Short Film - Shiid Shukaansi Tagay || Shukaansiga iyo Dhalinyarada || Jiil Media ||

  Рет қаралды 62,230

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Filimkaan wuxuu ka tarjumayaa xaaladaha kala duwan ee dhaliyarada Soomaaliyeed kuwaas oo ku yira mar xaladooda shukaansiga iyo jeeb yarida haysata, isla markaan isku dayaya in ay kalsooni ka helaan qofka ay shukaansi wadaaga ay yihiin.
Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #shortfilm #shukaansi #dating #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 89
@sacidoabdirashidbashir7261
@sacidoabdirashidbashir7261 Жыл бұрын
Wiilka tima buulka waa another level ✊✊
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
😂😂😂 👍
@NimcoMohamednuuriye
@NimcoMohamednuuriye 3 ай бұрын
😃😃🤣🤣
@youtubecreator1246
@youtubecreator1246 Жыл бұрын
1 million iyo kabadhan ayuu uqalmaa walahi wow 😳 short movie waye
@jiilmedia
@jiilmedia Жыл бұрын
Waa mahadsan tahay wlaal
@ahmedofficial1814
@ahmedofficial1814 Жыл бұрын
Wlhi muqaal fanny ah 1M iyo kabadan u qalma 🗣✋️🤗❤️
@meeer9041
@meeer9041 Жыл бұрын
6:47 Carshi bariis iyo Sokor maalaga helaa aa soo doontee 😂😂
@muhanadqaalid
@muhanadqaalid Жыл бұрын
My hana cayin wa filim kaliya 😂 cuntoyinka diwada laga hela xita wadanka ma aahn😊
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
The best short film oh My good 🎥 ❤️🤝😚
@user-yf9ek5kb4c
@user-yf9ek5kb4c Жыл бұрын
masha allah da bast waye duubida iyo codadka 😍🥰
@abdiyareabdiyare2190
@abdiyareabdiyare2190 Жыл бұрын
War legnow hhhh jilinkada wa best meeshan ma ku danbysay keep going
@takar1095
@takar1095 Жыл бұрын
😂😂😂😂 jilliinkiinu waa 10000000%
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Wooow best short film inabba caadi maaha keep going dhalinyaro horumar wacan
@sihamiita4898
@sihamiita4898 Жыл бұрын
So funny😅 Noosoo badiya plz short filmada🥴
@khaalidmohamed7022
@khaalidmohamed7022 Жыл бұрын
Ana uguhoreeyay
@shamsoshamso1009
@shamsoshamso1009 Жыл бұрын
Waw waxan fidiyow wey dhafeen ee 1milyan gaarsiya asxaabey
@idrisalimohamud3289
@idrisalimohamud3289 Жыл бұрын
Hormae wacan saaxiibayaal
@cabdikaaficabdkaaficali6954
@cabdikaaficabdkaaficali6954 Жыл бұрын
Noo isoo badiiye film shot
@withQulasada
@withQulasada Жыл бұрын
What a video anather level
@kingbadel2023
@kingbadel2023 Жыл бұрын
Impossible 🙅wlhi Editing and act top level waye go forward dhalinyaro
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 Жыл бұрын
Wiika wa wiil qurux badan 🫶😁
@maxameddeeq13
@maxameddeeq13 Жыл бұрын
WAX kale jiil media
@naciimoclaahi8582
@naciimoclaahi8582 Жыл бұрын
Wlh team jiil media gar io gardarro waa idin wataa 🙈😹😹 Film kan haa ka ahaado ama 📷 da haa kaadanto 😭😁😁😁😁🥺😹😹😹
@abdirahmaannour965
@abdirahmaannour965 Жыл бұрын
Shactarada cabdixaliim cali Beele eh next vidio kasoo dhig
@maxamedhaji1463
@maxamedhaji1463 Жыл бұрын
Muqaladaan cml noo soo badiya wllhy
@mohazsaed4418
@mohazsaed4418 Жыл бұрын
Very talented team jiil 👏
@saidgaryare4104
@saidgaryare4104 Жыл бұрын
Waa gaadan tahay miskiinta 😂😂
@iqroxassan1664
@iqroxassan1664 Жыл бұрын
Waaaw maanta kaliya ayaan kahelay fiidiyow yadiina👏👏👏👏🤗🤗🤗🥰
@naciimoclaahi8582
@naciimoclaahi8582 Жыл бұрын
Ani ewelba videoyadooda dhamaan waan jeclahay
@iqroxassan1664
@iqroxassan1664 Жыл бұрын
@@naciimoclaahi8582 waaaw
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 10 ай бұрын
Waada mahadsan tahay ❤️ ♥️ 😍
@hafuushmohammed
@hafuushmohammed Жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo🥰
@safiyosaafi1746
@safiyosaafi1746 Жыл бұрын
Wow masha Allah isha Alaaa filim jiil media😍💯🙉👍
@dyqx___785
@dyqx___785 Жыл бұрын
Bariis iyo sonkor 😅😅😅
@sharmaarkisharmaarki1699
@sharmaarkisharmaarki1699 Жыл бұрын
The best video
@abdinuurhassan7763
@abdinuurhassan7763 Жыл бұрын
Top video
@zhaafici12
@zhaafici12 Жыл бұрын
So badiya short filims
@katarking2562
@katarking2562 Жыл бұрын
Waar xagaad inoo fashiliseen😂😂🤣😂🤣😊🤣😊🤣😂🤣😃😃😄😅😅😅😅😄😃🤣😂😂😂
@nimca5728
@nimca5728 Жыл бұрын
Qosal badanaaa
@saprinah
@saprinah Жыл бұрын
Wow very talent
@omaraniym
@omaraniym Жыл бұрын
Brilliantly shot film. Well done.
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Keep going wllha wan idin taageera😊👍
@fatumomahamud179
@fatumomahamud179 Жыл бұрын
Wlh short caadi eheen war boliwood aaada
@his59
@his59 Жыл бұрын
Wale waka helay flim kan 😂❤
@user-jh6yj6eu1j
@user-jh6yj6eu1j 6 ай бұрын
7:44 wow cute 😍 smile 😃
@user-mo1vz8ux4v
@user-mo1vz8ux4v Жыл бұрын
😂😂😂iyaah😂shiid shidan 😂😂😂
@AMIR-ey8ns
@AMIR-ey8ns Жыл бұрын
What act keep up guys
@maleykaanuur7104
@maleykaanuur7104 Жыл бұрын
Woow m.a asxabey hormar wacan walhi waan iska kiin jeclahy saa uhadashaan filmo badan soo sameeya plz ❤🙏💖💖
@xuriyamaxamed1009
@xuriyamaxamed1009 Жыл бұрын
wan sugayyy ❤️😍inad sameysan short flm Edits kmjclhy😩🔐
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Жыл бұрын
hore , usocod baad ledihin 😂
@suushows6424
@suushows6424 Жыл бұрын
Personally me I would have asked for the Manager 😂😂😂😂.
@NasserRoble
@NasserRoble Жыл бұрын
Karen traits😂😂 just eat the chips and go home🤣
@kingfariid9971
@kingfariid9971 Жыл бұрын
War anaa sheeko idin hayo hadaad rabtaa sheeko film, ama short film
@umuasadcooking4352
@umuasadcooking4352 Жыл бұрын
Maashaa allah jilin quruxbadan
@cabdiqadar424
@cabdiqadar424 Жыл бұрын
Wow!!😉😁,,Soobadiya sxp 👋🔰✔️🤴
@powerofislam8535
@powerofislam8535 Жыл бұрын
Wlhi the best short film ❤️❤️❤️❤️
@amuu2508
@amuu2508 Жыл бұрын
Best short film aa daawado 😅😅😅😅
@ruweydo5596
@ruweydo5596 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣nin aan shaqeesan shaax waaka xaaraan🤣🤣🤣ee hala haqeesto❤
@saacidsoomaali9382
@saacidsoomaali9382 Жыл бұрын
SXPka dhabta ah wa kan ah
@shuceib_officially3747
@shuceib_officially3747 Жыл бұрын
Suit icajibiyey ma tabal baa🤣🤣🤣
@maryanshariif5086
@maryanshariif5086 Жыл бұрын
Wani wataa
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed Жыл бұрын
wallahi ilmo xajisan kari waayay sidaan u qoslayay @Jiil media Innaba caadi maaha khaasatan Wiilka kabalyeeriga ah ee Mr BulBul 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Good waiter
@aadanxasan2864
@aadanxasan2864 Жыл бұрын
Nosoo nadiya plz🥰🥰🥰
@yasinvk
@yasinvk Жыл бұрын
M.a waxan is dhih Kara dhalnyardan meel fiican aye uu socdan ruunti guulesta jiil media
@user-to7qk1hx7l
@user-to7qk1hx7l Жыл бұрын
مبدعين مبدعين 👏👏👏👏
@user-dd2tp7vb4q
@user-dd2tp7vb4q Жыл бұрын
👏👏👏
@mustafahmedgaabshe2709
@mustafahmedgaabshe2709 Жыл бұрын
Very good waan ka helay😂😂
@umeyaumii627
@umeyaumii627 Жыл бұрын
Casri cofee ayad xayeysineysin😜😜😜😜😜😜😜
@muhanadqaalid
@muhanadqaalid Жыл бұрын
Filimkan malinta la dubayo wa 8sac ka bdn hada wa 9 daqiqo wale filim waqti u rabaa
@salmamustapheali
@salmamustapheali Жыл бұрын
Bariis iyo sonkor😂
@user-uh9zf9cn8v
@user-uh9zf9cn8v 10 ай бұрын
Wllhi Cadi matihin kusocda 😂
@meeer9041
@meeer9041 Жыл бұрын
Alla naag boorso prada wadato aa 4$ ku casheysiin rabtaa
@Warsame1st
@Warsame1st Жыл бұрын
Interesting 😂😂
@Cupcatarad
@Cupcatarad Жыл бұрын
ninka gadaal ka qoslaya miskinta inloo murgayo modaa😂😂😢🎉
@zamuroble6536
@zamuroble6536 Жыл бұрын
Nasser wax cafimad lagu cuno ma kentay horta😂😂😂😂
@Princessaisha24ll
@Princessaisha24ll Жыл бұрын
😂 another level edit
@bishaarcali3563
@bishaarcali3563 3 ай бұрын
From tiktok 2024😂😂😂
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle Жыл бұрын
🤣🤣
@Hasa386
@Hasa386 Жыл бұрын
🙄😂
@aaminaamiish643
@aaminaamiish643 Жыл бұрын
😂😂😂
@user-ud5xw2lc8f
@user-ud5xw2lc8f 11 ай бұрын
Malaha miyaaa qaybo, waa filim beelo ah weye
@amiinabdirahman2724
@amiinabdirahman2724 Жыл бұрын
😂😂
@CanabMaxamed-ko1vn
@CanabMaxamed-ko1vn 4 ай бұрын
1000000000 😂😂😂😂😂😂😂
@abdilatifsaadomar9588
@abdilatifsaadomar9588 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@nagaad5509
@nagaad5509 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxameddeeq13
@maxameddeeq13 Жыл бұрын
😂😂😂😂
Shiid Shukaansi Tagay Qeybta 2aad. Jiil Media
11:22
Jiil Media
Рет қаралды 32 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
Xanta Dumarka👉😂 || Abdihaliim Ali
8:11
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 552 М.
Xaasaska Soomaalida, Intaan nooc mid waaaye.@jiilmedia
5:05
Jiil Media
Рет қаралды 31 М.
Short Film: Kiis Aan Horey  Maxkamad Loo Keenin. Jiil Media.
17:37
Noocyada Gabdhaha Marka Ay Shaqada Ka Imaadaan. Jiil Media.
3:53