SHIINE CULAY GABADHII U LA SEEXDAY O LA SOO QARXIYAY & MURTIMAL O SHEGAY INEY GABAR KA DUUBTAY CODKA

  Рет қаралды 29,650

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 2 жыл бұрын
Like saar welcome
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
Lawadiina isma dhaanto iyo dhasheed, sowtaad lawadiina ku diganeyseen wilki yara, Kamaal Abdul,, ee sidacad ah u qaldamey Adnkuna Sina iyo xaran baa fafineeysaan,, Xasbiya Allah wanicmal wakiil
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 жыл бұрын
Haddii aad aragto magaca Allaah love saar❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca ❤☝🕋
@abdimalik4932
@abdimalik4932 2 жыл бұрын
Ragi dumarka masakinta ah kadubi jiray muqalada, Ilahey ba iskudiray iyaga.
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 жыл бұрын
Xaqi aya dilacay wale
@ashanur2895
@ashanur2895 2 жыл бұрын
Asc Eedo dadka waliba dumarka lama ceebeeyo maxaad gabadha sawirkeeda u keenaysaa,illaahay ka baqa dhalin yaradan danbe qabrigii waad iloowdeen alla ha idin soo hadeeyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 2 жыл бұрын
Aamiin allaha ku sharfo aamiin ❤🙏🙏
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 жыл бұрын
Shine Culay is a legend ✨️ ❤❤❤❤💯💯💯💯
@razak1350
@razak1350 2 жыл бұрын
Legend for fucking married woman
@kediye
@kediye 2 жыл бұрын
Niyow dhiiqa luguha kula jirta ummada waxan halasoo hor fariisanin wlh dadka weykula yaabanyihin shiine hada ciil uqabto labo nin aya isla tihine raadso lakin sidi nagihi ina lasoo fariisati beri ayu wax iga sheege Anigana wanka Argosani xaaja rageed ma ahan sida fodleyda cml ha udhaqmin..
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
asc ciwaankaaga sax warya gabadh baad sawirkeeda soo saaraysaa meesha gabdhaha sharaftooda ha ku xadgudbin
@zalabala5176
@zalabala5176 2 жыл бұрын
Buskud Adi maa saan oo Sawtaad naag la qabo aroostay oo nin cadaana oo Muslima naagtiis YAABAY
@ismahan6642
@ismahan6642 2 жыл бұрын
Shinne is legend♥️♥️❤️❤️❤️❤️💖😍
@marwa5017
@marwa5017 2 жыл бұрын
Shiine isaga ceebaha ummada raadin jiray isna maantu hayaa ceeb tii akhirana waa sugaysaa gabdhihiisana waa nabsi uu meel u dhigay iyagana sidaas uun baa lagu samayn doonaa
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
Waa sax walaahi Allow ceebahena nagu mashquli, intan tan islamka radineyno.Subhana Allah.
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 2 жыл бұрын
Yaaab waye wallahi SubhanaAllah
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😫
@Xalimo421
@Xalimo421 2 жыл бұрын
Subxanalaah walle sidaan hadeey ku socdaan Dadkaan Iimanka beeley dartood Qof dhaaxa ma hadli doono asago dhiban yaan laga duubin Intu is leeyahay Uu waalan doona.Aloow na badbaadi.Shekadan Faarax dhaaxa iyo miduu u dhuman lahaay wey kala xirmeen.Wa Nimanka guurka qarsodiga sameeya.
@fathimafahma1161
@fathimafahma1161 2 жыл бұрын
Nin walba bili adan ku gafa malin an manta ahynbay ku dhici waxi dul miga daka ku hayo ihayow dadka wanga wafaji yarabi
@dulmidiidxassan2755
@dulmidiidxassan2755 2 жыл бұрын
Every dog has a day 😂😂
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 2 жыл бұрын
Nin walboo qof ceebtiisa raadiyo tiisa aya la keenaa
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
Waa sax walaahi Allow ceebahena nagu mashquli, intan tan islamka radineyno.
