wadaadkii suufiga ahaa oo la,aamusiyay ||Sh xasan kaafi

  Рет қаралды 18,487

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
COMMENT✔ Thank You✓
fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
/ @zaadkaaakhiro4727

Пікірлер: 62
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
Siifaafiya Si ahlubidaca Loogahortago جزاكم الله خيرا
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Horay usoco wll
@usaamecabdulaahi3539
@usaamecabdulaahi3539 2 жыл бұрын
Iguhalee
@maxamedcumarbuloow4655
@maxamedcumarbuloow4655 Жыл бұрын
idinkaaba in laga hortago ubaahan
@macalinxuseen5497
@macalinxuseen5497 2 жыл бұрын
Sh xasan alla ha abaal mariyo sida wanaagsan ee uu difaacay sh al Islam muxamad ibnu cabdul wahaab
@abdirashidhassan332
@abdirashidhassan332 2 жыл бұрын
Yahuuuuuu
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 2 жыл бұрын
Suufiyadu waxay maxamed cabdi wahaab u dhibsadaan wuxuu shiikhu ka hadlaa wax ay necebyihiin oo ah tawxiidka waayo suufiyadu waa asxaabu shirki waxay ka diin dhigtaan in ilaahay kheyrkii la caabudo
@daacidaaciga917
@daacidaaciga917 2 жыл бұрын
Qofkii Fatxulmajiid Waxyar ka sheego 10 muxaadaro halaga qabto ( Wahaabinimadu) Biyo maaha ee isku girmada
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
yaa kuyiri wahaabi baa layahay macaqiida wahaabiyaa jirto alla jaahilsanidaa war wixii xaq ah waalacadeen sh maxmad cabduwahaab wixii waxakasheego ookabeen abuurto waa lasixi
@أبوحاتم-ص1ح
@أبوحاتم-ص1ح 2 жыл бұрын
ماشاءالله الشيخ الفاضل حسن كافي حفطه الله تعالى ورعاه
@moussaalathari1864
@moussaalathari1864 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أيها السلفي ونحبك في الله أنت وإخوانك وطلابكم وأهل السنة في العالم كله وأضيف إضافة بسيطة وهي قوله المضحك في أن الشيخ قال عليه السلام ولم يقل عليه الصلاة والسلام فأقول كما أفاد الشيخ الدكتور صالح العصيمي في أن هذا استنباط من القرآن لأن القرآن قال في حق رسولنا يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما فلذلك يقال في حقه صلى الله عليه وسلم وقال القرآن في حق بقية الرسل وسلام على المرسلين فلذلك يقال عليهم السلام فلذلك نرى أن هذا الجاهل الصوفي يذم على الشيخ ما جاء في القرآن
@updullahiupdikadiralinoor640
@updullahiupdikadiralinoor640 2 жыл бұрын
ماشاء الله شكرا لك
@ananyahashi6539
@ananyahashi6539 2 жыл бұрын
Yaan lahilmaamin Waxaa muhiih'ah in looduceyo suufiga saa muslim yahe اللهم اهده وكذا أتباعه.
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
Ilaahay haydinka abaal mariyo hargaysaan idinkal soconaa masha allah
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
Waa Inoofarxada Inqeerka Aad Ufiday Alx
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 2 жыл бұрын
Suufiyo jahliga Haya waynaa Allah hasoo Hadeeyo Kuwa wax gaalaysiya waa iyaga Ee Dhiiga muslimiinta banaystay Waxaa ugu danbaysay @#dhuusomareeb
@Cabdicasisdahir-n1q
@Cabdicasisdahir-n1q Жыл бұрын
M,al sh xasan kaafi cilmi
@ajubragis6435
@ajubragis6435 Жыл бұрын
kani waa beenaale, wadaad kale aan run sheegay wahaabiyada alle ha naga qabto!
