SHIR DALKANI SUGIMAAYEE U SHAQEEYA DADKIINAN | SOORAAN IYO JAWAAN | FARIIN CUSUB

  Рет қаралды 222,628

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

4 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 179
@abdiqanicumar8633
@abdiqanicumar8633 4 жыл бұрын
Intii quraanka jecel iyo Allah .Nabi maxamed like iisaara Nabigana Ku saliya scw .scw
@jazuurmoha820
@jazuurmoha820 4 жыл бұрын
Scw
@maxamedsomali2750
@maxamedsomali2750 4 жыл бұрын
Scw scw
@abdallasaabir712
@abdallasaabir712 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@axmedmaxamed1770
@axmedmaxamed1770 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@cabaasabdilahi1693
@cabaasabdilahi1693 3 жыл бұрын
War nabiga likta aad ku raadsanayso ka daa
@bashir871
@bashir871 4 жыл бұрын
Intii qur aanja jecel lake saara wllo
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
oo hadaanu jecelahay adigu ma quraan ayaadna baraysaa 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@mustafekoosnuux8512
@mustafekoosnuux8512 4 жыл бұрын
@Musalsal Channel !???..€
@maxamedxirsi7649
@maxamedxirsi7649 4 жыл бұрын
@
@SanjaySingh-tk8jf
@SanjaySingh-tk8jf 3 жыл бұрын
@@maxamedxirsi7649 ،
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
Sirta ka danbeesa Soran & Jawaan iney Guuleystaan waa in riwaayad kasta aaany u sameen dadka ka Qosliya balse ay aragti ku fadhido waligay intaasan daawanayoo Hal riwaayad oo aan aragti gudbineen kumaan arag waa CUQAAL ILAHY CAQLI SIIYAY
@dhoolayareahmed992
@dhoolayareahmed992 4 жыл бұрын
Waa runta wllo sidaa weeyi allah ha inoodayo jilayaasha
@Abdirahmanism
@Abdirahmanism 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
@@BillShortFor Zxb waa runtaa aniguba mar mar ayaan is yidhaa liketan la shrega malaa waxaaba lagu helaa lacag ee bal tijaabi, waa markan ka yaabo like ii saar.lkn liketa inuu qofku yidhaa ii sar waxa sababy markii ugu horeesay comment youtube uu arko marku arko 100 qof leh like ii saar ayuu qofkun asi dabiici ah u dhahayaa like ii saar
@argsanxaaji3539
@argsanxaaji3539 4 жыл бұрын
Walahi wali wan xasuusta 6 bilood baan rafaadki iga somaray hargaysa walahi wan o yey soraan iyo jawaan taa aad turjunten anay igu dhacday
@maxamednuux8290
@maxamednuux8290 4 жыл бұрын
Qofkii soomaray ayuunba xalada qiimaynaya Sooraan iyo Jawaan dareenka bulshada aya orankara runtii
@caaboonok7692
@caaboonok7692 4 жыл бұрын
Saan baa kugu dhacday
@masimyare4453
@masimyare4453 4 жыл бұрын
jhhh sooran iyo jwaan inta u xiisty like igu qbta
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 4 жыл бұрын
Maashaa allaah abwaaniin sare marwalba waxad bulshadiina idin jecel lawadaagtaan waxyaaba jira oo ay kudhaqmaan madaxda soomaaliyeed rabi hafahamsiiyo shaqadooda aamiin
@manka0968
@manka0968 4 жыл бұрын
Sooran iyo jawan laba nin ugu fcn riwaydaha somalida dhan from xamar
@baahintawararka1492
@baahintawararka1492 4 жыл бұрын
Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥ilaahay waalidka iyo adigaba janada haydin geeyo aamiin aamiin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@ayaanlehetie3974
@ayaanlehetie3974 4 жыл бұрын
Hhh
@saalimyare484
@saalimyare484 4 жыл бұрын
Horan kugu sarnay
@hamzemahmedabdi8473
@hamzemahmedabdi8473 4 жыл бұрын
Dadka xa xujayn wll
@maxamedakram3493
@maxamedakram3493 4 жыл бұрын
Sooraan iyo Jawaan Jaliyaal waaqica iyo runta ka hadlaya.
@Maxchama
@Maxchama 4 жыл бұрын
4:27 "Sooraan: maalinta kormeerka way shaqeeyaan, waa maalmihii kale maalmaha la ba'ay" 😂😂😂
@sundusofficial2668
@sundusofficial2668 4 жыл бұрын
Soraan iyo jawaan tagero baan idin hayaaah
@sacdia-xabeb
@sacdia-xabeb 4 жыл бұрын
Waxaan kamid ahay doctorska da'dayar ee hada so koray subscribe ii saraa dhirigalin ayey ii tahee Alle haidin sharfo aduun iyo akhirobo walalyaal 🙏 as codsi
@Jibriil571
@Jibriil571 3 жыл бұрын
Waan kuu saaray adna sido kale ii saar wllo !!
