SHUBE,,,,,Gabaygii Giraan......by Arrowtail

  Рет қаралды 80,993

Abdulwahed Salah

Abdulwahed Salah

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@ismailnageeye7836
@ismailnageeye7836 4 жыл бұрын
Alla xafidak abwaan soomaaliyeed
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 5 ай бұрын
Great respect for Somali literature
@djashkarpio268
@djashkarpio268 4 жыл бұрын
Abwaan shube m.A
@bisharabilan7183
@bisharabilan7183 5 жыл бұрын
Abwaan shube abwaan qaaliya
@khadaraadan2870
@khadaraadan2870 4 жыл бұрын
Maasha'allaah Abwaan Soomaaliyeed oo Qiimo badan, Eebbe cimrigaaga ha raajiyo. FG. Walaalka Muuqaalka soo geliyay waxaan xasuusinayaa Meesha uu yidhi "gabay" inuu u beddelo Maanso ama Hees sababtoo ah Gabay maaha Abwaanku wuxuu soo jeediyay ee hees ama jiifto ama Maanso. Mahadsanid
@somsaid2116
@somsaid2116 5 жыл бұрын
Mansha allah abwaan Qaran ilahay dambigiisa hadhaafo
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
"Go'aan baa lagu dhaqmaa"! Deep poety ... Abwaan Qaaliya Shube. Ana waxaan iri" dhulkayaga kuwii dhibaya "Dhulka rabi how gooyo".
@saidabdullahi8405
@saidabdullahi8405 5 жыл бұрын
Abwaan shube Maanasadaas dhextaal weeye qofkii il guruxeed wax ku fiiraya kaliya baa fahmaya, waan sado waayeel oo waayo aragnimo leh weeye
@ayuuzha9404
@ayuuzha9404 6 жыл бұрын
Proud of you abwaan shube 😍😍
@mustaffadal-jir8018
@mustaffadal-jir8018 4 жыл бұрын
bal geesaha fiiriyoo golaha qaar baa fadhiya
@dhoollayareahmed5259
@dhoollayareahmed5259 3 жыл бұрын
Waxa uu ka hadlayey 1993 maantana way taagantahay
@wardi6
@wardi6 5 жыл бұрын
Dad baa marka magaca Puntland lasoo qaado sarajooga ka dhacayaa hhhhhhhhhhhhhhh
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido adeer somaliyeed
@drabdallemahamoud967
@drabdallemahamoud967 7 жыл бұрын
MAAASHA ALAAAAH ABWAAAD NASHIDAY
@sheekoxariircosoble5298
@sheekoxariircosoble5298 8 жыл бұрын
maa shaa allaah nabad ku waar abwaan
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
abwaanku wuu qaldamay qaladkiisa yaa loo tixraacin wuxuu dhahay waxaan ka imid puntland waxaan ahay abwann somaliyeed subxanalaah puntland soo iyaga dhaheen somali ma nihi oo carab ayaan nahay xooga somalinimada ayuu lacag ka raadsanaya umaleeya wax kale ma aha
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
Soomaalinimada maxaad u taqaan? Ma dawlad soomaali leedahay? Mise qowmiyad?
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
somali waa dadka wadankana waa somalia luuqadana waa somali. of course waa qowmiyad luuqadna leh kana tirsan beelwaynta africa cushitic people. puntland somali ma aha carab ayaan nahay dhaheen waxaa fiicnaan lahayd in somaligeena noo dhaafan oo luuqadooda carbeed ku hadlaan
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
@@shirmooge sida aad sheegtay, Afku waa Af-soomaali,dadkuna soomaali,Soomaaliyana waa qayb ka mida dhulalka soomaalidu degto,oo qaybo kalaa jira sida; Jabuuti Soomaali galbeed iyo Soomaalida Kenya inaga haysato. Tan PUNTLAND ta, walaale dhalashaa sheegtay adigu,soomaalidu na waa dad degaanku mideeyay ee maahan dad hal oday ah wada dhalay, haddii ay dhaheen carab baan asal ahaan nahay dee ceeb maahan, oo dadka jiinka webiga degan ba dalal Afrikada kale ah bay ka yimaadeen. Carabmimadu maahan sheegasho been ah waa taariikh qoran. Aan se waydiinku su'aalee , hadday dhaheen asalkayaga taariikhdiisa baanu haynaa maxaa uga gubatay oo uga xanaaqday?
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
somali nimado waa dhalasho somaalida waa sab iyo samaale marka reer puntland xagee kasoo galaan somalinimada?? dadka wabiyada dagana waa dad somali dhalad ah digil iyo mirifle la dhahaa hadad horay aadan u maqal wixii jawaab ah comentigii hore kugu soo sheegay ka aqriso
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
@@shirmooge Soomaali oday la oran jiray maba jirin ba, marka dadka soomaaliyeed ma jiraan qabaaillo si gaara u sheegan kara haybta soomaaliyeed . Haddii aad leedahay dhul boobaan rabaa oo Daarood waa soo galooti Yemen ka yimidna dee warka caddayso nin yahow.
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 5 жыл бұрын
Dagaalkii lama kartaan
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Af macan bilaa ficil ah waa waxa aan horey ugu kici weynay
@walaalshiinsiin2269
@walaalshiinsiin2269 5 жыл бұрын
Ninkani af macaanees waxba kama Helo wlaal, waxaan kaa codsan lahaa inaad Taariikhdiisa ama Wuxuuu yahay ama muuqaaladiisa xog dheeraad ah karaadiso. mhdsanid
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
@@walaalshiinsiin2269 sxb miyaan iskudiidanhy in somalidu hadal macan oo aan ficil leheyn taqaan
@walaalshiinsiin2269
@walaalshiinsiin2269 5 жыл бұрын
Ninkaan Been kuma Baran kumana ogi... Abwaanaduna Ereygaa nagama geeeyaan walaal... Soomaalidoo dhan maahee siyaasiyiinteenaa Beenta nagu ababisay
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
waar dhugta oo dhuuxa gabayga oo sacabka iska daaya waa qiiroonay.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
Waa xage meeshan
@mohameda7585
@mohameda7585 5 жыл бұрын
Carta (jibouti) dowlada hada somalia kajirta meeshii dhidibada loogu taagay
@imanmohamed3526
@imanmohamed3526 4 жыл бұрын
Sorry dad aan waxba fahmey inaad waxa u akharinayso cimriga Allah kuu barakeeyo
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
cabdulqaadir shube maansadani kaama gadna, madashana uma qalanto. ciddii gabay qiima leh oo goobtan laga tiriyey dooneysa dhegeyso gabayga Abwaan ISMAACIIL DHIBIIL.
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 5 жыл бұрын
Salah Koorèeye Nooca aadanaha ee sida foorarta u wax eegta miyaad kamid tahay walaale? Shube waa nooca somalida ugu dunta Wacan wuxuu tiriyey suugaan maanka Muslimka dhabta ah gilgishay,
@wardi6
@wardi6 5 жыл бұрын
Isku qabiil baad tihiin miyaa kaas aad sheegtay? hhhhhh
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
Labadas niniba waa abwaano soomasliyeed illahay aduun iyo aakhiraba ha hagaajiyo balse walaale waxaa wax la sheego ah in shube ilaa haatan 2020 uu u doodayo qaranimo soomaaliyeed
ABWAAN. MUSTAFA SH CILMI- GABAYGI CARIISH IYO HABAARKI USC
12:13
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 64 МЛН
Abwaan Cabdilaahi Cabdi Shube Iyo Gabaygii Rafad
6:29
Zameer Jamaal
Рет қаралды 2,1 М.
DOORKA SUUGAANTA IYO NABADDA: ABWAAN C/QAADIR CABDI SHUBE
43:15
Somali National Television
Рет қаралды 185 М.
Abwaan Shube oo Si adag uga hadlay qoriga iyo qabyaalada
15:20
GAROWE ONLINE
Рет қаралды 8 М.
Gabay : Abwaan Shube - Qabyaaladda iyo Dib u heshiisiinta.
10:29
Yusuf Abdi Shire
Рет қаралды 65 М.
Abwaan Shube "Maanta waxaa ceeb laga dhigay federaalka wadata"
8:06
shirkii Carta iyo abwaanadii kaqeeyb galay
10:09
NABAD TV
Рет қаралды 96 М.