Shiine Culey oo Faras ku dhex maraya Minnesota iyo Dalmar Yare, Hodan Sharma Boy xaflad usameeyey

  Рет қаралды 67,492

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Shiine Culey oo Faras ku dhex maraya Minnesota iyo Fanaaniinta Dalmar Yare, Hodan Abdirahman iyo Sharma Boy xaflad usameeyey

Пікірлер: 144
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
Suldaanka Soomaaliyeed Suldaan shiine Culay 👑❣️
@Nimcosharaf465
@Nimcosharaf465 Жыл бұрын
ALLAH IS ONE❤❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Martin walaahi waa goob iyo beesha garxajis ❤✌️❤ Isaaqow reerkas wadaa noqda
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Soo maaha
@dayuus1dayuus733
@dayuus1dayuus733 Жыл бұрын
Garxajis are nice ppl
@inaabdullaahi7009
@inaabdullaahi7009 Жыл бұрын
Weli ma arag wariye ama KZbin ama xataa wasirada Saas lomaso dhaweeyn saas dhan loso dhaweeeyey shiine hartigu waa ku hagar baxeen ❤❤🎉🎉🎉
@queenikky1436
@queenikky1436 Жыл бұрын
shiine masuul somaliyed waku bashalay America laandhere 🤟🏻🦁
@foziaahmedhassan238
@foziaahmedhassan238 Жыл бұрын
Masha Allaah Somalie hanolato inch Allaah
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Shine legend waankuwadana hartinimo 😂❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Viva Harti ❤
@abdullahinoor6046
@abdullahinoor6046 Жыл бұрын
Ninkaan xildhibaan federaal halaga dhigo
@krazyville
@krazyville Жыл бұрын
Legendary Shiine Culay 💯👑
@mudhiano_1379
@mudhiano_1379 Жыл бұрын
Suldanka Beesha RaxeySo🎉😂
@ramadanaliomar4623
@ramadanaliomar4623 Жыл бұрын
Shiine Culey Waa inaad USA U MAHAD CELISID YEAH ABDI SWEDEN
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 Жыл бұрын
War Shiine Dadka Somaliyed Waaa Isku Wadi Karaa Hadii Wx Siinta Loogu Roonaado
@heblaayocadeey629
@heblaayocadeey629 Жыл бұрын
😂
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
CALAN QABIIL AYUU FARASKA LASO FULAY AWAY CAWALE WAR WAXAAN WAA DULI CALMKA 78 DAL FADRAAL AH WAX SAAN SAMENAYO LAMA ARKO😢
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
MashaAllaah calanki MAKHIR STATES ❤
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Walal calankaa waa fahmi waayey maxuu yahay
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
​@@jamilayusuf9521calanka maakhir state of somalia Saldana sanaag heylaan. warsangeli 😊
@juule-g2x
@juule-g2x Жыл бұрын
darood oo dhan baa meesh jooogta wrsangli kaliye maahin
@xaliimomaxmade8682
@xaliimomaxmade8682 Жыл бұрын
Maasha Allaha ideer guuuleyso ❤❤❤❤❤
@sharifmaxamad1801
@sharifmaxamad1801 Жыл бұрын
😂😂😂😂 markii ck nagow soo furay kugu xarirto sanaa loo washaa😅😅😅😅 shiine woxow saan dhan u sameynayo qofkii aqli lahaa fahmi kara
@heblaayocadeey629
@heblaayocadeey629 Жыл бұрын
Batuulo Buurana meeshaan makeentay😂nagadaa habartaas aan ka nasanee😂xaflada kaa daawane😂
@sharifmaxamad1801
@sharifmaxamad1801 Жыл бұрын