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 4 жыл бұрын
4:27 maalinta kormeerka wey shaqeeyaan 😂😂wlhi beenti maaha sooraan 😂maalinta uu kormeerku imanaaayo dafdafta ka dhamaata qar bdn
@somalia499
@somalia499 4 жыл бұрын
Isoqawo waan kaa helay
@somalia499
@somalia499 4 жыл бұрын
682824929
@Sakariye-wu7ny
@Sakariye-wu7ny 4 жыл бұрын
Shirba lagu jir meelaha dawlada walaahi waa run ee sida ay ku taliyeen ha ka faaidaysato dawladu
@maaxofficial1066
@maaxofficial1066 4 жыл бұрын
Runtiii wa fariin ku Socota DHAMAN MADAXDA dalalka somalida waana u caado war u shaqeeYa dad weynaHa
@dhicisofficial195
@dhicisofficial195 4 жыл бұрын
Kheer Allah kusiiYo hdaad subscribe iisaarTo🙏❤
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 4 жыл бұрын
Zooran Wuxu ku leeyey WARQADI FARAHAYGA BAY KU GO GODEY
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
Absolutely correct and fantastic actors, but this is Africa way of life. Hubaal Waa jilleeyaal qiimo iyo Murti badan. Bal'se Mamuulka Africa oo idil ayaa Sidaas heer kasta. Inkastoo ay wax bartan Doorashooyiin galan dadweynaha African ah. Bahal qaydhin Ma daayo Afrikanaa cadaadiisa Ma baajo.
@AhmedHassan-iz9qe
@AhmedHassan-iz9qe 4 жыл бұрын
Awal hore xaga dawalada ayaad u jan jeedheene hadaad runtii ku taagntihiine sidaa xaqiiqada uga hadla
@mustafeabdo8848
@mustafeabdo8848 4 жыл бұрын
Walle labadaa nin xaqqii fanku lahaa ayay siiyeen.... Tusmo iyo tusaale toosin ahna way soo gudbiyaan.
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 4 жыл бұрын
Riwaayadan waa xaqiiq wlhi mudo badan ayaan ku meeraysanayay wasaarad oo lay lahaa uun soo noqo soo noqoshadu mid dhamaata maaha wlhi
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Shirkan aan dhammaan muxuu ahaa !!
@mudicade6325
@mudicade6325 4 жыл бұрын
Soran and jawan legends
@bahjashahmed662
@bahjashahmed662 4 жыл бұрын
sootan xaqiiqda dalka ka jirta ayuu ka hadlaa wuu iga qosloyay 🤣🤣
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 4 жыл бұрын
Laba Nin oo nool weeye waaqica Ayay waajahan
@ahmedxaamud7792
@ahmedxaamud7792 4 жыл бұрын
Niman hore usocday soraan iyo jawaan
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 4 жыл бұрын
Walee kuwani waxay sheegeen wuxuu wadani garanwaayay
@martimadadaaliye2748
@martimadadaaliye2748 4 жыл бұрын
Waa Arin Jirta Dalku uma baahna shir
@yurub5288
@yurub5288 4 жыл бұрын
Mash Allah waa sidaa Africa oo dhan waxas say meel gadhi wayeen iyo laluush caku Afirikay horodoy
@zir_mk_lyrics3881
@zir_mk_lyrics3881 4 жыл бұрын
😭
@somalilanderpurre5584
@somalilanderpurre5584 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh Maalinta kormeerka ay kabaqayaan way,shaqeeyaan.walee sooraan waa runtii
@iftinjama2384
@iftinjama2384 4 жыл бұрын
Waa sharciga uu soo sarayi muse handarab.
@bustaale6554
@bustaale6554 4 жыл бұрын
Waa In beesha caalamka la gaadhsiiyaa arintaa😂😂😂😂😂
@mohameddaalaa3990
@mohameddaalaa3990 4 жыл бұрын
Runtii wax jira ka hadleen keep going soraan &jawaan
@maxamedmbc6006
@maxamedmbc6006 4 жыл бұрын
Hobollada geyiga ❤
@basharnoor8751
@basharnoor8751 4 жыл бұрын
sooraan kulahaa mana miyirqaba mana waalni
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 4 жыл бұрын
Xukuumada iyo dawladu fariintaa bulsho ha qaadato
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 4 жыл бұрын
Waxaasi waa wax dhab udhaca Rafaadkaas dad soomaray Pay katurjumayzaa wlhi Ruwaayadaan Sooraan iyo jawaan caqliga allah ha idiin daayo
@Gamboole
@Gamboole 4 жыл бұрын
whi wa runti shirbaa lagu jiraaaa hada isgooo kaligiiii ayaa dhex fadhiya
@mohamednuurali6828
@mohamednuurali6828 4 жыл бұрын
Kkkkk Walee waa arin jirta meel lasta oo ay somali joogto qafkii masuuliyada ku maga caaban waa shir baan ku jiraa meeday adeegii umada
@abdehkaremjama9177
@abdehkaremjama9177 4 жыл бұрын
Soraan iyo jwn supporters like an idinka helo
@kaahiyexuseen6380
@kaahiyexuseen6380 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sooraan
@cabdulahidiriyesabriye7015
@cabdulahidiriyesabriye7015 4 жыл бұрын
Rag culus sooran iyo jawaan cadi maha
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 жыл бұрын
Xqq arin jira weeye
@Mgytysy
@Mgytysy 4 жыл бұрын
Waar dalka horta yaa leh🤔🤔
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 4 жыл бұрын
Dhab ayaa mooday riwaayada☺
@hamzejama5735
@hamzejama5735 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Ilaaay hawnaxariisto sooraan
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Shir baa lagu jiraaaa
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 4 жыл бұрын
Jawaan waa gaboobay yaa ila arkay
@haykalraygal6070
@haykalraygal6070 4 жыл бұрын
Shir dadkani Sugimaaye wax Ha Loo qapto
@adamyounis4449
@adamyounis4449 3 жыл бұрын
Soraan wixii jira ayuu wax ka matalaa shir baa lagu jiraa
@yabarow_clips
@yabarow_clips 4 жыл бұрын
Somali legends hhhhhhhh
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 4 жыл бұрын
Filim fiican
@mesut9478
@mesut9478 4 жыл бұрын
First view comaent and like
@champions5606
@champions5606 4 жыл бұрын
Talo tayo leh
@noaraage
@noaraage 3 жыл бұрын
Alla yarxamak sooran😭
@sueybali7242
@sueybali7242 4 жыл бұрын
Sooraanow shirbaa lagu jiraaye is dejiya
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 4 жыл бұрын
Sooran iyo jawan legends
@apdirahmancj5960
@apdirahmancj5960 4 жыл бұрын
Soraan vz Jawaan 😍🎵👈
@argsanxaaji3539
@argsanxaaji3539 4 жыл бұрын
Mahad sanidin guuuul
@guulwade3445
@guulwade3445 4 жыл бұрын
Mawaalni man miirqabo kulahaa sooraan kkkkkkkkk
@biindhebidaar7526
@biindhebidaar7526 4 жыл бұрын
somaaliya soomaali baa leh
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 3 жыл бұрын
Shirbaa lagu jiraa
@mustaphecige3151
@mustaphecige3151 4 жыл бұрын
Go Forward Sooraqn and jawaan and HeeeLo👏👏👏
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
@somali girl channel adba maxad like ugu sariwayday
@ayaanhussein6055
@ayaanhussein6055 4 жыл бұрын
Askari jaamac caana boodhe
@hussienc.raxman35003
@hussienc.raxman35003 3 жыл бұрын
Waa wax jira ee umada hoos haloo eego
@kaabulsaciid4238
@kaabulsaciid4238 4 жыл бұрын
Shirbaa lagujiraa hhhhhhhhhhhhhhhh
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 4 жыл бұрын
Waa run dhibaato jita
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 жыл бұрын
kkkkkkkk Shiirpa Laku Jiira 😁😂
@abdirahmaanosman709
@abdirahmaanosman709 4 жыл бұрын
Wacyi gali fiicn
@tuwaleydofficial6285
@tuwaleydofficial6285 4 жыл бұрын
As Kariga gartay Ina caaano boodhe ciyalnimo ku garanayaa anoo yar
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 жыл бұрын
Bancawl waaa wasaa wuxu ksa helaa hablahaa kubabka iyo badhida u buutan axxxxx
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 4 жыл бұрын
Ujeeddo waa madaxtooyada lama gali karo
@mukhtaarxasan1046
@mukhtaarxasan1046 4 жыл бұрын
Waa ruwayad fican
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 4 жыл бұрын
Shir maxaya🤔🤔🤔😂😂
@trcdyariisow9432
@trcdyariisow9432 4 жыл бұрын
Fariin ku socota adiga marka berri xil laguu dhiibo
@hamzewayrah
@hamzewayrah 3 жыл бұрын
Waaqica dhabta ah bay ka turjumaysaa Shirbaa lagujiraa 🤔🤔🤔
@caaboonok7692
@caaboonok7692 4 жыл бұрын
Subscribe ta ha laygu caawiyo ikhyarey
@sacadbustaale3509
@sacadbustaale3509 4 жыл бұрын
DANTII GUUD BAA HENGELAN HABKII NOLOSHAA ARRADDAN HANKII UMADDAA BAHDILAN BEENTUNA WAA HADAL-YAQAAN MAALIN MAANTA DHAANTA !
@rasmifilmsvlogs5481
@rasmifilmsvlogs5481 4 жыл бұрын
Nolada rer burco
@angeldimaria2421
@angeldimaria2421 4 жыл бұрын
Zhir ba lugu jiRaa Plz lik£
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 4 жыл бұрын
KKKKKKK shirba lagu jira ader
@mohamedyusuf9806
@mohamedyusuf9806 4 жыл бұрын
Waa hawsha dawlada hoose
@abdikadirali3451
@abdikadirali3451 4 жыл бұрын
Kkkkkkk wlhy waa riwaayad dhab
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 жыл бұрын
ooraan waa wadani dhab ah waana runtii cidina shacbiga uma shaqaso
@salaadjawle9793
@salaadjawle9793 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@suhuurhassancarab780
@suhuurhassancarab780 4 жыл бұрын
💏💏💏💏😭😭😭
@dekmohamoud5568
@dekmohamoud5568 4 жыл бұрын
Kkkkkkk waa dhab iyo arin ka jira dekedada berbera
@halinaelmi2130
@halinaelmi2130 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔
@badalmaxamuudmaxamuud7908
@badalmaxamuudmaxamuud7908 3 жыл бұрын
Dadka aragtidiisay is turjumayaan
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Kalmad uunbaan odhanayaa kkkkkkkkkk
@2plus2equals59
@2plus2equals59 4 жыл бұрын
Anigoo og in ay xilli danbe tahay Anigoo og in ay hurdo I hayso Anigoo og in dhafarku xun yahay Anigoo og in an beri shaqo leeyahay Hadana waxaan go'aansaday inaan umada dhafarta ee soomaaliyeed aan tusaale u noqdo, oo aan xoogaa idinla soo jeedo Caawa waa caawadaydii aniga ayaa hurdadii iska casilay anigoo u turaya sariirtayda Waxaan idinkula soo jeeday awooddii ugu sareeysay ee aaan awooday
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 4 жыл бұрын
Dawladu ha qorato kor meerayal aqoon leh hubiya xarumaha dawliga ah waxa kasocda maaha in muwaa diniinta lanac siiyo dalkooda. Nin maalin dhawayd dhulyar ka'iibsaday magaalo bariga ah mudo dhan baan caasimada fadhiyey ayuu igu yidhi warqad yar darteed runtiina isaga oo dalka kaniyad jabsan ayuu soonoqday
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Xafiis kasta oo dawladeed sidaas baa ka jirta walahi cid umada u shaqaysaa ma jirto. Dad waxaad arkaysaa gobolada ka yimid oo safaro soo galay oo 10 cisho shir baa lagu jiraa aroor kasta ku soo kalaha. Iyagoo dadkaasi cid wax u qabatay waayey oo dib baabuurta usii raacaya iyagoo warwarsan. Waar shaqo umada loo hayaa ma jirto shir baa lagu jiraa aan dhamaad lahayn.
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 4 жыл бұрын
Abwan Soran
@Zihaam011
@Zihaam011 4 жыл бұрын
Absolutely 💯 true 👍
@zakiadde9872
@zakiadde9872 4 жыл бұрын
Waa aniga waxa shirka ku jira waxana kula jiraa lacagta
@alisaed8752
@alisaed8752 4 жыл бұрын
Soran iyo jawaan like ii saara inta tageertay
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
walee wxy tilmaamaysaa arintu cadaalad xumida io saanbulshada cidi ugu shaqaynahayn xafis yada dawlada🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@ahmednour1078
@ahmednour1078 4 жыл бұрын
Raagsi waa runtood intaa shirbuu ku jiraa Lagu YIDHAA ama isniinta so noqo shirki MA dhaamdo
Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan
6:38
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,4 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
QAYBTA 2-AAD XILBAANU KUU DHIIBNEE MAXAAD NOO XADIWAYDEY??!!!!!!KKKKKKKK
10:36
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 302 М.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
Kobciye Media@
Рет қаралды 2,5 М.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 203 М.
SOORAAN IYO BALBALAADHSHE MAXAA KALA QABSADAY ILA DAAWO WAXA MEESHA KA DHACAY
9:51
FILM CUSUB SOORAAN IYO JAWAAN XAARANTA RAMADAANTA 2018
34:02
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 362 М.
CAADI NOO SALAAN  SOORAAN IYO JAWAAN RUWAAYAD CUSUB FARIIN 2020
10:00
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 137 М.
MAXAAD KU XASUUSATAA  AHUN ABWAAN SOORAAN comment-ga ku reeb
7:56
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 163 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 24 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,5 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 17 МЛН
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 5 МЛН
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 5 МЛН
Ой не могу 🤣❤️
0:33
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,6 МЛН