wanahelna macalimin somali iyo masari intaba
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Wcs wali madagan tahay abayo
@luuleymohamed4333
@luuleymohamed4333 Жыл бұрын
Haa walal
@kinibrahim915
@kinibrahim915 Жыл бұрын
Abaayo inaan imaado rabaa numberkaaga ma isiin kartaa adigoo raali ah
@luuldheer5569
@luuldheer5569 7 ай бұрын
​@@luuleymohamed4333 wllo isoo qabo
@JamiilaHaji
@JamiilaHaji 7 ай бұрын
Salaan sis from Fatima muna ❤
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 7 ай бұрын
Soodhawaaw walal
@muniraabdullah1173
@muniraabdullah1173 Жыл бұрын
Is there Arab dugsi
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Maya
@MohamedAbwaanka
@MohamedAbwaanka Жыл бұрын
Qofka ardayga ah ee raba inu keligiis hal qol iyo jikadisa kiraysto macal cuntadisa bishii imisa kufilan wll
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Aqoon uma lihi aniga family ayaa nahay
@fartuunfilsan4607
@fartuunfilsan4607 Жыл бұрын
​@@fardowsoiskufillan maamo adoo mahadsan noosoo ogow ani xitaa wan u baahnaa Insha Allah waan kaa sugeynaa
@naanii1878
@naanii1878 Жыл бұрын
Qol iyo jiko lagama helo dd aya lashere garene ama kaliga dageso hadi Adan qof fatale ehen 250 $ wa isku cel celin karta
@yusufaisho457
@yusufaisho457 Жыл бұрын
600 sanad miyaa
@Daadah
@Daadah Жыл бұрын
Masha allah abayo madiinati nasri iyo madiinati iskumid miyaa
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Maya abayo
@kinibrahim915
@kinibrahim915 Жыл бұрын
Abaayo maxaa uga sooguurtay madiinatu rasri
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
School usoo dhawaaday
@manemandek6147
@manemandek6147 Жыл бұрын
​@@fardowsoiskufillan❤
@Naimalove
@Naimalove Жыл бұрын
Wllo nuberkaka no sheeg ina ku sowaaco baa rabaa
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Fhashi49 Snapchat iga soo xariir
@Naimalove
@Naimalove Жыл бұрын
@@fardowsoiskufillan okey haaye ee accepte okey
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
goo.gl/maps/TG8owfMuyERWZcQQA
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
School qofkii ubaahan link waakas lacagtiisana mabadno waana School fiican caruurta quraan inay yaqaanan laguma xiraayo kafaaiidaysta
@hooyomacan3404
@hooyomacan3404 Жыл бұрын
Abayo iqamo maku hela ya plz iso jawab
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Haa abayo
@Suleeqoa
@Suleeqoa Жыл бұрын
Masha allah abaayo mahad sanid mida kale xage kala so xirira plz
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
Snapchat iga soo xariir Fhashi49
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Жыл бұрын
www.propertyfinder.eg/en/plp/buy/apartment-for-sale-cairo-madinaty-3817305.html
@yusufaisho457
@yusufaisho457 Жыл бұрын
Abaayo basas ma kabaxaan azhar meeshay ku yalaan aada
XAAFADA RIHAB NEW CAIRO VIDEO QURUX BADAN by fardowso iskufilan channel  @FatimaMunachannel
11:49
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 22 МЛН
KHUDAARTA SOO GODAY SAMER KA MASAR IYO QIIMAHA #masar
8:48
RAHMA 🇸🇦
Рет қаралды 4,2 М.
WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
17:32
Dulmi Diid
Рет қаралды 38 М.
Sidee ayaa ku sameeyey Hotelo Malaayiin Dollar ah !
8:26
AYUB SHOW
Рет қаралды 128 М.
MASAR QAHIRA GURYAHEDA KUWA DUQA DAWASHO WACAN
12:07
Cashura Official
Рет қаралды 18 М.
LIVING IN EGYPT FOR $85 A MONTH! | Solo Female Traveler
12:57
NO LIMIT EDDIE
Рет қаралды 454 М.
Dalka Qadar wax malaga barankaraa |  Waraysi muhiim ah
20:33
Suheyba Badqas
Рет қаралды 10 М.
GURYAHA EGYPT KIRADODA MEEQA WAYE SUALO BADAN JWBTODA WATAN👈
16:35
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 50 М.
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 22 МЛН