Shiinaha iyo Hindiya maxay ubadanyihiin ? | waa maxay sababta keentay arrinkaan ?

  Рет қаралды 125,778

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 455
@A-11114
@A-11114 3 жыл бұрын
somaliye waad maqleysaan beeraha u soo jeesta , Qoryaha dhiga aan badanee
@kinga.8605
@kinga.8605 3 жыл бұрын
Inshallah🇸🇴🥰
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
!!!!!!!!
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 жыл бұрын
Hhhhhhh 4 hadaa u aroostaa 50 M ma gaareysaaan 😳
@apdirazak715
@apdirazak715 3 жыл бұрын
@@kadijalove4769 HahahahaH
@apdirazak715
@apdirazak715 3 жыл бұрын
ArinTaas Waa Lagu dHipaN YahE ! 😀😃
@xasantaliye
@xasantaliye 3 жыл бұрын
M.a omar in shaar macalin aqoonyahan inta igu taageersan cumar jnshaar love dhac dhac kusii
@cabdibasiddaahir4774
@cabdibasiddaahir4774 3 жыл бұрын
Maad ka hadashid ahmiyada ay leedahay waxa afka qalaad lagu yidhaahdo agricullcureka
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Afsoomalina maxaa lagu dhahaa
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 3 жыл бұрын
M.a sxp keep going
@fadlurahmanhussein5661
@fadlurahmanhussein5661 3 жыл бұрын
Mr inshar
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 жыл бұрын
Video ga marka u bilabmayo shucaac ba kuyara jira iska sax bro.
@clqanihuriye9553
@clqanihuriye9553 3 жыл бұрын
M.a ogaansho
@motivationdhiirigalin5526
@motivationdhiirigalin5526 3 жыл бұрын
40
@abdinurali5671
@abdinurali5671 3 жыл бұрын
The population of California state is greater than the population of Canada.! Thanks for teaching ustad
@nastehaqueen5229
@nastehaqueen5229 3 жыл бұрын
I'm also shocked that's impossible 🤔
@abdullahiabuukar5360
@abdullahiabuukar5360 3 жыл бұрын
Runtii ustaad omar su'aal aan waligey isweydiin jiray ayaad iga shaafisay Thank you omar
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Badnaashaha dadku waxa uu xidhan tahay nooca deegaqnka ♤ Dhul oo aad u balaadhan oo leh biyo iyo beerasho oo u baahan dad badan oo ka shaqaaya صحيح بلوضح
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 3 жыл бұрын
Aan ku wada salino nabiga scw scw scw scw👍👍
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
Scw
@Story_time1432
@Story_time1432 3 жыл бұрын
Secular education teaches our kids how to use condom, and Islam teaches them how to stay far away from Zina, Teach your children before they're taught by your enemy.
@camaarbashiir1365
@camaarbashiir1365 3 жыл бұрын
Ethiopia iney 191 million gaadho jiritaanka somalida khatar kutahay Diinteena xaniifkaa guurka wey nagu dhiirigalisay lkn somalidii ayaa guurka khatar ku ah cajiiB
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Wxu ma ahan ilmo leeska dhaldhalo waa inee meel fcn ee kunoladan heestan “dagmaan” nawad” caafimad “mustaqbal” ........................
