SHIINE CULEY MIYAA DHALAY GEBEDHA MANAAL, WAA MAXAY SABABTA UU U INKIRSAN-YAHAY?

  Рет қаралды 6,597

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

Пікірлер
@abdihakimfahiye973
@abdihakimfahiye973 9 ай бұрын
ASC ‘ Walaalyaal dhamaanteen ‘LiKE “ uu saraa walasheena ‘ wa mahadsanteen dhamaanteen Walaalyaal “
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@WardaXaaji-vy7zh
@WardaXaaji-vy7zh 9 ай бұрын
Walahi ad ayan u qoslay maxamed buskut iyo laakaha ilahow xaqanawafaji 🤲
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas 9 ай бұрын
Subxaana Allah arsaqdi meel xun gashay ,shiina naftigiisa aabo gabadho bas dhalaye gabdhaha islaamka haka xishoodo
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 9 ай бұрын
Waxaa mahadoo dhan iska leh Allaah Rabbiga caalamka Allaaha diin nooga yeelay ISLAM inta iimaanka damiirka. Asluubta iyo anshaxa suuban. Allaah swt siiyey Allaah hannaga dhigo. Allaahumma Aammiin Waxaani waa halaag iyo fidmo cusub oo kusoo kordhay mujtamaca muslimiinta. Waana in laga hortago oo lala diriro af iyo addinba
@user-umuAli
@user-umuAli 9 ай бұрын
Alle naga dhigo kuwo soonkoda iyo salaadoda iyo ducadoda la aqbalo inshaa allaah allaahuma aamiin
@zamzam5255
@zamzam5255 9 ай бұрын
ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 9 ай бұрын
Asc naciima waa saxan tahay qof kasta oo wax qaldan bulshada la hor imaado waa in runta loo sheego si uu khaladaadka iyo dulmiga u yaraado waanad mahadsan tahay mar walba
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 9 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi yaarabi ❤❤❤❤
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 9 ай бұрын
Masha allha abayo shukarn waa sax
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 9 ай бұрын
Subaxalaahay
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 9 ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ramdan Mubarak ❤ Amin amiin amiin yaa raabi ❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 ай бұрын
Wa,iyaakum
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 9 ай бұрын
Asc amiin amiin kuligeen bitmilaah ❤
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 9 ай бұрын
Walaal waa bil Ramadan xoogaa isku xishoo oo ka xishoo ragga aan marna ku soo hadal qaadin ayaga ayaa ina rag isla wada ah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Adiga xishoo oo kaxishoo hadal ximidaada!
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 9 ай бұрын
Asalama caleykum walal nimco, gabdha yar waxan maqlay hooyaded baa dhashay waxanse la yaabay gabadha manaal maxay sidaas oo dhan dadka u dambajinay oo ay isu bahdilay may wax walba cadayso? Shiine in badan wuu nasoo dambajiyey isago ck ku xumaynaya iyadu maxay isu liiday yaab
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Haa iyadaa laga rabaa ineey waxwalbo sideey yihiin u cadeeyso!
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas 9 ай бұрын
Siyaad bare wadanka wax ayuu uqabtay somalia duniday latartamaysay saas ay tahay qalad ayuu galay waana la ogyahay ,inti dhimatay allah u naxariisto ilahay ayaa janada iyo cadaabka haayo walaahi qof ladilay waa dheertahay allah xita erayada aan qorayno ayuu qiyaamaha na weydiinaya qabiilka nin jeclaysiga halayka daayo commentska dadka qaar waaba sidi qof indhaha kaxiran o kale
@نورهمحمد-ل7ذ
@نورهمحمد-ل7ذ 9 ай бұрын
Asc waa kaalada maseera
@shukrisharaf
@shukrisharaf 9 ай бұрын
Niciimo abaayo markey gabadha manaal ay dhashay ayuu bartiisa Facebook ga kusoo qoray maanta waxaa iidhalatay gabadhii 5aad ee manaal ay iidhashay
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Aniga ma arkin abaayo, iyadaa laga rabaa ineey cadeeyso!
@aayahacali5788
@aayahacali5788 9 ай бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashideenaciimo waxaa laga yaabaa gabadhii hore e uu xumeeyay inuu ku qancinayo dumarka wax yar ayaa lagu sasabaa lkn gabadhaas waxuu ku cadeeyay inuu dhalay fb o 1m dad ku xiranyihiin waliba hanbalyadiisii madax dowlada ayaa usoo hanbalyeeyay habeenkaas 18k oo qof ayaa comment hanbalyo ah usoo diray wuxuuna yiri aniga iyo manaal waxay gabadhii 5 naad noo dhalatay
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 ай бұрын
Wcs wrb
@AdamAdam-pd5oh
@AdamAdam-pd5oh 9 ай бұрын
Saaskusoco xaqa hakaleexan ‏‪19:01‬‏
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv 9 ай бұрын
Nacima aniga ahaan waxaan aminsnahay inuu dhalin video ayeey habyn dhaweyd soo gelisey oo laweydinayo ma single baa tahay wexeyna ku jawabtay maya single ma ihi taasna wexey I cadeysey aniga ahaan inu ninkale qabo una dhashay gabadhas
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 9 ай бұрын
Yaa ku qabo lama odhan ee yaakuqaba ayaa la waydiiyay
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Waa laga yaabaa!
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 9 ай бұрын
Ck awalba madhibaanbaatahay Bey ugatagtay shiinaana rerkeeda wargaliyay waynakasootagtay nin aan jeceel kuraacay wuxuu yahay maxaa korka igasaaray marka ceebtaas waykujiree ilaa ey cafis kadalbato
@shukrijama4063
@shukrijama4063 9 ай бұрын
Bisinka ilmo firaash maanu ahayn ilamah gabadhu iyadoo mehersan ay gogoldhaaf samayso ilmahaas ninkii ay u mehersanayd baa iska leh waana ilmo firaash. Maxaa hadana ninkay guursan doonto lagala doonayaa. Wiilkan inuu iska aamuso ayaa u khayr roon. Isagay cunsuriyadi haysaa oo shiine sidiisa ugu kacsan
@jhg5545
@jhg5545 9 ай бұрын
Xbbti ❤ Kani wa aqaliga ladhere yasha 😂 Sana lagu leyahay aqli lex sac ayaga ma usku jedan badw nimo ma jirin ila ayaga kenen nin rag oo mit kale ku sijido sanew dhahayi kan kalenah sanow dhahayi hadey Naga amuslahayen dadasharf lahan noqan lahen rere badiyo magala lakeni Loma xuma cudubilah labo labay kugu dilayan nin iyo agoda melahay shibiro camal ka qeqelinayan yahu madow iyo cadan wax an matalno maleh muslin iyo gal Dada laga yabahay ban nahay galkiya yabay li anow dadat muslimin aho xaranti xalashadiyan nahay oo xalashei turi yasir Allah kuwananah no kenene ilen aqaligiya ebar ahe hebla laqarxi hebal gorgorada ka dhacadi hebwowo qoslayi labo labo kugu dilayan landhere yasha qabaya sha ah aq😅 waku salami walashey ❤ nacimo cadey❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Aadaan kuu salaamayaa walaal!
@jhg5545
@jhg5545 9 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee Waka qadi wanag badaney❤️🌸
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 9 ай бұрын
Kkkkkk muxu yiri wiil Kismayo ayaan ahay Kismayo lehjadaan maba looga hadlo waa heer woqqoyi lehjadisa wuxuu isku dhhibu noosheega
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
hhhhhhh
@zamzam5255
@zamzam5255 9 ай бұрын
NIINKAAN MAGAC CUSUUB AYUU LAA BAXEEY
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 9 ай бұрын
Waxaan isleeyahay inay manaal afka furato sida dadka qaar taan layaabayna manaal waxay tidhi single ma ihi markaa say wax ujiraan ilaahaybaa og
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 9 ай бұрын
Caruurta videos ga hooyadood baa loogu dirayaa narkaa gabadh yar oo aanay dhalin dee loogu dirimaayo mobilkeeda Ta labad manaal na mobilkeeda ayuu ducada ugu dirayaa waa 2 kala reer 2 video kala duwana waa la duubaa
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 9 ай бұрын
Shiine wuu sheegay inuu dhalay gabarta yaetaa habeenkay udhalatay buuna ku soo qoray facebook ga ee soo lagama yaabo inuu asaga magac kale oo magacyadaan la sheegayo kamida u baxsaday manaalna ay magacaas kale utaqaan
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 9 ай бұрын
Waaku.fiicantahay.waayo.gabar.walaasheeda.ouu.qabo.ayay.ku.jeesjeesi.jirtay.ayadoo.waliba.baraha.bulshad.anshax.xumokula.sameyn.jirtay.shiine.waa.kugu.macdahay.garoonka.muqdisho.lagu.tilmaamay
@Sanriom3lody
@Sanriom3lody 9 ай бұрын
Wcs naciimo mamaqashay safiya maxamad daud ninki uhoreye igursaday bey tiri ilmana udhalay tiri
@hanaali1380
@hanaali1380 9 ай бұрын
Tiktok miyey ka sheegtey?