@@heblaayocadeey629 hhhhhhh naag nikedu nagow soo furay hor tagantahy sey melba toog ugu bodi lehed camalaan shiine ka arkaa
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
​@@sharifmaxamad1801😂😂😂😂 walee beenta ma ahan shiine wa hambadi CK leef leefa dhaqanka raga waxba kama yaqaano mesha tago inu tago rabya naagta Ka guursayey hdane America Uma socon laheen CK aadey iska barajee isleyahay manta CK hdu dal kale aado oday baahane wu ka daba aada
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 Жыл бұрын
Shiine cule salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 7 ай бұрын
Mansha allah ❤
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
Warsangeli wiil iga siiya tolkayow😊
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
Suldaanka shanta soomaaliyeed ❤
@Learntheworld-q4i
@Learntheworld-q4i Жыл бұрын
So Dalmar is a living legend
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Allaahu. Akbar
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 Жыл бұрын
Wow inaadeer waa qurux waxad moodaa inaad laascaanood joogto
@AjeyqalbiQalbi-ry8km
@AjeyqalbiQalbi-ry8km Жыл бұрын
Al xaaji shine culey cadawga hajabo am from koofurta❤❤❤❤
@AliAhmed-qb2yy
@AliAhmed-qb2yy Жыл бұрын
Shiine jeegada xiiran iyo koofiyada ismalahan ee walaalo iska daa jeegada aad xiireyso
@MaxamedShafeec-dr9hq
@MaxamedShafeec-dr9hq Жыл бұрын
Keep going zxp
@sulubsomalikamas2923
@sulubsomalikamas2923 Жыл бұрын
Sharaftu waa calanka qaranka qaadatid ee ma aha inaa maro waxba ahayn qaadatid
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 Жыл бұрын
Kusoco Shiine Culay masha Allah
@hannaismael1854
@hannaismael1854 Жыл бұрын
Wale sidani wa istusnimoo umaad dhan aya bahaan lacagtaan musik iyo fatararak wala iska xisabindonaa
@ebladubow9958
@ebladubow9958 Жыл бұрын
Asc ninka idinka muqada wa maxah isaqa ah
@heblaayocadeey629
@heblaayocadeey629 Жыл бұрын
Shiine Baahane waa ka qalanjabisay miya😂 Xaaji Tajir😂Shiine dollar😂
@user-dk1pe9mo8m
@user-dk1pe9mo8m 11 ай бұрын
Woow shiine culay musharax
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Жыл бұрын
Shiine muxuu yiri…xaaji lacag hala iibixiyo 😂wallee Minnesota faras baad ku martay. Shiine legend harti, we love you ❤masuul sare waan ku wadana.
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
MashaAllaah warsengeli not easy 🎉
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Maash allaah mustaf maratin
@mohamedosman909
@mohamedosman909 Жыл бұрын
Harti is not easy 😂 kkkkk
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 Жыл бұрын
Legend 🥰👑
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Жыл бұрын
Maasha alah guul soomaali
@foziaali7610
@foziaali7610 Жыл бұрын
Mashallah legend laan dheere ah❤
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 Жыл бұрын
Shine ma garaadkii war san geliba
@rowjaomar
@rowjaomar Жыл бұрын
Aamin camera man manoqotay wll
@foosdjama8266
@foosdjama8266 Жыл бұрын
Which flag he got ?
@queenikky1436
@queenikky1436 Жыл бұрын
maakhir state sanaag hayland and bari wll
@nasroegal7289
@nasroegal7289 Жыл бұрын
Masha Allah
@Muniiryare-z5f
@Muniiryare-z5f Жыл бұрын
Faraski dalmar yare miya❤
@norajabril7955
@norajabril7955 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Жыл бұрын
Calanki khaatumo meeh illayn khaatumo la aanted waxba matihide midig iyo bidix baad ahaydene😊😊😊😊😊mise waa cadho ka kacday mj😊😊😊
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Khatumo iyo mj xageeh u kalawadaah waa isku mideh huuno
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
calanka warsangali baa leh
@socodwanaag9018
@socodwanaag9018 Жыл бұрын
Adaaba qabil shegayee se uledahy somalinimda hala ilaaliyo😢
@sacdiyasakariye9814
@sacdiyasakariye9814 Жыл бұрын
Hhhhhh shiiine umad maaaha😂
@shaymacali7436
@shaymacali7436 Жыл бұрын
🦾Guulset alle kayel wl Shiine🇧🇸
@Asiahaji1
@Asiahaji1 11 ай бұрын
Shiinow anigana isooducee Ina adeer
@queenikky1436
@queenikky1436 Жыл бұрын
shiine waa xaraabo socda wlhi 😂😂😂😂😂
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@adontiialle8171
@adontiialle8171 Жыл бұрын
Subxanallah illahay ba wayn oo xaq lagu cabudaa
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta Жыл бұрын
Hodon abdirahmaan nafta ka dhacday meel walbo wa tagantahay 😂 only because of farxiya kobayare halaga sheego camal 😂😂😂😂😂 Ilahoow wan cid walbo Qof darteed uso dhaweyn
@ayaanmuuse-mm8eo
@ayaanmuuse-mm8eo Жыл бұрын
Hoodan abdiraxman waa lajecley dalab kutimada any where or any time markaa hakuhabsamin
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Жыл бұрын
Mash Allah hodan is not easy
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
SaaS waaye🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Жыл бұрын
Garaad shiinow daanta daameer miyay ku duulsartay salan sare garaad ❤
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Eresh. Miyaa. Tahay shiine
@lulymusse8977
@lulymusse8977 Жыл бұрын
Shiine culay horgalnimadii miyuu ka baxay waa isaga fardihii harti fuulaye
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Kkk waa Waa dad shaqo waaayay
@shamsaweheliye2521
@shamsaweheliye2521 Жыл бұрын
Mashalaah gabdhadaha hajka ma adiga doranayo sharma so fun
@Dagan721
@Dagan721 Жыл бұрын
Kkķkk rer manasota Somaliya ayaa laga bahan yahay lacagtan ku dheleysan ma siisan
@AshaIbrahim-h7o
@AshaIbrahim-h7o Жыл бұрын
Mashallah👍👍👍❤
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
SOM PLEASE XIISHODA.MARKAD WADAMADA KALE JOOGTAN 7 MAROXUUN MIDBA UU LASO SHIIRTEGINE WADANKA ILAHAY IDINKU AABURAY SHARAFTIYSA HAA KUCIIYARINA DADKU WAA IDINKAYABANYAHE
@user-dk1pe9mo8m
@user-dk1pe9mo8m 11 ай бұрын
Waan ku wata
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Жыл бұрын
Maansha allah
@sahroyusuf9130
@sahroyusuf9130 Жыл бұрын
Yaa ila arkay ninka cadanka suu ufirinayo shine culey
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын
Suldaan shiine colay waa suldaan ka daaroo
@aminahirsi2334
@aminahirsi2334 Жыл бұрын
Ascw suldanka 💯💯💯👍👍👍❤️❤️❤️🐴🦁😍🤑🇸🇴
@zachcde24
@zachcde24 Жыл бұрын
HAJI LACAG😂
@Ubah14
@Ubah14 Жыл бұрын
Doqonow maad calanki Somali oodhan sooqadatid kagu hadanbeye agaa Sidii gabdha lagalbinayo ayuuba isukay odhan😅😅
@Aminodhyman
@Aminodhyman Жыл бұрын
Wow ❤❤❤❤❤❤
@sadiaismail3171
@sadiaismail3171 Жыл бұрын
ninkan shine clay master ck ahayo
@kalagooye9200
@kalagooye9200 Жыл бұрын
Calankaas hada yaa leh 😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Maashir state of soomaaliy kkkkk
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Sorry maakhir
@kalagooye9200
@kalagooye9200 Жыл бұрын
Maashir ma warsangali miyaa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Maakhir state al warsageliya
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Marka calanka qashinka ah wado maa calanka somaliya qaadatid duli weersha ah
@abdirisakmohamed2668
@abdirisakmohamed2668 Жыл бұрын
Ob waa Suldaan shine
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Жыл бұрын
Waa saas asal soco waryaa!
@elviji103
@elviji103 Жыл бұрын
This old men he is confuse 😂
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 Жыл бұрын
Kan lasaaran Talow ina busta yaraa uekaa
@farhiyaali6652
@farhiyaali6652 Жыл бұрын
Dalmar yare lama oga waa fadushiyoo qofa kkkk
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Жыл бұрын
Allahauyasiro
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 Жыл бұрын
Shineculayyawalay
@hannaismael1854
@hannaismael1854 Жыл бұрын
Somalii iyo boqolaal calan
@hannaismael1854
@hannaismael1854 Жыл бұрын
Malayacnii wale akhiraa danbeysaa somalieyey
@ifrahabdillahi4575
@ifrahabdillahi4575 Жыл бұрын
Mashal Allah hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 Жыл бұрын
Wajale wuxu xasuustay marku mustafe maartin yidhi 3000 ban ku darat milxo qabyaladu xuma shiinow
@SayidXiinfiniin
@SayidXiinfiniin Жыл бұрын
Caqli aduun markuu kaabuxdamo Waa iska sidaaan
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
War ileen shiine culey maxaa laga sawirayaa waa yaabee 😂😂😂😂
@foosdjama8266
@foosdjama8266 Жыл бұрын
Maakhir flag miyaa
@fadsacada5136
@fadsacada5136 Жыл бұрын
Marad u wato qabiil kee leh calan Somali ma ahee
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 11 ай бұрын
Somalinimada ka tegi maynee, adigu cawaale mee? maxaad calan aanay ajaanibku aqoon ugu kor wadatey faraska????
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
👏👏👏💐😎🦁🇸🇴
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Aniga waan yaabe shiine macnihiisa Ma fahamteen mise maseer baa waxan inuu sameya ka tusiyay wakan wuxusan eheyn isagakeen dhigaaye mise umada somaliyedbuu waxmagsrsto modaye yaaabwuxu Ma maangaabuu ahaay
@queenikky1436
@queenikky1436 Жыл бұрын
naa shiine saldanadu ka dhashay iyo asxaabtisa uso meeyey sodhawayn shiine maso tahribin ee niicda kala tag inanka 😎
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
@@queenikky1436 Ma boosbaad ka jafjafaneysaa hadalkagu wax macnale ugama jede mise cidii bahdilneydbuu wiil wax idinla dhiguu isaga uun U muuqdaa Alla waxan dad aheyno qabiilka uun isku quudiyo naxay waxay aheyn ist moodaan kkkkkkkkkkk
@aminoali9911
@aminoali9911 Жыл бұрын
Shiine waa naga diiyar naagti u bahan 😂😂😂😂😂 ok
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Жыл бұрын
Shiine ina adeer tusbixii maluu sooceliyey
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
Beydka ilaahay inta soo martay hadana naagaha sidaa isugu mar waa khalad towbad keen shiinow
@vitoriavibe9905
@vitoriavibe9905 Жыл бұрын
Khatimo State of Somalia xagii ku Iowday😂😂😂 iyo Harti weyne oo dhan ?
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Dad lagu guuba calamada badan 😂
@maxamedbeyle2661
@maxamedbeyle2661 Жыл бұрын
😂😂😂
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
anigu dayro daaro daarood baan ubixiyey waa kaa lanoqday ❤
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
The white guy at the back, is going wht in the world is going on!
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
🎉🎉🎉
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 359 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Shiine Culay oo guri ka iibsaday Maraykanka iyo qiimaha uu ka bixiyey
11:53
SHARMA BOY SIDAAN KAMA FILEYNIN😭
40:31
Baaba Jeey
Рет қаралды 180 М.
Kaftan iyo soo dhaweyn Shiine Culey oo yimid Minnesota.
21:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 72 М.