Shiine Culay oo bogaadiyey horumarka Somaliland oo noqotay Singaporetii Afrika

  Рет қаралды 72,036

Shiine Culay

Shiine Culay

Күн бұрын

Пікірлер: 1 700
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 3 жыл бұрын
Reer Somaliland like ta u saara shiine caawo runtii uu qarin jiray ayuu sheegay Horumarka wallalkaa waa lagu farxaa ee lagama xumaado 💚❤💭💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭💭💚❤💭💚❤💭💚❤👈
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 жыл бұрын
Runhamoodin ciilbakakeene waxbakudhimane dowladii u rejadakaqabay ayaakaburburaysa kuwii S/Land kasoohorjeedaybu uguwaynyay
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
@@kawsarxuseen2442 Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah. Tabaraka. From Muqdisho
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
@@salmaahmed2263 Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
Away reer Somaliland like ta dhac ku siiya nacala shaydaan ku yaalyee Waan idin wataye guuul iyo gobanimo from ogaadenia
@layladhalsanaag9749
@layladhalsanaag9749 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali from Somaliland
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 3 жыл бұрын
Mahad Sanid wll♥️
@maryanmaxamed2991
@maryanmaxamed2991 3 жыл бұрын
Me too
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
@@layladhalsanaag9749 ada mudan
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
@@Sara-hx8wu ada mudan
@RelaxHold
@RelaxHold 3 жыл бұрын
Allow usiyaadi nabadaa suganoo barwaaqo ku soor Somaliland 🤲 Ilaahayow walaalahayo Somalia iyagana ka saar dhibta haysata
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 жыл бұрын
Suscribe
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 3 жыл бұрын
Beautiful
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 3 жыл бұрын
Aamiin
@amish6126
@amish6126 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 3 жыл бұрын
Cad ceeda sacabku ma qarin karo 😂👋somaliland wey horumartey allow barake wadan keyga happy 18 may all somalilander people 💚💭❤✊🏻
@runshegchannel9296
@runshegchannel9296 3 жыл бұрын
Walahen baa tihiin nagama go aysaan marnaba hormarkiinana waa hormarkeena
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 3 жыл бұрын
@@runshegchannel9296 what u mean ngama go'aysan hader miyan kula jogna, walaalo weynu nahey oo somali nimo aya inaga dhaxeysa lkn carabtuba waa carab wana kala carab io wadan marka dal gara banu nahey.🤍👍
@kaluunyasiin2016
@kaluunyasiin2016 3 жыл бұрын
Reer somaliland waxaan ka codsanaynaa lacagta aad samaysateen nasoo gaarsiiya electronic baa lacag noo ah e from puntlan guul somaliland
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 жыл бұрын
Tii somlia meeday
@shiinexusen4748
@shiinexusen4748 3 жыл бұрын
Wall waa waajib putlan waanu jecelnahay
@xamdi8775
@xamdi8775 3 жыл бұрын
@@dhiibsanetvshow weey baaba.day
@nuraali7610
@nuraali7610 3 жыл бұрын
Walal waa in aad ku qasabdan kuwa mamulka putland haya in ay wax kabadal lacaqta oo ka diida meshan ninwalb A4 warqad majinka lacaqta ka sameynay.haddi kaleto walikin sidas ayey iidin haysan oo dolarka ayaga qadan halka idinka ay idin siindon A4warqa lacaq laka sameyey.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Idinkaa LeH wLaLayaL wX wLba aanu LeenaHy
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay walalkayoow from somaliland 🥰😊🤩😍🖐💪✊
@bile5784
@bile5784 3 жыл бұрын
Armada hadhow wiilka naga xidhaan haduu niyad kacoo xagiina hargaisa yimado kuwo badan oo Warsangeli iyo dhulbahante aya xaq daro ugu xidhan hargaisa iyo cerigaaboba..
@Bella.Theodore
@Bella.Theodore 3 жыл бұрын
@@bile5784Labada reer ba dawlada bey Ku jiraan. Ha nugu mashqulina 😘
@mowliidabdi389
@mowliidabdi389 3 жыл бұрын
Aamiin aaamin
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Away rer somaliland guul iyo gobanimo hor mar wacan from jigjiga ❤👏
@dheman1418
@dheman1418 3 жыл бұрын
Thanks jaarka xalaasha ah😍😍🙏
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
💚🤍♥️
@xamdadaalo6610
@xamdadaalo6610 3 жыл бұрын
Somali galbeed waan idin wataa
@abdiosman6383
@abdiosman6383 3 жыл бұрын
Horumarkee caasimadi Hargaysa ayay wadooyinki yihin boholo maxaa goboladi inta kalana filanaysa beenta ayaa run ah miya mida kale dakada Berbera Emirate aya iska leh oo laga ibiyay Ethiopian ayana maamula gaaja looga tahribay Somaliland meeshan ku dhashay sow maaha layga sheekayn maayo
@hanadkopciy3145
@hanadkopciy3145 3 жыл бұрын
Thanks
@butterflyxclouds4117
@butterflyxclouds4117 3 жыл бұрын
From muqdisho , Masha Allah 👍👋🌺🌹💜 Waa sax, Walaalahayn Somaliland Allaha u barakeeyo nabada iyo xasiloonida ka jirta. Amiin
@yahyechannel3510
@yahyechannel3510 3 жыл бұрын
Keep going
@abdilrahmanhussein4050
@abdilrahmanhussein4050 3 жыл бұрын
Somaliland ‎ لا إله إلا الله محمد رسول الله 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 ⬜️⬜️⬜️⬜️ ★⬜️⬜️⬜️⬜️ 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
@umumaida9912
@umumaida9912 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
@@umumaida9912 Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll
@halyeeyqaran2064
@halyeeyqaran2064 3 жыл бұрын
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦💠🟦🟦🟦🟦🟦🟦
@1uqmanGG
@1uqmanGG 3 жыл бұрын
Somalia 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦 ✰🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland لا إله إلا الله محمد رسول الله 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 ⬜⬜⬜⬜ ★⬜⬜⬜⬜ 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
@دايا-ح2د
@دايا-ح2د 3 жыл бұрын
كيف؟😢🙄
@sadaabdi671
@sadaabdi671 3 жыл бұрын
Thank you culey From boorama magaaladii nabada iyo aqoonta ee somaliland 💚🤍❤
@drgarad
@drgarad 3 жыл бұрын
Isaaqow waa idin wataa. From Hawiye, Ciyaal Xamar 💚🤍❤
@mucashaqsomalilndr1241
@mucashaqsomalilndr1241 3 жыл бұрын
Walalahy hawiye 💚🤍♥️🇸🇴🇸🇴
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah. Ani xitaa. Xamar. Waa walaladeen
@dheman1418
@dheman1418 3 жыл бұрын
Walaalahay guull idiin rajaynaynaa mahadsanid💚🙋‍♀️💬❤🇸🇴🙏
@nimcoali1172
@nimcoali1172 3 жыл бұрын
qadiyad uunbaa laysku hayaaye soomaali waa walaalo taa waan aaminsanay
@mohameddaauud5426
@mohameddaauud5426 3 жыл бұрын
Reer somalilanoow dheh niyew waku sidee pro
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 3 жыл бұрын
Allaha idin siyadiyo hormarkina rer Somaliland from mogdisho
@xamsesaban3384
@xamsesaban3384 3 жыл бұрын
Waar odayga cumaamada halagu tuuro gobonimo ayaa la inagu yaqaanaaye #SOOMALILAND GUUL IYO GOBONIMO WAARTA❤❤
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 3 жыл бұрын
Say maansha allaaah shiine waa nin qalbi fiican
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 3 жыл бұрын
Say maasha allaaa h
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 3 жыл бұрын
Rer Somaliland walaladeyn hory usocdo hambalyo wani salameynaa from mogadisho
@zucaadcabdi5841
@zucaadcabdi5841 3 жыл бұрын
Masha allah wllo waad mahad santay qalbigaan idinkala dabaal dagaa 1 luuyo muqdisho waan jeclay guulaysta wlaalay aduunkaan idinky jeclahay wlli🇸🇴
@draminarashid8466
@draminarashid8466 3 жыл бұрын
Shiine culay aad bad u mahadsanthy warkaga waa ku diirsaday waxid reer Somaliland ah from Ceergabo iyo caasimadi Sanaag💚🤍❤
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Gobolkaygi adiga iyo gobolkayga baa wan idin salamay wll somaliland dhalada
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo 3 жыл бұрын
Magaaladaydii gabadh waynooo Reer Yuruuura ah💚🤍♥️
@rouhirahma9468
@rouhirahma9468 3 жыл бұрын
Shine culy abti ani waan ku tagera from somliland wllka horumarkiisa waa loo qira somli oo dhan guul iyo horumar ayaan u rajynayna 💚🤍❤✌
