shirkii Carta iyo abwaanadii kaqeeyb galay

  Рет қаралды 94,974

NABAD TV

NABAD TV

Күн бұрын

Qabyaaladda yaa kamasuul ah in ay dami weeyso?
Ilaahayse naxariistiisa malaga quustee
malafilayaa in umad sidaan usu dulmeeyso oo usu neceb ilaahay siiyo barwaaqo iyo horimar iyo nabad waarta?

Пікірлер: 115
@jeericali6355
@jeericali6355 11 ай бұрын
Wax kacaa kuf lagu maamulo ooy kaba la,aantaaba Koroo koboc halkii loo fadhiyey keentay kala guure Kabareeyeyaal baa uu tashaday oona sii korodh Ma jiro abwaan kale oo saas wax u cabiri kara maanta, allow kuu naxariiso
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Waa abwaankii ree Dhagaxbuur, Somali State, Alloow kuu naxariiso wuxuu ku dhintay xarunta dalka hooyo Muqdisho.
@abdiazizabdulahi3956
@abdiazizabdulahi3956 7 жыл бұрын
alle ha unaxariste wuxo aha awowkey oo hoyadey dale ismail dimbil dalabey alle ha uxaristo wuxo kudintey xamar allow ku naxariso awow xasus aya la ilmeye dabti
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 7 жыл бұрын
abdi aziz abdulahi alle ha u naxariisto denbigiisana ha u dhaafo aamiin yaa rabi
@kingcasko908
@kingcasko908 6 жыл бұрын
Haasan tnx
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 5 жыл бұрын
Aamin alaha u naxariisto ale janatul Fardowsa alaha geeyo intii somali ah oo dhintay iyo musliinta calamka oodhan
@mahatmaalim7005
@mahatmaalim7005 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaanka. Bro Gabaya kale ma ka haysaa? hadaad ka hayso ama aad heli karto soo baadh walal waa xigmad heersare ah walle.
@nasraabdikariim7023
@nasraabdikariim7023 4 жыл бұрын
Qalbigaaa igariiray maanta markaan awoowgey wajigiisa dib u arkay allow kuu naxariiiso janadiii firdowsa alle ha kawaraabiyo awoowe 😥🤲🤲😥😥😥
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 4 жыл бұрын
Alaahuma Amin xabiibatii runtii wuxuu Ahaa sheqsi wadani ah ee ILAAHAY Kitabkiisa gacanta midig hakasiiyo.
@nasraabdikariim7023
@nasraabdikariim7023 4 жыл бұрын
Aamion aamiiin qaaliyey
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 3 жыл бұрын
Ameen abaayo
@ridwomnabadon727
@ridwomnabadon727 3 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto adeerkay Ismail dhinbiil
@mustaphaahmed8816
@mustaphaahmed8816 3 жыл бұрын
Amiin amiin alle haw naxariisto alle qabriga hawga dhigo beer kamida beeraha jannada. Wllo iga caawi tariikhdiisa oo isoo sheeg meel aan kala soo xidhiidho
@mayo3607
@mayo3607 7 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Abwaan Ismaaciil Dhinbil, 2 sano ka hor buu Xamar ku geeriyooday. Wuxuu ahaa nin ree Dhagaxbur ah oo wadani ah. Qabriga allaha u nuuro
@kingcasko908
@kingcasko908 6 жыл бұрын
Moha Amip Channel Tnx
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 4 жыл бұрын
Goormuu dhintay
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun ILAAHAYOOW naxariistaada ku irsaaq marxuumkaas balse wuxuu inooga tagay gabay dhaxal gal ah MashaaAlaah waana saqa jaariya in shaa Alaah.
@dayaxdigirin7624
@dayaxdigirin7624 9 жыл бұрын
Magiciisa ma aqaan, laakiin waa Abwaan, Af-Soomaali yaqaan, Gabay yahan, Indheer-grad ah. Lahjaddiisa ayaan ka yiqiinsaday in uu Soomaali-Gableed ka soo jeedo. Noolow Abwaan!
@abdiazizabdulahi3956
@abdiazizabdulahi3956 7 жыл бұрын
Sxb wa oo dintey abwanka alle ha u naxaristu
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 жыл бұрын
Haa Wuxu Kasoo Jeedaa Somali Galbeed Gaar Ahaan GOboLka Dhagaxbuur.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Sax sax walaalo maashalla weeye
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 жыл бұрын
Alaha siiyo naxariistii jano marxuumka
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Illaahey ha u naxariisto aamiin ya rabi
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo Abwan ismael mixuu Eebbe hal abuur iyi farshaxanimo ku manaystay Mashllh
@HassanGarboohe
@HassanGarboohe Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤ naxaris eebe ku rajayn waxing gabay ka badan❤❤❤
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 4 жыл бұрын
Illaahey ha u naxariisto Adeero dhagaxbuur baan ku arkey waa hore
@qadarosmaan1186
@qadarosmaan1186 8 жыл бұрын
mashallh war ninkani manolyahay dhiig somali o rasmiya Aya ku jira walahi wa runtiis kolba ki an dorana wu kadi dibilayne
@abdiazizabdulahi3956
@abdiazizabdulahi3956 7 жыл бұрын
wu dintey alle ha unaxariste
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 25 күн бұрын
الله اكبر علي شعر❤waa kuma tolow
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Wale somali wuu la hadlay abwaanku, ilahay haku naxariisto janadi na ilahay haka warabiyo. Gabayadan oo kale markaan dhageeyso waxan kasi qirooda af somaliga inu lumay oo manta wax sidan u gabyi kara ay yaryihiin
@rageaden5702
@rageaden5702 5 жыл бұрын
Kuwaan ba ka daran maamulkaad shalay ka xayseene wuu ka dhacay allow ku naxariso abwaan dhinbil ameen
@gafdiidgafdiid6733
@gafdiidgafdiid6733 8 жыл бұрын
abwaankan magacisa wa ismaaciil dhinbiil waxana uu ka so jeedaa gobolka dhagaxbuur ogadeniya
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Allah u naxriisto xikmad buu iyo hadal wax Ku oola ayuu burqaday
@abdirahmanjama2374
@abdirahmanjama2374 4 жыл бұрын
Abwaan Abdi Sheikh Biixi
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto rutii wuxuu ahaa abwaan aanan caadi aheyn
@rageaden5702
@rageaden5702 5 жыл бұрын
Kursi lo tartami ba dhulki lo dhanbalaya allow ku naxariso abwan dhinbil somaliyey abwaanku kor iyo hoosba wu idiin la hadlay hadad ku waano qadanaysaan inta ka badan huuno ma laydin suuxini
@Tariikhda
@Tariikhda 8 жыл бұрын
Maanta waa laataagan yahay xaaladda ow abwaankaan kahadlaayo
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 2 жыл бұрын
"Kurtin hadimo guuraha lugtaba, wey ku kadistaaye Kafankaaga kii tolay marbaad kabo u geysaaye." AHN abwaan Ismaaciil dhinbil
@abdiyare5247
@abdiyare5247 8 жыл бұрын
mashaa allah waa abwaan xikmad ka buuxdo. (Inagoo kortuban bay hashii kurey af duubeene. Kurxingooye naasihiina wey iba'kuryeeyeene)
@bileosman918
@bileosman918 5 жыл бұрын
Eraydan yaa sharaxi: 1. Yaxaas kaare fuushan 2. karkaar jabay, 3. Kabala'aan roor 4. Kubo haraadan 5. Kaadi gorayee 6. Khagar kaneecaad 7. Kaarma barad 8. Kuruska ciidoobay 9. Kas midnimo 10. Dalkii loo kambalayaa
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
Aniga🤣
@mahatmaalim7005
@mahatmaalim7005 5 жыл бұрын
1. Yaxaas kaare fuushan:kolkaad kod wadkaagii sita iyo nacab u kalmaysay kildhi madaxa kuugali Yaxaas kaare fuushaniye: waxuu kawadaa markaad cadaw dhimashadaada iyo burburkaaga jecel u kalmaysay, yaxaas kaare fuushan yacni yaxaaska waxuu ku sawirayaa cadawga dalka burburiyay. Yaxaas waa xayawaan cadaw dilaa ah hadana kaare ayuu fuushanyahay oo hub khatar ah hadana kildhi ayuu madaxa kuugaliyay oo indhihii ayuu kaa xidhay. Waa sawir cajiib ah oo naxdin leh. 2. karkaar jabay:, kolkay koox koox u qaybsantayna waa karkaar jabay. Karkaar wawaa la dhahaa meelaha sida biyo xidheen ka, ceel ka afkiisa, wabiga dhinacyadiisa, darka xoolaha lagu waraabiyo. Markay jabaan biyihoo ayaa soo fatahaya. Qxixii iyo kala yaacii ama kala cararkii ayuu ku matalay biyo xidheen jabay oo kale oo ay biyihii fateheen. 3. Kabala'aan roor : . Kabala'aan carar. Yacni dadkii taajirka ahaa kabala aan ayay carareen waxba ma haystan. 4. Kubo haraadan : lo’dii ama xoolihii haraada ama ooma, meel biyo leh ayaa la geeyaa. 5. Kaadi gorayee : gugii roobka badan laga sugayay wuu xumaaday. Yacni meeshii roob badan laga sugayay roob kama di’in meaning ummaddii soomaliyee meeshay barwaaqo iyo dawlad xoogle ka sugaysay intii hore ayaa burburtay. 6. Khagar kaneecaad : cadaw dhagar ama xumaan iyo dabin kuu dhigaya ayaad la saaxiibta. 7. Kaarma barad : inexperience qof aan khibrad iyo aqoon lahayn. 8. Kuruska ciidoobay : kuruska wuxuu ka wadaa dawladii la burburiyay. Wuxuu ku matalay kurus aad cun islahayd ood diyaarsatay oo ciid lagaaga shibay. 9. Kas midnimo : caqli midnimo/ garaad midnimo. 10. Dalkii loo kambalayaa: loo iibsanayaa ama loo xaraashayaa. Ama loo burburinaya.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
@@mahatmaalim7005 kambalid waa makalid ama dilid ee xaraash iyo iib maaha.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
karmo barad weeyan dhagar kaneecaad. cudur sababa duumada oo loo dhinto. (Kudkudaad lasaaxiibtay iyo dhagar kaneecaad) Karkaar jabay: tiir dhexaad jabay! laakiin dib uhibiya maadaama anan rubin 100%. kuruska ciidoobay" sarayntii dalka Ivo dadka waa sharftee/sumcad oo baa ba day. Dalkii loo kambalaya. waa marka danta gaarka loo dumiyo tan qaran. (kambalid waa dilid/qudh goyn) Kas midnimo, wadaniyad jacayl dhab ah Ivo midnimo doon dhab ah.