@ifkanolosha9344
@ifkanolosha9344 3 жыл бұрын
Cajiib shiqow🤣 somaliyey cilmigaan ka faiideysta💖 thanks omar inshar
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 3 жыл бұрын
Masha allah su aal aan marar badan isweydiyy hdii ila mid thay like saar
@abdifataah4458
@abdifataah4458 3 жыл бұрын
Ethiopia ayaa inaga halis inagu ah ( fiiro gaar ah)
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Muuqaladaadu waxeey istaahilaa in saacad ladaawan karo runtii, Waayo caajis iyo daal lamadareemayo intaan maclumaadkan qiimaha badan daawaneyno oona dhageysaneyno, MashaAllah bro jazakumu Allahu kheyraa
@rumaancabdal4429
@rumaancabdal4429 3 жыл бұрын
Waaruntaa wll
@xasanxadaari792
@xasanxadaari792 3 жыл бұрын
صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@mohazat5009
@mohazat5009 2 жыл бұрын
Salalahou caleyhi wa salam
@applesomali9942
@applesomali9942 3 жыл бұрын
Soomaalidana bariiskaas bay iska daldashaa ilaahay Amarkii
@gangabande7560
@gangabande7560 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
💔Somali dad badanee ahaan lahayeen lkn kalago ,qabyaalad, in leydilo.....qax.....war kusaas yaa kob nagu sinayo? Anika kubasi laheen😞
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 3 жыл бұрын
ITOOBIYANKA 200 MILLION SII MARAYA IYO GABDHAHA OO SOMALIYEED OO AN GUUR DIYAAR U AHAYN AYAN LA YAABAY
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
@@abdullahimahamudbile .... surwaal iyo shaati yaa arosayo? : (
@titokhirsimedia4721
@titokhirsimedia4721 3 жыл бұрын
@@ilhanisha2813 hhhhhhhhh
@ahmadzaki.2019
@ahmadzaki.2019 3 жыл бұрын
Masha llah 💗 bor
@soomaaliyahanoolaato1104
@soomaaliyahanoolaato1104 3 жыл бұрын
Aad baan kaaga mahad celinayaa howsha aad umada uheyso walaal cumar🤝
@mascuudabdimoha7345
@mascuudabdimoha7345 3 жыл бұрын
Waan ku salamay wallal omar inshar from Galmudug 💟💟💟💟💟
@bigdirirnews5620
@bigdirirnews5620 3 жыл бұрын
Somalida malaha jaahiliin ayay ahaayeen sababtoo ah waa badan laheyn
@bigdirirnews5620
@bigdirirnews5620 3 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal oo lahubaa waa inan ilmo badan dhalnaa
@daaruliimaan8525
@daaruliimaan8525 3 жыл бұрын
welcome DAARUL Iimaan channel official waa channel kheyri ah ( mahad zanidiin)
@abdirahmanfarah4886
@abdirahmanfarah4886 3 жыл бұрын
Ogaansho channel mahan youtuber ee wa macalinkeena thank you cumar inshar we love you
@aweysmuqtaar1408
@aweysmuqtaar1408 3 жыл бұрын
Walaalayaal aan gaarsino 15 oo like ah omar allh haku xifdio wll❤❤❤❤❤
@cagaaranmedia1842
@cagaaranmedia1842 3 жыл бұрын
Waxaan ciyaalkeena ku sheekaysan jirnay halka mar naagta shiinayskaa 15 mataano dhashaa😂😂😂
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Dee run saw uma muuqato 😂
@zakiyare7683
@zakiyare7683 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@FIKRADAHADUNIDA11
@FIKRADAHADUNIDA11 3 жыл бұрын
Keep going bro
@abasyusuf8812
@abasyusuf8812 3 жыл бұрын
Wll aad baan ku jeclahy ilahy dartii😍
@dariiqabadbaadada9191
@dariiqabadbaadada9191 3 жыл бұрын
ka mid noqo saaxiibada kanaalka Dariiqa Badbaadada hadaa qoraalkeyga aqrisay fadlan waxaan kaa codsaneynaa inaa na soo booqato si aad uga mid noqoto saaxiibadeena... mahad sanidiin
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 3 жыл бұрын
Waxan la yabay qof 1 minit dislike Inta jecel wllken omar inshar ✌🇸🇴
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 3 жыл бұрын
Wll subscribe isaar waa codsi mhdsnid wll 👍
@mahamedyasincige6808
@mahamedyasincige6808 3 жыл бұрын
Haa afrika sadex wadan bay tiradoodu aad u kordhaysaa oo halkana ka muuqda teeda kale afrika waxay wakhtigaa noqonysaa qarada ugu badan ee aduunka oo dhami u soo shaqo tago waayo shaqada gacanta laga qabanyo ayaa wakhtigaa aad ugu badan insha allah alle ha ina gaadhsiiyo. Mahadsanid mudane mulkilaha chanelka ogaansho oo aad noogu soo gudbiya macluumaad aad u faido badan.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Somaalidu ba 30 kii sano ee burburka bariiska aad bay u cuneen aadna way u tarmeen , tiradadoodu way laban laaban tay . Markaa ma la odhan karaa bariiska ayaa sabab u ah 😂
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 3 жыл бұрын
Bariiska ay cunan waa kii india laga keenay qaab isagu sharax wax weeyan in shiinaha iyo india ay yihiin bulshada tacab beeralay aha dhawr kun sano sida ahaayeen iyo dad dhulkoodu abaar yahay Afarta xiliba waxna aan beeran quud ka suga dunida wax beeratay
@xaajimaquste
@xaajimaquste 3 жыл бұрын
*OGAANSHO* SABABTA EY U BADAN YIHIIN INDIA IYO CHINA WA GUURKA YARAANTA LAGU GURSANAYO
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 жыл бұрын
Asgaba no shegay si ey u dhalan carurti beraha bariska ka shaqeyn laheyd sa darted ayey dhaqso ugursadan
@xaajimaquste
@xaajimaquste 3 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 ana wa ku shegay qado😂
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 3 жыл бұрын
Hada maahee dhulalka ayaa meelihii dad ugu horeeyey degaan ku ahaayeen india markuu ingriisku maamulayey 300 million halka China ay ahayd 450 million 1949 marka kororka waqti badan bay qaadata
@yunisbashir8541
@yunisbashir8541 3 жыл бұрын
Omaar inshaar best always ♥ masha allah
@giirgiirofficial3915
@giirgiirofficial3915 3 жыл бұрын
Omar inshaar ALLAH haku xifdiyo my brother 🇸🇴💪
@oneday4087
@oneday4087 3 жыл бұрын
Hore u soco wll i like de way u make 👑👑🙌🙌
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 жыл бұрын
M.alah ilahay hakuu danbidhafo ogansho malayacni nogama dhumin watiga an kudawno
@qanciyemedia6506
@qanciyemedia6506 3 жыл бұрын
Xabashida 10aad ma galidoonaan dhexda waxaa dhici kara dagaalo soomaalida dhulkeeda ku raadsato hadii ay ku guuleystaana ay xabashida naaqus ku noqonayso
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
10 sano oo dambe soomaalidu way yaraanaysaa sababtoo ah maalintii boqolaal ethopian ah baa imaaada puntland iyo somaliland
@adamibrahim8777
@adamibrahim8777 3 жыл бұрын
masha Allah tabaarakal llaaah
@mss_zu7184
@mss_zu7184 3 жыл бұрын
Oo imika beerista bariiska ayay noga badanyihin labadan qudaaf😂😂🖐
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Ciyaalnimadii waxaan aaminsanaa Shiinaysku ugu yaraan inay dhalaan 30 ciyaal ah😂😂
@ashrafabdullahi7529
@ashrafabdullahi7529 3 жыл бұрын
Marar badan ayaan ku fikiray.
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
اللهم صلى على سيدما محمد صلى الله عليه وسلم
@najahyuusufabdulaahi3757
@najahyuusufabdulaahi3757 3 жыл бұрын
Hindiya dad badn heysa wlhi m.a
@shirwac.6277
@shirwac.6277 3 жыл бұрын
موفق يا عمر دائما مبدع .
@ilhaanlakimediainc5806
@ilhaanlakimediainc5806 3 жыл бұрын
Ethiopia xabashida ma aha waxa badinayo ee waa qawmiyado badan oo isku tagay
@saedibrahim441
@saedibrahim441 3 жыл бұрын
Yaab shalay ayaan iswaydiinayey! Wakhtigii ugu ficnaa baan dhashay"
@zerostress685
@zerostress685 3 жыл бұрын
First one ☝️
@iconicon3381
@iconicon3381 7 ай бұрын
YOUR ARE THE GOAT🐐
@keydkasuugaanta
@keydkasuugaanta 3 жыл бұрын
Dadka tiradaas gaaraya ayaa isku raacsan hal dowlad anaga oo aad uyar maxàa noo diiday caqligaas
@shama500
@shama500 3 жыл бұрын
Itoobiya heerkaa haday gaadho waa dhabar jab weyn oo somali ku soo socda hadaan wadcigeena siyaasadeed aan waxba laga badalin 😭
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 3 жыл бұрын
Nin tashan waaye waa loo talin soomali in la qabsada ku wacan dantooda wat garan waayeen
@akm8536
@akm8536 2 жыл бұрын
Somaliyey bariska halabero si aad tira badhataan
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Asc sxb mahadsanid sida sharafta leh aad noogu soo gudbiso aqbar tayeysan
@yourstatus6728
@yourstatus6728 3 жыл бұрын
1
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
3
@abdirizakfooje760
@abdirizakfooje760 3 жыл бұрын
Horay usoco walaal qiimi badan omar inshar
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 жыл бұрын
Chanalkan nolashyda ayuu samy wayn ku yeshy anigo da yar wax badn ayan ka bartay❤💯 ma ilawi doono waligay
@Malison.G3G
@Malison.G3G 3 жыл бұрын
soamliyey is dabo qabta Ethiopean maa inay meel kale tagayan baad mooden dhulka Somalida baay akhirka yelan donan
@aa-qd3dt
@aa-qd3dt 3 жыл бұрын
cumar-iinshaaroow بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَاْنِ الرَّحِيْمِ aniga marka aan fikirkayga kuu sheego xaga dhasha tira badan ee india🇮🇳 & china🇨🇳 ugu horeyn india🇮🇳: waxa sababay in ay badato tarantu waa dhulka ay dadkiisu ugu jacaylka badan yihiin uguna quruxda badan yihiin aduunka oo idil, oo laga yaabo in yaraan la isku guursado, jacayl ahaan iyo qurux ahaanba, oo aan aqoonin zinada iyo gogol-dhaafka., china🇨🇳: waxa sababay waa dhul dadkiisu qurux badan yihiin iyo jacayl badan yihiin, oo aan aqoonin zino iyo gogol-dhaaf, yaraana la isku guursado.
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 3 жыл бұрын
Badnaashah hada masoo bilaamin waa boqolal sano wax soo jiray bulsho ayaa ahaa dad ilabax beeralay aha bariiska aad beerta
@dr.abrahammahomuttducaale1509
@dr.abrahammahomuttducaale1509 3 жыл бұрын
Zxb noso badi muuqaallada nocaasa
@zayd7964
@zayd7964 3 жыл бұрын
Wcs Omar
@Binuiftin
@Binuiftin 3 жыл бұрын
Mahadsnid Ustaad Omar inshaar Waa Xog muhiim ah oo Daah iga saarnaa . Ustaad mawduuci ahaa waa la istashtay away kaama haynee mamahan
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Mid halkana oo doobnimo ku raagay, ayaa leh "Illaahayoow Sidaad kaneecada ii jeclaysiisay! Naagahana ii jeclaysii" 😂😂😂😂
@mrgeeljir1628
@mrgeeljir1628 3 жыл бұрын
😅😅😅
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
😂😂😂
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fuaadxuseen3375
@fuaadxuseen3375 2 жыл бұрын
Ka sadexad ee bariska jawhar
@sharmaketony7048
@sharmaketony7048 3 жыл бұрын
Hdaa 600 masseg iga dhex aragty like ii saar 👍
@samiyaibrahim5982
@samiyaibrahim5982 3 жыл бұрын
Fiiri adoo mahadsan kasoo hadal awooda military ee wadamada ugu awooda badan🙏🏻
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Run ahaanti waxay i tahay 12:20 hbynimo hadan ano si sexnya arkay muqalkagan ustaad mhdsnid Asxpta so kle mawducyo faaido leh hda xisaynysid isoo booqo chnlkyga
@user-sd3kh5cm5v
@user-sd3kh5cm5v 3 жыл бұрын
Kula socda sxb horumar wacan
@user-sd3kh5cm5v
@user-sd3kh5cm5v 3 жыл бұрын
Asxaapta an share garyno wiilkan cusub chnlkiisa wlhi faaido badan ayu wadaa mshlh
@maxamedadan3219
@maxamedadan3219 3 жыл бұрын
Walal Cumar maxaad kadhihi lahayd Arday ah fasalka 10aad joogana dalki raba in uu wax badan qabsado kahor in tuu dhameynin dugsiga sare
@haykalbulhan8385
@haykalbulhan8385 3 жыл бұрын
ustaaad omar inshar keep going bro
@ajooztomaxamuud2784
@ajooztomaxamuud2784 3 жыл бұрын
Ogaanso love❣️❣️❣️
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Thnx ustaad omar
@SalmaSahardiid
@SalmaSahardiid Ай бұрын
Jasaka lah
@cabdullahishiine2009
@cabdullahishiine2009 3 жыл бұрын
Cumar mxd iiga sojwaabildahy suaashaydan zideen kuxifdiyaa quraanka wlal ma suaal xunbaa
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
Sheekh umal iyo sheekh dirir Soo Weydii
@wiilqaran6338
@wiilqaran6338 3 жыл бұрын
Taa wee fudu tahay QURAANKA AQRI KADIBNA XIFDI ان شاء الله XAAFID AYAA NOQO DOONTAA
@dewinner3554
@dewinner3554 3 жыл бұрын
Google weydii aboowe
@wiilqaran6338
@wiilqaran6338 3 жыл бұрын
@@dewinner3554 warniyow kaftan ayaa ba kadhiktee ninka wax fiican usheeg
@dewinner3554
@dewinner3554 3 жыл бұрын
@@wiilqaran6338 maya sxb waxaa kabuuxo macluumaad farabadan oo kaajaahil bixinaya marka waa iga dhab hada adiga fiiri ku qor sidee loo xifdiyaa quraanka kariimka
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 3 жыл бұрын
Walalkay waxaa tahah tarikh yahan wariye cod macaan wlle dar allan kuu jeclahay wana iga gadan tahah alla ku xifdiyo waxan ogayn baad naga daba gaysaye😂❤🙏
@Kaape
@Kaape 3 жыл бұрын
Habashida ilaahey naguma badiyo somaliyeey kaca ee aan ilmo dhaldhalno
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
Adi horta afar naagood guurso kadibna 100 dhal
@sadadboy2739
@sadadboy2739 3 жыл бұрын
Gabar kasta comment aqrinaysa wlshy mcn iyo wallky isboqdha 💔🥀
@axmedkismayo7077
@axmedkismayo7077 3 жыл бұрын
Ku sali Xapiip keena scw scw scw❣❣❣❣
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 3 жыл бұрын
Scw
@wacalkayare8528
@wacalkayare8528 3 жыл бұрын
Waaan ku faraxsanahay inan noqdo qofki ugu horeyay eee asxabta janelka ku xiran plz like isaara
@aliiskudays1730
@aliiskudays1730 3 жыл бұрын
Waligey mais waydiin🤔
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Shaqo wacan wll
@cwalicismaan8945
@cwalicismaan8945 3 жыл бұрын
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@adnanmohamed-4813
@adnanmohamed-4813 3 жыл бұрын
Omar Inshaar taariikh-yahan m.a Allah ha inoo kaa-dayo🤲.
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 3 жыл бұрын
Marka Cumaraw mawaxaad Naleedahay Labadas Dadkooda Badan Bariiska ayaa Sabab u Ah
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Keep going my brother
@zalatanka184
@zalatanka184 3 жыл бұрын
Nio kasoo hdal India 🇮🇳 oo bur buriyey asnaanta mrkey runta ogadeyn inuu wxpa tareynin
@maymuunalihassan7292
@maymuunalihassan7292 3 жыл бұрын
Hhh waaba haystaa xoog kugu filan
@zalatanka184
@zalatanka184 3 жыл бұрын
@@maymuunalihassan7292 Halas wyy iiku yar thy neh 😂
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 3 жыл бұрын
Shukran sxb wakhtigad noohurtay
@mahamedali6289
@mahamedali6289 3 жыл бұрын
I,am muslim
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 3 жыл бұрын
Su'aashaan Maskaxdeeda ka guuxeysay Mahad sanid ustaad jaahil bixintaad Coming soon 500k Insha allaah
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Marar Badanbaan Kugusoo Calcaliyay Wll Somaliland Maruun Ka Hadal Fadlan
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
Somaliland ma balaayo baa Markii laga hadlayo dad soomaaliyeed waaye alle ha u gargaaro qaddiyad na Maaha ee soomaali galbeed iyo nfd baa u baahan in laga hadlo loona dagaaltamo
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
@@azharudinmehmet2345 wll Maye Xoogaa Cuqdadbaad Ka qabtaan Se Waxaan U Jeeda Ka Hadal Oo Wax Nooga Taataabo Anaabana Kaala Soo Hadlaya NFD Se Somaliland Xasidnimadiina Ayaa Sare Usii Qaadaysa
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
@@maxedsiciidmaxed1410 cuqdad maxaa ka wadaa anigu reer koonfur baa kuu malaynayay ee walaalo soomaali soomaali kale cuqdad uma qaado dad walaalo ah Baan nahay anoo Kaala soo hadlaya puntland somaliland waa dariskayaga
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
@@maxedsiciidmaxed1410 oo somaliland maxay igu samaysay markaan cuqdad u qaadayo dhammaan gayyiga soomaalida waa dalkayga hooyo naftana waan u huraya
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Sax Se Fahan Waxaan U Jeedo Anigu Waxaan U Jeedaa Somali Guluubkaa U Baxay Ee Somaliland Ka Ifay Yaanaynu Qarin Hana La Ictiraafo Uun Baan Ka Wadaa Adinkaana Iska Kay Xigaba Oo Wada Daga Iskana Guursada
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 жыл бұрын
Xalay aan iswaydiinayay subxanallah
@idilcabdi7548
@idilcabdi7548 3 жыл бұрын
Runtii
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Maaha ! Malaha internetk ayaa saamayn kugu leh ! Ani xataa markaan google galo syaan srkaa shay aan ku fakiraysy goordhow
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 жыл бұрын
@@Turjumaanka waa laga yabaa run ahaantii
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 3 жыл бұрын
Masha allah rabbi haku xafido walal cumar
@abdifataxmohamad6686
@abdifataxmohamad6686 3 жыл бұрын
Keep going bro omar inshar ♥️♥️♥️♥️
@Raadinaaye
@Raadinaaye 3 жыл бұрын
Adoo hindiya joogo nasiib wanaag fadlan lik
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 3 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar❤👏
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 3 жыл бұрын
Dadka beeraleyda dagaal majeclo lkin xoolo dhaqatada dagaal jeeclaa
@AbdikhafarshuriyeNageye
@AbdikhafarshuriyeNageye 9 ай бұрын
M.a
@mohanyare7033
@mohanyare7033 3 жыл бұрын
Omar inshar mad noosoo galin karta dowladahii islamka iyo gesiyadii islamka siradooda
@abdirahmanahmad6594
@abdirahmanahmad6594 3 жыл бұрын
Mashallah xog muhiim ah Ethopia wey naga dad badatey ee gabdhaha soomaaliyeey Waxaan kacidsanaa iney ogolaadaan Inlala guurasdo
@Amiin200
@Amiin200 6 ай бұрын
Wax badan ayaan is waydiiyay su'aashan wlhi Lkn maanta ayaan KZbin ka kuqaray Waxaaba isoo baxay ogaansho oo barnaamij ka diyaariyay mahadsanid 🙏
95% Maxay Australia Eber U tahay ? | Dhul aad ugu Eg Dhulkeena
10:29
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 52 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 11 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 45 МЛН
Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?
10:55
الوجه المخفي لحياة الاغنياء !!
22:00
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 635 М.
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 52 МЛН