SHIIKH BARBARAAWI OO LA WEYDIIYAY XUKUNKA JAMAACADA TABLIIQA.

  Рет қаралды 11,458

DAYAX TV

DAYAX TV

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@rakbah.c
@rakbah.c 7 ай бұрын
Kani waa burburiye umad iyo diintadaba waa in laga qabtaa
@143-k1d
@143-k1d 7 ай бұрын
aad iyo aad
@Camaar.n.a
@Camaar.n.a 21 күн бұрын
Kkkk sheeqey kow adiga qur aanka tafsiir ka sifiican so baro wax qaldan dadka ha iskasheegin culumu ha is kadhigin sheeqey tar tiib is deji
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
Adigu isa sax marka hore ! * wactasimoo bi xablillaahi jamiicana waad akhridaa, Waddanka soomaaliyeed ummada islaamkana kala gooya, badhba badhka kale ayaad cadow uga dhigtaa ! Adigu isa soo sax
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 7 ай бұрын
Masaajikay kuu soo camirayaan idigu dadkaa soo galaya cilmiga bar
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Ай бұрын
Anigu waxaan aragtidayda gaaban ku arkaa haddii maanta loo baahdo jihaad deg dega in culimo diyaara oo markiiba laheli karo oo ay ka daacadtahay ay yihiin markaa sheekh haku dembaabin niman kani waa udiyaar waxqabadkasta idinku waxaad lahadashaan inta awalba tukanaysay ee masaajida ku xidhnayd iyaguse meel walba dadka waa ugu galaan islaamkana sida saxda ah towbaday ugu yeedhaan gaaladana tawxiidkay ugu yeedhaan ismana faaniyaan.
@Abogulle
@Abogulle 7 ай бұрын
Shicib kana Somalia waa bilaa damiir sidan uarkayoo sibaa parlamanka Somalia 40km ayko usaxaxayii ayayii wailii bad lasinaya ahayi aaaah .. waxyabaa gabii maa dunii racbaa misaa xumaan baykatahayii .farmajo sifcan baa lotabayaa .x.sh hashaa isagaa gawracayaa garab UAE garabna abisiniyaa .
@CiisabinumusaaJamaac
@CiisabinumusaaJamaac 7 ай бұрын
Oday tabliiqu inta ay ku wanaagsanyihoina sheeg
@143-k1d
@143-k1d 7 ай бұрын
wardiga waa towxiid iyo saliga nabiga c/s/w hadii maanta la aqriyo ma dembiyaa? aqliga allah kaa qaad kan oo kale aala dhageysanaa ?
@islamicentertainmentchanne1128
@islamicentertainmentchanne1128 7 ай бұрын
Kan asi dad lee maxaa daba dhigay 😂
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 10 ай бұрын
Wadadka mahinasa haya ha kaligi buraba inladhgesto wa ninkiyri xamaas wayi khaldatahay
@daacadable
@daacadable 7 ай бұрын
Kani waa sheekh meedhmay oo waxaan naxli , xumaan , cuqdad iyo muran ayuu ku jiraa. Adiguu miyaanaad jameeco ka tirsaneyn. War iska diintii aad baratay waad iibsatay.
@somaliislamic2460
@somaliislamic2460 7 ай бұрын
Wll mcn ilaahy ka cabso diintu jameeco jameeco maaha ilaahy qur'ankiisa wuxu ku leeyahay (qabsada ilaahy xadhigiisa idinko dhamaystiran hana kala go' go'ina) suuratu ali cimraan
@daacadable
@daacadable 7 ай бұрын
Ictisaam , itaxaad, akhwani Muslim, Salafi Jadiid wa qadiim iyo qaar kale oo badan waxa umadda Somaliyeed u keenay waddada Sacuudiga iyo Carabta naga soo galay.
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 2 ай бұрын
Waa.jeemacada salaful.jadiidiyo ​@@somaliislamic2460
@kamalalik5528
@kamalalik5528 7 ай бұрын
Adigu sh ma tihid
@jesshalan6325
@jesshalan6325 10 ай бұрын
Wadaad hayste Yuhuuda ka hadal
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 10 ай бұрын
Adigo waxa aad tahay daaroodka diinta kuso hoos dhuunta
@cadaadsaalax
@cadaadsaalax 10 ай бұрын
Adba kahadal miyaanad muslim ahayn
wadaadkii suufiga ahaa oo la,aamusiyay ||Sh xasan kaafi
45:17
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 18 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 68 МЛН
كيف تقرأ الأحداث الحاصلة وماهي قوانين الله في ذلك؟
36:47
sheeqmaxamed afrika ookahadlay daaci muqtaar: kanadigay dadka
13:02
ARQAM BINU ARQAM TV
Рет қаралды 1,7 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 7 М.
"QOFBA QOFKA UU KA MASKAX BADAN YAHAY...." || USTAAD HAMZA HABIIB
39:03
Razeen Training Center
Рет қаралды 17 М.
JAMAACADA TABLIIQA MAXAD MASAAJIDA OGUDIDAN SH XASSAN
10:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 100 М.
Tabliiqa maxa masaajida iney ka hadlaan loogu diiday? sh mustafa
2:11
suaalo iyo jawaabo diini ah
Рет қаралды 1,3 М.
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
SH BARBARAAWI OO JAWAAB ADAG SIIYAY SUUFIGII TIMAWAYNTA AHAA
9:58
Miiska Wadahadalka
Рет қаралды 58 М.
And he was counting on something?
0:29
MarryLOL
Рет қаралды 8 МЛН
Гүлжанның енесі келді ! | ЕНЕШКА 2  | 10-бөлім
19:24
Did you know about this hack? 😁
0:19
Andrey Grechka
Рет қаралды 48 МЛН