Short Somali Flim "Ilaalo Deris'

  Рет қаралды 631,807

Xogmaal Media

Xogmaal Media

2 жыл бұрын

Short Somali Flim "Ilaalo Deris'

Пікірлер: 392
@ibrahimabukar7702
@ibrahimabukar7702 2 жыл бұрын
Sumayow abaayo hal codsi wataa wan jeclahay riwayadahaaga lkn codsi waa timahaaga qari abaayo inta igu raacsan soomaliyeey farta taaga
@xayaadaxmed1314
@xayaadaxmed1314 2 жыл бұрын
Aniga kula racsan
@hodanabdullahimaalim8397
@hodanabdullahimaalim8397 2 жыл бұрын
aniga ayaa kow ka ah
@qosoliyomadadaalo527
@qosoliyomadadaalo527 2 жыл бұрын
Tima kaliya mhane nin ba kuqabe .maxe tahy ninka kale e ad lasameneso ruwayada. ilaah maba ogola dhaqankas kudarso . Raqiis aya iskadhigtay ifkana wax ugu xun gabar raqiis iska dhigta.
@umusafwan8466
@umusafwan8466 2 жыл бұрын
Kugu raacsanahay wlhi walalkey
@hhhhhh6668
@hhhhhh6668 2 жыл бұрын
M.a Ibrahim waan kugu racsane abowe
@boqoradaceldher9302
@boqoradaceldher9302 2 жыл бұрын
sumayo hadey ku jirto wa iska jeclhy wlhi😘
@demahodemaho1906
@demahodemaho1906 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 english hadii loo badalo youtube inuu kudilo buu rabaa baan umalaynayaa
@abdiazizadan
@abdiazizadan 2 жыл бұрын
Kkkk
@youngpusha8165
@youngpusha8165 2 жыл бұрын
What’s her Instagram
@caashocabdulle5514
@caashocabdulle5514 2 жыл бұрын
👉👉anig waa ku lajira
@queen__ubah8754
@queen__ubah8754 2 жыл бұрын
Sumayo kuheestaa qofta kaliya riwaayad jilista kudhinto ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@umualmaas1132
@umualmaas1132 2 жыл бұрын
Xildhibanada ku jirto masha allah
@Hana-997
@Hana-997 2 жыл бұрын
Ruwaad dagan oo buuqii iyo qeyladii iyo xiiqii soomaalida lagu yaqaaney aan laheen 👏👏👏👏 soo badiya team ka
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Wara qosol iyo xarabo hadaa rabto lii cato iyo bulo oo isla joga daawo adaa hee qosal kadhargi war waa idin tageraaa ee horay usocdaaa ❤️💯💯🇸🇱
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 жыл бұрын
Allah run badan Ragii qurbaha wa sidan balwad qayrul masul shiisha iyo jaad .group balwad
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 2 жыл бұрын
Abayo dadka dhan ma WADA xumo qar badan o fcna we jiraan
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 жыл бұрын
@@Qaaliquman666 what ever
@ifrahxilojano705
@ifrahxilojano705 2 жыл бұрын
Tinta inay tahay cowrada ugu xun uguna dambiga badan hadaa ogtahay like🙄🙄
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
Xogmaal wax cajiib le keena iyo gabdha shidan❤️❤️
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Meshaba soumeya igu heso thnkz mommy♥️🥰 Sidokle dhman jilayasha cmera manada dhmantina waa mahadsn thiin🙏♥️🥰
@guureofficiall1624
@guureofficiall1624 2 жыл бұрын
waaw hildhibaanada ayaapa lasooqabty qof aan tagero qaas ah u ahy runtii love u apio✅🥰🥰
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Xabada dharka loo dhaqayo way shidan tahay is xijaab habo 🔥🔥🔥
@fuaadcalixuseen2846
@fuaadcalixuseen2846 2 жыл бұрын
Qoftas darteed leeba ufiirsadaa But Of somali lobahanyahay markii riwayd lajilayo They not like me absolutely
@busharabilan221
@busharabilan221 2 жыл бұрын
Waa sumayo abyo lii caato naagtiisa waye
@a.hussein1067
@a.hussein1067 2 жыл бұрын
Naag dhahaysa naag kale way shidan tahay waa waali cas.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
@@a.hussein1067 way qurux badan tahay lkn markaad ruuxa waano usoo jeedinayso marka hore waa la amaanaa ujeedkaygu waa inay qurux deeda xijaabto midda yar
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
@@a.hussein1067 qofkii caqli leh wuu fahmayaa kii malaasanna alaha unaxariisto
