SHORT FILM QOSOL (BAAQULI BOY & BAABAJEEY OO MAQAAYAD KA BURSADAY KABTAN BAARA)

  Рет қаралды 122,444

Baaba Jeey

Baaba Jeey

2 жыл бұрын

Пікірлер: 209
@user-fr4wl7qs8g
@user-fr4wl7qs8g 2 жыл бұрын
Intii Nabiga Jecel Like 👍
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA ❣
@faatimamaxamad8396
@faatimamaxamad8396 2 жыл бұрын
Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰❤❤❤❤
@zeinabomar9263
@zeinabomar9263 2 жыл бұрын
0
@dhamaysinamohamed1552
@dhamaysinamohamed1552 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdisalanshariff5823
@abdisalanshariff5823 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@muqtaarxasan2767
@muqtaarxasan2767 2 жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalama
@samueletoo9140
@samueletoo9140 2 жыл бұрын
Kusali nabiga scw
@fatwaguud
@fatwaguud 2 жыл бұрын
Nabi mohamed scw Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid
@atr-1793
@atr-1793 Жыл бұрын
Scw
@ismahandiamond2656
@ismahandiamond2656 2 жыл бұрын
baquli boy funny waye wlh🤣
@zakiomar8132
@zakiomar8132 2 жыл бұрын
Waxa aad sameynesaa xad u yeelo. Istaqfurulaah iyo Masha allah wax lagu ciyaaro ama lagu kaftamo ma ah. Baaba Jeey iyo Teamkiisa. wax yar oo kaftan iyo ciyaar aktaada ka eh ayaa alle aktiisa dambi weyn ka eh marka asxaabta.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Walaal zaki waa runta istaqfurulah iyo mashalah ciyaar magalaan khayr allaha kusiyo
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 жыл бұрын
Sax astaqfurulaah mashaallaah magalaan kaftan magalaan fadlan kafogaada xumaanta
@umumaahir9022
@umumaahir9022 2 жыл бұрын
Saxiix cibaadada Alle ayey dheldhel kadhiganayan danbiga kafirsada wllalayal
@mohamedwadani7539
@mohamedwadani7539 2 жыл бұрын
Diinaa ku waalatee naga aamus, wax danbi ah malahee.
@abdirahmaananshax5332
@abdirahmaananshax5332 2 жыл бұрын
@@mohamedwadani7539 alle u laawo diinta agtada wax yar mey ka tahay diinta ku walatay danbi weyn waye rag iska celis yey ku qadin alle u laawo danbi dhaf weydiiso walalka ahay si kale ha ii fahmin
@Mahadinho
@Mahadinho 2 жыл бұрын
WALLAHI SAA U QOSLAYE FERAHA IXANUUNAY 😂😂😂😂😂😂✌
@abdullahifanax8196
@abdullahifanax8196 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@queencaisha1881
@queencaisha1881 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@nasteexomaxamuud4221
@nasteexomaxamuud4221 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Alla rabiyow Tan qosol wamooday 😂
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Danyer in laysagu yero wa khlad ado bashara o ilahay ku sharfay
@sahankamedia5511
@sahankamedia5511 2 жыл бұрын
Baquli boy legend wye wlhi keep going asxpta
@mohammedsamatar6276
@mohammedsamatar6276 2 жыл бұрын
Baquli boy legend 😂😂😂
@kavi2630
@kavi2630 2 жыл бұрын
Gabdhaha inta ugu bdn anaa u dalbo kulahaa baaquli boy wn wataa🙏💥
@sadam_29
@sadam_29 2 жыл бұрын
Baaquli boy funny baa tahay
@yahyagurhan7320
@yahyagurhan7320 2 жыл бұрын
Baba is legend who is agree with me
@carinohope3117
@carinohope3117 2 жыл бұрын
Me
@aadanxasan783
@aadanxasan783 2 жыл бұрын
Wllhi baaquli bpoi funny waaye
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
subxanallah illahay ka baqa tani ciyaar mahan diinta haku ciyaarina xaram kalac waa idinka halowdee wax kale keena
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Yaa diinta ku ciyaaray ma iska soo yeeree adi
@muscabdiagnosticandtrainin1727
@muscabdiagnosticandtrainin1727 2 жыл бұрын
@@darishore814 astaqfuralaah iyo mashalah wax lagu ciyaaro miyaa
@xasanmaxamed2629
@xasanmaxamed2629 Жыл бұрын
Team BBD ayaan taan caajis ayaan idinka dareemoonaa ee noo shida you ropka ❤
@ahmedadenibrahim123ahmeyow7
@ahmedadenibrahim123ahmeyow7 2 жыл бұрын
Soo badi walahi baba jeey aaad Ayan uquslay ilahay Haa kaa quslaya
@anabosman7722
@anabosman7722 2 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey
@muniishpea9830
@muniishpea9830 2 жыл бұрын
Kabtan baara cadi maha wllhi king gong ahy kulahaa oo diyarada dharbaxayo 😭😂😂
@rgkey8988
@rgkey8988 2 жыл бұрын
Baba io dhaman xooga istaqfurullah io masha allaha maha wax lagu dheelo xooga hada kadib iska ilaaliya maaha wax lagu kaftamo wax yaba badan oo qosol leh ayaa so galin karteen mahadsanidiin
@ahmeddaahir5773
@ahmeddaahir5773 2 жыл бұрын
Best Fiilim Keep going
@shuutezbrown2264
@shuutezbrown2264 2 жыл бұрын
Baba jeey iyo Baaruud Rer Buuloxubey wa idiin wataa keep goin❤❤❤❤✅🤣🤣🤣wlhi wan qoslay🤣🤣✅👈
@dhirigilisoumada5452
@dhirigilisoumada5452 2 жыл бұрын
Hàda ka hesho muqalada qisoyinka cilmi nafsiga iyo dhirigilinta please isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏
@abdubille2538
@abdubille2538 2 жыл бұрын
Baquli boy walhy funny cad waye 🤣🤣🤣 wankuwada runti
@waxwalbochannel1622
@waxwalbochannel1622 2 жыл бұрын
Part 2 inoo soo sameeya plz waan ka helay
@everyoneismyfriend6934
@everyoneismyfriend6934 2 жыл бұрын
I cant wait part 2
@asmaismaaciil1684
@asmaismaaciil1684 2 жыл бұрын
Hormar wcn wll baaba
@naimaabdullahi133
@naimaabdullahi133 2 жыл бұрын
Please part two 😂😂
@mohamedabdifatah5822
@mohamedabdifatah5822 2 жыл бұрын
Caprain Para legend wlh
@asadyare6993
@asadyare6993 2 жыл бұрын
Filmada Soo badiya idinku haystaa
@manka6981
@manka6981 2 жыл бұрын
Baquli boy legend wan ku wata
@jawalcalishire3003
@jawalcalishire3003 2 жыл бұрын
Baquli boy meshan adiga nugu hesid funny 😁😂😂😂
@mammitojay782
@mammitojay782 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 2 жыл бұрын
liibaan dheere ex waxaa ogahay
@boonoboono6301
@boonoboono6301 2 жыл бұрын
please ka fiirisada hadalka masha Allah ma aqaan dhahday
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
wwaxan diinti ilahay ruwayada ka dhigtaymaxay yihin staqfurlaah iyo maasha allah leh bisinka maba sii dawan doono halkasan ku dhafay
@Goat_zaki
@Goat_zaki 2 жыл бұрын
Kkkkkk BEZT JILIIN WLLHY😂🤣 PART2 LASO DHAKHSADA I.N❣🙏
@yahyeyusuf620
@yahyeyusuf620 2 жыл бұрын
3-4 aa la dheeleesaa ragaan. Boos usheeg meeshaan ganacsi waaye.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Istaaqfurulah iyo mashalah ciyaar magalaane iskuxishooda
@AbdulAziz-ee3vd
@AbdulAziz-ee3vd 2 жыл бұрын
Dhadhan.. Malaha... Baba jeeey...
@bikolebaba3930
@bikolebaba3930 2 жыл бұрын
ILLah Ayaan Idinku Dhaariyay Maanta Ma Waxaad Hunguri Iyo Cayaar Qosol Ka Raadiseen استغفرالله وماشاءالله Alle Ka Baqa Intaad Isleedahay Baaba Jey Ku Xumee Shiikhii Ku Waaniyay Ayaad Allah Danbi Ka Galeysaa Baaba Jey ILLah Ka Baq Ka Joog Allah SXWC Kaftan Ma Galo, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 2 жыл бұрын
Baaqule boy dadkeena maahan kkkkkkkkkkkkkkkkk cadi mahan
@cumarthiago800
@cumarthiago800 2 жыл бұрын
Meeshaada Joog Nh Adoo meeshaada Taaganaa su'aasha iweydiin krtaahe🤣🤣😁😁😁😀😃😄Alla Beerka
@mahadallewiin1917
@mahadallewiin1917 Жыл бұрын
Ahna masuul ahna kabalyeri hhhhhhh
@KMOHA_
@KMOHA_ 2 жыл бұрын
Another level 😂😂😂
@maryanabdi4253
@maryanabdi4253 2 жыл бұрын
Remember Family 🤲🤲🤲🤲🤲
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
#Koongaha diyaradda dhirbaxaya ayaan ahay kulahaa kabtan baara.😂😂😂😂
@ameenboqortoyo8672
@ameenboqortoyo8672 2 жыл бұрын
Wlhi bilahi ilin iga imaty😂💔baquli umadena maha kulaha danyeradan a wadato o kale haimalen. ❤️🙏cimri dheer wllka
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
😁
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂1:57 mashallh habenki mala cuna
@mohamedxaashi5532
@mohamedxaashi5532 2 жыл бұрын
Baaquli boy iyo Baaba jeey tiibisho ilaahey ha idinku rido
@princehussein555
@princehussein555 2 жыл бұрын
Part 2 plz😂😂😂😂😂
@hanadcr7654
@hanadcr7654 2 жыл бұрын
Hwnki masha allah lacunaa kulaha 🤣🤣
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
Baabajey mar walbo inta aad muqaal ka soo gelineeysid leeba sugaa marka Baaba saaid kuu taageeraa
@cabdisalaan1496
@cabdisalaan1496 2 жыл бұрын
Vedioga u gu shidan 🥰🥰🥰
@senorita__2449
@senorita__2449 Жыл бұрын
Caadi ii dhex mrsiii Klhaaa 😂😂
@abdiwalibullaa7133
@abdiwalibullaa7133 2 жыл бұрын
Afeey sxb Qaliya horay usoco
@cabdulxakiim4541
@cabdulxakiim4541 Жыл бұрын
M.a
@cismandharar721
@cismandharar721 Жыл бұрын
Canbuula feraha lo galiya 🤣🤣
@maxamedxasan6747
@maxamedxasan6747 2 жыл бұрын
Subxanallh
@wcbwasafichannel8800
@wcbwasafichannel8800 2 жыл бұрын
Very funny baquli boy
@ambiyoidiris3621
@ambiyoidiris3621 2 жыл бұрын
Waidin wata kutigiina wlhi kkkkkkkk funny aya tihiin
@abdulwahabmohamoud1046
@abdulwahabmohamoud1046 2 жыл бұрын
Baaba Jay Nus boss waye 😂
@tg_manaf9732
@tg_manaf9732 2 жыл бұрын
First comment 🖐
@MMJMOHA-ru2ns
@MMJMOHA-ru2ns 2 жыл бұрын
Hhh waa film qusulkiisa wadto
@omarcabdiwali9154
@omarcabdiwali9154 2 жыл бұрын
Wlhi waan raftay 😂😂😂
@maxamedamiinshamsudiin571
@maxamedamiinshamsudiin571 2 жыл бұрын
Adi lacagta malagaa dhiibooyaa waa naxsan tahay kulahaa kkkkk
@mohaabdidj5744
@mohaabdidj5744 2 жыл бұрын
Papa athi iyoh baquli inawa caathi maaxan sobaathi
@kamogelonape5047
@kamogelonape5047 2 жыл бұрын
Kaptan baara😂😂😂😂
@faisocumar2517
@faisocumar2517 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@imranomar661
@imranomar661 2 жыл бұрын
Part 2 yackoo keen
@mayzaomer1272
@mayzaomer1272 2 жыл бұрын
Kan kale gaban qaylo badana ish
@sadhaamcali537
@sadhaamcali537 2 жыл бұрын
Hhhhhhh baquli boy
@mohamedabdiwali4468
@mohamedabdiwali4468 2 жыл бұрын
Baquli boy kkk
@rahmabashe1683
@rahmabashe1683 2 жыл бұрын
Mchallh iyo istaaqfurulaah cuntada ay tahy isheega😂
@libaanmahamad5800
@libaanmahamad5800 2 жыл бұрын
Danyeeer😂😂😂
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 жыл бұрын
Astaqfulaah mashaallaah kaftan magalaan hadhayar sanina kabtan baaba iyo temkiina hadalka hala miizaamo ereyada qaar waa halis
@amirahabdi
@amirahabdi 2 жыл бұрын
Maxa waye sheekodaan wa ku wararay
@daadacadde8545
@daadacadde8545 2 жыл бұрын
Aar baabajeeyaa Kongo wadan ayaa la dhahaa kingo dheh kulahaaa
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 2 жыл бұрын
Meeshaan baba jeey ma joogee xaa kaa qaldan eeboow cabtooy maa tahay kaas maa baba jey u moodaaa kir
@yusuza7938
@yusuza7938 2 жыл бұрын
Part 2
@Tiktokvideos-kx5xr
@Tiktokvideos-kx5xr 2 жыл бұрын
Plz muuqaal kaan Ka bixiya dambi weyn ayaa ii muuqda😭😭😭😢 xasbunallaahi wanicmal wakiil
@yusuza7938
@yusuza7938 2 жыл бұрын
Part 22222222
@somaliatiktok
@somaliatiktok 2 жыл бұрын
Babajey is funny
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 жыл бұрын
Waxaku qoslay daanyeray wadataa hhhh
@ayuubaadan9767
@ayuubaadan9767 2 жыл бұрын
Baaquli poi fny wye wllh
@caamirgureey4399
@caamirgureey4399 2 жыл бұрын
xariifka dhhya stfurliallh iso shid dhhya wa qldn yhy xqiq
@cadnaancr1132
@cadnaancr1132 2 жыл бұрын
Kkkkkkķk war kani isagaaba sheed kow kuu ah
@AbdinasirITtube1D
@AbdinasirITtube1D 2 жыл бұрын
Xasan maxamud iyo xuseen maxamud adigane kaama haybaysanaayao
@muscabdiagnosticandtrainin1727
@muscabdiagnosticandtrainin1727 2 жыл бұрын
Kabtan baara kaamirada aa fuurinoosid jooji ee filinka sa fcn u jil dheh
@dhaciseydheman9227
@dhaciseydheman9227 2 жыл бұрын
Baquli boy melo ku jira dawaday mana qoslin tas qof ka amineso majirto 👉🚶‍♂️😂😂😂
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
Ramadaan coming soon I.a
@husseincirboole7604
@husseincirboole7604 2 жыл бұрын
king kong aa ahay maxaa kabadali kartaa baaqoli boy🤣🤣🤣🤣
@caalamitech
@caalamitech 2 жыл бұрын
3:23 intaasaa iga gadan
@BOOSMAANBOOSMAAN
@BOOSMAANBOOSMAAN 2 жыл бұрын
Saxan canbuulo feeraha loo galshaa😄😄😄
@lukejango6160
@lukejango6160 2 жыл бұрын
Team Baquli boy Daf miriq Like✌🥰🥰🌍
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
inta ila og in erayga Daanyeer laga keenay macalin Xaliye 🤣🤣🤣
@Munye_Official
@Munye_Official 2 жыл бұрын
Waxas Hore loo dhihi jiri
@muzamilmirqaaye672
@muzamilmirqaaye672 2 жыл бұрын
Prt 2
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Waresturantigii ugu fanisana dadka heskaweyneen oshiilan ikeen ana k
@asiyaaliabdirahman1162
@asiyaaliabdirahman1162 2 жыл бұрын
saan uqoslaaye waan daalay
@khayrexasbahale50
@khayrexasbahale50 Жыл бұрын
SAXAN CAMBUULO KKK
PRANK | BAQULI BOY OO II GACAN QAADEY😭
22:11
Baaba Jeey
Рет қаралды 163 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 8 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 37 МЛН
SHORT FILM QOSOL BADAN KABTAN  BAARA OO LAGU XUJEEYAY BOQOL GARAM DAHAB
8:43
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 16 М.
garyaqan iyo yuuboss oo ciyara isku badashay dagal
24:09
Rooble alasow
Рет қаралды 297
Sheeko Gaaban | Afka lee aheyd | Baaquli Boy iyo Afeey
12:58
HAPPY AHMED & SAAXIIBTEED OO SHIIRQOOLEEN KABTAN BAARA SHORT FILM QOSOL BADAN....
22:28
qabiilkee tahay 🤣🤣prankigi ugu qosolka badnaa kkkk
13:58
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 308 М.
NEW CHALLENGE IDIRISKA IITAABO IYO KABTAN BARA BAABAJEY
17:19
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 148 М.