@juumjaam4872
@juumjaam4872 3 жыл бұрын
Somaliland guul baan idiin rajeyneynaa walaalayaal from muqdisho
@suadomer8737
@suadomer8737 3 жыл бұрын
Walalhy idinkana waa malmo barakysane dhib alle haa idinka qado
@محبوبةالرحمان-ك3ش
@محبوبةالرحمان-ك3ش 3 жыл бұрын
Idinkana sidoo kle wll Nabad iyo nolol insha allah
@najaxcabdi4906
@najaxcabdi4906 3 жыл бұрын
Thanks wllo
@ismialjirrdedhiibsane7850
@ismialjirrdedhiibsane7850 3 жыл бұрын
Ragii like kugu hiiliyay banu ahayn markii CBB Farmajo ku heshay ,waxnu kugu hiilinay in aad ka Soo jeedo Somalilander nimo, wanu ku wadan alle h ku xafido ,gobey liico ha jabin form Dekeda Berbera 🟩🟥⬜️
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
Haa wA RUN Anagaba xaadayada ka giijiya ayaa la lahaaa shiine
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Inta jcl horumarka #SOMALILAND❤ uguna ducaynaysa in allh u siyaadiyo Wllaha SOMALIA een jaarka nhyna sii amni horumsr wada tashi🤲🤲🤲🤲 #LIKE___👉❤👈___#IISAAR Happy 18 may 2021❤❤ and hapy ciid mubatik❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caarifaadancaarif2623
@caarifaadancaarif2623 3 жыл бұрын
No
@amish6126
@amish6126 3 жыл бұрын
@@caarifaadancaarif2623 yaahuu
@amish6126
@amish6126 3 жыл бұрын
💖💖💖
@hapaneshaydo9
@hapaneshaydo9 3 жыл бұрын
From puntlanders We Love Somaliland ❤ Allow U Siyaadi nabado Barwaaqo ku Soor SomaLiLand
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 3 жыл бұрын
Sidoo kale wllo boqortooyada waanu taageernaa anaguba meesha siyaasad uun baynu ku kala duwanahay mooyee dunjiga wa ka simanahay hilbo wada dhashiyo hayb qudhana waynu wada nahay. Bal se waxaan qirayaa puntland in ay nooga dhawdahay somalida kale oo dhan oo aanu ka jecelnahay
@MGuhaad
@MGuhaad 3 жыл бұрын
Waxaan Allah kaaga baryayaa inuu ku waafajiyo laylatul-Qadr "Aamiin"♥️🙏 Aan isku duceyno
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 жыл бұрын
DuriyadiiH iz muujiya inader 😂😋🙋🏻‍♀️
@jamaabdi9233
@jamaabdi9233 3 жыл бұрын
Reer Somaliland Ninkaaa Like ta ka haqabtira. CBB Uga hiiliya😂😂
@fathihassan7078
@fathihassan7078 3 жыл бұрын
Wa ugu hiiliye dislike
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Dee haayo maqaaxida sidaa maku wadaya like waa geed ka go ane
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
From koonfur Shiine waa istahilaa 100,000 likes
@kaboonali5466
@kaboonali5466 3 жыл бұрын
Ninkani wakii awalba SL kasoo horjeeday
@hazzanaafi6160
@hazzanaafi6160 3 жыл бұрын
respect Shiine Culay. waa kuu hiilinay hore iyo gooraaleba, keep going mazuul, Qadarintu waa wax aad xaasaasi u ah.
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 жыл бұрын
Mashalah from laascaanood gobolki darawiishta musdambeedkii qaranka somaliland 🇮🇷
@unkamaali808
@unkamaali808 3 жыл бұрын
Gobolka Miizaama dhaqanka siyaasadda gobonimada iyo Gumeysi diidka Somaliland waa SOOL MASHALLAH
@mohameddek3103
@mohameddek3103 3 жыл бұрын
Wllhi muqalkan tiktok kaso arkay so cararay anon muqalka furin ayaan like saray anon dawan ayaan comment tigan so qoray 🔴⚪💚
@eng.mohmetyoos4523
@eng.mohmetyoos4523 3 жыл бұрын
Waryaa mohamed Dek maqaaxida shine culey miyad u camirta
@xanaansaleban6280
@xanaansaleban6280 3 жыл бұрын
sido kle like u so galayi fb ka dawado
@tiriiga8168
@tiriiga8168 3 жыл бұрын
😂😂
@naciimaaden261
@naciimaaden261 3 жыл бұрын
Inta somaliland like dhackusiiya❤🤍💚
@haldhaaizmael9351
@haldhaaizmael9351 3 жыл бұрын
1k dislike ah intaaso dhami ma cadowga somaliland ba cuqdad udhinta Somaliland way tagte haku mashquulina shiinow Adna Thanks wllo🥰
@SaidAdan
@SaidAdan 3 жыл бұрын
Waa daaroodka buka walee inaanay cid kale ahayn
@abdirisaksaabir2566
@abdirisaksaabir2566 3 жыл бұрын
Si dhex dhexaada ayaad u falanqaysay somaliland iyo somalia runa wad sheegtay
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰Somaliland anaa tagay last year waxay ahayd markii iigu horaysay way dhisteen dhulkooda Masha Allah Baraar hotel baan daganaa burco xata waa tagay nasteex restaurant cunto macaan baan ka cunay horuman iyo nabad bay haystaan ilahay ha u siyaadiyo muuse baloodh yar aan buuul yar ka dhisto ma isiinayaan qurbaha waaku wareernay meelkale oo nabada oo somaliand ka fiican ma jirto hambalyo reer somaliland ilahay ha idiin siyaadiyo nimcada
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 3 жыл бұрын
Kuso dhowow walalo dalku wa kagi hotelada aad shegatey io kuwo ka badanba way ku yalan dalka dalxiisna wad ka dhergi noso laabo wllo ana ku diyara inan kso dhoweyO💚💭❤🙏
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 3 жыл бұрын
@@abdeek_.othman thank you so much walalo I will be back insha allah dad qalbi fiican oo nasab ah baan kusoo bartay somaliland
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 3 жыл бұрын
@@ikkranmoha1709 welcoMe again and again sisy wn jeclaHy dadka nso boqda ee qalbiga fcn ila so xidhidh walaal Instagram keyga ku qoraa ok. @updek_othman.🥰👋
@abdifatahjaqomedia4290
@abdifatahjaqomedia4290 3 жыл бұрын
Falluja ayan baloch ka siine welcome ana 4balodhku lehe
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Inshallah wllshay wan kuguso dhawayn doona from hargeisa
@amiinali8368
@amiinali8368 3 жыл бұрын
Sidaasan bilaa mayar nahy shiinow lkn acbdi kariim axmed moogi oo qabsada maxd umalyn London bay noqoysaa insha alah 🤩🤩2022
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
walaahi I believe ninkaasi haduu qabsado inaynu meel sare gaadhi insha allah ilaahay haku guuleeyo ina ahmed mooge 🥰🥰🥰
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 жыл бұрын
good wa runtaa insha Allah
@thelegend4244
@thelegend4244 3 жыл бұрын
Ninka Libintisa wa loqiraa.... thnks shiino hjiga like ta ugu cumamada 💚⬜️❤️🙏🙏
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍🙏😍
@azuuzmohamed3029
@azuuzmohamed3029 3 жыл бұрын
Respect ✊✊✊Shiine culay adigu Somalilander ayaad tahay Somaliland waa dhulkagi hooyo wellcom anytime
@amalnour4269
@amalnour4269 3 жыл бұрын
Amal from Somaliland in UK.🙋😋. Keep the good job
@abdullahimohamed9308
@abdullahimohamed9308 3 жыл бұрын
Waa kusalamay
@abdiazizmohamud7514
@abdiazizmohamud7514 3 жыл бұрын
Kkkkk abdilahi mala passport ayaad salamaysa
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Anigu dhowr jeer bad isaaq iyo somaliland cayday wanka xanaqay Lkn maanta hadalkagu sida xadiisku iigu socda mahadsanid bro💚🗯️❤️
@nazirpiihi7610
@nazirpiihi7610 3 жыл бұрын
Somaliland horumarkeeda wan ku faraxsanahay wadankayga❤🤍💚
@izramohamed5503
@izramohamed5503 3 жыл бұрын
happy 18 may all somalilnders 💚💭❤ thnkz xildhipaan shine culay waa zax in aragtidaada lagugu xushmeeyo anigupa kula aragti ahy wll walaalaheen Somalia alle dhibka hka dul qaado yaa rabbi
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 жыл бұрын
Dadka Waa Loo Qiraa Marka Ay Wax Qabsadaan !! Masha Allah Hambalyo Ayaan Leeyahay Reer Soomaliland Horumarka Ay Tiigsanayaan Waa Wax Loogula Farxo Mabrook Congratulations!! Horey U Socoda Walaalaheey Soomaliyeed!! Walaal Ku Dayasho Mudan Ayaad Tihiin ❤️
@gashaanpro1705
@gashaanpro1705 3 жыл бұрын
Thanks wall qaali aad baad u mahadsan tahay ku soo dhawooow somaliland
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 жыл бұрын
@@gashaanpro1705 Masha Allah Jazka Allahu Kheyr Walaalkiis!! Waan Jeclahay Insha Allah In Aan Mar Imaado Soomaliland Gurigii Horumarka & Fanka !!! Horey U Socoda Walaal Ku Datasho Mudan Ayaad Tihiin!!! 👍👏☝️😍💯⭐️
@gashaanpro1705
@gashaanpro1705 3 жыл бұрын
@@hanasheikhdon2808 markad imanayso isoo sheeg aniga ku diyaar kugu soo dhawenayaa❤❤❤❤❤ wadanka waa wadankaga
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 жыл бұрын
@@gashaanpro1705 Masha Allah Thank You Walaal Insha Allah I Will Let You Know !!! Jazka Allahu Kheyr Walaal ❤️
@gashaanpro1705
@gashaanpro1705 3 жыл бұрын
@@hanasheikhdon2808 dadka isma diidana lkn siyaasad umbaa la isku yara hayaa lkn bulshada Mel walba way tagi karaaan waana dhul somaliyeed❤❤❤
@nashadalicisse1216
@nashadalicisse1216 3 жыл бұрын
Soomaalind guulaysta 🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰idin jecliya from puntiland♥️♥️♥️♥️
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 3 жыл бұрын
Is Nashad a girls name?
@xidigochanel34
@xidigochanel34 3 жыл бұрын
Sidkle wllshy gobaatiin liicin abid
@bintusuldanabdi3842
@bintusuldanabdi3842 3 жыл бұрын
Waxan huba somali oo dhan inay nagu dabo daalayaan aakhirkana anaga hogaaminayna afhayeena aduunka kale uga noqonayna somali oo dhan like ii saara reer somaliland🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@yussufmuhumed3600
@yussufmuhumed3600 3 жыл бұрын
hoyada silkeda somaliland ogaden baa kacansan wlhi
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 3 жыл бұрын
Yussuf muhumed ma qoxiintiga ogaadeen baad sheegayza la hayzta yaaska hhhhh hanagu soo dhisin cagdheerta
@tahraanabdiqeystahraan5334
@tahraanabdiqeystahraan5334 3 жыл бұрын
Riya badana midan😂😂😂😂😂😂
@Motivate90172
@Motivate90172 3 жыл бұрын
Waa lagu saarayaa wll
@Motivate90172
@Motivate90172 3 жыл бұрын
@@yussufmuhumed3600 kkkkk ogaadeenku waa kee shalay ayuu cawaan ahaye dharka sida loo xidho iyo sida loo cadaydo ilkaha anaga idin barnay mrka ogaadeen inuu hadlaba maha somali cid ka badowsan car soo sheeg .........?
@fardosali6758
@fardosali6758 3 жыл бұрын
guuul somaaland💚💭❤️from muqdisho💙
@Gulletjoseph3
@Gulletjoseph3 3 жыл бұрын
Thanks my sister👋👋
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Aduunka laguma arag doorasho 80 cod uu minority uu kaga helo majority oo uu majority tigi aqblo 80 codba lagaga helay car kaso hela aduunka oon #SOMALILAND❤❤❤❤
@enghamiido745
@enghamiido745 3 жыл бұрын
Walaahi waa dhab walaal in aan aduunka laga soo helayn meel kale haduu dal Europe ku yaala intaasuun sameyn laha dugsiyada laynugu dhigi lahaa.
@abdiosman6383
@abdiosman6383 3 жыл бұрын
Hush warya faqash yahay yaa minority ahaa oo majority u tanaasulay xayawan yahow duliga ah soonka yaan kugu jabine sida raga u hadal
@mawlidosman2819
@mawlidosman2819 3 жыл бұрын
Ma majority ga 80 kelay mise minority ga helay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
@@abdiosman6383 Mxad ka hdlaysaa yaa faqasha
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
@@mawlidosman2819 Ex md weyne siilaanyo wuxu kaso jeday dafka la yidha wry u bdanyin SOMALILAND marka riyaale oo reer ahan kayar aya 80 cod kaga helay africa wD taqAn 80 bad sheegaysa hfay 50.000 ku kla helan ma asmCan
@DhagaxKure
@DhagaxKure 3 жыл бұрын
There's nothing so kingly as kindness, And nothing so royal as truth. Saxb you know the meaning of somalino.. I salute you 👍
@xogtaciyaaraha2944
@xogtaciyaaraha2944 3 жыл бұрын
Masha Allah somaliland guul iyo gobanimo idiin rajeyneynaa from muqdisho guuleysta🥰
@Somali122
@Somali122 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@luliitaomar8103
@luliitaomar8103 3 жыл бұрын
Shukran
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Anaga reer. Muqdisho hada nahay. Wax raacayna walaladeen. Soomaaliland.
@dheman1418
@dheman1418 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllalaalahayo😍😍
@zaamiyaaragsan6727
@zaamiyaaragsan6727 3 жыл бұрын
Somaliland inay horumartay laysku raac Waar reer somalilandoow like da igu dhooba💚🤍❤
@nimcomabsuud7566
@nimcomabsuud7566 3 жыл бұрын
shiine waan kuwaata alle haku sharafo 💚💭❤somalind way socotoo samadaa dusheediyo xidigahay kusoocta soo noqon maysee ki sugayo kasamiir💚💭❤reer somalind ismijiya
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 3 жыл бұрын
Asal ahaan Somalilind waa dad Goba ❤️💯
@arhmandssj910
@arhmandssj910 3 жыл бұрын
😂😂🖐waan ku wadanaa Xildhiban zhiine culay From s/land❤🤍💚
@naawijr7752
@naawijr7752 3 жыл бұрын
Mnsh alah si geesi nimo leh i hadashey Wad mahadsantahey shiine culey Respects full Taliye ninka raga waa ka kala saara saxa iyo khaladka
@zachariecaano
@zachariecaano 3 жыл бұрын
Gobannimo 💯👏 #Shiine_Culay, nin xaqiiqda soo taabtey. #Somaliland ha noolaato.🙏❤🙋‍♂️ Happy 18-MAY dadkeygii 💯🙏
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Somalilad haguuleysato nabadeedu waa nabadeena
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Koonfur weyna lug gooysay horey usocda
@khadardhimbiil6961
@khadardhimbiil6961 3 жыл бұрын
Shine culay inder waad mahadsanty reer Somaliland like kubooba mr shine culay
@motech2022
@motech2022 3 жыл бұрын
Waxan indhaha lagama aarsan karo hambalyo jamhuuriyada barakaysan 🙏🙏🙏
@nadayusuf3274
@nadayusuf3274 3 жыл бұрын
الحمد الله على نعمته أمن في دولتنا🤲 اللهم احفظ دولتنا صومالاند اللهم دولاتي ثم دولتي 🌳🕊🌹عيش دولتنا هرجيسا
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Alxamdulilah ❤
@jibrilmohamed1561
@jibrilmohamed1561 3 жыл бұрын
Shine qof waliba xaq bu u lee yahay in lagu qadariyo aragtidiisa umaduna sidaysey kaaramo ku leedahay adigana waa in fegerkaga mar walba lagugu ixtiraamo sidasa dadku ku samaada from Utrecht Holland Hargeisa wi
@Axlaam2024
@Axlaam2024 3 жыл бұрын
Maasha allah sifiicanbaad ulahadashay walal qaali
@jibrilmohamed1561
@jibrilmohamed1561 3 жыл бұрын
@@Axlaam2024 🙏🙏
@abdirahmanabdirashiid7415
@abdirahmanabdirashiid7415 3 жыл бұрын
Aabo shiine culay runta kugu jecelhay guulayso brother from somaliland 🙏🖐💚🤍❤😘🥰
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 3 жыл бұрын
Wanuu kaga hilinay nacabkii. Farmajoo hadanu nahy somaliland kugumanu khasaariin💚💭❤
@zackhassan244
@zackhassan244 3 жыл бұрын
We will take it as a early 18 may gift♥️⚪💚
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 3 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi somaliland socotaY horumarkiina wan ku faraxznahY waayo wa dhul somaliyeed oo geeska africa tartar kula jira
@abdirahman9004
@abdirahman9004 3 жыл бұрын
Happy 18 may my country #Somaliland one love 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@kingshaktatinous9650
@kingshaktatinous9650 3 жыл бұрын
Imika Ayaan So Fadhiya Wishashka Walaahi Waa Ku Indho Beeli Gaadhaba Quruxdood Alleh Ilahay Nosiyaadi Ameen Ameen
@mustafegaaruf1843
@mustafegaaruf1843 3 жыл бұрын
Caawa odayga shiine ahaa Waan uhayaa caawa clip kaa Guuul shiine sxb 👍😍👏👍
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
Somalidu waa dad runta neceb lkiin kanaxoow nafta waa Shiine guulayso Waligaana runta kudhimo zxb ❤❤❤❤💯💥💥🖐🖐
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍🙏
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
SHiinow wan ku waTaa Mnta Neo 💚🤍♥️ Aragtidaada midnimadana wanu kugu tixgeLinaynaa keLiya Taayada nagu qaado 💯
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 жыл бұрын
Boqor shiine runta markaad sheegayso aad baan uga hela🥰
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll
@quruxleydahargaysa7415
@quruxleydahargaysa7415 3 жыл бұрын
Markaagii horeba nin reer Sanaag ah ayaad ahayd , 🟢🟢🟢🟢🟢 ⚪ ⚪★⚪⚪ 🔴🔴🔴🔴🔴 Somaliland cidi kaama xigto Naga ilaali uun xaqiraada oo noo qir markasta horumarkayga
@libanadan818
@libanadan818 3 жыл бұрын
Mahad Walal Qiimo Badan Shiine Culay Waxaa Wngsan Sheeg Dhaliishana Sheeg 100k Like Bad U Qalanta Marwalba
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍🙏
@avoidgamer4919
@avoidgamer4919 3 жыл бұрын
Dhaliisha zzp waxa weeyi golayaasha deegaanka
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 жыл бұрын
Reer Somalilanow ugu hiliyah shiine culley lke ta 💚💭❤
@fadumoaxmad1665
@fadumoaxmad1665 3 жыл бұрын
Reer somaali laan like ta hala dhaafina run buu ka hadlayaa horay usocda wlaladay 😁
@gashaanpro1705
@gashaanpro1705 3 жыл бұрын
Thanks wall qaali welcome
@mohamedceero6728
@mohamedceero6728 3 жыл бұрын
Ilahay nabad ha siiyay somalia iyo is afgarad from Hargeisa somaliland
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 жыл бұрын
Somaliland Horumar waara ayn u Rajaynayaa 💚⚪🔴
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 3 жыл бұрын
Allah haynoo siyaadiyo alxamdulinlah somaliland gull
@ayanahqannih2571
@ayanahqannih2571 3 жыл бұрын
Booqasho nogu imo roog casbanu ku dhigiye shiinow from hargeiza 💚💭❤
@abdirahmaanahmed87
@abdirahmaanahmed87 3 жыл бұрын
Somaliland always top no down💕 Alle ha dhowro jamuuriyaĐa barakEysaN🥰
@skirpnine5028
@skirpnine5028 3 жыл бұрын
Maantana soo noqo mayno barina soo noqon mayno , WE ARE SOMALILAND AND WE BELIEVE OUR COMMITMENT 🟥⬜🟩
@naimajama5303
@naimajama5303 3 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo 💚🤍❤
@sacdaabdi6524
@sacdaabdi6524 3 жыл бұрын
Happy 18may Somaliland💚❤️🤍♻️✅✅ shiine culay waankusalaamay 👍
@AbdikariimGeelle
@AbdikariimGeelle 3 жыл бұрын
Somaliland guul 💚🤍❤
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
Shiine Culay Salam Sare Magabade Nin aan Runta Ka gaban baad Tahay ♥️💯
@Apdiazizlyricss
@Apdiazizlyricss 3 жыл бұрын
Oday magaaxidan waad ka zhaah daa miyaa😀😁
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
Waar haaye Abdi aziiz Maqaaxidan Shiine Culay baan Camiraa
@masnamiski6391
@masnamiski6391 3 жыл бұрын
Waa runtaa shiine culay xaqiiqda ka hdazhay alle ha ku sharfo🇮🇹♥️✌
@ashrafmaxamed3140
@ashrafmaxamed3140 3 жыл бұрын
Sidaan usoo orday markaan maqlay jamhuuriyada barakaysan one love somaliland
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll
@deeqacaraaye5649
@deeqacaraaye5649 3 жыл бұрын
Masha alllh somalind hambalyo 18 mey rer abtigeyga hormarka iyo farxad aalh ah u siyaadiyo somalind guuul gobanimo insha allh hambalyo
@hayaatayaanofficial5726
@hayaatayaanofficial5726 3 жыл бұрын
Ninka ragaa waakii libinta qiraa mahadsanid wllo🙏🥰
@mustaphemohamed6282
@mustaphemohamed6282 3 жыл бұрын
Way tagtay zomaliland 💚💭❤💯
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Muwaadin Somalilander ah oo horumarka dalkiisa jecel Shiine Culay guulayso arin xaqiiqo ah ayaad ka hadashay mahadsanid wllalaheena somalia waxaan u rajaynaynaa nabad ka Islaaxda iyo horumar
@fadxicabdi721
@fadxicabdi721 3 жыл бұрын
Wwwww
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaraba waan ku wadanaa shiinow kolna nagu dhag kolna na amaan sifaha lagu yaqaano qofka odayga somaliyeed🥰🥰🥰
@jaamacxuseen8429
@jaamacxuseen8429 3 жыл бұрын
Kusoco libaax runta ku dhimo From somaliland👏👏👏
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍😍🙏
@زينبمحمد-ب5ل6غ
@زينبمحمد-ب5ل6غ 3 жыл бұрын
Waad maxadsantahay chinow somaliland waa guul guul iyo gobonimo💕💕💕💕💕💪💪💪💪❤️❤️iyo hormar jogta ah masha allah
@khadanyusuf6791
@khadanyusuf6791 3 жыл бұрын
Wooow thank you for shiine culay From Somaliland 💚🤍❤
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Haka yaabin in ay Somaliland lamidowdo somaliya waa habeen xalay tegey ee kii sogayow samir ane Love Somaliland ❤✊✊✊
@hamda2283
@hamda2283 3 жыл бұрын
Masha Allah wadankayga wuu talaabsaday Allow idaa somaliland dhiigayga raacday💚💬❤ Shiine culay waan ku taagera wlhy runta ka hadasha❤go forward
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
#Somalilland💚💬❤️ Guul✊ insha AllaH Wax MIDNIMO ah Dambe majirto 5tii Somaliwayn mid walbo meshiisa Ayuu joga reer kofur Ayuunba MIDNIMO dhimatay U Oooyaya iyago dhexdoda midaysneyn 5 calan sita 5tuugna U taliyan 😏
@raabicomuxumed7464
@raabicomuxumed7464 3 жыл бұрын
Ala run badanaaa aqĺiga alle hakuudaado kkkkkk iyagiibaa 5 calan wata kulaha jigjiga 💘 hargaysaan wataa
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
@@raabicomuxumed7464 Haa Walalohen Ogadenia Nolada 🙂
@maxamedaliorcabdilaahi1253
@maxamedaliorcabdilaahi1253 3 жыл бұрын
Somaliland guul
@khalidcarab1851
@khalidcarab1851 3 жыл бұрын
1.5k dislike ah Baan Arkaa Waxaynu Ku Jirnaa Casri Aanay Somalidu Waxba isku Qirin Balse Waxaynu Gaadhi Doonaa Casri Wax lays Ku Qiro Aqoontuna ina Hagto. Isha Allaah Somaliland is not the enemy of the Somali community
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 3 жыл бұрын
Bilaa calaykum shareta iyo liketa La ogaada
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310 3 жыл бұрын
channel usaar waa is lahaa, lkn markaan arkay waxyaalaha aad faafinayso inay ka mid yihiin heeso, Ma doonayo inaan denbiga kula qaybsado,
@hapuzhkulle8104
@hapuzhkulle8104 3 жыл бұрын
Mnshallah runta ayaad sheegtay allow noo siiyada nimcada iyo nabad 💚💟❤️guul somalilan
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
Legend laba maaha shiime culay gungo hayska hadashee gobtu waxay kueedahay guulayso waligaa 💚🤍❤
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll😍🙏😍
@hodanlaki1836
@hodanlaki1836 3 жыл бұрын
Shiine culay qof runta aan kutaageero from somaliland sharaf kunolow ❤💭💚💯
@abdiadam1306
@abdiadam1306 3 жыл бұрын
Shiine culaY legend always hadunu naHy dhalinyrda somaliland wanu kuwadaa ✌🖐🟥⬜🟩
@sumayoabdullahi1437
@sumayoabdullahi1437 3 жыл бұрын
🇸🇴😘wxn Ku faraxsanaahy hormarka walalehen ee Somaliland ❤️❤️❤️guuul io gobanimo ❤️❤️❤️❤️❤️
@qadaafi7855
@qadaafi7855 3 жыл бұрын
Viva Somaliland Qaali Somaliland 💚: 💬: ❤
@asmahquen7756
@asmahquen7756 3 жыл бұрын
Gul iyo gobanimo somaliland Somalia waxan u rajeynayah nabad warta uma adkeysan karno qof muslima oo malin walba dhigisa la xalashatoh wa 10 ki danbe Alle nabad haydinka yelo from somaliland we love you somalia❤😘🙌
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 3 жыл бұрын
Amiin happy 18 May my community Somaliland 💚🤍❤️ Adiga Alle haku barakeyo mudane oo cisiyo sharaf kunolow😀
@zharmakemohiyadiin2314
@zharmakemohiyadiin2314 3 жыл бұрын
Shiine culay maanta rali galintada waan qadanay manta ayaad aragtay cuqdadii na haysey hormarkeedina wuu dhowyahy ictiraaf waxba ugama hadhin💚🤍❤🖐imisa igu racay like
@caashaabukar5839
@caashaabukar5839 3 жыл бұрын
Anaga reer kofur eh wana cadi reer somaliland ina ka hadasho horumarkeda wana ku faraxsanahey
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 3 жыл бұрын
❤❤❤
@asiayounis7498
@asiayounis7498 3 жыл бұрын
Shiine thanks wll qaali. May allah protect somaliland and grant Somalia peace and prosperity ❤️❤️❤️
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
OGAANSHO
Рет қаралды 177 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 110 МЛН
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 171 М.
SOMALILAND DADKA JOOGA GAAJO AYAA HAYSA AQOONSINA MASOO SOCDO😳
9:22
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 39 М.
shaxda Ugu wayn Somali Ay ciyarto Guulaysta 100k
25:08
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 8 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН