Before we worry about oil. The country needs a rule of law iyo political system that’s working. Our politicians have No vision nor the people. We’re still reer qabil not a Country. Sad truth
@SubeerIbrahin2 жыл бұрын
Insha’allah bro we will haduu Alle yidhaah 🎉
@cagmadhige4112 жыл бұрын
That is a fact walaal in saying that everything starts from some where
@mohamedalimohamed58282 жыл бұрын
Wa degan garxagixzz ya ku yidi ka hadsl
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
Shidaalkaas mala hubaa tijaabo malaga qaaday wali
@halimamumin36432 жыл бұрын
I fully agree with you. Somaliland is in a mess. May Allah bless the country and the people of Somaliland and save them from these corrupted politicians who don't care about their people.
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع2 жыл бұрын
Reer Salaxley wey u kala kacday Masha’Allah
@theblessednature42152 жыл бұрын
Somaliland oo dhan ayaa leh reer salaxley keliya maha.
@maxxeyyy2 жыл бұрын
Heer nro 12. Ku adkaada!
@Zihaam0112 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo Soconayaa Insha Allah ♥️
@khadarindhojacayl62562 жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo SOMALILAND 😍 ♥ ❤ 💖 ✨ 💕 😍 ♥ ❤
@Alihassan-jh7cp2 жыл бұрын
Good good saliidii Somaliland alle ayaa usoosaaray maashaa alaah
@sangemohammed20572 жыл бұрын
Malaa waa marin habaabin dadka lagaga jeedinayo xaaladaha dhabta ah ee dalka ka taagan.
@alibouhhassan73682 жыл бұрын
Sangow ukaadi togdherey isdaji oo so dhawey reerka soo kordey
@saidmoussa99302 жыл бұрын
The information the guest provided was for the most part accurate. However, the number he cited from the latest genel news release is wrong. Their figure for potential oil find in Somaliland was over two billion barrel and not two million.
@amiirmohamed4802 жыл бұрын
Funny 2 million barrels America users 20 million barrels a day, this is head of geology in our universities ignorant.
@farhiyakahib44352 жыл бұрын
Waar khilafka iskada. Af kaga Hooyona waxa ku Qoor
@Ahmad-ww4ue2 жыл бұрын
@@amiirmohamed480 The whole country is like that. The ministers, the presidential candidates, the journalists, the geologists. It is a complete disgrace.
@samaroonwarrior78962 жыл бұрын
@@Ahmad-ww4ue True
@cabdikofee2 жыл бұрын
Absolutely i heard some billions of barrels, any sort of millions even 100 millions of barrels of investment would be totally worthless
@maxxeyyy2 жыл бұрын
Xeer Number 12❤
@abobasement3462 жыл бұрын
waxaa is weydin ah mah ku heshindonan miseh waxay noqon sidah Africankah mah isku dili donan
@AliOSMAN-mx3ol2 жыл бұрын
Somaliland higher education requres a radical reform. I am constantly amazed at their level of knowledge. It is low.
@abdala34752 жыл бұрын
Wlhi wa run. Markasay hadana odhanayan 'social media' wareriyay carurta. Dalalka kalaba way isticmalan e maxa ka soocay wadankena.
@Ahmad-ww4ue2 жыл бұрын
He should have said 2 billion barrels. Instead he said 2 million barrels. That's laughable. Some countries produce 10 million barrels each day. No company would be interested in 2 million barrels.
@muratelrouh42712 жыл бұрын
@@Ahmad-ww4ue wuu halmaamy malaha 2 billion ban u fahmy
@updimuze94282 жыл бұрын
India aya 1 day ka ibsatey 3 million barrel russia 🇷🇺 Marka sidee ayad u dhan karta somaliland oo dhan aya tirada adka u yar laga helayaa Halkaa inaga hubso sababto ah 2 million barrel wa over cost xataa kharashka galaya maso celin karto oo lamaba so saro hadii xadigaas yari ku jiro dhulka sababto ah isu geynta guud ee ad shegeysa qiimaha lasisan karo waa $160 million
@pharroekemet2 жыл бұрын
2 billion barrel
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
2000 tiriliyan wax ka badan baa ku jira somaliland shidaalka
@AxmedAlpha20242 жыл бұрын
3 million barrel ma ahan😂 wuxuu sheegay 2 billion barrel waliba intaas kaliya ma ahan ee waa intii sahamintii oodwayne ilaa eeriyadiisa oo kiliya, waayo dawladii somali republic la odhan jiray ee somalia iyo somaliland ka qayb ahaayen sahamintiisi lagu sheegay in ay ku jirto in ja badan 120billion oo barrel intii la qiyaasay oo ka dhigaysa dalalka carabta kala badh in aynu ka reserves badannahay dunidana kaalinta 6th uga jirno....
@updimuze94282 жыл бұрын
@@AxmedAlpha2024 sidaasan kula aminsaney
@xirsiyarre16302 жыл бұрын
My teacher keep going
@sharmaakeabdi67292 жыл бұрын
Mnsha Allah guul wacan insha Allah somaliland shidalka zalaxlay
@himilofactory82132 жыл бұрын
2 million ? i think the guy is confused 2 million is one day oil sale of iraq, i assume he meant 2 billion
@abdirisaksaidmuse82552 жыл бұрын
2 billion
@5minutetoheaven1032 жыл бұрын
2 billion was only survey objective to start the mission. But we dont know how much barrel of oil 🛢 in it and our offshore. But i know something thta we have endless oil
Dhulkaas oh dhan ay soomalida degan aya laga hela shidaal. Taas dhibaatadda ma aha. Siyaasad xumada ka jirta dulalkaas ay somali deggaan weeye waxa ubaahan in laga hadlo. There’s not point worrying about oil, when people don’t have anything to drink, no suitable roads etc.
@abdulbasito57782 жыл бұрын
Walahi waxaan u baqayaa ardayda uu macalinkani wax u dhigo , Macalimiinta Somaliland waa in aqoontooda Kor loo qaadaa !
@slanddifac54602 жыл бұрын
Futada da ubaq faqash ciilan Bad tahay ka naxay Shiidal ka la helay
@adamsaciid49192 жыл бұрын
intaa in ka duwan ma sheegi karta ,haday haa tahay soo daa hadii kale ka aamuus
@abdulbasito57782 жыл бұрын
Horta dhaliil kuma laha ustaadku waa geologist sida uu wariyuhu sheegay , inta geology ku saabsana si fiican ayuu u Sharaxay Lakin inta ku saabsan hydrocarbons Ka eed kuma laha oo maaha Petroleum engineer , Qaladaad badana wuu sameeyay tusaale ahaan hydrocarbons wuxuu sheegay in ay ka Samaysan yihiin Hydrogen iyo Oxygen , Inta barrel ee ku jiri Kara oil blocks concept fiican kama haysto , waxa kale ee uu sheegay in tone lagu cabiro Shidaalka , qaladaadkiisu ma yara dhinaca Hydrocarbons qof walba oo petroleum engineer ahina wuu arki karaa qaladaadka badan ee ustaadku sameeyey interview Gan waxaan rajaynayaa inaad wax badan fahantay inshala .
@halimadirie53012 жыл бұрын
Waa la hubsadaa arinta warkaa uun baa malaa dadka lala wadaagaa iyadoon xaqiiqada la hayn lagamaba hadlo
@HeeloMaal2 жыл бұрын
Muuse Biixi for President 🎉🎊
@somaliboyofficial67352 жыл бұрын
Who is muse bihi? Dhulka waa lakala leeyahay.
@tfarahan272 жыл бұрын
@@somaliboyofficial6735 you both are sick
@halilmamohamed44932 жыл бұрын
Ma hubtaa inuu Muse Bixi ninkii Hogan fiican oo dan qaran wadi kara inuu Yahay…🤔
@HeeloMaal2 жыл бұрын
Hadaad leedahay iyo hadii laydinka leeyahay ba wadaninimada dib weeyoo adigoo $10billiyan u soo waday wixiiba $10dollar siisanayaan
@maxamuudmaxamed51082 жыл бұрын
masha allah
@abdigah53642 жыл бұрын
2 million waa kaba yartay inta maalin keliye ay soo saaraan dalalka petrol-ka leh. Kolkaa intani maaha wax kharash la gelinayo oo shaqo iyo sharkado la gelinayo LAAKIIN aagga sahan petrol in lagu sameeyo weeye
@yasinahmed85422 жыл бұрын
Somaliland waxaay ubahantahay biyo iyo beero la beerto.
@yacquubfaaraxcalinuur39512 жыл бұрын
𝙷𝚘𝚛𝚝𝚎 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚕𝚊𝚗𝚍 𝚠𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚖𝚒𝚢𝚊𝚊🤔🤔🤔
@asmaxamad39322 жыл бұрын
may xafada weeyan
@SuhFoot2 жыл бұрын
niyow naga daaya ciyarta adunku badbu aha dintu may ino sheegine
@ademmohammed88272 жыл бұрын
Kkk cadaanka qalday waa ninco allihay maxaa u diiday
@barrowojelle2 жыл бұрын
Saudi Arabia produces 10 million barrels per day
@abdullahiali33692 жыл бұрын
Dadka ilaahay baa waxtusay inkasto bili Adam ku kukhayaameyo oo dowlad marba Mel khalad a kuushegan ku washisheye koodun donaya in la ibsado
@moegreenback68542 жыл бұрын
“Dhulka waa la kala leeyahay iyo daaqa soo baxayee” Cabdi Gahayr
There is no doubt this well Contained oil. Now is up to the somaliland government to speed up the process and produce our much needed natural resources. Insha Allah soon we will see what was under our feet
@libanbile98182 жыл бұрын
Insha allah brother
@abdiwaliahmed33012 жыл бұрын
Muuse oo maqlay shidaal baa la helay yaa ka ka xaynaya madaxtinimada
@jamaabdirahman73702 жыл бұрын
$2 million ??????? Beertii laga helay ayaa qiimaheedu hada tahay. 2 miillion...Just shows you how low level is MMTV editorial.
@axmadshiil22532 жыл бұрын
Kkkkkkkk Qolo kastaba Shidaal bay sheeganaysa.
@faisalmohamed71252 жыл бұрын
2 million barrels is not a lot, not even enough for Hargeisa for 2 days.
@averyj54462 жыл бұрын
the information is on general energy, it is 2billion. His pronunciation is wrong.
@abdullahiibrahim95542 жыл бұрын
Walaal laba milyon oo barrel waxaa qaada markab. Markaa muxuu u jeeda laba million oo barrel.
Ma xeerka shiidaalka parlement sameeyey aya lagu qeexey deegaanka laga helo inu 100/5 qaadanayo?
@samdaoffical63752 жыл бұрын
Ma allah. Nin waxbadan bartay❤❤❤❤
@axmedmaxamed5602 жыл бұрын
Kkkk
@maxamedmaxx2 жыл бұрын
2 million barrels is not a enough, I think he's got his number wrong maybe he meant 2 million barrels per day
@universeboy63042 жыл бұрын
He mean 2 billion , you can get this information from the genel energy website
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
2 tiriliyan maalintii
@guledosman49442 жыл бұрын
20 billion of Barrels weeye.
@shadiyaibrahim91052 жыл бұрын
Somaliland shidaal la,aan bay aqnaa aqniyaa noqon kran badda ay haystan owgeed keliyata dad an wax beran shidalna hagajin maysan
@Uqariy2 жыл бұрын
2 billion berol ku aad bey uyartahay Xage wada mada hore maray Ay marayaan 250 billion ber barol
@AxmedAlpha20242 жыл бұрын
2 billion oo barrel ma ahan dawladii somali republic la odhan jiray ee somalia iyo somaliland waxa lagu qiyaasay 120 billion oo barel oo dunida ka gashay 6th lixaax
@axmedmaxamed5602 жыл бұрын
Kkkk walahi halka waad dhex fadhisatay Marka ma buraha an arkaa bad ahaa nacas walahi shekadadu way iga qoslisay shidalku kama samaysmo kaluuno iyo cayayaano dhintay nefyaw ewaa macdan kamida macdama ilahay dhulkisa kuberay
@muratelrouh42712 жыл бұрын
2million ??? Wu halmaa may malah
@Nono-fm5mj2 жыл бұрын
7 billion weeye
@MurtidaTv2 жыл бұрын
Xogba ma hayo qofkaa waraysanysaan 2M kulahaa waar 2M hal maalin baa lasoo saaraa cidba kuma saqajaanto meesha 2M ku jiraan xisaabta aan idiin saxee 2B bay ahyd waxay u eegatay wariyaha yar een in badan ku arki jiray hargeisa in aanu wali khibrad helin qofka aad falanqeynta ka diyaarinayso qof wayo arag ah oo atleast waxa uu sheegaayo sixi kara ha ahaado. Hada ninka aad wax waydiinaysaa kalmadiisa hore ayaaba khalad ah
@AliHassan-hb1bn2 жыл бұрын
Laablakac iyo deg-deg baa idin dhamayn
@shadiyaibrahim91052 жыл бұрын
Ta kale car bal shidalka meel u maray ha la arko imisa khayrad ba yala dayacan oyna dawladu waxba ka qaban waddan bila biya ilaa 2022 shidalna keni mayan
@adamsacad82652 жыл бұрын
2 million?!!! Hakaa khalad baa ku jira baan filayaa.
@faisalmohamed71252 жыл бұрын
Yaan iloowbin 20% kii Muuse, hadday 2 million barrels la helo 200000 isaga iska leh.
@averyj54462 жыл бұрын
adiga ma afxumo uun bad la soo yururtaa, noloshaada ma uhappy baa walaal
@faisalmohamed71252 жыл бұрын
@@averyj5446 anigu madaxweyne Qaran ban ka hadlaye adigu xagge igala qaaday, hadday ciddi noloasha unhappy tahay Waa noocaagan oo miidhan. Ma lacag baad ku qaatataan horta 🤔
@averyj54462 жыл бұрын
@@faisalmohamed7125 single mother frustration miyaa xaaladdaadu?
@faisalmohamed71252 жыл бұрын
@@averyj5446 niyaw ma nin bd tahay mise naag horta, single mother iyo waxaan aad ka hadlaysa Waa maxay, madaxweyne qaran baynu ka hadlayne single mother, unhappy, frustration iyo personal attack, waxan aad ka hadlaysa wa Maxay 🤦🏽♂️
@abdullahiyusuf45432 жыл бұрын
Waar Lama Qaybsanaayo Ee Wadankaa Dhamaan wax Loogo Qabanayaa Hadii La Helo. Wuxu Iska Leeyahay Sidii Loo Qaybsanlahaa. Hungurba Ka Haya Inuu Qayb Qaato Kan yare Waraysiga Qaadaya.
@mohameddaher12482 жыл бұрын
xogta iska sax 2million maha waa more than 2 billion barrel weye
@cadnaannew.suhaibhrrehurre63992 жыл бұрын
Ummada kadaaya beenta iyo lugooyada
@engsayidmohamed75272 жыл бұрын
Wariye dhagayso oo xogta ninka ka sugggg waaad degdegaysaaaye
2 million oo foosto waa shidaal aad u yar. Malaha aqoon-yahanku 2 billion ayuu u jeedaa😃
@hudakeyse25602 жыл бұрын
Haday saas tahay berbera mxaa looga baadhi waayay
@halimamumin36432 жыл бұрын
Mexaa Ceel la hely idin ku tareya ree Somalilandow? Sharci aad ku qodataan ma haysataan. Xukuumad Sharci ku dhisan na mahaystaan. Barlameenadeenunah colaadow baa ka dhex taagan.
@hodanmeecaad6852 жыл бұрын
2 million adeer ganacsi looma soo saari karo,adeer raali naqo kaamaanu iibsan 2000000 oo barmiil xataa genel energy ka yeeli mayno xogta waa la inaga qariyay rasmiga ah
@geesahaye2 жыл бұрын
Adiga maxaa ku haya eedo caruurtada ilaasho
@amiirmohamed4802 жыл бұрын
2 billion buu u jeeda saasaan ka akhriyay internet Ka.
Waar riigaa laga qaadayoo saliidiisiibaa dhuunta loo raaciyay si loo mashquuliyo
@salahthefruad91742 жыл бұрын
Waar dadka jahliga ka daayakkkk Waar beenta ka daaya dadka kkkkkk Shidaal iyo biyo way kala sareeyaan. Biyaha ataa sareeya.Petrolks ayaa hooseeyaa. Hadii biyo la qidayo petrol ka lama gaadho.Isku si looma baadho. Isku qalab laguma qodo.kkkm Dadku waa doqmo.Xollaha waxba ma dhaamaan wallaaahi. Waa dad cawaan. Meel biyo laga qadayo,ayaa petrol laga helay kkkkk
@abdulbasito57782 жыл бұрын
Walal maxaad tidhi Shidaalka ayaa ka hooseeya biyaha hhhhhh , Afdaboolabi waa dahab 😂 crude oil ka iyo Water ka keebaa Density badan jaahilyow !
@salahthefruad91742 жыл бұрын
@@abdulbasito5778 Petrolka ayaa ah dhoobo. Cawaan yohow,waa inaad biyaha dhaaftidkkkk Qalabka biyaha iyo ka petrolku isku mid maaha. Petrolka intee lagu gaadhaa? Ugu yaraan 1500 oo M. Qalabka hore mid kale loo raaciyaa. Qalabkan biyaha ee halkan yaala,maba gaadho 1500 M. Adoo qoday 100 M ayaa leedahay petrol ayaa la gaadhay. Beenta iska dhegayso. Ma waxaad leedahay petrolatum sokeeya? Iska aamus
@Burcawi242 жыл бұрын
Sidu macalinku sheegay shidaalka meel fog baa loogu tagaa
@abdinasirmohamed47392 жыл бұрын
@@abdulbasito5778 Because oil is less dense than water, it will always float on top of water, usheeg dadkan indhabeelka Bro waligood school maydhigan saas oo ahaytahayna geology ban noga shekaynayaa Waa wali cas
@aayatul3official6432 жыл бұрын
Wll adigoon cilmi lahyn dadka hacaayin waxaad soo dawtaa Ogaansho marka hadal oo dadka cay