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
bEENLEEY WEEYNAATAY WAAYE NAAGTAAS!
@bellasharif9501
@bellasharif9501 9 ай бұрын
soom. Waayee yaanan danuubta la.kordhisanine dambi dhaaf rabi hala weydiisto nin iyo naagahiisa iyo ciyaalkiisa maxaa idiinka galay?
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Wixii run ah waa laga hadlayaa, danbiga waxa keena diinta weey caddeeysay!
@bellasharif9501
@bellasharif9501 9 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee Haye
@zamzam5255
@zamzam5255 9 ай бұрын
SHIINE WUU QALDAN YAHEEY WAXAA SEE KAASII DARAAN KUWAA DAABIIGA SII BADIINAAYO
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 9 ай бұрын
Naciima wax kastaa tidhi walaahi waa kugu raacsanay. Su’aal ku waydiinaya .Ducadan , Cimrada iyo Xajka miyaanay ahayn in Ilaahay loo badhax tiro waay loo soo duubaya miyaanay istusnimo galayn? الاخلا ص هو، السّعي لعدم إظهار العمل الّذي يقوم به، فالمسلم المخلص بصدقٍ لله تعالى في عمل لا يحبّ أن ينظر النّاس إليه Ilaahay Somali hasoo hanuuniyo . Raga somalida ee Baraha bulshada ku jiraa waa ignorant most of them .
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Walaal suaashaas anigaba waan is weeydiiyay!
@um.samiir3755
@um.samiir3755 9 ай бұрын
Gabar islaameed ninkii xumeeyo kuwiisaa laga jaraa ayadana weyiskudheshey intey islaheyd ck bahdil ayadaa labahdiley gabadhana ck aadhalaan filaa
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 9 ай бұрын
Ck see u dhalay 2021 kala tageen gabadhana 2023 dhashay hhhhhhh ilmo lbo sano caloosha kujiray miyaa
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 9 ай бұрын
Laakaha iyo buskut waa labada qof ee youtube ugu liito mana daawado walh malaa yacni baan u arkaa .
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 ай бұрын
Isku wexeey soo gudbiyaan, naagtuu kan soo qaato kankalle wuu kasoo daba qaadanayaa, xishood dhan maleh heblaaya lafuray, heblaayo lashukaansaday IWM!
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 9 ай бұрын
Soomaali iNtey qabyaalad kuwareersanthy meel gaadhimayso runtaa DHIbta
@saadhohaji9046
@saadhohaji9046 9 ай бұрын
Shine culay dambi kumaharin isaga intu cimra ku maqna social media walagumashquley malin ladaho cudur baakudacay malin ilmu inkirey,wale maxaladambabey .
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 9 ай бұрын
Siyaad bare miyuu ka yaraystaa hogaamiye kooxeedada waad arkaysay sawirada gobolada waqooyi sida loogalay hada hadaad gogol geliso hargaysa 1991 siday ahayd dhamaan dadkii kunoolaa dhuldham oo 5 gobola ayuu lagu dhawaaqay inuu dal ka hadho dadkana la dhameeyo oo firxad itoobiya galay mooyee cid kale la reebin kufsi dil dhac anaga isuma kaaya dhawa xamarna iwaa meesha bilaayada laga soo diraayey
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 9 ай бұрын
Kkkkkkk lacag weynaan iyo yaraan ma gasho nagti la qudbo sirestane ewalba ma iyada la sheeg sheega jirey maya ida is yeeshey maxey u aqbashey ha lagu qariyo marki hore hadeybo runtahaye qudbo siradaas yan nala dambajinin youtube runta kama hadlaane qof walbo dantiisa kista yar ka so galeyso u fiirsada bes
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 9 ай бұрын
Ninkaa ilaa 2017kii baa arki jiray isagoo been sheegaya
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 01.09.2025
Somali Radio
Рет қаралды 566
#Qiso dambi baaris ah kiiska ibraahiim oo aad u adag @Hafsabilanqis
49:37
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 4 М.
Qiso Cajiib ah Odaygeeda walaalki ayeey Xaas labaad u doontay 🤔🇸🇦🤔
18:09
UGU DAMBAY WUU DHOOFAY WIIL KII YARAA EE CANADIAN KA AHAA FAXAD WAYNAA
22:35
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН