Shirciga Somaliland Muxu ka qaba in shaqaale jaad Cunis looga joojiyo shaqada Garyaqaan Guleed Dafac

  Рет қаралды 5,797

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@Maaxco
@Maaxco 5 жыл бұрын
Wasiir Maxamed kaahin Wuu qayilaa shaqaddaa ha Laga ereyo
@suldanyare6855
@suldanyare6855 Жыл бұрын
Waa khalad aad u wayn in lagu xadgudbo qof muwadin ah oo la ceebaysto
@hamzemohamed2756
@hamzemohamed2756 5 жыл бұрын
Dadka qayilana in lala wadago baraha bulshada maaha waa arin saxo
@mohamedxoogsade7918
@mohamedxoogsade7918 5 жыл бұрын
Dadkaasi cadalad ayay u bahan yahiin waayo sharaf ta ay laheyen ayaa dhulka la dhigay
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 5 жыл бұрын
Wa khalad in shaqaalaha magacyadoda laso bandhigo qaadkana ninkastaba wu cuna Anaga aragnay wasiiro iibsanaya
@InaSulub
@InaSulub 5 жыл бұрын
Garyaqaanku wuxuu sheegay inay khalad tahay in magacyada dadkaas in la shaaciyo Lkn Tvgu saw kan isagii magacyadii faafiyay waxay ahayd inuu qariyo saw maaha
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
shaqaalaha caafimaadka iyo dabdamisku lama mid aha shaqaalaha kale oo way ka masuuliyad badanyihiin markaa waa go,aan sax ah
@faarahali9013
@faarahali9013 5 жыл бұрын
hablayo,hablayo
@hamzemohamed2756
@hamzemohamed2756 5 жыл бұрын
Wan ku taageer sanahaye guled difaac anigoo ah shine akram in qaadka lagag joojiyo goobaha shaqada meelkasta a ahaato ilaa laamaha dawlada iyo ku wa kaleba in aan qaad la isticmaalin
@khalidjama6068
@khalidjama6068 5 жыл бұрын
Ninkan malaha wuu mirqaansan yahay muxuu indhaha iskaga qab qabanayo
@saamicohersi3310
@saamicohersi3310 5 жыл бұрын
Qaadku Cunistiisu Xaaraan Kama Aha Somaliland Lkn Waxaa Khalad Ah In Uu Goobta Shaqo Lagu Qayilo Anigu Waan Qayillaa Goob loogu Tallagay Oo Kharash Aad Ubadan Igaga Baxana Waan La Fadhiistaa Inkastoo Aan Ka Hellay Goobta Aan Fadhiisto Asxaab Aad U Akhlaaq Badan Oo Badankooduna Ka Soo Jeedaan Gobolada Puntland Waana Dad Aan Ka Hellay Akhlaaqdooda Iyo Sida Fiican Ee Billaa Buuqa Ah Ee Aan Goobta ugu Wadda Mirqaano
@mohaahmet5896
@mohaahmet5896 5 жыл бұрын
Hhh
@MohamedAhmed-ce6ys
@MohamedAhmed-ce6ys 5 жыл бұрын
Hhhh Gobanimo Laba Daanba Ku Cun
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
GAR IYO DAW🤔 MIDNA MAAHA XAQIIQATAN HADII MEEL KABAXSAN SHAQADA AY KU TAMARIYEEN LKN GOOBTA SHAQADA HADAY TAHAY TALAABADA UDANBAYSA EE ERYIDA IN LAGU CIQAABO XAL MAAHA WAANAN KA DAMQADAY ANOO KADHARAGSAN WAAYAHA DALKU KUJIRO EE SHAQO LA.AANED DHABTII
@nimcoibrahim8457
@nimcoibrahim8457 5 жыл бұрын
May ka jojiyan cidamada lo diray nabda wadanka a siida qabka daran ugu cunah jadka ee haday dad isdilay u yimadan an danaynayn ahay is dilan iyo hsde kale maxa lo layahay dabdamis jad yu cunin ortah dadka nabada lodiray inay sugan a dayacay kuwas hala aryo
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 5 жыл бұрын
Waar wasiirada xilalka u haya umada ee shaqadii waynayd hayaa qaylaya oo iyagoo marqaansan xafiiska fadhiya shaqaala hoseedka mashrci kalaa loo sameeyay baa Soo baxay waa abihi qaylay ee inankisu markuu Soo qaylay guriga ka eryay
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Generals Arrested / Scandal in Military Command
12:47
NEXTA Live
Рет қаралды 768 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН