Jcylkaygiyeeey janadan kugu ducaynayaa lkn isku day inad malinwalba no yara timaado wan ku xiisnay wallahi wanan ku duceyaa cod malabeey❤
@JuweyriyoAadan2 ай бұрын
Somhna
@caliyaamiira2 ай бұрын
Inaan ugu soo horeyan moodayey salaan sare jaalayaal 😂😂❤😊
@rayanilyas41562 ай бұрын
Aan kula kaftamee faatimeeey ma reer Hargeysa baa thy wll😂❤❤
@inaahmed37342 ай бұрын
Haa 😂❤
@FahmaRasmi2 ай бұрын
Jecel codkaga mcn waye wan kusexda ❤
@fivesisters41322 ай бұрын
Fatima quruxay ino soo badi qisoyinka keep going wllo❤😙💋
@MaryanRuun-d5l2 ай бұрын
Quruxdaydi ilahay janadisa haku galiyo❤
@AsiyaMax2 ай бұрын
Qisoyinka kle iyo qisadan isku daren ii ma ahayn wayo kuwan wa dadkaygi🇸🇴kuwasna wa dadyow kle.wa qisada kaliya darenkyga badashay😢 ilahayow dadkaygi qabyalada💔qulubtoda kasaar😢oo qalbiydda isku fur.
@RahmaSaed-l7r2 ай бұрын
Isug aan soo qaato bal wax aan afka marmariyo😂❤🎉
@istaahilcabdisalaa77862 ай бұрын
Ala jeceliya qisoyinkaga❤
@Aymanbushaar2 ай бұрын
Janada illahow ku gee qalbiyey❤
@saarask3152 ай бұрын
I can't wait your next video i guess im the biggest fan of you fatma hore u soco ❤❤
@RahmaSaed-l7r2 ай бұрын
Sheekadu way igu socotaa fatimeyyy
@RayaanApdi-c6f2 ай бұрын
Manta waa usoo hormry😂💕
@Riyaa-h7d2 ай бұрын
From tik tok aba please please wan ku barya shekada ardu sikuula noso same Mida kle part 1 iyo part 2 ha isticmalin sidada ku fcn tahaye wan kasuga shekada ardi sukula igu sharaf markan 😂❤❤
@zumayacadey72302 ай бұрын
Qaaliyey alle haku barakeeyo
@ExcitedFjord-qd5ir2 ай бұрын
Wakusalamay jacayl😊
@MumtaazNoraden2 ай бұрын
Qurux badaney wlalo bal qisooyin dhadher noso dhig😂❤
@SafaIbrahim-b7s2 ай бұрын
Fatma ali❤❤ I love ❤ xppti
@Marwai9862 ай бұрын
So dhawow qali anag ku jogna marwalb❤🥰👸🫰🥺
@SabarinMuhiyadinIsmail2 ай бұрын
Fatuma alle haku barakeyo ❤
@RahmaSaed-l7r2 ай бұрын
Ii wad😂
@SacidoA-ku1cs2 ай бұрын
Ugu danben wan kuso biray bejka qurux leyda❤❤❤❤❤
@SumayaRooble2 ай бұрын
Waa isaaq iyo darood 😂😊
@AyaanCanab2 ай бұрын
Haaa
@MariamAhmeth2 ай бұрын
Maanta aniga ugu horeeya😂❤
@BalqiisaCabdi-zj5ld2 ай бұрын
Somalida Qabil Aaa Walay Odayasha Aaa Marki hore dhibku qabay Dadka Dhalinyarada Xita Qalib Ee Wax walba Uhestan Jahilnimada Kamabaxayno miya Somaliyey 😭🫶😊😊
@RamlazakiNur2 ай бұрын
Ok mcnto ❤❤❤
@Maniacone2 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo 15k🎉🎉🎉🎉🎉
@SophiaSeid-kd2cs2 ай бұрын
Naa wll Malinkaste so gali wlhi waa nacy channel kagan waxba ma so dhigtid
@SafaSafagoud2 ай бұрын
Shuukran wll lkn no so badii i.n ❤❤
@khadijomaxamed94412 ай бұрын
M. Walaashy cdy hore usoco❤❤❤😊😊😊😊🎉🎉🎉 2004 waa markn dhashy😊
de fadumooy jacayl waxiba wad ka dartaye 13 cisho ayan malin walba kolba so egya mesha insha allh waxan rajenya in ad nabad ku maqantay wll
@Fatimali-f6t2 ай бұрын
Hadad jacayl beri i waydo isoo dacwee khayr hele aan wax isku falee
@AbdikarimAli-w6d2 ай бұрын
Fadumo yarey sheekada waxay unaga kharubeene. Intaa way xiiso iyo xamaasad badnayd. Hayada iyo tariga xidhiidh ayaa ka dhaxeeyey. Dhacdanina way adkaatay oo dawlad ayaa 2 magood bixisay Ninka kale ee berber ku dhintayna suxufi ayuu ahaa dawlada ayaa xidhay
@Mzzkaftan2 ай бұрын
Hargaysa aa ha iga nixin albi😭😭
@SafaKhadar-hz4zj2 ай бұрын
Qalpi waa naga ragtaayw
@MuhiimCabdiraxmaan2 ай бұрын
Fatim habsan ka Naga da jacayl😅❤
@Sumaa12342 ай бұрын
First 😂🎉
@Aaminoabdirahmanaaminoabdirahm2 ай бұрын
So noqo i.a❤
@nadra_Gaariya2 ай бұрын
Anigo kalpa channel eg egyo ayaan arkey vedio kan soo badey wll please 😊 🙏
@saredoamla31302 ай бұрын
Anigaba wan ku daley halkan😂
@hannaismail44822 ай бұрын
Sheekaadu tii aan garanya hadi aay tahy waxay ahyda 1: ninka dhintay seedigi bu u helinya 2: magta la kala qaatay hal qof maqti bay hyda Oo u dhigaanta 7nin maagtooda
@Salma-gj4oj2 ай бұрын
Naa.hedhe xage x̌a dhacday wlh wan ku dili hadad hore hore uso galin waydo mcnto wan ku jeclhy waxa sina wa jecly uun 😂😂
@AbdikarimAli-w6d2 ай бұрын
Sheekada way qaldeen, gaadhiga waxaa lagu gubay isla halkii shilku ka dhacay.
@anfacdadkaagaofficial64792 ай бұрын
Waxa jira dad qabilada inaga gaga daran wlahy masar madan arag iyo carabta waxay isku layan si aan Somalia isku leeso Wll hada firi qisan waa la xaliyeyey maxa ka fican meshan ceeb kama muqato soo aqri qisoyinka carabta bal adaa yabi done
@Nacimohani2 ай бұрын
ala fadumay ku waayay ku mee😴 faduma Mar danbe horta balan hanoo qaadi billahi maanta balan qaada nogu kaa danbeysaba fadumaay waligaa laguma jeclaan miy !😂 maxaad naga silcinaysaa wll codkaagnu jeclaane 😂😂