Shukaansiga Hadda Jira Sida Uu Yahay Iyo Shukaansigii Hore Sida Uu Ahaa.

  Рет қаралды 31,730

Jiil Media

Jiil Media

3 ай бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 66
@MahadMahamed-cj7oi
@MahadMahamed-cj7oi 3 ай бұрын
Waa run waxa aan bilowgeeda alle raali ka ahayn dhamaadkeedana raali Kama noqon karo alle
@muna607
@muna607 3 ай бұрын
Wlhi shukaansigii hore masha allah asal ayu ahaa had kan jira waxa bilaa macniya😢
@user-ry4se1ii8j
@user-ry4se1ii8j 3 ай бұрын
Hay shanlada madaxa kabixi shukaansiga markaas ayuu kuu toosaa😂😂😂😂😂 walhi waa run waana keentee jiil media hore usocda🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@lamaanka12
@lamaanka12 3 ай бұрын
Masha Allah waa xaqiiqada maanta haysata dhalinteena thanks jiilka
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 EID MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
@dhayibmaxamednuur9760
@dhayibmaxamednuur9760 3 ай бұрын
Team jìil media like 👍 👌 👏
@ikraanmaxamuud9371
@ikraanmaxamuud9371 3 ай бұрын
Congratulations 200k subscribe jiil media 🎉😊
@drmaajidhassan
@drmaajidhassan 3 ай бұрын
Iam the first one so like me 😂
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir 3 ай бұрын
😂😂😂😂wllhi wa run sey u kenen le jil media ❤
@user-salsabiil
@user-salsabiil 3 ай бұрын
بارك الله فيك hadal cajiib ah: " waxaan alle bilawgeeda raali ka ahayn dhamaadkeeda kuma raali galin doonaan"....
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voice❤😊
@NuurAbubakar
@NuurAbubakar 3 ай бұрын
First person 🎉🎉
@Gabdha____riyada
@Gabdha____riyada 3 ай бұрын
Wlhi waa run😂
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 3 ай бұрын
Jumlada ugu denbeesaa iga gadan😊😊
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
😂😂😂 walahay waa run
@shamsosaidahmed7085
@shamsosaidahmed7085 3 ай бұрын
❤❤❤
@mohamedabikar2390
@mohamedabikar2390 3 ай бұрын
Wax walbo Alle billaw godha rali as kaehen damadka Kuma rali galin donan
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
Habalayo
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 3 ай бұрын
Hambalyo❤200k
@aaminamukhtaar7667
@aaminamukhtaar7667 3 ай бұрын
Short film soo sameeya aboowe waani jeclahay
@NaaNa356
@NaaNa356 3 ай бұрын
Shukaansiga danbe qash wlh😢😂😂😂😂
@UmucubeydCabdi
@UmucubeydCabdi 3 ай бұрын
Ani ahaan qofka wuxii xiisa ii leeyhy Markuu iga qarsoon yahay Lkn maantoo dhan hadaa is maqleyno Is arkeyno Nolashaas Macna dhan malaha walhi Dad badn oo soo tijaabiyay waaa lahaayaa
@Tillawah8
@Tillawah8 3 ай бұрын
Hambalyo ❤
@nagaad5509
@nagaad5509 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MinoMaanka-qb1tj
@MinoMaanka-qb1tj 3 ай бұрын
Kuwa hada jiro wax jiro ma ahan maxa wdata,maxaa heesa,maxa ileedahay war aanbo dhamad laheyn rag fcn wey jiraani allah nagu tusiyo sualo malayacnigas waayebo wxan hasaawo iskaga dhafay uu an farax calafkeyga ah usugo🙈😂 Wax walbo uusan alle raali ka aheyn dhamadkooda kuma raali galin nayaan❤ hadal mug weyn❤
@imaniimaan5429
@imaniimaan5429 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
200K NOW❤😊
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 3 ай бұрын
😂😂😂😂 wlhy waa xaqiiq
@aliamiinmohamed8065
@aliamiinmohamed8065 3 ай бұрын
Kkk ishad ka rideen
@quenmaida1376
@quenmaida1376 3 ай бұрын
ABGAAL SHALANTO MADAXA KU SITA AYAN ARGNAA EE MA ARAGNO SHUKANSI HORE
@user-yp7hq6gm5x
@user-yp7hq6gm5x 3 ай бұрын
Hampalyo 200k
@sahrailyaasilyaas5467
@sahrailyaasilyaas5467 3 ай бұрын
B
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 3 ай бұрын
I aamin ku waan aniga koobi in ay I dhaheen u maleeyaa ar Jiil meida caadi maahan😊
@Zusan15
@Zusan15 3 ай бұрын
Siidu uu hadalaya iga gadaan 😂
@zayidrashid3749
@zayidrashid3749 3 ай бұрын
Waxaad hadda sameeneedo uusanba alle raali ka aheen inaad is muujido oo ragga hadalka ujilcido oo had iyo jeer rag wax lajisho oo quruxdaada banaanka soo dhigto
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 3 ай бұрын
Qofka kaliye sifican ufakaray ayaa tahay😂 Social media baryahan waxa kuso batay dad wanaag isleh sheega Oo hadana iyagii xumanta faraha kula jira أَتَأْمُرُونَ النَّاسَ بِالْبِرِّ وَتَنْسَوْنَ أَنْفُسَكُمْ..
@nimconalka4344
@nimconalka4344 3 ай бұрын
Wa run lkn kuwo badan on asturnayn wax faido lehna soo gudbinaynin hadana isku dagan Bay dhaaman iyagu bulshada wacyi galiya unbey katahaye
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 3 ай бұрын
@@nimconalka4344 sanada kadib waa arki doonaa Waxaa aragnay kuwo badan oo Social media xijaab iyo wacdi kuso galay mantana sarawil ku niikiya Markaa aslan haddaba nin ajaaniba wax lajishid o marba meel uraacdid Tartiib Tartiib ayaad xumaanta adan ogeyn ugalaysaa Tusaale manta nin waalan oqawan hadu so gala schoolka ama xafada dadka dhan way qaylinayaan oo waa laga carari lkin manta labaad waa lafirin bas manta sadexaad cid kumashqulaysaba malaha waa kii walaa ayaa ladhihi Waxa saas keenayana wey laqabsaden qofkan waalan Xumaan teda yar waa laga fogaadaa si teeda wayn uga badbaadid
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🔥👍
@AyidCabdullahi00-ob3rm
@AyidCabdullahi00-ob3rm 3 ай бұрын
Like ta haloo badiyo
@Enakafi
@Enakafi 3 ай бұрын
Congratulations 200k😅
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@abdiwadudabdulkadir2037
@abdiwadudabdulkadir2037 3 ай бұрын
Shekadaan wan kahelay lkn waxaa intaa dheer in ay hada cadi noqotay hadanan telephone ka lagadhamaysan howlaha in update ka kadhacsanthy
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 3 ай бұрын
Geel iyo waa xaro😅
@Eva_1046
@Eva_1046 3 ай бұрын
Sariirta kaligaa maa jiifo kulahaa😂😂
@you...252
@you...252 3 ай бұрын
Sida jiliinka cml yaah"Qofyahey cidlada kaliga mxa ujiifta😂
@CabdicasisMustafe-il8px
@CabdicasisMustafe-il8px 3 ай бұрын
😅
@Aaroon_Ak
@Aaroon_Ak 3 ай бұрын
Hhhhhhh
@sahrailyaasilyaas5467
@sahrailyaasilyaas5467 3 ай бұрын
Smooth huvoqp
@mahadabdiaziz6583
@mahadabdiaziz6583 3 ай бұрын
Fartuuneey hadanba waxaro ku helaayo diyaar waye Dersan waxaro ah😂
@AbdullaaHiMaxamud09
@AbdullaaHiMaxamud09 3 ай бұрын
Jcyl...😢
@iimaancabdullahi
@iimaancabdullahi 3 ай бұрын
Sax
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 3 ай бұрын
Maxa wadata Kuma laho 😭😂😂😂
@nimconalka4344
@nimconalka4344 3 ай бұрын
Shukansiga hada waaban nacay ani farahan ka qaaday xirir iyo hadal aan dhamanaynin o malayacni ah baan ku nacay iyo hadalada la is dahaayo ee soo jiidashada leh sida labo is qabta waxaaso dhana ma baanaano inago wada og beynu wada samayna inyar o inaga mid ah Mooye Allow noo dhanbi dhaaf
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
xumantaas aad Alle dartii uga tagtay ku qadi meysid qaali ninka mar kuu so waco hdka loo ma jilciyo ninkii ku rabo wuu ku sii rabaa kii edeb darra u socday na wuu qulquli
@nimconalka4344
@nimconalka4344 3 ай бұрын
@@umumascuud3307 sax wa runta abayo qofki Alle darti wax xun uga taga Allah wax ka kheyr badan buu uga badala wana sababtan go..an uga qaatay xirir una Alle rali ka ahayn inan galo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
@@nimconalka4344 mid kheyr qabo rabbi kugu arzaaqo
@user-ox3vq4th6c
@user-ox3vq4th6c 3 ай бұрын
😂😂😂
@Xamda-wp9pz
@Xamda-wp9pz 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-wc5hv9hn9w
@user-wc5hv9hn9w 3 ай бұрын
Frist one😂❤
@xafsoaxmed7106
@xafsoaxmed7106 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@sadaamciiltire518
@sadaamciiltire518 3 ай бұрын
😂😂😂
LEE HAJI OO DHAHAY OOMAR BAR BAR WAA MARKII IDINKU DAN BESAY😱😱😱
34:15
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 60 МЛН
Sanadka 2024 marka uu shiid kugu biloowdo.@jiilmedia
7:31
Jiil Media
Рет қаралды 128 М.
Somali Tiktok Cusub Qosolka Aduunka 2024 ​⁠
13:23
Fakate Shorts
Рет қаралды 272 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 364 М.
Waxyaabaha Guryaha Soomaalida ka Dhex Dhaca. Jiil Media.
2:08
Jiil Media
Рет қаралды 27 М.