Muufo aad u caraf badan kafaideyso adna u macaan

  Рет қаралды 130,028

shukri masala

shukri masala

6 жыл бұрын

Shukri Masala

Пікірлер: 282
@zahrahalane2281
@zahrahalane2281 6 жыл бұрын
Waan ka dhacnay Shukri waliba si aad u fiican jazakaAllah
@AaminaAhmedAaminaAhmed
@AaminaAhmedAaminaAhmed 6 жыл бұрын
Wala socodaa Shukri chanel keda cimari dheer iyo cafiimat Allah hakusiyo Insha Allah
@jojomann1120
@jojomann1120 6 жыл бұрын
Masha Allah jazaaka Allah qeyr abaayo wanjeclahay
@sureryusuf5407
@sureryusuf5407 6 жыл бұрын
Mashallaah barakallaah nuurcallaanuur baytifuul illaaheey hakuxifdiyo
@fatmamohamed4092
@fatmamohamed4092 6 жыл бұрын
masha allh macaaney qalbi nadiifnaanta kugu jeclaadey allha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@deeqafaarax7021
@deeqafaarax7021 6 жыл бұрын
Shukri abaayo mahadsanid xabiibti kheyre allaah haku siiyo
@daganahmed7617
@daganahmed7617 6 жыл бұрын
Shugri Kujecliya Wlhy Darta Baan Kenya Uiman Laha Inshaalah Gabar Qalbi Wngsan Baa Thy
@maanobashiirnuur1716
@maanobashiirnuur1716 4 жыл бұрын
Shukri kujeyliyaa
@sagaladow6268
@sagaladow6268 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH JAZAKILLAH abyo waan nofaidysa allaha ku ziyadia wnaga
@zahrahassan319
@zahrahassan319 6 жыл бұрын
Jazakallah abayo allaha kuwanaajiyo shugriyey gcnmahaagana hakuu barakeeyo
@abdalahali2984
@abdalahali2984 6 жыл бұрын
Masha allaah shugri ilahay haku barakeeyo waadna mahdsantahay shukri qaali
@deuschelondon2115
@deuschelondon2115 6 жыл бұрын
Mansha allh abaayo shukran waxbadan ayaan kaa faa iday great job 👍👍👍
@muhsinhiirane9633
@muhsinhiirane9633 6 жыл бұрын
Asc abaayo aad iyo aad ayaan u fiirsadaa janaalkaaga ward mahasantaye jazakumulaah jaza 👍👍👍
@justjoking9418
@justjoking9418 6 жыл бұрын
Masha allah thanks abaayo
@daganqali1524
@daganqali1524 6 жыл бұрын
aamiin macanto adna allaha ku barakeyo
@ahmedfarah1258
@ahmedfarah1258 6 жыл бұрын
Thanks walashey qali wan baraweyay sidada cml kuso baxday😍😍😍😍😍😍😍 wan ka wardonay
@fatumafarahmohamed8396
@fatumafarahmohamed8396 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri masala
@mashahaallakuxafidoh1197
@mashahaallakuxafidoh1197 6 жыл бұрын
Tnkx abyo allaah ka Ajarsiiyo ♡
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 6 жыл бұрын
Masha.allàah tabaarak ilaah ha ku xafido amiin
@fardowsasiciid9848
@fardowsasiciid9848 5 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo shugri allah haku barakeeyo
@Iglan-vf7wb
@Iglan-vf7wb 6 жыл бұрын
Abaayo waad mahadsantahay jazakallah kheyr
@zooyazeetuuni4925
@zooyazeetuuni4925 6 жыл бұрын
masha allah wax badan ayaan ka faaidnay runtii walashey thnkz
@theampteam3908
@theampteam3908 6 жыл бұрын
Masha allah abayo mahadsanid illahey ajir hakasiyo wankusoduceyna insha allah
@aminaibrahim5392
@aminaibrahim5392 6 жыл бұрын
abyo shukri wadmahadsan tahay alle hakaa ajarsiiyo ixsaanka aad falaysid inshallaha sifican ban kulasoodiriraya allaha ku barakeeyo
@naimaabdi8384
@naimaabdi8384 6 жыл бұрын
Masha Allah abyo Aad baaan ogahelay ilahay haku dhow ro Aniga maaantay igu horaaayso sharafey
@safiyamahamud7869
@safiyamahamud7869 6 жыл бұрын
Mashallah walaley mahadsanid aaadna wan kuu salamay qaali
@DheemanxaajiDheemanxaaji
@DheemanxaajiDheemanxaaji 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri Allah kuxifdiyo Runti melkasta joogto samidey tahay Runti
@nasrinainaabo9714
@nasrinainaabo9714 6 жыл бұрын
mansha Allah gacanta Allah Ku barakeeyo xabibti
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 6 жыл бұрын
Think this the best I have seen on how to make muufo but why did you have ads sugar? Thanks
@qalicuthman3913
@qalicuthman3913 6 жыл бұрын
muufada waan sameeyay caawa maasha alah abaayo shukran waa casho cajab badan
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 6 жыл бұрын
.Masha Allaah 😍😍
@halgankanolosha2514
@halgankanolosha2514 6 жыл бұрын
msha allah walasheen alle ha ino kaa daayo ilhy haka abaal mariyo waqtiga iyo shaqada aano hayso.
@ismahanhassan8501
@ismahanhassan8501 6 жыл бұрын
shugri aadban kugu mahadcelinaya wankahelay wanakugufarxa qalbifurnantada alle hakusiyadiyo manshallah
@sowturahma148
@sowturahma148 6 жыл бұрын
msha allaha jazakallaha kheyr
@maryanahmed7228
@maryanahmed7228 6 жыл бұрын
allaahuma amiiin jazakallaahu kheyran abaayo shukri
@cashamuse4037
@cashamuse4037 6 жыл бұрын
masha allaah illaah caqligaaga ha kuu barakeeyo
@zeenapisaaq9813
@zeenapisaaq9813 6 жыл бұрын
Thanks imikan sameynayaa waxan rajeynayaa iney ii hagaagto
@fuaadcade6804
@fuaadcade6804 6 жыл бұрын
Masha allh shukri shugran abayo gacanta allaaha kudaayo
@mohamedali-in3sr
@mohamedali-in3sr 6 жыл бұрын
Man sha Allah my Abayo Allah ku xafdiyo Qali
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
mohamed ali plz subscribe iku qabo tnxs
@cadnikhaliif1281
@cadnikhaliif1281 6 жыл бұрын
Shukri abaayo khayr alle hakusiiyo wax badan baan kaa faaiday cuntadaan daawadaba samayn teedaa isku dayay cuntooyin ka qaar waana ku guulaystay
@tobtatosan8491
@tobtatosan8491 6 жыл бұрын
masha Allah wllo qaali thanks
@shukrihassan816
@shukrihassan816 6 жыл бұрын
Mash all qaaali allllha ku barakeeyo adi iyo family oo dhan my samiday
@ayaanjaliil1398
@ayaanjaliil1398 6 жыл бұрын
SHUKRI abaayo allaah haku xafidho waxa kugu jclhy waxbadana laga fahmaya
@hamdichannel6769
@hamdichannel6769 6 жыл бұрын
Maasha allah abaayo allah ku xifdiyo mufadada waan kariyay manta qadada waa laysku raacay inay caadi ahayn sikale kuma garatide faraha ayaa lays goostay mahad sanid xabiibti
@baarliinhusseinabdulle8350
@baarliinhusseinabdulle8350 5 жыл бұрын
Mufada canaha yugada laan tod lamaqasi karo miiya
@indhaurondhibatolagumawaro8294
@indhaurondhibatolagumawaro8294 6 жыл бұрын
Wa runta abayo mahad sanid 😍
@ikraanozil8698
@ikraanozil8698 6 жыл бұрын
Mansha allaah waan kahelay sharafee l like it
@runcadeyibrahimyusuf2088
@runcadeyibrahimyusuf2088 6 жыл бұрын
Manshalah shukiri masala wa mahad santay qali
@mandeqsaidjama8262
@mandeqsaidjama8262 6 жыл бұрын
masha alaah mcnto jisakalaah quruxdeeda kahelay
@roodayuusuf4122
@roodayuusuf4122 5 жыл бұрын
Shagrimaslo Marsha alaah alahakuxafido
@naimamaxamed9967
@naimamaxamed9967 6 жыл бұрын
masha allah mcnto shukran
@layalimohamed4808
@layalimohamed4808 6 жыл бұрын
Mahadsanid abayo qali ah ad bey u qurux badantahay mcnt koostada makarisay mise ma karinin
@ayannour9428
@ayannour9428 3 жыл бұрын
3 sano kadib baan daawaday oo samaystay mahadsanid Macalimad Shugri
@fadumomohamudahmed1350
@fadumomohamudahmed1350 6 жыл бұрын
Shukran walasheey aan jacelahay ilaheey ha ku xifdiyo adiga Iyo awladada abayo mcn amazing foods always xbbti big love and big respect 😘😍❤️😍
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Fadumo Mohamud Ahmed plz subscribe iku qabo tnxs
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
Fadumo Mohamud Ahmed amiiin
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 6 жыл бұрын
maasha alaah xabiibti jizakalaah qeer shukri
@saharaseysey6842
@saharaseysey6842 6 жыл бұрын
Mashaa allaahu
@sumeyaaden1908
@sumeyaaden1908 6 жыл бұрын
Sactar iyo minti maxaakawadaa abayo
@muhsinhiirane9633
@muhsinhiirane9633 6 жыл бұрын
Asc abaayo aad iyo aad ayaan u fiirsadaa janaalkaaga ward mahasantaye jazakumulaah jaza
@madinaabdi3673
@madinaabdi3673 6 жыл бұрын
I Loved This Video ♥️
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Masha allaah abayo aad ayaan ugahelay mufada shugran
@hudahasan7459
@hudahasan7459 6 жыл бұрын
Maansha Allah .
@suadnazma9091
@suadnazma9091 6 жыл бұрын
mahadsnd qali ilhay haku barakeyo
@ubahabdi453
@ubahabdi453 6 жыл бұрын
Jizzakallahu khair sister ❤️
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Ubah Abdi plz subscribe iku qabo tnxs
@shukricadey906
@shukricadey906 6 жыл бұрын
msha Allah abyo alle hku xafido
@aminaali3407
@aminaali3407 6 жыл бұрын
shukran wll
@AihaanAbdi08
@AihaanAbdi08 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo Shukri gacantada Allah kuu barakeyo Allah na kaa abaal mariyo sida aad noo caawiso and sida aad sheegtay waaye somalia meshey jogto waa in ay is caawisaa in sha Allah waan booqanaaa
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Istahil abdi plz subscribe iku qabo tnxs
@sahroabdi2385
@sahroabdi2385 6 жыл бұрын
Masha Allah tnx mcto lkn waaaxan rabay qolka jiifga sida loo qurxiyo inaa itusiisid had a a woodid mcto shukran
@ayaandagan8657
@ayaandagan8657 4 жыл бұрын
My walashey Qaliya horay usoco ilaah hakuxafido
@aminoabdalleaminoabdalle6489
@aminoabdalleaminoabdalle6489 4 жыл бұрын
Abayo Masha Allah inolow waya bdn
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 6 жыл бұрын
asc shukri alaha kuu barekeeyo gacantaa
@Nawal-zd8sg
@Nawal-zd8sg 6 жыл бұрын
Masha allaah abaayo shuran
@xursomalixurxur8695
@xursomalixurxur8695 6 жыл бұрын
Shukran abaayo
@salmoc7973
@salmoc7973 6 жыл бұрын
Masha allah walaashey masala
@anisaali3381
@anisaali3381 6 жыл бұрын
Masha Allah walashay shukri
@Mullaaxo
@Mullaaxo 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah qaaliyeey Allah ha ku dhowro
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
rashida daad Mohamed plz subscribe iku qabo tnxs
@baroenglishwithameeramohamed
@baroenglishwithameeramohamed 5 жыл бұрын
MASHAA ALAAH FIKRAD FIICAN YAAN KA HEKAY ABAAYO
@shaymamaxamuud2150
@shaymamaxamuud2150 6 жыл бұрын
Masha allh qurx alle ha noo ka dayo
@faizafarah7436
@faizafarah7436 6 жыл бұрын
Abaayo allah ku barakeyo
@halimaahmed9771
@halimaahmed9771 6 жыл бұрын
Hey love, waa iga codsi plz recipega aad isticmaaleysid ma nagu soo qor kartaa dhanka descriptionka, thanks.
@princessnasriina3883
@princessnasriina3883 6 жыл бұрын
Mashallah uqti wabarowena inshaallah allah haku xafido allah dartıs kujeclhy uqti
@abshiromohamed1175
@abshiromohamed1175 6 жыл бұрын
Shukran mcnto ajar iyo xasanad kahel
@queenmoon6999
@queenmoon6999 6 жыл бұрын
Salaamu wacaleekum Jazaaki allah qeer walaasheey shukri Aniga waxaan meeshaan kunoolnahay Malaga helo galeey cad waxaan kasameeyaa muufada massago cad oo budo ah sidaa adiga usameeysay aan usameeyey alxamdulilaah waa iitoostay runtii waa kusoo kornay soomaaliya ayaan kusameenjirnay( muufa baraawe )aa liyiraahdaa mahad Sanid macaaneey
@riyakmohammed3629
@riyakmohammed3629 6 жыл бұрын
warunta abayo wa mahadsantahay wax badan aya kafaidney ilahay qeyr badan haku siyo 😍😍😍👌👌👌👌👌👍👍👍👍👏👏👏👏
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Riyak Mohammed plz subscribe iku qabo tnxs
@nasranagaad6163
@nasranagaad6163 6 жыл бұрын
Masha Allaah abaayo thanks yaaqeey muufo qatara aa nooga dhacday gacantaada ilaaheey hanoo daayo aamiin
@nimcoibrahim6054
@nimcoibrahim6054 6 жыл бұрын
N
@nimcoibrahim6054
@nimcoibrahim6054 6 жыл бұрын
masha Allah abaayo ilaah kheer ha kaa siiyo cadogaga hoos thanka dear sister
@hodanjama3892
@hodanjama3892 6 жыл бұрын
Thank you. wllo
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 6 жыл бұрын
Masha alaah abaayo kheer alaha ku siiyo Shukri abaayo horey u soco
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Sarah Abdi plz subscribe iku qabo tnxs
@amalmahmuud614
@amalmahmuud614 6 жыл бұрын
masha allh sis
@umuyahya5283
@umuyahya5283 6 жыл бұрын
Shukri abayo sharfeey waan kujecelhy ilhy dardiis wana kusowici donaa insha alah nayrobi aan kula joogaa mcnto ilhy haku xifdiyo waxa badan ayaa no faaidaysayee
@qaalisaciidcali3333
@qaalisaciidcali3333 6 жыл бұрын
Meesha aad soorta ka isticmaashay cajiin malaga isticmaali karaaa xamar ayaan joogaaa mahadsanid walaaalo jwb ayaan kaa sugaa
@samiyaabdi2715
@samiyaabdi2715 6 жыл бұрын
Masha Allah jasaakal Allah
@alasowabdi9767
@alasowabdi9767 4 жыл бұрын
Shugran walashay baaraka llaahu fiiki
@aminasabrie4638
@aminasabrie4638 6 жыл бұрын
Thanks abayo yogurt ka wx kale oo an ku badali karo majiran mase most waaye ina hysto
@ashashariff5631
@ashashariff5631 6 жыл бұрын
Mashaallah abayo
@axlaamhassan4593
@axlaamhassan4593 6 жыл бұрын
Masha Allah waaye abyo
@caashacuud6260
@caashacuud6260 6 жыл бұрын
abayo leebitada iska yaree jirka uma fiicno wllh ani cunideda majecli badanaa ma.isticmalo
@fartunkhalif5779
@fartunkhalif5779 6 жыл бұрын
masha alaah shugarn
@raxmoxaaji464
@raxmoxaaji464 6 жыл бұрын
Masha Allah
@halimom8076
@halimom8076 5 жыл бұрын
Ma shaa Allah
@fatumakulow3307
@fatumakulow3307 6 жыл бұрын
mshalax cdy qer elaxey hakosi cdy mahadsanid
@faadumoaadan5298
@faadumoaadan5298 6 жыл бұрын
Intaa ka duweesid xitaa ma sugin hore ayaan ka qasay abaayo shukran
@shaafiofficiallmedia687
@shaafiofficiallmedia687 6 жыл бұрын
sactarka maxaa kawadaa an anaga soomalia ayaan jognaa
@muniraahmed5856
@muniraahmed5856 6 жыл бұрын
Mashalh shugri cadey alle haku xiifdiyo abyo wad no faideyse waxan raba inaan maliin xafda kugu imado inshalh islli leen kula daganahye waxan umalen inad Al hidayo dagantahy
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
Munira Ahmed haaa jamka aan daganahay
@muniraahmed5856
@muniraahmed5856 6 жыл бұрын
Macney waban ku xiiso qaba inaan ku arko abyo ilahy dartis leen ku jclahy ukhtii filaah allah yabariik
@fatxisheikh406
@fatxisheikh406 6 жыл бұрын
mashaalah
@gaa3024
@gaa3024 6 жыл бұрын
h
@maryancawaale3592
@maryancawaale3592 6 жыл бұрын
Munira Ahmed
@halgankanolosha2514
@halgankanolosha2514 6 жыл бұрын
meesha yogarta caano gadhoodh ma ku badalan karaa plz jwaab
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 6 жыл бұрын
Habo jazaakalaah hadii ay macquul tahy cuntooyinka dietka noosoo gali mahadsanid
@abdalahali2984
@abdalahali2984 6 жыл бұрын
Maanta ayaan tijuana a insha allaah thanks
Muufu Aad U Fudud By Qamar Bint Amiir👑
4:43
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 55 М.
Muufo Barawe iyo Maraq Malay iyo Xulbo | By Qamar Bint Amiir 👑
32:36
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 95 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,1 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 11 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 111 МЛН
Rooti Aad umacaan by qamar bint amiir
4:38
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 463 М.
MUUFO somaali  aad u macaan
10:22
IskufilanCooks
Рет қаралды 321 М.
Muufo iyo suqaar by  Faatma chanaal
10:39
Faatma channel
Рет қаралды 230 М.
KASHTO SIdA UGU FUDUD AA U KARIN KARTO KA FAIDESo
15:17
shukri masala
Рет қаралды 320 М.
Kac kac
6:25
Cunto Reerxamar
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXISENESA IN AAD SAMESATO KUTULETI AAD UMACAAN
15:09
shukri masala
Рет қаралды 160 М.
Rooti Jilicsan Macaan ah
6:19
Ayan Nura Cooking
Рет қаралды 655 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 2,7 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
0:17
OKUNJATA
Рет қаралды 9 МЛН
Когда научился пользоваться палочками
1:00
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,3 МЛН
СОБАКИ АТАКОВАЛИ МЕДВЕДЯ🐻
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 12 МЛН