@abasnor4998
@abasnor4998 2 жыл бұрын
What a clip, si heer sare ahaa loo jilay, mahadsanidiin jilaayasha iyo soo gudbiyayaasha
@maymamohamed8884
@maymamohamed8884 2 жыл бұрын
Walayalow ilaahey ka baqa filimnti waa sii xumeyneysaan waa funny sax wad naga qoslineysaan lkin xadka ilaahey yaan la gudbin si gaara sumayo suu xbbti is Astur oo madaxa qarso oo ninbaa ku qabee sharftiisa thy shrftiisa dhowr Abyo gbar qurux bdn thy adduunyadu yeeyna ku kadin 😢😢😢
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 2 жыл бұрын
Please qalaladka no soo geliya yaa igu racsan
@xafsoabdullahi666
@xafsoabdullahi666 2 жыл бұрын
My brother zaki waaa ku wataaa Masha Allah
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Intaas aa ka baxsateen 😍👌👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@nadarali2801
@nadarali2801 2 жыл бұрын
Wow flim wali ah noso badiya pllse mida kale jilayasha Hassan iyo sumaya iyo zaki wata keep going
@nafisakuboqrayaabe9811
@nafisakuboqrayaabe9811 2 жыл бұрын
Soo badiya waa nice wlhi😍
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Waaaaw Nice filim Keep going Alle haydin dhowro dhamantin aamiin yaarabi pic respect ❤❤❤❤👍👍🖐🖐🔥🔥🔥🌹👏👏👏🙏😍🥰
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 2 жыл бұрын
Kan Film Waa Dhaafey Wlhi😅❤
@kingmaahirofficial3863
@kingmaahirofficial3863 2 жыл бұрын
Wwwwww you make me smile 😂😂
@saafi0geesey632
@saafi0geesey632 2 жыл бұрын
Masha allah gabadhan taariikh ayuu ku dhigay intey ka goyen wuu ka gooyaya wlh xariif waaye
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going ❤❤❤
@Ummieofsix
@Ummieofsix 2 жыл бұрын
Lol, I can't get enough of this show.
@abdallamaaji7646
@abdallamaaji7646 2 жыл бұрын
Xiʟibanada waan ku slamay tik tok maka soo carartay😇🌹💖
@samiiroqalanjo7553
@samiiroqalanjo7553 2 жыл бұрын
Hhhmmm
@mohamedsomaali3202
@mohamedsomaali3202 2 жыл бұрын
Manshallah sumaya way waynaatay
@Maxameddaahir700
@Maxameddaahir700 2 жыл бұрын
Filmkan aad ban uga helay masha allah so badiya fadlan like 👍 , subs.. igu haleeya
@zhowme5648
@zhowme5648 2 жыл бұрын
Lkn shaqadaan kuguma ogeen 🤣🤣🤣🤣
@afrah5198
@afrah5198 2 жыл бұрын
Appsc guys noso badshay wan uu xisnay wlh from jabuuti👌
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Waarunteed is astur huno
@ahmedabdi1090
@ahmedabdi1090 2 жыл бұрын
Wow zaki masha Allah best ever i watch short film
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 2 жыл бұрын
Hadaaba saan tihiin’ maxaa naago islaameed uguursanaysaan oo wakhti uga dhuminaysaan’
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 2 жыл бұрын
Caadi ma.ahan ruwayada heesta saran yaa qaday asxaabey 🙏🙏🙏
@sheekooysheeko3528
@sheekooysheeko3528 2 жыл бұрын
Bk baa qaadey
@hanimohamed2178
@hanimohamed2178 2 жыл бұрын
Bk aya qadey xabiibti
@ubaxeyfarah4838
@ubaxeyfarah4838 2 жыл бұрын
Bk baa qaadey
@khaletindhocade5951
@khaletindhocade5951 2 жыл бұрын
Talented team 🥰
@cizzudiinake6692
@cizzudiinake6692 2 жыл бұрын
Walhi wan ka heley flimkan👍👍👌
@queenidil520
@queenidil520 2 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah wey dhacdaa
@naasirphilippine8803
@naasirphilippine8803 2 жыл бұрын
Home work udiray waynabkashaqenayin 😅🤣😂😂😂😂zaki keeep
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
Nice film 😍😍👍👍
@kushsalat6271
@kushsalat6271 2 жыл бұрын
Pls part 2 so funny anyway thanks
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
Wow Absolutely Another Level Xaqiiqdi Waxay Leedahay Part 2 thnks Xogmaal Media io Writter M.Pracitamool Io Zaki , Sumayo suu , Br Io Lagebd Deeq Darajo
@quenn____hafuuzcdey2203
@quenn____hafuuzcdey2203 2 жыл бұрын
Another level 🥰🙈
@Farhan-ln8yx
@Farhan-ln8yx 2 жыл бұрын
Baafafkaan iyo baaldigaan wadatid naga dhaaf sxpow wlhi he's so funny :)
@dheymanqurux7838
@dheymanqurux7838 2 жыл бұрын
Noosobadiya ruwaayadahaan waan lahdlaaa waxaan camal😘😍💋
@ustaadgamo
@ustaadgamo 2 жыл бұрын
Reation ku soo yaac team sharma
@maryamamahamad3477
@maryamamahamad3477 2 жыл бұрын
Another level 💯
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
nice film 👍🥰
@cabdullahicattoo1386
@cabdullahicattoo1386 2 жыл бұрын
Suu smart minded I like it
@mohamedgandala94
@mohamedgandala94 2 жыл бұрын
balse wa owguuriya sxb keep going brother
@mahussein1676
@mahussein1676 2 жыл бұрын
Zaky 👏👏👏👏👏
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 2 жыл бұрын
Xildhibaanada salaan sare🙋‍♂️⚠️
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 жыл бұрын
Wlhi waa film an caadi ahyn nolosha dhabta ka hadlayo dariska inay yihiin ilalo
@amiishahmed9049
@amiishahmed9049 2 жыл бұрын
Waaw part2 lasoo dhaqsada
@fathadhoof2200
@fathadhoof2200 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Walhi funny Wan ka helaay bad boy cajaab
@nimcoabdikarim101
@nimcoabdikarim101 2 жыл бұрын
Filmka inaba cadi maha wlhi😄
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 жыл бұрын
Ruwayadah adad sodhigatan waqatar
@abdullahim.agarasow6992
@abdullahim.agarasow6992 2 жыл бұрын
Walal sumaya timaha iska astur... dhar asturan gasho.
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 2 жыл бұрын
Ninka wanaagsan mid xun aya duufsadaa. Nagaha wax isku diraa ayaa la dhahaa raga ayaa ka daran
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 жыл бұрын
Ha ku tashan NiN balwad Leh......
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Noo soo badiya riwayadaha nocan ah✋m.A nolada wllyaal❣
@marwaaseemow6586
@marwaaseemow6586 2 жыл бұрын
M.a keep going masha allh waaye
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
So amazing
@tanaadali137
@tanaadali137 2 жыл бұрын
Sumaya iigu daran wlhi waa ku jecelyahay kulahaa😄
@kahaahmed8179
@kahaahmed8179 2 жыл бұрын
Nice 👌
@miskinur212
@miskinur212 2 жыл бұрын
Midka xun sidaaaa naag ku haysato inteee toosi laheed ayay leeday naagaha iga dhis lkn jabka ayada looo u danbeeyaaaa
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 жыл бұрын
Wa sax noso badiya
@Iqruudsh
@Iqruudsh 2 жыл бұрын
Haba dhib badnaade waa hdl mcnyhy😂😂😂
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 2 жыл бұрын
Xilibaanada Keep going
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 2 жыл бұрын
inta tiktokta kaso aragtay oo soo carartay like😅
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 жыл бұрын
Alaa kuwaan waa wataa
@saraali8581
@saraali8581 2 жыл бұрын
Waa wax jira ggaar ahaan Ragga yurub joogaan
@mohammedabdirashed2718
@mohammedabdirashed2718 2 жыл бұрын
Part 2 wating
@qaalimaxamed1184
@qaalimaxamed1184 2 жыл бұрын
so badiyaa
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 жыл бұрын
Wax walba lama fududeesto dhacdoyin ka noloshaada ayee muhiim utahay waana inaad isku xilgaantaa waan doqonimo hadee fudeed kugu dhaafto golden time kujiraa kulaha
@cabdiqanimaxamud1872
@cabdiqanimaxamud1872 2 жыл бұрын
hoore usoco
@saidicagacadde400
@saidicagacadde400 2 жыл бұрын
Joqoray yahay wey ka daba tuurtay qofta markey cusbada kaso doonatay hhh
@deeqoahmed3551
@deeqoahmed3551 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️👏👏👏
@sahraosman2290
@sahraosman2290 2 жыл бұрын
Sumayo waji kushkush ❤
@samaiskufilan2599
@samaiskufilan2599 2 жыл бұрын
Masha allah dheh wll
@sahraosman2290
@sahraosman2290 2 жыл бұрын
@@samaiskufilan2599 manshallah tabarakallah wa dhahay hadana arag abayo 🙏
@ifrahabshir6492
@ifrahabshir6492 2 жыл бұрын
👌👌👌
@misabrahamjamal227
@misabrahamjamal227 2 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣 🤣 Wooow walhi wa nice
@furqanmohamud1521
@furqanmohamud1521 2 жыл бұрын
Maxaawaaye dhaqso ayuu udhamaanoyaa
@saidhussein2679
@saidhussein2679 2 жыл бұрын
One thing I hate about my people,,,,xaaskaaga waxa idin dhex maray iyo isbitaal inaad geeysay waa qalad in aad qof kale u sheegto,,,
@fatxicabdi1262
@fatxicabdi1262 2 жыл бұрын
plz part 2❤️
@habibomoha9961
@habibomoha9961 2 жыл бұрын
😂😂zaki waan kuwataa✌️😂
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha 2 жыл бұрын
Nin jaad cuna waa dhibaato aduun ilaahbaan kamagan galnay
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 2 жыл бұрын
Aaway Br
@saacidsaacidmohamed5965
@saacidsaacidmohamed5965 2 жыл бұрын
Filimadan hanola soo badiyo
@maryamaali7597
@maryamaali7597 2 жыл бұрын
Qaladaadka noso galiya😂😂
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 2 жыл бұрын
Anigo is leh seexo ba so dhacay wa ino bari kk.kkk
@zoyaoubahahmed4368
@zoyaoubahahmed4368 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 2 жыл бұрын
Inshallah raaci
@mohamedhossainjiille304
@mohamedhossainjiille304 2 жыл бұрын
Lovely guys
@caynicbdijamac4388
@caynicbdijamac4388 2 жыл бұрын
Wwwwwwww walhy wan jeclhyi riiwaytahan
@ikiaasshukri7271
@ikiaasshukri7271 2 жыл бұрын
Sumaya iyo hassan film ka si macan bay ujilaan
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Waaaw waxaasaa mirqaanaa.kkkkk
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
😂😂 an ini so koco kulaha wlHi isku wada mid ayan nahy badankeena hurdo in laga so dhex galo salada iyo walidkaga moyene cid kle uma kacaysid
@samiiroqalanjo7553
@samiiroqalanjo7553 2 жыл бұрын
War day xildhibaanadii baa meesha ku jirtee iyada darteed baan meesha uso galay hadalkeeda ku qoslaa
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 2 жыл бұрын
Noso badiya guys
@Apdalla78
@Apdalla78 2 жыл бұрын
Mis kaxdaa Mar qaankaa keenay😂😂😂
@amranali6867
@amranali6867 2 жыл бұрын
Wa ku jecelyhy kulaha sujuu ma isku bedeshay 😂😂😂so funny
@abdiwahabsharif8148
@abdiwahabsharif8148 2 жыл бұрын
Same Same but different n sujuu is not language. Sujui means I don't know.
@abdiwahabsharif8148
@abdiwahabsharif8148 2 жыл бұрын
Comment on riwayada huno @Amran suju
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 жыл бұрын
Reer jabuuti sas bey dhahan qof kle cml tilmamayan 🤣
@baabiyare713
@baabiyare713 2 жыл бұрын
Xildhibaanada dhex yar ayaa umaleey jire bal balaarka waye🤣
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 464 М.
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 16 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 530 М.
Riwaayadii Isbaaro Jaceyl Part 1.
21:52
Xogmaal Media
Рет қаралды 198 М.
Lama Filaan
20:02
kulmiyetv
Рет қаралды 523 М.
DAMAC RAGEED | QAYBTII 1AAD | Somali Film
20:08
SULTAN FILMS
Рет қаралды 109 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 520 М.
New Short Film "Berri Hubaal maahan
22:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 510 М.
Short Film 2021 "Social Media" Qosolka Aduunka
21:01
Xogmaal Media
Рет қаралды 504 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 498 М.
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 14 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 1,1 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 20 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 2,3 МЛН