Short Flim Kalsooni Guur "Pracetimool iyo Sumaya Suu'

  Рет қаралды 519,690

Xogmaal Media

Xogmaal Media

2 жыл бұрын

Short Flim Kalsooni Guur "Pracetimool iyo Sumaya Suu'

Пікірлер: 161
@zamiyazidra4063
@zamiyazidra4063 2 жыл бұрын
Waaw wa film iyo jilin quruxon lkn raga somaalida gbdha markey rer koda ugaso godo o ayagana ey isku dhacan wey xumeyan allow rago dhan san ka dhig🥰
@shucaybahmed7120
@shucaybahmed7120 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 2 жыл бұрын
yaraa nin garta gabar rer keda ugu so go’aday inu xananeysto badi nimanka wey ku dhelan gbdha rerkeda isa so dagalan ✌️❤️
@KAASIM5
@KAASIM5 2 жыл бұрын
Oo naak Hooyadii dhashay kaaga soo Go,day iyado shalay ku baratay ma nafbey kuu haysaaa inaderey 😅 ...!!!!?
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 2 жыл бұрын
@@KAASIM5 aniga wxan ka hdlay wx la arkay wllo ayada dhalantedkas ma fikireyso isla waqtigaas e cabaar kadib bey ka shalayneysaa
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
Waxaaba Qalad ah ineey Familkeda uga soo Godoo Dhabtii walidka wa lama Huran wlhi Ninkaa Si walbo U Wanagsan yahy waqtigoodoo Xumadaa Aduunyada Xumeeyoo
@sahrosheikh0052
@sahrosheikh0052 2 жыл бұрын
waa fariin aad uqurux badan lkn nimanka somalida badanaa markeey gabadha reerkeeda oga soo go'odo oo ay wax laaan ku raacdo ayay hadhoow si xun ugalaan
@cabdiadanmxd1961
@cabdiadanmxd1961 2 жыл бұрын
Cajiib weeye soo jiidashada riwaayada sumaya waa markii iigu horaysay mashalah si qurux badan ayeey u jileen Uma qasdin filimkan oo gacanta ayaa iiga dhacday balse awood uma yeelan in aan dib uga noqdo ilaa aan ka dhamaysto Mahadsanidiin
@Tayba283
@Tayba283 2 жыл бұрын
Waan ka helay qeybta sooo xasuusanaysay❤️
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 2 жыл бұрын
Sumaya io mohamed way isla Helaan xaga jiliinka 🔝 👌
@ayanitaayb1673
@ayanitaayb1673 2 жыл бұрын
Allow rajada gabdhaha somliyed uwada wanji
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
This short film is great and I loved it 👍. Kalsoonidu waa Muhiim 😍 ❤️
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
Guuri
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
Translate to English
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
Repjjes
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Жыл бұрын
@@abiesaad3993 which bit you want to be translated?
@xalimobashka9185
@xalimobashka9185 Жыл бұрын
Guuri
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
Lamaanaha Kalsooooooooooni La aanta Ku Jira Waa Nolol, Jacel, Farxad, Neecaw io Naxariis la aan
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
Ragaa Qaar maba istahilaan in Kalsooni lasiiyo walhi wyo Wxaan Fileeyn baan kala kulmaay Kalsoonidii aan Usiiyaay😰😰
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Waa Wax waaqaca oo reera badani kuburbureen, jassaakumu Allah khayr sidaad uwacyi galinaysaan dhalinyarta
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️When the heart is filled with sincere love and loyalty, there is no difference between distance and proximity, and whoever loves the soul will not find an alternative Marka qalbigu ka buuxsamo jacayl dhab ah iyo daacadnimo, ma kala duwana fogaanta iyo u dhawaanshaha, ruuxii nafta jecelna ma heli karo Qof beddel kale عندما ‏يمتلئ القلب بالحب الصادق والوفاء لافرق بين البعد والقرب فمن يعشق الروح لن يجد بديلًا.
@saacidmuxiidiin4867
@saacidmuxiidiin4867 2 жыл бұрын
Waanaglaandheeree
@saacidmuxiidiin4867
@saacidmuxiidiin4867 2 жыл бұрын
💔💔💔💔💔
@adnahassan7936
@adnahassan7936 Жыл бұрын
Jj
@adnahassan7936
@adnahassan7936 Жыл бұрын
Uh
@foziaali7610
@foziaali7610 2 жыл бұрын
I love you guys 👏👏👏👏may Allah keep you going
@hanoyyy.11
@hanoyyy.11 2 жыл бұрын
Sumaya io mohamed yaa isku balamiya 90ka😂
@nastehaabdirahman4290
@nastehaabdirahman4290 2 жыл бұрын
😄😄😄
@cawilyare9346
@cawilyare9346 2 жыл бұрын
Hh
@user-lf4bl1jq9h
@user-lf4bl1jq9h 10 ай бұрын
dumarka wakawada simanahy waxa nagu adkeyo waba nomacanadaan😊😊
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
Flim xikmad muhima xanbaarsan masha Allah horay usocda
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
Sumaya Iyo Mahamed Wlhi Wan Idin Taageraa From Gayigii Xorta SOMALILAND 💚🤍❤
@barwaqomohamed2240
@barwaqomohamed2240 2 жыл бұрын
Mahamed wanka helaa filimanta uu matalo keep going waa wada xigmad
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 2 жыл бұрын
Mashallah mes deux légende favorites
@naciimomohamad3155
@naciimomohamad3155 2 жыл бұрын
Masha alah keep going asxabta an jeclahy 🥰🥰❤❤🌹
@hamdaali5497
@hamdaali5497 2 жыл бұрын
That’s very nice of him that he remembered she sacrificed her mom for him.
@fatushali8925
@fatushali8925 2 жыл бұрын
Noo so badiya yaqee wad mahad santihiin keep going ❤❤❤❤❤
@ciiseabshir8086
@ciiseabshir8086 Жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252619345621
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Sumayo aadan fariiid✅✅✅
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Wacyi gelin fiican weeye meeqa reer baa maalaayacnigaa ku kala taga
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 2 жыл бұрын
Waaaaw flimkan waan ka helay pls soo badiya🙏🙏🙏🥰
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 2 жыл бұрын
noso badiya filimantan cml hor mar wacan i...a
@xamdamahmut6425
@xamdamahmut6425 2 жыл бұрын
Zxp waxnoo filan naga kla daaya mid uun soo dhaymstira plz
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 2 жыл бұрын
awey filimki arsigi abahey noso daaya plz😍❣
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 2 жыл бұрын
Qaybtiii hore way dhamty
@franlee6245
@franlee6245 2 жыл бұрын
Very good actors ❤️ 🔥🔥
@iqriinayariisey7235
@iqriinayariisey7235 2 жыл бұрын
Wlhi wax waadi ah oo karija
@ilwaadabdyy6023
@ilwaadabdyy6023 2 жыл бұрын
Filimkii kale xaguu kudanbeeya plz kaas bal noo soo daayaa meel macan baad nogu jartayn
@fatumaahmed4947
@fatumaahmed4947 2 жыл бұрын
Perfect Actors 🥰❤️🥰
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
82 A
@akaashpd2067
@akaashpd2067 Жыл бұрын
💓💓💓❤❤❤💙💙💝💝🖤😶💕💕💕💍💍💍💍💍💍💍💍🎉🎉🎉🎉🎉😅💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛❤💓💓❤💙💝💕🖤♠️♣️💛
@akaashpd2067
@akaashpd2067 Жыл бұрын
💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛♣️♣️♣️♣️♣️♣️♣️♣️
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 2 жыл бұрын
Sumayo iyo prostamol waan jeclhy jiliinkodq😂😁
@maxamadcabdullahi3299
@maxamadcabdullahi3299 2 жыл бұрын
Daqiiqadaa yar dee ugu yaran 30 daqiiqo kadhiga
@user-ke8go3yl9c
@user-ke8go3yl9c 5 ай бұрын
Alla we igu socota😂😂
@halimaise3194
@halimaise3194 2 жыл бұрын
Xogmaal hormar wacan
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 Жыл бұрын
Hore usocda
@hadiyaahmed4639
@hadiyaahmed4639 2 жыл бұрын
Kuwan waanka helaa wlhie😂😂
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 жыл бұрын
Khalad weeye qof isagoo XOriyad ah isu imateen inaad cadadis sartid nin damac ma daayo mobeelkiisa hadaa furto adi uun baa stress ka qadaya
@sumayoabdi643
@sumayoabdi643 2 жыл бұрын
I didn’t know Somalians can be romantic.😂😂😂
@muktarwadhanole9585
@muktarwadhanole9585 Жыл бұрын
Ololow geesi xabadan kariin
@munamohomed9835
@munamohomed9835 2 жыл бұрын
Mnshallah Mnshallah soobadiya
@haniabdifarah5015
@haniabdifarah5015 2 жыл бұрын
wlhy flimkan reality uu ka hadlaa
@hadiishayi4693
@hadiishayi4693 Жыл бұрын
Waa flim aad isoo jiitay runtii
@Muniish3
@Muniish3 10 ай бұрын
Surah day😂😂❤
@daauudismaaciil7299
@daauudismaaciil7299 2 жыл бұрын
Sumaya Quruxbadanaa jah 🥺❤😉😋
@diiriyecali8094
@diiriyecali8094 Жыл бұрын
M.a dheh
@yusraluuzaabduullhi6544
@yusraluuzaabduullhi6544 2 жыл бұрын
Noso badiya kuwan cml❤
@svgcrtns444
@svgcrtns444 2 жыл бұрын
waa ok , balse part 3 aawe
@gneshbabu9447
@gneshbabu9447 2 жыл бұрын
Blease soo badiya
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Su'aal Baarisitumoolow mee filmkii aarsigii aabahay ma aayar ayaad iskaga laabatay America intaad film nagu xidhay kuwana hayso ma rabne?!
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
sabbata wala sheegay ee video ga u maxamad kaga hadlayo so daawo horta
@Amy-zs5cn
@Amy-zs5cn 2 жыл бұрын
Waa anigoo intaa tagaan.!!
@xalimobashka9185
@xalimobashka9185 Жыл бұрын
Guur
@qoreshiagesey4724
@qoreshiagesey4724 2 жыл бұрын
M.a
@daacadhassan7081
@daacadhassan7081 2 жыл бұрын
Walhi waa flim mcn ax
@amiinabdi3382
@amiinabdi3382 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@amooreyareoffical3110
@amooreyareoffical3110 2 жыл бұрын
Where Is Part 3 ?
@keefcabdi3699
@keefcabdi3699 2 жыл бұрын
Wwwwww sumayo Quran
@wardamohamed
@wardamohamed 2 жыл бұрын
Fariid go aan kaan ka helay ay qaadatey heygu soo noqon weeye
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@leilaqali8652
@leilaqali8652 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
123
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
3wk ago maasha Allah
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
Repjjes
@abiesaad3993
@abiesaad3993 Жыл бұрын
Top
@claahigeediclaahigeedi1549
@claahigeediclaahigeedi1549 2 жыл бұрын
Asc qarawo inta ku xeran xog mala wan idin xisey
@romachendraprasad5756
@romachendraprasad5756 Жыл бұрын
Haa
@hamzaaideed9950
@hamzaaideed9950 2 жыл бұрын
Intuu maqnaa buu soo delete gareyay
@Muhaniita
@Muhaniita Жыл бұрын
Walaaa love saar
@bisharkhaliif6385
@bisharkhaliif6385 Жыл бұрын
Wllhi waan jeclahay filimada nocan
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 2 жыл бұрын
War labo mid dooro oon mid sadexaad laheyn, ama telefanka fur ama naagta fur, Alla maya aabo labadaba inaan furo ma rabo ahahaha, mamadas odaygii iga bareejeeyn lahaa kuso daro film ka wiilka aabihiis
@rihanahmed4054
@rihanahmed4054 2 жыл бұрын
Wlhi waa fariid
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Kkkk Cadi mahana
@abdisalamadhan4504
@abdisalamadhan4504 10 ай бұрын
We need part4
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
Thanks all team
@fatumaahmed4947
@fatumaahmed4947 2 жыл бұрын
❤️❤️🥰🥰
@fartuunfartun5973
@fartuunfartun5973 2 жыл бұрын
Wan idinjeclahay sumayo lambarkaga intekahli kara abayo magaceygu wasih
@hamdaibraahim410
@hamdaibraahim410 2 жыл бұрын
Filimkii aarsigii aabahey maad iska dayseen
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 2 жыл бұрын
Qaybtiii hore way dhamty wall
@youtubemayk2607
@youtubemayk2607 2 жыл бұрын
5
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 2 жыл бұрын
Liicaato xagee ka dhaw yahay Inantan sumeya ninkan ha laga qabto
@sacdiyoqurux3292
@sacdiyoqurux3292 2 жыл бұрын
Wax kale
@mohamedmohamoudaliabdille6172
@mohamedmohamoudaliabdille6172 Жыл бұрын
personal attack may be came
@mascudmohamed5674
@mascudmohamed5674 2 жыл бұрын
ma rabno wax kle
@mumtasabdi94
@mumtasabdi94 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@kaahcookingchannel9922
@kaahcookingchannel9922 8 ай бұрын
Asc wall ilA sohadal waxban karaba
@ju4965
@ju4965 13 күн бұрын
Faarax jacayl mayaqaaano sorry ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumasaleban4722
@fatumasaleban4722 2 жыл бұрын
Wwwwww dad aan ku faano
@Ayaaneyyyyyyyyyy
@Ayaaneyyyyyyyyyy 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@abdihamidibrahim6542
@abdihamidibrahim6542 2 жыл бұрын
M a
@farduuscabdilahi5488
@farduuscabdilahi5488 Ай бұрын
Hy iiwarama
@faatmaismaaciil7916
@faatmaismaaciil7916 2 жыл бұрын
Part22
@iqriinailwaadiqriinailwaad8559
@iqriinailwaadiqriinailwaad8559 2 жыл бұрын
🙋‍♂️
@engalpha
@engalpha 10 ай бұрын
Kalsone wax dhanta lawa nip
@najmocabdi4816
@najmocabdi4816 2 жыл бұрын
Wale shekadan anige igu dhacde qabkan ayee u ekeeed 🤔🤔🤔
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 жыл бұрын
Manala wadaago karta 😌
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 2 жыл бұрын
@@AhmedHassan-jz6zn Halahaas war jeceel kkk?
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 жыл бұрын
@@zeynabmohamad702 ha 😅
@muhiimcabdi7514
@muhiimcabdi7514 2 жыл бұрын
Ooig
@muqdishaawiboy2309
@muqdishaawiboy2309 2 жыл бұрын
War waxan liicaato war kama haayo miyaa😂😂
@hafsaali8615
@hafsaali8615 2 жыл бұрын
Waa jila sumayo mxy klo sameyse
@muqdishaawiboy2309
@muqdishaawiboy2309 2 жыл бұрын
@@hafsaali8615 inada nin ajaanib ka aha aad ku dhagdhagto ma banano quruxeey😡
@idilali2217
@idilali2217 2 жыл бұрын
Nice
@Muhaniita
@Muhaniita Жыл бұрын
😮😅
@cawilyare9346
@cawilyare9346 2 жыл бұрын
Yeees
@saadadaher552
@saadadaher552 2 жыл бұрын
Aad bay uu macantay qabtane
@xalimobashka9185
@xalimobashka9185 Жыл бұрын
147
@abdalajaamac5692
@abdalajaamac5692 2 жыл бұрын
War nio jilayaashaan kala duwa ma iskusoobaxayaan
@daherhassan3949
@daherhassan3949 2 жыл бұрын
2
@shakkroom829
@shakkroom829 Жыл бұрын
What’s kalsooni in english
Film-kii Sir iyo Caad, Part 2
20:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 722 М.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 1,1 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
Walaca Gabdhihii Hore Iyo Kuwa Hadda. @jiilmedia
6:21
Jiil Media
Рет қаралды 217 М.
Musalsalka qiyano part 5
3:01
Fatma Resham
Рет қаралды 2,1 М.
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Djib Medias
Рет қаралды 1 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 733 М.
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
0:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 72 МЛН
Ей разбили нос!😭
0:59
Petr Savkin
Рет қаралды 1,2 МЛН
Громов помог бедному зеку #лучшеекино #лучшиесериалы
1:00
Sierra saved her sister from danger-always protect your siblings ❤️#shorts
0:21
Узнали своего хозяина
0:22
Up Your Brains
Рет қаралды 5 МЛН
Девушка НЕ ЧУВСТВУЕТ горячего 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 1,5 МЛН