Shirkii madasha oo fadhil qarka u saaran iyo hadda meesha wax marayaan.

  Рет қаралды 5,576

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 4 сағат бұрын
XASAN SHEEKH haduu KHAATUMO u aqoonsan yahey MAAMUL ku meel gaadh ah... muxuu madasha uga reebay.... Xasan isagii ayaa isdabraya oo iska hor imanaya ❤🇸🇴🌹
@teatime6853
@teatime6853 5 сағат бұрын
Xassan sheikh inuu joogo jeclaanlahaaya enough dalxaraashe 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 2 сағат бұрын
Abti Ku soco wararkaaga Adi iyo dhowr kale baa run ka sheegga xaalada dalka iyo dadka soomaaliyeed
@Sumadeena
@Sumadeena 4 сағат бұрын
Sayid Axmed wali waa soo taagan yahay 🤣🤣🤣 thank you Adeer
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 сағат бұрын
Axmed madoobe waa halyeey qaran waa saxanyahay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
wanaagsa oo wacan habaryar badalow ❤❤❤❤❤🥰💘💖💞❤
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 4 сағат бұрын
Xasan sheekh waa madaxweynihii ugu horeeyay ee mudo xileedkiisa ku dhameystay siduu usoo noqon lahaa 😂 dantii somalina meel iska dhigey, cadow kastana nagu soo dhiiradey
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 Сағат бұрын
Niman dhargay oo iska daac daacsanaya ega dheh war meesha dan umad somaaliyeed mataale ilahay umadaan baabaday faraj ha u giro aamiin aamiin
@Sumadeena
@Sumadeena 4 сағат бұрын
Sayid Axmed waa mataan ciideedka siyaasaya 🤣🤣
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 5 сағат бұрын
Ahmed madoobe waan ku raacsanahay go aankisa in uusan aqbalayn mudo xil kordhin maamulada somalia . Hadii dorasho jirto waan In la helaa ahmed madobe iyo saami qaybsigiisa beeleeed oo ah puntland iyo ssc khatumo.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 сағат бұрын
Allow mel bas katuur xasan kadare
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Maashallah ❤Ahmed maanta u fiicantahay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 сағат бұрын
Wow....well said bro. Waa sidaa weeye. Dana is dhex galay oo danta qaranka ku jirto weeye. Aad iyo aad baan kuugu hambalyaynayaa sidaad u dhigtay oo aad noogu jilcisay. Thank you
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 сағат бұрын
Xasan shiikh habeen buu gudayaa
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
Xasan baahane waa munaafaq qabiileysta hiraab hargabu wataa allaha dadka kaqabo cajuuskas masaajidka dadka kasoo caaya
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 сағат бұрын
Abwaan kabayare waxaa muuqata in Axmed madoobe laga gardaran yahay wuxuuna ogyahay in uusan soconayn wixii halkaa kasoo baxa waayo shirka Soomaali uma dhama weliba lagama talaabsan karo Maamulada Harti
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 4 сағат бұрын
Guul kabayare
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 сағат бұрын
Lacagta ay bixiyaan Word bank Xassan ma asagaa leh marku rikaatada u haysanaayo ma asagaa leh Xisaab qaldan ayuu isku dhufsaday Xassan Xamar unukaa leh ayuu yiriy Waxayse u ektahay mid lagu Kala dhaqaaqayo
@abdirahmanmohamed3968
@abdirahmanmohamed3968 29 минут бұрын
Cuqdada aad qabto waxa cadaynaya nooca sawirka Axmed ee aad so dhigtay meesha, waxse ku kordhin mayso Allaha ku daweeyo.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
marxuunkii jacalagu dhajiyey😂😂😂😂😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 35 минут бұрын
ilahay bah ka shifay xasan moryan iyo wuxuu watay waa Good news
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
xasan baahane waa doqon dhagala
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 сағат бұрын
Xassan duufle gurgurte wax Ka caqli xun waligay ma arkin mudo kororsi sow kii shalay diudayey xassan dhiiqo xayawan bila caqli ah😮
@youngboy5293
@youngboy5293 4 сағат бұрын
Kuligood waa Jaasuusiin u shaqeeya Cadawga Soomaaliya
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 4 сағат бұрын
Ahmed bifhiqaate ma aha.
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 3 сағат бұрын
WALAAHI HADDII LAFTAGAREEN IYO QOOR QOOR LOO DIRSADAY ERGO IYO AKHIYAAR AHAAN MADASHA IYO MEESHABA WAA MEEL MARAN.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
habo lafta leefleef duufluu noqdo axmaqa maxaan taageray doqon elay kii uguxuma
@Salamin77
@Salamin77 2 сағат бұрын
Ahmad Madoobe gacantiisa isku dili maayo. Ma baca bay u maleeyeen.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 4 сағат бұрын
Wac salam Dhamantiin Wariye Kabayare Abti guleyso Axmed moxamed islam Libax libax dhalay Odey somaliyed oo garab wayay Lafta garen Qor qor Guud laye Kuwa wala gatay wax damira maleh wa moryan wa in moshin laga kena 😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 сағат бұрын
Guul daro guul daro bu ku soo dhamaaday. Yeelimeeyno waxaad hoay u diidan . Dooni mayno . We do not want your idea opion
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
❤habaryar ❤❤abdirisaaq kabayare
@abdullahabuukar8846
@abdullahabuukar8846 2 сағат бұрын
Waxaweeye in aad iskadeyso ayaa kui wanaagsan waxaa waaye dheh
@abdirahmanmohamed3968
@abdirahmanmohamed3968 21 минут бұрын
Xassan Sheikh ciradiisa maxaad u muujin wayday??? ma ciradii ba qabyaalad gashay?????
@khada917
@khada917 3 сағат бұрын
Shir dan guud lagaga hadlayo maaha shakhsi ayaa shaar iitola rag lasoo horfariistay idinkuna mudo dhaaf ahaada xasan wuxuu rabo waa qof iyo qarax iyo mudo kororsi.
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 3 сағат бұрын
XAYAWAANKII LAFTAGAREEN AHAA AAWAY?
@abdullahabuukar8846
@abdullahabuukar8846 2 сағат бұрын
Lahjadaa ku hadal waxa tahay dameeru dhaan raacday
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 4 сағат бұрын
Beenaale xasan qubuur waa fashilmay xaqiiq
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 4 сағат бұрын
Wcs wr wb
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 сағат бұрын
Xasan tuug yaa raba ilahaw naga qabo
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 Сағат бұрын
Horta mudo xileedka m/weynaha sow labo terms ama 8 sano xasan sheekh hade waa helay labadiisii term oo ma soo istaagi karo mar dambe inuu qofkale soo dhiso maahee hadeyse tahay arintu sida dowlad goboleedyada waan iska joogayaa ma fahmin arintaas ee siday idinla tahay
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Sax
@Farmayoo
@Farmayoo 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 3 сағат бұрын
Bowe xasan meelna ugama eko nabiga maleh miyaa xataa hal meel
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 сағат бұрын
Tani waxay ku socotaa shiikh shibli khudbadii yutube-ka lagu soo bandhigay 4/10/2024 oo Ummadda Somaliyeed bari ayey ka tahay khufbadii shiikh shibli shacabka somaliyeed lama qabo shiikhaan kharaarijka ah uu ku falaweeyey khudbadiisa oo qabaa in dawlada somaliya ka talisaa ka jawaabto oo canbaarayso shiikhaan khudbadiisa oo Ummadda somaliyeed Ummadda kale ka dhex abuuraysa cadowtooyo aan Ummadda somaliyeed iyo ummadahaasuba aysan maanta isu qabin. War waxaan wahaabiyada iyo salafiyaa ah oo somalida islaamka ku diraysa ee adoonta u ah wahaabiyada iyo salafiyayada ah khawaariijta khaliijiinta carbeed oo khaliijiintu u soo qoraan waxay somalida ku halaajinayaan oo bal eeg haday soomaalaay garasho idin ku danbayso: al shabaab iyo daacish iyo ictisan iyagu maamulka u haya al shabaabka iyo daacishka somaliya oo hargaysa garweynahooda maamulaa u dagan yahay barxada ku dhow bankiga dahabshiilka hargaysaad oo reer hargaysaadku ugu yeeraan xarunta wadaada waqooyi oo ninkaasi mar baan idin soo gudbin doonaa xogtiisa kaas oo ku khaa-imay kuwii kale wadaada isu sheegayey oo isu urursada ictisaan o.o ku khatalay "wactasmuu bixablillaahi jamiican salsa tafarawuu" aayadaan macaan ee ku jirta suuratul Cimraan taasoo uu doonayey inuu ku khaa-imo somalida Allah aad iyo aadka u jecel in qalbiyadooda uu jaahwareeriyo si uu aayadaan ugu hantiyo taasoo lahayaashisii carbeed ay u soo qoreen oo al shabaab iyo daacish waa wahaabiya salafiya jahaadiya oo ah ilmo ictisaaniya oo ictisaaniyana waa ilmo wahaabiya oo wahaabiyana waa ilmo salafiya oo kulli khaliijka carbeed baa laga xukumaa ooy adoontooda yihiin sida islaamka suniga ah oo Allah aamisan iyo RASUULKIISA Muxammad scw oo toos u raaca Xaqqullah inay kuwaan aan soo sheegay khawaarij yihiin ku mayal adag dufaynta dadka muslimiinta si ay khawaarij uga wada dhigaan oo eega kan iyo ururada uu ka tirsan yahay waxay dooonayaan inay somalida u soo jiidaan oo isaga iyo ururadiisa uu ka tirsan waxay doonayaan inay juhuuda iyo iiraan somalida diraan oo dab ka dhex shidaan si ay somaliya soo weeraraan oo falastiin kale somaliya u noqoto oo ummad muslima ah ayey khawaarijta kani ka tirsan yahay ku sheegayaan gaalo uu muslimiinta ka saarayaa isaga iyo ururka baadiyeysan ee uu ka tirsan oo iiraan ayuu naceeda somalida ku abuurayaa in labadan ummadadood ee muslimiinta ee isjecel uu ku dhex beero isnacayb oo anigu shacabka iiraan in badan baan ka garanayaa oo waa dad muslima guud ahaan qaad badan waxay u baahan yihiin wattawaasoo bil xaqqi wattawaasoo bis sabri" sida muslimiinta kale ee aduunkuba ay xasuusinta doonta islaamka ugu baahan yihiin laakiin wahaabiya iyo salafiya iyo khawaariji aysan u rabin kuwaasi aysan iyaga ka mid ahayn oo kani wuxuu ku soo leexinayaa bilistig missiles iiran somaliya oo cadow ayuu somalida u abuuraya oo dadka iiraaniyiintu aysan maanta u qaban dadka somalida waa labo ummaddii muslimiina isjecel oo kan iyo kuwo kale af somali ku khudbaynaya ma aha somali laakiin waa u eg yihiin oo waxaa iska leh khawaarijta khaliijiyiinta muslimka sheegata oo aad quraanka aayada ka mida iyo axadiis badan yaqaan si ay awrtooda ugu kacsadaan bal day shacabka iiraan iyo shacabka yahuuda iyo somalida ayey colaad toosa ma dhex abuurayaan iyagoo ka faa-iidaysanaya xasuuqa falastiin iyo lubnaan sahyuuniyadu u gaysanayso laakiin shacabka somalidu aad iyo aad ayuu uga xun yahay xasuuqa iyo gumaysiga shacabka reer falastiin gumaystahoodu ku hayo oo waliba shacabka yuhuuda shacabka somalida waa taageereen oo marar somalidu taageero u baahnayd way taageereen oo mararkaas waxaa ka mid ahaa wakhtigii somalidu u dagaalamaysay inay ka baxdo gacantii gumaysiga yurub oo hal dawlad carbeed ma taageerin xoriya somaliya oo carabta iska leh wahaabiya iyo salafiya aysan naga taageerin oo dawladinimadii shacabka somaliyeed laakiin dawladda shacabka yuhuudu waa taageertay dawladnimadii shacabka somalyeed ee wakhtigaas waliba si buuxa ayey gacan ugu siisay in shacabka somaliyeed ka xoroobo gumaysigii yurub oo bal eeg caaqaani sida uu uga hadlayo oo xitaa diinta suuban Allah aysan ogalayn in sidii Jarmalku u xasuuqay yuhuuda oo kale loo xasuyqo ibnu aadamka iyo noolaha kaleba oo sahnuuniyadu shacabka yuhuuda ma aha ee waa urur aaminsan waxay samaysteen oo aan loo aanayn karin shacabka yuhuuda oo bal eeg waxa al shabaab fasho ma xaq baa in shacabka somaliyeed loo aaneeyo oo taas aniga kaaga jawaabaya oo waa may oo mid kaan xoolaha ilaaha ah oo ku dhaha shacabka iiraan faraha ka qaad oo shacabka yuhuuda urugadii ku dhacday oo ka soo gaartay xasuuqii foosha xumaa ee naasiga ha soo xasuusin adigoo astaan somaliyeed wata oo shacabka reer falastiin ee muslimiinta ah si fiican ugu hiili adoo aan ku xadgudbay xuquuqda aadamiga ee Allah kala xadeeyey adoo adeegsanaya qawlka Allah Subxaanahu watacaalaa.
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s 4 сағат бұрын
7 cadaab way kala subxaanalaystaan, Axmed waa kee, waxa dhan waa dameer iyo dhegehiisa, meeqaa sano ayuu meesha fadhiyaa Axmed. Asaga iyo Xasan waa laba tuugo, wixii xaqdaro ku heshiiya xaqa ayay ku coloobaan, waligiina ha heshiinina.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 сағат бұрын
Wcs wr wb
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 123 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 20 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 584 М.
Journalist grills US state dept on Israeli occupation | Dawn News English
11:09
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН