Shiine Culay oo booqday nin sheegay inay xaaskiisii caruurtii u qubtay - Waraysi

  Рет қаралды 81,000

Shiine Culay

Shiine Culay

Күн бұрын

Пікірлер: 619
@nimcomavia6640
@nimcomavia6640 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka Badnaa uguna aqoonta fiicnaa, uguna Naxariista badnaa, uguna akhlaakhda fiicnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu Abuuray waa nebi Muhammed scw🧡
@cabdizaki7071
@cabdizaki7071 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW ❤❤❤💓❤💓❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💛💛💛❤❤❤❤❤❤
@Jilaow
@Jilaow 2 жыл бұрын
Waxaan fahmi la ahay ayaa nocan marwalba aad uqoreso
@Jilaow
@Jilaow 2 жыл бұрын
Nimco mavia aniga wan ka shakiyay dhabtii
@afrahap4406
@afrahap4406 2 жыл бұрын
Illaahyow Bogoda burcad isumari Caruutaana cadwaw hanga siin Ameen yaa rabbi Waa caruur soomaaliyeed
@rukiadalmar6891
@rukiadalmar6891 2 жыл бұрын
Allaahuma amiiin
@ayaan8877
@ayaan8877 2 жыл бұрын
Typical signs of a narcissist! He blames everyone and everything but himself
@aishahussein2072
@aishahussein2072 2 жыл бұрын
He’s a walking red flag 🚩 how come your kids aren’t registered under your name nonsense ☹️
@guleedhanaad5926
@guleedhanaad5926 2 жыл бұрын
He is a man that is you called him him narcissistic that is very extreme level of bias. You don’t know him even that well.
@fardowsa55
@fardowsa55 2 жыл бұрын
This idiot I don’t have nice things to say. Walahi yaab I can’t believe he reported his wife to the police and took the kids to them.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@guleedhanaad5926 He is man? So what? He's a deadbeat father and narcissist. Bahal Baqtiyay Oo 48 hours Caruurtiisii Heeysan Waaye. Allah Beerka 😂😂😂
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 2 жыл бұрын
Omg right on Ayan.!
@fadumo2199
@fadumo2199 2 жыл бұрын
mahadsanid shiine cule qayr alaha kaa siiyo ajar hakaa siiyo awlaada inaad badbaadisid illahay dartiis
@ayaan8877
@ayaan8877 2 жыл бұрын
She’s heavily pregnant subhanallah. Wallahi manaxee weeye nin somaali. Imagine the stress snd murug she is going through 😭
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Nin somali la idinka raacay alla dumarka somalida xume oo dhaqan xuma oo imaan la aa oo ajnabiga marka ay arkan dooro biya ku dhacday ayey noqdan bahdiladna kula nooladan ragga somalidana marka ay arkan miciyo ayey yeeshan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 War Xoolayahow Reermiyiga Ahi Ma Naag Soomaaliyeed Baa Sanka Kaaqabsatay Waa Adiga Comments Walba Kucaayayee? Dee Ciil Udhimo Cidkurabtaa Majirtee.
@t-maker3702
@t-maker3702 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 wlhay sxb waa runta been ma shegin
@gobbobatun6207
@gobbobatun6207 2 жыл бұрын
Allh dumarka ha barakeeyo nooc kasta way hayaan ninkan uma ee ka qof fayoow wuu isla quman yey
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 2 жыл бұрын
Lagayabo wll ina gabadha ay qof dhib badan tahay Ala waclam
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
@@istarmohammed6561 walaga yaaba in magefe soo kufsaday oo asigaba dabadu daloosho miskiinka
@maxamedsaxardiid6541
@maxamedsaxardiid6541 2 жыл бұрын
nin reerkiisii haysan kari waayey baa hadlaaya war hadayba xaaskaagu ilmaha kuutuurtay baad haysatid zxp raganimadu waa waxyar oo dhulka cagaha lagu hayo markaaa nacasnimadaada baad nagala hadlaysaaa nio naga xishooda oo hawshiina hoos hoos u xalista gabadhana maslaxo
@abdiabu4278
@abdiabu4278 2 жыл бұрын
Been maaha sxb wa Sida sheegtay 😅😅
@aishahussein2072
@aishahussein2072 2 жыл бұрын
Karti uu kuheysto malahan dee walal uff dheh ☹️
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Naagaha Soomaaliyeed Waxaan Iyo Wax Lamidda Beey Caruur Udhalayaan. Waa Dayuuus Dhaqan Xun.
@maxamedsaxardiid6541
@maxamedsaxardiid6541 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi koley wax yaabo fara badan wuu ku khaldanaa hadayba uur ulahayd waa xiliga ugu xun ee gabadhi ku jirto in uu xanaanaysto bay ahayd ee anaga in uu noola yimaado maaha markaa qof qaldamay qofkale khaladkiisa lama saaro wll
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@maxamedsaxardiid6541 Walal Jiljileeca Uu Muujiyay Oo Uu Baraha Bulshadda Ceebtiisa Keenay Waxaa Kaaga Daran, Wali Xaaskiisii Buulatirsanayaa Xitaa Wareeysigaan Daasad Buu Uguwacay. War Waxu miyaaneeyn Dad Dhalin Oo Aqlaaq Iyo Waxbarasho Lasoobarin. Ayadana Waxeey Qaladd Kulaheed Axadkaan Siddaan U Arxanka Daran Ineey Caruur Udhadhasho.
@Kmn3214
@Kmn3214 2 жыл бұрын
Ramadanta ilahow kheyrkeeda ina sii oo haina dhaafin
@ummaarije2973
@ummaarije2973 2 жыл бұрын
I feel so sorry for the kids! These men are sick and need mental health. 😰😓😢
@MuniraKhadar
@MuniraKhadar 2 жыл бұрын
He just wanna show of the media that’s his kids he can raised the kids all the single mothers they raised kids by themselves
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 2 жыл бұрын
Oh Allah help my Somalia 🇸🇴 Muslims they lost the way amiiiin
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
War orod donoqyohow caruurtaada hayso oo gabadha miskiinta ah ee uurka leh ilaali
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allaha dhexdooda kheyr ha dhigo. Ubadkana ha badbaadiyo, bi idni Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 2 жыл бұрын
Mash Allah, war gabadha xaalada ey ku jirto darteed waa innaad wax badan ugu saburto. Ilmana hooyadood looma dhaamo.
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tAbarakallaha
@luvfadush1
@luvfadush1 2 жыл бұрын
ninkaan sida uuisleeyahay iyo naxariis darada kamuuqato waa waxee xaaskiisa oo 9 bilood ah ugacarartey. Gabar 9 bilood ah, ayadoo kaamaqantahay baad social media ciyaal baa laiguturey laso istaagtey. Nin dula ah. Sharaf dilaha raga hadaa maqashid waa kan🤮 gabarey kan 3 hadaa udhashay dulqaad oo qof ah baatahay
@faizaali2889
@faizaali2889 2 жыл бұрын
Walaalo isdaasta mansha allah laba qof oo aad u qurux badan baad tihiin caruur qurux badana ilaahay baa idinsiiyey Walaalo adiga ayaa ilaahay ninkaa dhigay ee arinka degi Walaalo gacaliye
@xaawocali5439
@xaawocali5439 2 жыл бұрын
masha allah
@fificore
@fificore 2 жыл бұрын
*Maay tuurin, ee ki dhalay ayay uga tagtay. This guy is talking as though he isn't even a dad!* 😅
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 2 жыл бұрын
Allah cabaad weeynaa imisaa hooyo ilmaha lagu dayacayay oo looga dhaqaaqayay war heeso ilmahaaga
@adontiialle8171
@adontiialle8171 2 жыл бұрын
😁😁
@nimoabdalla8630
@nimoabdalla8630 2 жыл бұрын
Ninkaan wax baa ka qaldan allaah soo hanuunsho . Ilmaas waarid fiican kuma dhicin allaah lajiro masaakintaas
@ubahabdulahi6927
@ubahabdulahi6927 2 жыл бұрын
Ninku Waa reer badiye reer badihii bu moodaya yurub
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 2 жыл бұрын
Hooyada yurub joogta o caruurteda ka taktay tolow ma reer magaal baa?
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
Nimo Abdalla .wax kaqaldan malahan ee woxoow ilahaay gabadha ceebeey lakiin asigaa ilaahey ceebeeyey
@sadiaismail803
@sadiaismail803 2 жыл бұрын
Ninkaan waa qof meet ucadahay will waa nin dagdag kujiro si ilmaha loguqoro Saxilb shaqeso ilmaha hooyadod siiiiiiiiiii
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Masha Allhhhh 💋👍👍👍 walalkey shiine ku jecliya ❤️ waalhi waxn islaaah shiine ma u dhowi miiya 👍👍👍👍❤️
@naimahamid6840
@naimahamid6840 2 жыл бұрын
Wlhi naagti ilmo ku dhashay dulqaad. Wa ledahay sidu u hadlayo uf naa hooyo hada i maqalyo ninka u daa ilmahiisa kolay maba hayn kare
@heyleshealthyeating6414
@heyleshealthyeating6414 2 жыл бұрын
Well done shiine, you are good man and very intelligent.
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Both of you should have papers that you are married before you have children in none Muslim country. Something can happen to one of you. If that happens than the children would be safe insha Allah .
@abdiwahaabnoor5949
@abdiwahaabnoor5949 2 жыл бұрын
One of them of both of them doesn't want to have papers because they are trying to cheat the system this is what a lot of Somalis do
@yasminfarah1027
@yasminfarah1027 2 жыл бұрын
Why would they do that when the goal is eat government money. This is the reality of all Somali around the world.
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 жыл бұрын
They just have register him as legal father even if they get divorced besides not all Somalis do that to cheat the system I live in usa and the government doesn’t give you any money
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@abdiwahaabnoor5949 It's actually him. Somali men refuse to sign because they don't want to have the responsibility. There's no way Naag diideeyso a hardworking man trust me.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@fadumohassan2425 But women in the U.S. can get section 8 housing and free foodstams so their truck drivers husbands can cheat the system. It's all the same
@ashamohamud5529
@ashamohamud5529 2 жыл бұрын
(ALLAAHU.AKBAR☝🏼) imisa hooya macaanaa ilmaha lagu dayacay dan iyo heeladna laga galin dibna loosoo eegin war illaaheey ka cabsada (ALLAAH CASAA WAJALA WAA CAADIL MAGAMO MANA GAMAANYOODO YAA RABIL CAALAMIIN🤲🏼)
@abdirahman1649
@abdirahman1649 2 жыл бұрын
I feel really sorry for his wife wlh,he’s very sick man
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@Abwaanxikmad
@Abwaanxikmad 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/hqbEf39tpraXj80 Xaalada adag ee ay ku sugan yihiin reer miyigu 😭 ALLOW NOO SOO GAR GAAR 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@traderight6965
@traderight6965 2 жыл бұрын
Agree. True definition of foolish
@fatoomali2571
@fatoomali2571 2 жыл бұрын
He is not ready for a marriage responsibility waa mid ee gabadho ku lug go'oday
@Abwaanxikmad
@Abwaanxikmad 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/hqbEf39tpraXj80 Xaalada adag ee ay ku sugan yihiin reer miyigu 😭 ALLOW NOO SOO GAR GAAR 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdullahiosmaa994
@cabdullahiosmaa994 2 жыл бұрын
Wll kusali nabigena #scw
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 2 жыл бұрын
Waa geed saaqid ah,ILAAHAY baa ka kexeyay gabadha saa baruuba dililahaa.
@blue19003
@blue19003 2 жыл бұрын
Ninkaan waa legend. Naagaha Somalida waa bakhti
@ashkancantar5350
@ashkancantar5350 2 жыл бұрын
Xaguu legend ka yahy soo mahin nin caruur oo dhalay heyn keri wayey😏🤮
@hiboali8570
@hiboali8570 2 жыл бұрын
Waxa laga ducaystaa in aan nin xoolaha lamid ah calafa kuu gayn, wajigiisa laga akhrisanayaa kadaab qudhmay In uu yahaya
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Xoolaha ha caayin waa Nimcoay!! Rag & dumar ka liita ayaa jira
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@mohamedguled4835 Wallahi Beentaa Ma Ahan. Xooluhu Waa Nimco Ilaahay Abuurtag. Bal Eeg Qofkaan 48 Hours Aabbe Noqon Waaye Ee Caabadaya Xaaskiisana Isku Buuxdo. Yahuu
@june6206
@june6206 2 жыл бұрын
@@mohamedguled4835 bal day waxad ku hadleyso nimanka soomalidu dumarka wax liitey u Arkansas war badankiina dumar kaa idin dhama xaga aqliga lkn bili adan makala sareeyo adeer aqligii jahiligiibad wadataa 2022 Wallahi inan dhamaa rag badan xaga kartida
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Cidla ayaay caraartay gabadhas malintii ay kan guursatay illahay ilmaheeda haw xifdiyo
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
Walaahi waa doqon wuxu laxsanaa waan ka naxay gabadhaas uu qabay .rag ceebays xoolaa😡😡😡😡. waar saw xaaskaagii ma ahayn gabadhaad daasad ku sheegaysaa😳
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 жыл бұрын
Inu doqon yahay waxa cadaynaya howlihisi iyo sirihii qoyskiisu bulshada tusay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Daasad kuma u sheegin ee ada doqon ah hadalkana qaloociyo maah maah weeye yacni howl aan xalaysmayn ma aha in wakhti ku lumiyo Adhi shugux shugux kama il baxo wa la dhaha ama daasad lkn gabadha ulama jeedo daasada ee arin aan waxba ka soconeyn inan ku daalo ma aha ayu ka wada nacasow
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
@@zuuzbaari7908 adiga doqon ah arin ka tan weyn hadi ay imaato bulshada wa la la wadaagaya in gaalada siiyo iyo in u gar gaar bulshada somaliyed waydisto labadas wa mid ma sir qoys ba taalo nin caruurti lo tuuray hadi ay fool imaato guda qarsi ma jirto korinta ilmaha wxa ka horeeyo bad baadintooda Idinka oo af qadhmuun so idinka oohin la taagan meel kasta iyo ha nala caawiyo somaliyey noso gurmada maxa isaga u la yaabaysa
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 😂😂😂hee maxaa tahay adigu waadigan na maagayee .waar anagu yaan nahay markuu noloshiisa nooga sheekaynayo miyuu nala dhashay caruurtiisa se ma anagaa dhalnay saw wadan sharci leh ma joogo muu maxkamad tago muu ehelkiisa u sheegto wuxuu noo sheegayo muu hawshiisa hoos u dhamaysto ..😳😳😳adhi baa tihiin labadiinuba caqliga la idinka qaad ..bal imika waad na maagtaye ninkaas social media ayuu noloshiisii iyo ubadkiisii keenaye wax ma i xalismeen???waa maya😳
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 жыл бұрын
Hadal qaldan oo cusub aniga daasad kama ilboxo adeer ninkaan oo kale waa nin gabadha latisan gabadha caawin bay ubaahan tahay ilmaha waa isku nuug xataa nafteeda waxba uma qabankarto xiligaas oo kale waa lagara istaagaa
@saedebrahim714
@saedebrahim714 2 жыл бұрын
Mahmah cajib dasad kama ilbaxo dul qaadkisa ayey muujinaysaa inaysan kaso rayneyn
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 2 жыл бұрын
@@saedebrahim714 siqaldan ayaad utiri sidaas maha 😂😂
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 2 жыл бұрын
Intaas Doqon nimo ayaa u dheer waa nin jilicsan
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 жыл бұрын
Shame on you waryaa, waa caruurtaada what you talking about? Waa hooyo fiican caruurta bey ka muuqadaa, mashallah. Doqon caruurtisu Qatar galiyey, Irresponsible baa thy war yaa.
@haniabdulle88
@haniabdulle88 2 жыл бұрын
Absolutely he should be a father and stop the fucking calaacal, she did not abandon her kids she left them with their dad shittt, he actually thinks inuu saxanyahay yaab
@suleekhaabdala5003
@suleekhaabdala5003 2 жыл бұрын
Alla xuma raga soomaaliyed ficnanlahayda inay qaadan uurka ha arkene dhibka la marayo Gabsrey ada dhibka u badan qadaye u imow caruurtada hooyo wax udhama male ilmaha weligiba hays adkeyo habeen dhibkoda uma adksysan karo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Uurka wa la qaadi jiray jiilkan dumarka so baxay aya xun jilicsan xishoodki ka tagay isla weyni iyo amar qadasha la aan adecid la aan 2 nin guri kama wada talin karan Hunguri xumo dhaqala raadis iyo lacag aruursi caruurta dhuunta la qabto reerki taladisa la af ganbiyo maamul xumo Xishooda
@aliabubaker9698
@aliabubaker9698 2 жыл бұрын
nin wan csa runta
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 😂😂😂😂😂😂 Oo Goormaad Niman Aheeydeen? Aduunyooy Afkii Noolba Wuu Hadlin Wallaahi. War Naagahaa Idin Koriyaan Oo Waligiin Ceebahiina Qarinjireen Hadda Lakiin La Idin Nacyay Oo Idinkiibaaba 48 Saac Ilmahinii Heeysan Kariwaayay Oo Social Media Kudhex Caac Leh. Waryaahee Nimoo Naagoo Qoowmuluud, Kadhamooow Dumarka Waxyahoow Nolashii Kadhacay.
@faatifamily6562
@faatifamily6562 2 жыл бұрын
Inte nin ilmihisa katagay jira maragtay hooyo leh ilmihi ba laiga cararay oo police u wada war ilmaha walawada dhalay hadi midka tago midka kale wa wajibkisa inu labta utunto ilmaha si kaste hoyo ugu bahan yihin hadi ayku mutan ada kunjeer udhama dawlada ilmaha haisku tuurturina sidi kubadi
@shukrimuhalimisse7934
@shukrimuhalimisse7934 2 жыл бұрын
Waa runtaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Adiga oo cidi dhaliilin ragga somalina aan caayin aya si wanagsan fikirkada u dhiibatay wiilka aqoon xuma aya ka muuqato koritanka ilmaha waxa ka horeeyo in la bad baadiyo marka sida lo bad baadin laha ayu ka hadlay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 Adiga Soo Adiga Comments Naagaha Soomaaliyeed Kucaaynaye Maantoo Dhan? Bahal Dhaqan Xun Baatahay. Ninkaas 48 Sacadood Caruurtiisa Kufilnaan Waaye Baad Lafilirtahay Adna Dayuus Kalaatahay. Qurun
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 2 жыл бұрын
Eeg siduu isdhahaho nin rag waa kii ilmihiisa dhabar u dhigta xata haday kugu qorneen waad isku qori karta hada waadna korin kartaa lkn faarax somali batahay caruurta in aad hoyooyinka uga tagtaan barateen aqas 🤮
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@jamalsaleeban1666 Yaa Shaqadda Kalaleh? 48 Saacadood Ninkii Caruurtiisa Heeysan Waaye Wallahi Hollywood Ka Waa Ineey Film Kasameeyaan Ninkaan Aduunyadda Ha Arkaan Waxa Naagaha Soomaaliyeed Hayaan. War Waxu Jilicsanaa Acuudubilah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Naag dhimatay oo muran imaan la aan lacag aruursi caruurta dhuunta la qabto xishood la aan cayda ragga somali nolol mooday warkeda ya ku jiro ani gaalda ayan ba siin laha naag somali imaan la aanteda inta ka hadli laha
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi naag somali imaan la aan xishood la aan lacag aruursi ajnabi jacayl caruurta dhuunta la qabto si xun u il bax dhaqan xumo intas wax aan ahayn ma taqanan ilmaha ninka ma haysan wayin lkn iyaga u baahan bad baadin korinka waxa k horeeyo in xal lo helo naaa orod mesha isaga carar hollywood iyo waxas wa waxa ku lugoyay gaalada aya dhaanto in ay qaatan naag somali af qadhmun
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 Futu Kuxaaroow Goormaad Ilmo Korsanjirteen Waa Adiga Caaclahee Alloow Yaa Ogaado Guriga Hooyadaa Baad Wali Canjeeradda Kacuneeysaa Duleeystayahow Xumi. Ajanabi Waa Idin Dhamaa. Ninkaan Xuni Ilmaha Kuma Qorna Wacelnimo Ayuu Ilmahiisa Ugu Xareeyay Doowladda Asagoo Xaadir Ah. 90% Soomaalidda Nimankoodda Qurbaha Caruurtoodda Iskuma Qoraan Oo Ineey Wacel Yihiin Baa Ugu Diiwaan Gashan. Hadhoow Markii La Isku Dhaco Beey Oran Naagtaa Idiiday. War Orad Neefyahow Waxa Wadan Dumiyay Ee Maalinwalba Zaqiirada Kufsanayaan Ee Meelwalba Kufashilmay Waa Nin Soomaaliyeed. Yaad Caayeeysaa Waxyahow Bilaa Dalka Ah Ee Aduunkoo Dhami Laganacay? Ufff Aniga Haddaan Adiga Ahaan Lahaa Dabaq Baan Isakasoo Tuurilahaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@jamalsaleeban1666 Diiday? Ma Ninkii 48 Sacasood Ku Ooyay Ee Booliiska Germany Isasiitaagay Ee Lahaa Qeeylo Dhaan Waawareey Bacaaac Soomaaliyeey 😂😂😂😂😂 Ufff Iyo Aqba. Wax Wadda Jilicsan Gabigoowdaba Oo Naagaha Ceeydoodda Uun Ka Adag. Ceebtiina Banaanka Taalo Duliyahoow.
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 2 жыл бұрын
Shiinaw mahadsanid su'aalo fiican baad waydiisay
@runtaiyowixiisocda245
@runtaiyowixiisocda245 2 жыл бұрын
Waa caan raadis ninkan caruurna Dankama laha hadaawanina TikTok tisa
@quranchannel8777
@quranchannel8777 2 жыл бұрын
Qofka ugu finca ugu kheyr badbaa uguna aqoonta badanaa ugana udgoonta badnaa Rabi intuu abuurey wa *Nabi Moxamed SCW*.
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Nin maaha kani gabadha 9 kii kujirta usamir oo dulqaado inta yar buu garan wayay gabadhaas xaamilada waxa caruurteda ka kaxeeyey ma yara lkn ale hasoo hadeeyo
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 2 жыл бұрын
Gabadha 9bil uur ah halmar isbitaal geynin taas markaan maqley ayaaba kaqursadey nin somali ah naxariis daradiisa 😥😥😥😥
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 2 жыл бұрын
Nin somaali lee ma ahano Aniga walac tamcaan lahaa hospital jifo garab heysan family ila jogin laiga tahay Afrika dalxiis lo aday marki la imaday na dhibtayda an sheegtay rali galin laiga dhigay naa waa iga furan tahay meshaan raali galin sugaaya kaga daranta ninki wax fuuray baa hada leh naa rajactu baan ku iri qasab baa kugu qabaaya ileen raagu waxay no heestan suuliga ay marki ay raban gaalan marki ay raabin na kaso baxaan qimo kuma nihin agtooda lkn manta asagi ayaa shaleey bananka la taagan oo waxaan irii wale naa i ma tiraahdiid Aniga goaan kaad igu furtay yeelo macsalamo wasaq kasta haddii saas la dhihii lahaa aqlaaq ayuu yeelan lahaa
@june6206
@june6206 2 жыл бұрын
@@nimcoabdi8822 dee iskaga tag sawdiga iyada ba yanu kugu soo noqon ku le idhaf dhe adna yanu cudur kuu keenine
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Allaah isku sikhiro Amiin Amiin amiin Dumarkuna imabaahna Ad adayg Naxariis iyo xeelad laguladhaqmo iya jira adigo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
shiine culey geesi legned bro from somaliland hargeisa keep going
@farhanciizood8707
@farhanciizood8707 2 жыл бұрын
Caruurtiisa inuu noogu hanjabo miyuu caanku noqonayaa 🤔
@hayaatqurux558
@hayaatqurux558 2 жыл бұрын
Nin kibray ayuu umuuqda lkn meelxun bukudanbayn dona alow sahal amuraha war dumarka usamra ama kasamra
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 жыл бұрын
Ha u Samro Waayo Dumarku Markey Uurka Leeyihiin Wey Kacsan yihiin. Yaan Caruurta Gaaladu idinka Qaadan.🥲😭. Ama Xanuun ku Dhacey Ku Dhaca Dumarka.
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 жыл бұрын
Labiskiisa iyo hadalkiisa laga gartaan inuu xaqa xaaskiisa waxba ka aqoon Naxariis laantu dhib badana
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
masha allah illahay haku xafido shine ku dadaala inad bad badisiin illahay bogina burcad ha isu mariyo dadka wey is qabtan lakiin hadu mesha sadaxeya so igalo waa dhibato illahay masoaxo ha keeno
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
Waa cadahay ninkaan inuu caruurta ku gumeysan jiray taas ayana keentay inay ka cararto,Arxan laawe Naag 9bilood uur leh dhibaateeyey welina aan arxan naxariis laheyn waa mujrim kan
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaah Mami shino China isku celi air alaaah haka siiyo ilamahas galaxy badbadiyo
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 жыл бұрын
Hooyadu markay uur leedahay ilmo yarna haysto hadana qurbo joogto maskaxdedu aad bay udaalantahay ninow ilahay ka cabso xaaskaga garab istaag ceeb weeye inad howlahaga iyo qoysakaga xaladiina aad bulshada uso bandhigto waad ceebowdey ee gabadhada unaxariiso
@alihayirmahamoud737
@alihayirmahamoud737 2 жыл бұрын
Garaad shiine coleey Waad Mahad santahay waxaad umuda somaliyeed u haysaa shaqo wanaagsan alle haku barakeeyo Boowe Waxaan ahay nin aad Sxb tihiin oo aad isla tihiin lafo hore Halagu arko Sxb
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
Ali Xayir Mohamoud ma Shine Culay miyaa caruurta ladhalay mee raganimadii gabadha reeruhu dhaleen kumehersadey kudhaqdo
@alihayirmahamoud737
@alihayirmahamoud737 2 жыл бұрын
@@ashaoali8020 Wallo Qaali dadku isku mid n Maahan isku caqli iyo isku cilmi maahan marka shiine waajibkiisii ayuu gutey waana ku mahad santahay raguna nooc walba Waa leeyahay Marka ninka kalena waxaan leeyahay Ilaahay hasoo hadeeyo oo xaqa hatuso adiguna Waad mahad santahay ❤️❤️❤️👍
@BroAziz7
@BroAziz7 2 жыл бұрын
Waxaas meeran ayaa ragga nala sheeganaya sorry nagga raali noqda dumarka somaliyeed 🙏🙏
@mariammouhoumedmariammahou9794
@mariammouhoumedmariammahou9794 Жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@emillionali8783
@emillionali8783 2 жыл бұрын
You can tell because he's very difficult man
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
Abuser waaye kan waa dhibay gabarta masaakiinta ah Narcissists waaye kan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Alla maxa guri dumisay qolyaha shaydanka ku adeegto ee ragga somali laga cuudiyo aya tahay arin adan ogayn aya qof islaama dushasha ka saraysa xukun
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 Adiga Intaan Kabaddan Nin Kale Ayaad Udhaxdaa Maxaa Yeelay Nin Siddaan Ugu Doodaya Nin Uusan Aqoonin Ee Dabadda Uluxaayo Waa Qoowmuluud. Iska Cadeeso Marka Abaayo Samsam
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 2 жыл бұрын
Sheene Culey adigu waad dadaashay Jazzaaka Allah. But I feel sorry for that guy he's not gentleman, looks like naive, blaming others except him. Big liar.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Waa niin jilicsan wallo qof jilicsan faaiido malaha
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Wuxuu u egtahay god uu mar hore qodey in meesha yaal waxa ay gabadhada sheegeyso waxbaa ka jiro ileen wuxuu la taagan yahay waa laga qaadanayo hadey soo noqoto ee allah ha na dabo qabto waan tagney ee allah caruurta soomaaliyeed meel ay joogaan ha badbaadiyo aamiin
@ahmednuurofficial3792
@ahmednuurofficial3792 2 жыл бұрын
Shiine mikrifoon sameyso markaad dibada wax ku duubeyso si codka waafi loo maqlo 👍
@xilwaali9953
@xilwaali9953 2 жыл бұрын
hadalada markey been yihiin aan larabin in lafhmo waa sidaas dabeesha wax duubta 😂😂😂😤
@cabiirmahmud1557
@cabiirmahmud1557 2 жыл бұрын
@@xilwaali9953 wllhi wa runta xasuus korta quranka kabixi jirey meshii iqabsata hoos aa codka udhigi jirey si liifahmin 🤣🤣
@xilwaali9953
@xilwaali9953 2 жыл бұрын
@@cabiirmahmud1557 😂😂😂 istaqfurullah
@sahroadan7054
@sahroadan7054 2 жыл бұрын
Kan asagaa rabo in laga qaato weydiidey waa xoog wuxuu ku haysto ilmaha waa han jabaad
@exclipse6877
@exclipse6877 2 жыл бұрын
Doqonkaan in aad wareysato maba aheyn’ gabar masaakin ah ayuu duleystay oo uu cadaabay markii eey ilmahaaga korso tirina ceebeey ayuu is dhahay lakiin asagaa ku banjaray duliga’ horta nagaha somaliyeed kaligood miyaa ilmaha dhalay’ gabadhaa maantay hadey dhiman laheyd soo ilmaha asaga ma korsadeen muxuu islawaa ninkaan aad moodo takabaan gubtay’ midkale hadii ilmaha gaalo qadatay ma hooyada kaliyey ka maqan yihiin. Gabadhaa god baad la rabtay lakiin adigaa godka ku dhacay’ ilmaha korso ama iska dhiib’ dib dambena gabar soomaliyeed ha guursan
@qureshdahir964
@qureshdahir964 2 жыл бұрын
Shiine khayr alle haku siiyo akhii
@hiboyusuf6915
@hiboyusuf6915 2 жыл бұрын
ASCW WALAALAYAAL Qof lafurey fadhimaa u yaal waliba caruurtii laqaqaatey waxay ilatahey iney murankiisa ka carartey nafteeda u baqatey bilaa naxariis Ilaah saqiiradaa ha gargaaro iyadana nasiinka how hagaajiyo amiin isagana xaqa Alllah ha tuso
@farhiashire9579
@farhiashire9579 2 жыл бұрын
Allah ha u xiftiyo ilmahooda
@nadiraomer2118
@nadiraomer2118 2 жыл бұрын
Ascww shine Allah Ku dhawree caruurta xal haloo hello si aanay gaalo gacanta uga galin insha'Allaah waxaan rajaynayaa inaad heed dheer iyo geed gaabanba caruutiisa u gasho gacanta hooyodoodna Ku soo celiya insha'Allaah please please please hooyooyin baanahay waxan dareemayo way dareemaysaa wallo thanks
@samiralastwaascwanidinsala1932
@samiralastwaascwanidinsala1932 2 жыл бұрын
Shine waaaa qof wangsan nolooww 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🍎🌹🌹
@dr.kabila
@dr.kabila 2 жыл бұрын
Farax somali wa nin jilec. Car ha korsado isagu hadu nin yahay
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Allah maslaxo ha dhex dhigo runtii waa waxaan wanaagsaneeyn shiine culeey kheyr Allah ku siiyo walaal jiro ayaa tahay aqiyaarnimada waan kugu ogahay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 жыл бұрын
Shiine daarood iyo inta lamid ka ahi waxay dhulka la dhaceen been been sii Bbc Somali iyo Voa somali oo ay iskugu arureen reero iyo qabyaalad nacalaa warkoda kuyaale mahadsanid Suldaan waa wariye kaasoo salaamay Minnesota keep going Shiine Tv samee
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 жыл бұрын
Omg 24sac ayaad heyn weyday caruurta subxanallah
@ridwaanhalaasi5964
@ridwaanhalaasi5964 2 жыл бұрын
Waar waa nin jileec caruurtisa muu vater schaft usameeyo muxu dadka ka maqashinaya dhibta caruurtisa haysta private yeelo legend cidi kulama dhaline Ada dhale korso 🙏ceeb haysku yeelin gabadhu haday tuurtay Ma dadka kuso qabanaya naagta ceeb ha udhiman
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@walalkaaceebtiisaastur
@walalkaaceebtiisaastur 2 жыл бұрын
Wlh arimahaan waa aramahii odayaasha gali jireen oo dhaqan ahaa Hadana sidaan ayey mareesaa xaalada somaliyeey ilaahayow wadankaan noo fiicneey
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 жыл бұрын
Wuxuu ku halayo wax haka badalo gabadha yuu latirsan qawaam hanoqdo war xiligaas oo kale waa la garab istaagaa qanjir hanoqo gadhaha waa la ixtiraamaa
@suleekhofarax5597
@suleekhofarax5597 2 жыл бұрын
Intaan oo caruura sow ilaahay kaama siin maad usamirti oo ilaahay ubarido in aay dhaxdiina nabad ilahy dhigo ma raganima adinkoo dhulshisheeyo jooga inad ataagto gabadha xaamiladaa war ninkaan waa nin xun alle hasohadeeyo iyadane alle qalbiga ha uqabojiyo koley hooyo cayaar ugamatagaso caruurteda dhibka alle hakadulqado
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 жыл бұрын
Asc illah ha bad baadiyo caruurtaas yaryar ee saqiirada ah ayaga dembi ma leh labada waalidna illah baa og qofkii gar leh anagu kuma dabaabi karno ayagaa is qabay oo nolosha ay ka dhaxeesay ee dabi yuu idin ka raacin ninka waxa uu yiri asagoo ka hadlaya TikTok wadanka waan ku cusbahay waxa badan aan aqoonin ayaa jirta mida kale reerka gabadha dhalay maxay damca san yihiin hadii ay gabadha ka taktay caruurta may badbaadiyaan mise wax nagama galin waaye hadalkooda subxaanallah qurbo ayaa la jooga somali maxkamadeeda waa social media illahow noo gargaar Shiine culay waa mahad san tahay sida aad ula hadashay oo aad u taabsiisay riyaalatiga waa ku salamay peace and love ❤️
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Wixii xal ku jiro diyaar baan u ahay ku ye, Ma Ruushkii oo Ukrin la dagamayaa 🤣🤣 Uu filicishanayaaba Xaamilada kani uurka yey u leedahay inantu???Ma isga mise nin kale?? Waar isla khajil oo dhexda xidho caruur biyo dahaba ayey kuu dhashee soo ururso oo aabe tusaale ah noqo, Sorry ilmahaa yari bari markuu weynaado qeyrkii baa ku caayi 🤫🤫
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Hooyadan illaahay how gargaaro kolay caruur qurux badan oo daryeel hooyanimo haystay ayey u ekaayeen caruurtu sida ninkani u hadlayo wuxuu u egyahay nin caruurta iyo hooyadood isku hayn kari waayey gabadhana waa gabadh caruurtoo isku nuuga iyagoo kala aaba iyadoo qurbe joogta iyo nin u eg nin ku ad adag gabadha oo cadaadinaya illaahay haysu sakhiro oo xaqa hayuso
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Waliginba run ma sheegtan imaan la aan iyo xishood la aan hunguri lacag jacayl masuliyadi ragga ku qabsaten caruurta oo aad dhunta qabaten intas aya meel kasta la jogtan wa aabe fican caruurtisa jecel oo iso gurmada leh ani gaalada ayan ba siin laha Hooyo ooynayso raggi ba ilmaha oga dhuuntay aya dhahaysan aabe ooynayo wa qayrul masuul ayad ledihin
@xananxanan8171
@xananxanan8171 2 жыл бұрын
Good job 👏 shiine
@athariasalim9900
@athariasalim9900 2 жыл бұрын
Waxaas baa Aabe ah 😡aad baan uga xunahay caruurtaas wllahi 😭
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Allah muxuu abayuusay gabadha miskiintaa
@hairgrowthqueen3341
@hairgrowthqueen3341 2 жыл бұрын
Alx gabadhaas nasiibay leedahay haday looxan katagtay.
@cabdiraxmanca9265
@cabdiraxmanca9265 2 жыл бұрын
Asc. Ninkan iyo Gabadhiisu. Illaahay iyo diinteena ayay dambi ka galeen. Illaahay ha u toobadkenaan. Iimaan la'aan ayaa haysay. Shilimo ayay ku xaarantimeyeen u badkoodii.
@tayasiryamani5857
@tayasiryamani5857 2 жыл бұрын
Inta nabiga jecel isooraca
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@cabdaleawed2258
@cabdaleawed2258 2 жыл бұрын
Nin waalan hadana lìke IYO s waan saaray hhhh
@beldeqchannel6257
@beldeqchannel6257 2 жыл бұрын
Shiine Culay mahsa allah nabadoon ayaad tahay allaha ku xifdiyo aamiin aamiin,
@queenikky1436
@queenikky1436 2 жыл бұрын
Shiine culay masha allh nin rageed 🥰🥰🥰🥰🥰
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
Ninka kaliyee ku soo caanbaxay inuu ciyaalkiisa saldhigga police-ka geeyo🤣🤣🤣
@ak47erronny96
@ak47erronny96 2 жыл бұрын
Mashal Allah 🤲😊😊😊
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Waar ilmaxa sow adigu maad dhalin haday kaaga tagto miyay tuurty Dee hayso
@almher8883
@almher8883 2 жыл бұрын
These people, tahriib iyo magafe ayay soo arkeen, maskaxdodu maa fayooba.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Wallahi they are not ok mentally Subhana'Allah.
@Sharmake.224
@Sharmake.224 2 жыл бұрын
Hada nin ninkan wayne ahaba ah ee caruurtisa qofti dumarka ahayd edhashay nin qayrki ahi kawaraysanayo bari ilmihisu markay waynadan muxu ugu jawabaya video ga markay arkan aqligu hashaqeyo abahan caruurta waa in lagafikira
@suadmoalinhusen4796
@suadmoalinhusen4796 2 жыл бұрын
Kanaa hadlaa shine ku soco
@salmaadan6509
@salmaadan6509 2 жыл бұрын
Guurku waa arin fican lkn waa in Laga firsada niinka marka u firsatid in u xanuun San yahay aa la moda ilahey ha cafiyo
@umumuna2441
@umumuna2441 2 жыл бұрын
War naag uur leeh waxba lagama qore shedanka iska naar
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@motech2022
@motech2022 2 жыл бұрын
walaahi waa runtaa
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 2 жыл бұрын
Walaalow waligiin kala fhamaan maysaan ee isu samra baan odhan lahaaa gabadha usamir
@macab6141
@macab6141 2 жыл бұрын
Nin iyo naagba kafiirsada waxaad guursanaysaan. Hadad aragtaan in ay sheekada xun tahay haa iska joogin iskana dhaldhalin. Meesha hada caruurtaas baa meesha ku sil cress. Subxanalah
@khadramusse3725
@khadramusse3725 2 жыл бұрын
Reerkan dhibta Ilahay haka qado
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Kani waa qiiral masuul, kow kuma qorna ciyaalkiisu waa aabe jilicsan oo awladiisa keenay social media, Alla magacii raga ayuu diley, hooyo uur leh inuu cagaha biyo ugu ridey ahayd oo uu u naxariisto waayo waa hooyo. Waar iska aamus caruur iyo hooyo uur leh ayaad banaanka keentay. Ceeb caleeg. Aduunka abaayashoodu maha sida aabaha somaliyeed alla damiir daranaa intooda xumi.
@amranosman1102
@amranosman1102 2 жыл бұрын
Ilmo abbahod loo dhibey side loo qubAy wan fahmi la ahay Qurbaha walays ogyahay Noloshu wa single mom or single dad or couple
@ahmedhussein6958
@ahmedhussein6958 2 жыл бұрын
shiine For president 👏
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@mahmoodabdi7548
@mahmoodabdi7548 2 жыл бұрын
Legend shine
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@munasarrah4116
@munasarrah4116 2 жыл бұрын
Dulayste weeyan dee ha haysto caruurtisa isba wuu dhalee muxuu lasoo macaaclaynayaa xayawaan
@kiinaxmedaxmde6302
@kiinaxmedaxmde6302 2 жыл бұрын
Walahi wayaab adoo dal Adan laheynjoga hadana ciyaalkaga iyo nagtada Adan waxbauqabankarin oodan yacni mamulikarin sida hada dalkokale xataa hadey carooto intakadabatagto ayaad soceshanee lakiin qubaha hadiilagu ogado waxaabatahay qeyramasul waxaalagaqadaa ciyalka walahi wan naxaa bahdilka aykunolyihin dadka allow umadada umacin aamiin yara
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 14 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,5 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 72 МЛН
Shiine Culey oo Yaasiin Ducaale siiyey Wareysi Xasaasi ah iyo Xog Muhiim ah
19:52
SURPRISE AYAAN UGU DHIGAY AAD AYUU UGU FARXAY MARKAAN USHEEGAY 🥰
12:38
إيلون ماسك - بودكاست إطناب
3:32:12
Ali Muhammad Ali
Рет қаралды 742 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Bushaaro Baanday iyo Shiine Culay ~ Barnaamijka Caan is Nacay
25:44
U ADKAYSO BARANBARADA
34:31
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 600 М.