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Ninkaan waa macalinkii farshaxanka---nin kasta manoqon karo waa inaad Afsomaliga billionaire (taajir) katahay
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 8 жыл бұрын
Yasalaam. Abwaanka. Abwaanda. Qarnigan. Xaadirka. Ah. Aad. Iyo. Aad. Baan. Uladhacay. Xigmada. War. Balkowdhee. Faalada. Kuraybaad. Huub. Udhiibteene.
@BarreCade
@BarreCade 4 ай бұрын
Cajiib
@nurawale5694
@nurawale5694 Жыл бұрын
Alle yaaraxma aamiin 6/9/23
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Hadalna LA Kala odhan og allana la kala bari og Allah Ku naxriisto
@mohamedmohamed-im5tc
@mohamedmohamed-im5tc 4 жыл бұрын
Nin gabay tiriyey oo lamid ah majiyo abwaankaan allah hadayo amin
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
@@ilwaadqurux6073 goormuu u gabyay
@hanadsalim47
@hanadsalim47 9 жыл бұрын
Alleylehe Waa Abwaan Aan Ina Caadi Ahayn. TOLOW magaci waa nin Qaran Rabbi Ku Daa
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Hanad Salim Abwaanka magaciisu waa abwaan ismail dhinbil, Abwaan Sangub ayay qaraabo yihiin
@ridwomnabadon727
@ridwomnabadon727 3 жыл бұрын
Ismail dhimbiil ayaa la odhan jirey AUN
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 5 жыл бұрын
Kax banaan hayaan kii lataag iyo kaliil dheer
@anigaiskalehwaaxaqiiqo6217
@anigaiskalehwaaxaqiiqo6217 11 жыл бұрын
abwaankan magaciisa yaa yaqaan? plz cidii garanaysaa ha noo sheegto
@abdiazizabdullahi9946
@abdiazizabdullahi9946 7 жыл бұрын
alle ha oo naxaristee wa awowkey ismail dimbil
@salmaan247
@salmaan247 Жыл бұрын
The parsent kaxaseen jire ri
@nurawale5694
@nurawale5694 Жыл бұрын
Dar daadarn qaalia
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Walaahi ragedi muwaadin dheh si daacadu gabayga u tiriyey laakin dabayshii balaayada wadatay na qaaday wali soomaali may dhigin ilaaahaw naga reeb qabyaalda iyo balaayada
@nurawale5694
@nurawale5694 Жыл бұрын
Alle yaarax amiin 6/9/23
@ihsanomer7775
@ihsanomer7775 Жыл бұрын
Taariikhdu imisay ahay
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 3 күн бұрын
😁😁
@ashkarclaahicabdi8269
@ashkarclaahicabdi8269 5 жыл бұрын
Ale hakuu naxariisto adeero
@mohamedmohamed-im5tc
@mohamedmohamed-im5tc 4 жыл бұрын
Gef aan lagu kam in baan arkaa oo lasii korin
@abdisitar9776
@abdisitar9776 9 жыл бұрын
abwaan qaran wuxuu ka soo jeedaa gobolka faafan jigjiga
@dubaddubad7520
@dubaddubad7520 9 жыл бұрын
abwaankan magaciisa ma garanayo laakin waxaan shaki kujirin inuu kasoo geedo somali galbeed ama ogadenia
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 жыл бұрын
Haa ILAAHAY haunaxariisto
@ahmedYuusuf-e5h
@ahmedYuusuf-e5h 8 ай бұрын
Abwaan ismaaciil dalabey
@qadraibrahim7900
@qadraibrahim7900 4 жыл бұрын
Allaah haiku dhoro aabo mcne
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Abdicasiis so qoray ismaciil dhinbil dalabeey
@cabdikarimaxmad7872
@cabdikarimaxmad7872 5 жыл бұрын
Allow jinadii kawrabe abwaanka murti dhaxal gal ah ayoow nooga tagay
@badaldahir8150
@badaldahir8150 2 жыл бұрын
Badal dahir muxumed
@ridwomnabadon727
@ridwomnabadon727 3 жыл бұрын
AUN adeer abwaan ismaaciil dhimbiil
@drabdallemahamoud967
@drabdallemahamoud967 7 жыл бұрын
dixdan abwaanku wuxu ku sheegay warbal kow dhe faalada
@MahamedHassan-rj2cy
@MahamedHassan-rj2cy Жыл бұрын
Kada loobsi gaajana Khaligu meel ma kududo Tabac oo xoogso 😢 Tabac oo xoogso
@BarreCade
@BarreCade 2 жыл бұрын
Caniib cajiib
@mohamedalhusayni8051
@mohamedalhusayni8051 5 жыл бұрын
abwaan ismaaciil dhimbiil
@BarreCade
@BarreCade 2 жыл бұрын
Kildhi madaxa kuu gali yaxaas kaare fuushani
@BarreCade
@BarreCade 2 жыл бұрын
dalkiinaa kuruud lugu baraa koras miina ah cajiib
@cabdiqadar3659
@cabdiqadar3659 7 жыл бұрын
papa
@cabdiqadar3659
@cabdiqadar3659 7 жыл бұрын
gabay igadheh
@abdisitar9776
@abdisitar9776 9 жыл бұрын
jidwaaq absame weeyaan ninkii qabiilkiisa raba
@sharmarkeali9291
@sharmarkeali9291 5 жыл бұрын
nin ogaadeena oo reer isaaqa weeye sxb
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Kala kicii Gurdumi ruuxii yaqaana farta taag Abwaan kasta oo Gabay tiriya calaamad ayuu u samaystaa calaamada gabayga “ kala kicii Gurdumi” Hadaad ogayd geel la suntado gabay sumad leh waa kan
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Adigaaba abwaan kale ah sxb guuleeso
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
kala kick gurdumi iyo Awaare, waxan fili markii daraawiishtu gurdumi ka guurtay oo Taleex ilo nugaal aadeen. shirqoolkii Canjeel Talowaa kedib.
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 4 жыл бұрын
Abwaanka magacii wadani dhaba
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 2 жыл бұрын
Kalxan aadmi oo dharagtaybaa yaan kaadso garaneyne
@siciidcabdilaahi3101
@siciidcabdilaahi3101 8 ай бұрын
Rr
@abuzeylici6269
@abuzeylici6269 9 жыл бұрын
Abwaanka magaciisa ha inoosheegana dadka yaqaana
@Baraarug93
@Baraarug93 8 жыл бұрын
@Abdi Sitar abwaanka qabiilkiisa ma rabnee magiciisa noo sheeg, si aan u helno gabayo kale oo ui leeyahay. Inlaa jidwaaq Absame abwaanka ah youtube haddaad ku qorto lama garanayee. Lol
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Dugsiiye Abdi Abwaan Ismaaciil Dhimbiil
@Geeljire22
@Geeljire22 3 жыл бұрын
Ismacil Dhimbil
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Ismail dhinbil ree Dhagaxbuur gobolka Jarar, Somali State
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 5 жыл бұрын
Illaahay ciduu doono ayuu xigmad siiyaa ninkani waa labeentii somalinimada,halka gurguurte, fiqi,Arsenal,iyo C c Shakur ay ka yihiin huubadii somalinimada qarnigan,cuz they uprooting our glimpse of hope to get stronger government.
@falastiincali7722
@falastiincali7722 4 жыл бұрын
Kor iyo hoos kuula hadalyay misna kasiweysay
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 4 жыл бұрын
@@falastiincali7722 Qayr qabto hadal israacsan oo la fahami karro dadka u sheeg ama iska aamus,kor iyo hoos etc, it’s meaningless words.
@nurawale5694
@nurawale5694 Жыл бұрын
Koran buuba iyo qaalimo ayaad Karile moodeene
@nurawale5694
@nurawale5694 Ай бұрын
Anakali ahaantay markaan furay kitaabkayga
SHUBE,,,,,Gabaygii Giraan......by Arrowtail
8:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 80 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 6 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
DARAJO IYO XIL YAA MUDAN 2000
1:51:39
Abdul-Aziiz Sh Abdullaahi
Рет қаралды 3,3 М.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 40 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 6 МЛН