Dhaqamadaas waligay kuma arag waaridkay iyo waaridkood labadaba waa la soo noolaa laakiin waa laga yaabaa in gobalada qaar ay saas dumarka ula dhaqmaan ilaahay ayaan ka magangalnay waxyaalahaas oo kale durmar saas loolasoo dhaqmijiray ilaahay abaalkooda jano ha dhigo waa gumaysi aad u xun oo bina,aadamnimo aan ku salaysnayn subxaana allah
@quruxdumarofficial4 жыл бұрын
Maansha Allah muniiro waad ka baxsatay
@uniquehooyo4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 qosalkii aduunka waa wax loobaahnaa Muniira well done 👍 waxaan u maleen aniga labada dhinac waa extreem waxaan u baahanay dhexdhaxaadka dadka ah InshaAllah but I love it well done sweetie ilaah ha idin dhoowro Amiin 😘🥰😍💝
Wlhi waa best jilitanka waa ku ficn tihiin noso badiya short films
@misslucky19014 жыл бұрын
Mashallah muniirodeyda qosolkaa iga dhameysekkkkkk
@umuamiin49544 жыл бұрын
Wlhi qaladadka san ugu quslay istaqfurulaah muniira iyo cabdirisaaq caadi ma tihiin noo soo badiya qaladadkana hana soo iloowina👍
@ubahadan92964 жыл бұрын
Saa. Man kuwadio waa qadtar film ah qosol iyo qaraxo waa ye
@hamdiabdulle35594 жыл бұрын
Mashaa allaah qosolka aduunka waye halsaac ayaan qoslaye marko calosha leyhay irida ka fureeso 👍👍👍👍
@mariaadaawe24474 жыл бұрын
Waxa ka fahmay sabarki badna ee hoyoyinken hore iyo iyo sabar yarida jiilka cusub 2020 labaduba ma saxna somalay ha la is saxo dhaqankiina ku faana ku dayada rasuulki suubana اللهم صلي على محمد وعلى اله وصحبه
@suhaybosandheere68284 жыл бұрын
Gabadhaan youtubleyda ugu jeclahy wllyow 100ka gaarsiiya wllhi wan sugu lahay dabaaldaga qof qalbi wanagsan runttii wan ku daydaa wllshey allha ku dhowro adiga io duma♥️♥️
@beautifulfamily66984 жыл бұрын
H.h.h.h..h.h.h.h.h..h.h.h..h qosalka ayaa iga dhamaday fani wlhi 💚💚💚💚💚💚💚💚💚😍😍😍😍😍💯💯💚💚
@iglaniglan77634 жыл бұрын
Wax igu darn sheedan ayeey c/ ahaate😃😆😆😆risq oday ayoo ku quxny hhhhh kaftan lee waye waxa tihiin fimil qurx bdn allh ani barkeey👍👍❤
@caaishacabdisalam90304 жыл бұрын
my rajo waad iga qosliseen waan idin taageeraa hore usoco
@deeqoabdulahi77384 жыл бұрын
Aad iyo aad ban uka heley shekadaan qosl kaliyawaaye waliba ka dadkii hore ah waa qosolkaliyaa waxan rajeynayaa in aad sobadindoontaan my coachs illaahay ha inixifdiyo
Hhhhhh alla qosol igu dishay wllhi muniira iyo abdirizaaq idin taageeraa horey u socda jazaakumullahu qeyr 🥰😘❤❤❤❤😘😘😘
@hafsujahaji36024 жыл бұрын
Aabayaashii hore xaaskooda ma caayi jirin kuwa hada caaytamo ee soo sax
@mushtaqismail41124 жыл бұрын
Masha allh ilahy ha idin xifdiyo wlhi dad an aad ujeclahy my rajo♥️♥️♥️♥️♥️♥️one love
@cunnokaris5164 жыл бұрын
Masha Allaah horay u socda flimkaas isago carabi ah ban daawaday ❤😍
@ummahabdullaahi32674 жыл бұрын
Manshallaah waa iga qosliseen wlhi waligiin farxad ku noolaada idam illaahay
@samarxamuud55014 жыл бұрын
War muniiro maad 100 gaarsiisan waba sugi la aheee wey uqalanta runti qof kastow qofka kula joogo uga saar keep going muniiro qurux qeerkeed ka roon❤❤❤❤❤❤👌wan ka helay ruwayadan wa iga gadan
@mohamadosmaantahaliil95194 жыл бұрын
Wax kale wlhi jilinkina xoog xoog waye allh idin xafido
@yasminali17434 жыл бұрын
Waw cadi ma ahan
@RB-up7dt4 жыл бұрын
Masha alah soo badsha filimka
@istarali64814 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi qosolka aa iga dhamaaday muniro wey iga qoslay abdiraq wlhi caadi maaha so badiya walalo
Miniira nagaha le social media ma jecli Nimanka xita love like ey saraan wey ku shekeestaan waxbe kandhageestan jiilka hada nin iyo naagbo beerta lagu jira mida kale nagaha aroos iyo xaflad adowgii away ilmaha si haay 😂😂😂
@nasraadan32654 жыл бұрын
Hhhh Alloow idiin xafid Masha Allah waad kabaxsaten 👍👍👍
@hodancabdiwaaxid60384 жыл бұрын
M.a inoosobadiya ruwayadaha
@anizaabdiali97764 жыл бұрын
Wllshy muniiro inaba caadi maaheyn filimka Waxaan jeclaan lahaa inaa soo badiso Waa hadii aad fusad hayso Xppti one love💗💖💖💞💗💗💞
Dad waa dadkii hore😘😁 wlhi daacad u qoslay shan dharbaaxo xukun miyaa
@somalicooking95744 жыл бұрын
asc waa idin salamay abdirisaaq iyo muniiro walhi waxaan ad uqosalay adiigoo ishu ku madawadahay oo hadan u massage keep going my sister and my brother
@fatimasaid53694 жыл бұрын
😂😂😂😂😂walahi wad iga qoslisen alle ha idin xafido walalahey
@shaadiyaqurux63094 жыл бұрын
masha allah keep going abayo part2 kasamey
@sagalshow8864 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣manoooli
@hafsaabdixarago77964 жыл бұрын
Xppt noo soo badiya ruwaayadaha😂😂 c/rzaq funny waaye wlhi