See camal dambiga naga dhaaf bisinka alle haku qaban adigoo dad xamanaayo alle ka cabso
@maxamedaadan1425 Жыл бұрын
Wadda toosaN Allah nogu dilo 😢
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
سبحان الله إنا لله وإنا إليه راجعون
@amipeaceandl Жыл бұрын
نعوذ بالله من غضب الله
@IsmaaciilIsmaan-jq4im Жыл бұрын
❤
@fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын
Wax badanaa naga qaldan hadaan soomaali nahay ee hala barto diintu weyna dhacdaa in dumar badan maxlalka u bareeraan si ey kii hore ugu laabato ma alle ayaa la qayaa i karaa subxaanalllaah ilaahay aan ka baqno waagii noo baryaba fursad baa ilaahay nasiiyey
@aminaanfac5688 Жыл бұрын
Nijaaaz orod isxoree
@farhansadrawi812 Жыл бұрын
Allah u towbad ken intey cinqaabtisa adunka kugu imanin wayo diinta ayad ku ciyaariheysa
@fardusabdi9996 Жыл бұрын
Wllhi ilaaahy ayaaa og xaalka umada waa maxay sidaad uhadlaysaa ma adaaa og inay sinaysato iyo inay xalaal isu qabaan
@nooleaqlan218 Жыл бұрын
Shiikhuna runta kama gambado
@mohamedali-rd1pm Жыл бұрын
WA runti nagta xata hdu furo inta WA ine dalqda u dhamata xata hde u dhamato WA ine sugata cudada inte ka dhamane
@ayaanachinese3132 Жыл бұрын
What it is got to do with you what this woman do
@marianali6641 Жыл бұрын
Adiga maxaa kaagalay dad laga hadlaayo saw xan kuguma aha