@amino9209
@amino9209 2 жыл бұрын
Awalba dadkina baraha bulshada ka qayliya khayr maydan lahyn oo dad macsi iyo qurun ku jira ahyden 😮
@jaabirshaafici6983
@jaabirshaafici6983 2 жыл бұрын
Legend nimaan aarsan uurka habartiis buu ku jiraa kabaha ladulmartay wlhi next adoo dhagta ka haayo noo keen
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 2 жыл бұрын
Shiine waan la rabaybin lasoo qarxiyo waayo Fahiimo wuu ka ooysiiyay
@moenlighted7681
@moenlighted7681 2 жыл бұрын
Fahiimo waa dulli
@hudunadam1182
@hudunadam1182 2 жыл бұрын
subxanallah allahu akbar
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel 2 жыл бұрын
Rabic channel kasoo daawo cunto macaan 💛👌♥❤😍🙌💛👌♥❤😍🙌💛👌♥❤😍🙌💛👌♥❤😍🙌8888
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Waxaa soo baxey samankaan rag iney gabdhaha caayaan lee usoo jilbo xeytey ceebooba raga qaarkood
@king_mbappe5619
@king_mbappe5619 2 жыл бұрын
Xasbun allah ilahay ka baqa irsaqad haka radinina ceebaha dadka habeenka akhiro u tudha nabsiguna waa cajiib
@nahal_14
@nahal_14 2 жыл бұрын
Murti maal weey kadhatay xishood waxaan layaaba nahay nakata aminidoonto doonto oo gursandoonto 😳😳😳😳
@ismahan6642
@ismahan6642 2 жыл бұрын
Shine culay legend ♥️😍😍💕
@naimaqoslaye9735
@naimaqoslaye9735 2 жыл бұрын
Ck wu aarsadey aan u jeda lkn la isma garin lkn ck ceeb malahn ceebt manta ayagay hurtala dArodow gabadhiina leey u gafoysin mahane ck cay wax Kama qaado
@khadarkhalif1851
@khadarkhalif1851 2 жыл бұрын
BUSKUT Rufiyaanka ugu weyn somalia Gabadha miskiinta ah waa HOOYO caruurteeda U CELI WALI WAQTI BAAD HEYSATAA
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 жыл бұрын
Iyadaa ma bilaa caqlibaa kkk may ubad keenda ujoogto
@ahassan709
@ahassan709 2 жыл бұрын
Alaab miyaa, waa lasoo furay waana laguursaday that’s it, ilmaheeda ama kuwii furaa haysta ama way la joogaan mana kala maarmaan iyada iyo ilamaheeda, buskudna waa ninkeeda celiska aad ka hadlayso ma fahmin ceeb.
@shukriyohooshfarah
@shukriyohooshfarah 2 жыл бұрын
Dadaakamid ah intakuwalatay youtubka awey gabadhadi yared oo quruxda badneed
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 2 жыл бұрын
Yaab shiina nimanka Germany 🇩🇪 jooga iska ilaaliya
@hodanfarah4887
@hodanfarah4887 2 жыл бұрын
Ninkii nag la qabo u tag isgaa gurigisa loo daba marin
@ashalul565
@ashalul565 2 жыл бұрын
Aakhiro maxaa waryaal, waxa ceebafidinaya oo dhan.
@hmho1999
@hmho1999 2 жыл бұрын
Qudhun is sheekaale ayaad noqonteen. Stop reporting about trash people. Shame on all of you. Shame on Shiine.
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
Naaagta yawaye
@munabihe4463
@munabihe4463 2 жыл бұрын
Ilahayow ceeb astuur
@hawaa4258
@hawaa4258 2 жыл бұрын
Asc walaalo, Allah ka baq dadka muslimka ah ceetoda waa la astuura.
@khadroabdi2403
@khadroabdi2403 2 жыл бұрын
Asc wr wb brother yaab illahey somalida haa soo hanuniyo waxaaan waa qatumo xumo xisbunallah waa nimcatul wakila astaqfurllah
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
War xarantan hano so gelin ha is dilaan hadey raban mxa naga galey waskhda
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 2 жыл бұрын
inta umaduhu shaqaynayaan ee qamarka gaadheen xikmadii baa idinka guurtay waligeed baa qof xun jirijiay ceebaha muslinka lama daba galo waa xan, sino edeb daro ,soomasli rageedii soo kacay way ku qasaartay soo fakara wax soo kordhiya alaah iyo umadiisaba ka xishooda
@ducaysanchannel1325
@ducaysanchannel1325 2 жыл бұрын
Buskudow wad cadaataye maxad cuntay dumashiday maxay kusiisay nala wadaag 😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 жыл бұрын
MashAllah haka ilabin qali
@raqiyaslifestyle
@raqiyaslifestyle 2 жыл бұрын
Keep going walaal
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😫
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 жыл бұрын
Waxaan ka xumahey sida soomali social media ugu baabadey, sidey xumaantooda ufaafinayaan. Fadlan ka fogow dadka youtubers ka ah, kuwa tiktok isticmaala, kuwa MAC isu haysta. Hadaad aragto nin social media soo fariistey hataageerin dislike sii hadaawan xumaantey faafiyaan. Waa mid qof kudhegan iyo mid lagu dhegan yahey.
@lakizabti6578
@lakizabti6578 2 жыл бұрын
Ninka gabadha ha soodhigin dhaha😢😢😢
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Why?