@moussaalathari1864
@moussaalathari1864 2 жыл бұрын
هل من يعطيني رقم الشيخ وله مني جزيل الشكر جزاكم الله خيرا
@macalinxuseen5497
@macalinxuseen5497 2 жыл бұрын
Shiikha si wanaagsan ayuu bayaaniyay xaqa wuxuu ka jawaabay shubhooyink dadka ka lunsan sida toosan AMA Dana gaarkaa leh alaah haku abaal mariyo kheyr han xifdiyo
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 2 жыл бұрын
Masha Allah qofkii fahamkiisa saliimka ah oon xaqa doon ah oo aysan ku jirin qaladkaaga ku adeeg ama kibir ku jirin xaqa wuu qaadanaa ileyn xaqa wuu cadyahay sida ay maalinta ay u cadahay war sh mxamed wixii shirkiga ahaa wuu nii cadeeyaya warkiisa wuu cadaay adiga maxaa ku haysataa wadaadow
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
alle harakeewo waad noo cadaysaye xaqiiqada
@أبوحاتم-ص1ح
@أبوحاتم-ص1ح 2 жыл бұрын
الشيخ حسن كافي حفطه الله
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 2 жыл бұрын
Asalaamu calaykum wr wb jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Balbeenta intaa leeg ee aad sheegayso eeg, Maxamed cabdi wahaab khawaarij tagfiiri ah, oo gaalo soo raacay ma beenbaa, waar kutubtiisa ayay ku qorantay, been baad sheegaysaa khawaarij yahow, qaraxa macalinkii idin baray weeye , khawaarij, somali waa fidnayseen, sowkan xasaan sheegayo
@A.m.n-adm
@A.m.n-adm 2 жыл бұрын
Sheekh muuse khayr allaaha siiyo xaquu cadeeyay cidna cirdigeeda waxkama sheegin cilmiga ilaahay siiyayna umaddu waay ogtahay ee jawaabtaadu laguma qanci karo waayo meel aan loobaahnayn baad madaxa ugalisay caay iyo aflagaada badanna hadalkaaga waaykamuuqataa ee ilaahay kacabso wll
@updullahiupdikadiralinoor640
@updullahiupdikadiralinoor640 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Qola difac xaaq ujeed mathid
@abuucaatikaalmuqdishaawi8288
@abuucaatikaalmuqdishaawi8288 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@maankareacts3420
@maankareacts3420 11 ай бұрын
Alle waa naxariis badane qof kii dadaala oo diinta bartaa si ikhlaas leh, raadiyana xaqa Alle ma dayacaayo oo wuxuu ku hagaa jidka saxda ah kaliya aan ku dadaalno barashada diinteen culimo oo la caayo iyo qof diintaan dadaal kuso bixiyay kutubo ka qoray in la aflagaadeeyo ma wanaagsana waxan la hadlayaa walal walbo oo xaq doon ah❤
@guleedhirsi7121
@guleedhirsi7121 Жыл бұрын
Maasha Allah sheekhanaa xasan kaafi ilaahay haku abaal mariyo aamiin
@baarbebaarbe6442
@baarbebaarbe6442 2 жыл бұрын
Taas idinka aahee aamin san taas aashee geeysiin ee wahaabiyooy shiikh muuse macalin xasan meel mala martiine iska aamusa
@maankajr4686
@maankajr4686 11 ай бұрын
Shiikh Xasan Kaafi ALLAHA ku xafido
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm 2 ай бұрын
Suufiyada madax halaga dubeeyo
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 2 жыл бұрын
masha allh xasan barakallhu fiika
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 Ай бұрын
بارك الله فيك شيخنا شيخ حسن كافي
@somalianislamicchannel2731
@somalianislamicchannel2731 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 9 ай бұрын
jazakalaahu kheyran
@abusharmarkemuhammadali8429
@abusharmarkemuhammadali8429 2 жыл бұрын
فهذا هو رد جميل من فضيلة الشيخ حسن كافي حفظه الله تعالى ورعاه وهده الله تعالى إلى الحق والصواب إلى أحد العلماء الاشعرية ‏الكافر المشرك.
@mohamedabdi1507
@mohamedabdi1507 2 жыл бұрын
Marka M.cabdi wahaab ka hor towxiidka lama aqoonin miyaa? Wadaada isku sheegii inay reaction iska bixiyaan miyay diin nooga dhigayaan.
@ناصرالحق-ظ5د
@ناصرالحق-ظ5د 2 жыл бұрын
M.a sheekh xasan kaafi allh kubarakeeyo
@abdihakim5925
@abdihakim5925 2 жыл бұрын
masha allaah allaah hakuxifdiyo khekhanaa
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
Allaha haku barakeeyo sheekh xasan kaafi
@أبوعبدالملكالصومالي
@أبوعبدالملكالصومالي 2 жыл бұрын
جزيت خيرا وجز الله خيرا شيخ حسن كافي
@calimuuse9865
@calimuuse9865 2 жыл бұрын
الله يجزيك شيخنا
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@usaamecabdulaahi3539
@usaamecabdulaahi3539 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@calicaraale3314
@calicaraale3314 2 жыл бұрын
Meesha waxaan karagnaa difaaca jaahilnimada maxamad cabdi wahaab.
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 2 жыл бұрын
رحم الله شيخ محمد بن عبد الوهاب عالم من علماء المسلمين ونفعنا الله بعلمه . Sh maxed ibnu cabdulwahaab wuu dadaalay shirkigana sii xoog leh ula dagaalamay inta fahamkooda qaldan ayaa war ka keentay amaa dadka diinta qasadkeeda fahamtay sheekha warkiisa wuu fahmaya war hooy caamooy ilaah waxida waa nabadgaleeyee hadii alle wax la siiso cid kale walaahi waa hoogee cid ilaah waxa aad la siineysid wuxuu doono ha ahaado wax caqli leh wax aan caqli lahyn malaaik ama sheydaaan , nabi ama wax kale baari ama caasi wuxuu rabo ha ahaado waa hoogeysaa . Allah kaligiis ayaa wax la weydiistaa Allah kaligiis ayaa la tala saartaa Allah kaligiis ayaa laga baqaa Allah kaligiis ayaa kownkaan maamulo Allah kaligiis ayaa la kaalmo weydiistaa Allah kaligiis ayaa danbi dhaaf la weydiistaa
@calicaraale3314
@calicaraale3314 2 жыл бұрын
من سن سنة سيئة فله وزر ها وبزران عمل بها maxamad cabdi wahaab baa jideeyey jidka ay arggixisada maanta ay ku socoto, ee wax ba dadka korkaha u ga dhay dhayina waan haynaa taariikhdiisii madoobeed wuxuu ahaa kii kalaqaybiyey islaamka qalbiyadii isjeclaana kalajeediyey
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
@@calicaraale3314 wll maxamed c/ wabaab aglu tow xiidbuu ahaaa , lkn adi alle kabaq oo shiekha kitaabadiisa akhri wll xamaasad juma an facayso
@maxamedcali6978
@maxamedcali6978 2 жыл бұрын
طبتَ ردًا
@maryamashire3402
@maryamashire3402 2 жыл бұрын
M.a Allaha kubarakeyo sheikh xasan kaafi
@maxamedcumarbuloow4655
@maxamedcumarbuloow4655 2 жыл бұрын
Sxb wax la aamusiyay malaha jaahil yahow
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 2 жыл бұрын
Yaa jaahil ah lawadaan qof oo aan kuu kala tilmaamayo . Nin gartay xaqa Allah uu ku leeyahay oo ah in kaligiis la waxido wax waliba Allah u gaar yeelo kaligiis uu bariyo kaligiis kaalmo weydiisto kaligiis danbi dhaaf weydiisto uusan isku qasin xaqa Allah iyo xaqa maqluuqa IYO nin isku qasaya xaqa Allah iyo xaqa maqluuqa leh awliyado in la tala saarto in awliyada la ixtiraamay waaye leh ,. nin aan geed ugu Soo ganbanin shirkiga dhahay NINKAAN QABUURAHA KU JIRA DANTAADA WEYDIISO BARI MURAADKAA WEYDIISO QORI DAB LA AAN MA SHIDMAA QORIYIHIINA SOO ARUURSADA ilaah ayaan kuu dhaarshay adigoo u hadlaya si alle ka cabsi ah lawadaasi yaa jaahil ah
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 2 жыл бұрын
WALAAHI SHIRKIGA WAAN LA DAGAALAMEYNAA MAGACII DOONO ALOO YEELO TAWASUL WAAYE HALA DHAHO AMA WAX KALE SHIRKIGA SIFADIISA WAAN NAQAANAA ASIGOO MAGAC NOO LOO SHEEGIN OO NALA TILMAAMO AYAAN GARANEYNAA INUU SHIRKI YAHAY NALA SIRI MAAYO QAMRO HADII NALA DHAHO WAA SHARAAB ISKA DHIHI MAYNO WAA SHARAAB TILMAANTIISA HADAAN OGAANO OO AY NOQOTO TILMAANTII QAMRIGA WAXAAN LEENAHAY WAA QAMRI WAA QAMRO WAAYE WAXA MEESHAASI AAN KA TAAGANAHAY KA WARAN SHIRKIGA LAGU HOOGAYO AAQIRO IN NALA DHAHO WAA CIBAADO YEELI MEYNO WAAN DIIDNAY
Sh Xassan oo kabaha la dul maray Ashaacirada 😅
16:12
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 25 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 68 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
📚TURJUMADA #MAALIK_BN_ANAS 📚KU DAYASHO WACAN {SHEEKH XASAN KAAFI CILMI}
25:28
سعود الصومالي
Рет қаралды 1,1 М.
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Ismail Omar Geelleh
9:05
Hashi
Рет қаралды 3,9 М.
7 ASBAAB OO KAA DIFAACAYA DHIBAATOOINKA IYO MASAA'IBTA Sh Axmed Xersi
13:48
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 2,1 М.
JAWAAB KUSOCOTA SHEEKH XASAN DAAHIR AWEES.
29:09
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 43 М.
ahmiyada Salaada ||Sh Nuur cali jaamac
17:55
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 3,9 М.
Qisso Xanuun Badan; Khaatumo Xumada ┇ Muxaadaro ᴴᴰ┇ Sh Xasan Kaafi Cilmi
12:48
waa qaybtii 3aad ee war celintii  Sh Axmed yare
20:21
Asad Official
Рет қаралды 8 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 68 МЛН