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Run iyo been waxay doontaba ha ahaatee Qof kii ceebaha dadka raa raadiya waa xaqiiq in ilaahay ku salido wax ceeb tiisa faafiya.
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
Waa sax walaahi arzaqadii baa ka gasheey ceeb iyo xumaan faafis
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 2 жыл бұрын
Kkkk
@sahrocali3577
@sahrocali3577 2 жыл бұрын
Buskut manta waa malintada shaqeyso niman arsanin uur hooydi ayuu ku jiraa
@lakijamacmuuse7223
@lakijamacmuuse7223 2 жыл бұрын
Subxanllh
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Yaab badanaa shine xaqii dadka qab saday 😀
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 2 жыл бұрын
yaahuuuuu
@imanisse4329
@imanisse4329 2 жыл бұрын
Shiina waa mutysty waa waa fadhesan waaye
@sirtaquruxda
@sirtaquruxda 2 жыл бұрын
ninyahow botox masha allah waad ku yaryaraateey gabar reer magaal ah ayaad hesheey 😂
@Yujii-m8y
@Yujii-m8y 2 жыл бұрын
Eeeya😳😳
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 жыл бұрын
Maxamad adna baryahan waxad noqotay dhiqeeyste isa aamo ma ogid inay runtahay ninka ay is hayaan
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 2 жыл бұрын
maanmaal ma aha kan waa doqon maal nacas ah ka macaasho ceebta xaaskiisa iyo dad kale waxaase sugaayo iinsha allah ceebaha uu faafinaayo mid ka weyn lama maqal waayo qofka ku baarbaaro ceebta dadka isagane in ilaah ayuu ka maqan
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Ar odiga shaxari walaso qabtay uff 🤣
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Horta Naagtiisa maka taktay dhiig eeba isku yeeshay Gabar fcn dheh
@ahmedmouse7910
@ahmedmouse7910 2 жыл бұрын
Khadar dubaye
@marianali7951
@marianali7951 2 жыл бұрын
Hide the sins and mistakes of your brother. Fear Allah and talk about matters that are beneficial to the people.
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
True
@raoneweye2544
@raoneweye2544 2 жыл бұрын
😅😅🤣🤣🤣 shiinaa riixay
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Wcs wrwb Edo
@marwa5017
@marwa5017 2 жыл бұрын
Hada adigu gabadhan maxaad sawirkeeda u calaamadisay walee adna way kuu taala gabdhana waad dhashay
@sadiyaarufmahamoud5726
@sadiyaarufmahamoud5726 2 жыл бұрын
Kkkkkk cadi mahiid
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 2 жыл бұрын
Aqas dhamantiin tan kale nin raga Ceeb maqawato idinka kuceebaysan faafinaayo
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Yaa is gaaray 😹😹😹🙌
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 2 жыл бұрын
Khadar walaal been haka sheegin islaantii uu furay nin hore oo aan qabin xitaa wey oyn jirtay oo waxay oran jirtay waxbuu iga duubay marka please khadar ka hara
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
Irsiq xalaala bay rafsadsaa veebaha Dadka may ka rabaan. Uuuuuuuuf
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 2 жыл бұрын
Futo maal waa xaaraami qofkasto ilaa iyo xaaskiisa ayuu Dubaa shiine culay waa dameer waa labo laangaab
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 2 жыл бұрын
Maxamad wad cadade nag fican ahad heshey
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 жыл бұрын
MashAllah raaci wll mahadsanid
@fabu2526
@fabu2526 2 жыл бұрын
Shiina adigu cayda ka daa
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 2 жыл бұрын
Ala shiinow maxaa umada ishooda kugu dhacday oo aad ceebahooda aad raadisay
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@qaalixuseen6543
@qaalixuseen6543 2 жыл бұрын
Sax usheeg
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 2 жыл бұрын
Ceeb
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Wcs my familiy qux badan il xun idin ma arak to walaalahay igu qaliga ah 👍🥰🥰💖
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
MAXAA KALA QABSADAY KHAALID MULA IYO HUSSEN OG CAY BAY ISKU QUFEEN
19:07
Su'aalo diini ah Sheekh Asuuli
43:49
Xogmaal Media
Рет қаралды 10 М.
DEG DEG SOMALI NEWS October 21, 2024
30:13
Mogadishu TV
Рет қаралды 597
XASAN XAASKISA HODAN AYAA GUBTAY WEEY GEERIYOODEN ASAGA & XAASKISA QISO MURUGO BADAN
12:03
Waar daag. daag ah madaxweyne axmed madoobe
18:26
MS TV
Рет қаралды 128
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН