qumbo shidno aan cadi eheen yaa u xisay ka faideso

  Рет қаралды 23,977

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

shukri masala

Пікірлер: 148
@fatimamumin5473
@fatimamumin5473 6 жыл бұрын
Waa qalad in amarla'an gurigaada lasoogalo waana jaahilnimo iyo xaasidnimo cad Quran isku aqri nafta leesumaqure
@aishahbilan5620
@aishahbilan5620 6 жыл бұрын
Kintaal is xambarsanaa🤣😂😂 OMG u made my night wlhii😁 u r funny abayo❤️ God bless you🙏
@abdii9086
@abdii9086 5 жыл бұрын
Mashallah Abaayo qaali shukri Masala kkķkkk 🤣🤣👈😍😍❤❤❤👈👍👌😋😋
@FaisaAmir
@FaisaAmir 6 жыл бұрын
Mansha Allah yummy 😋
@amirascuisine
@amirascuisine 6 жыл бұрын
M.A abyo shukri aad aa nogu faideysey jazakallh kher ilahey gacantaada hakuu barakeeyo thanks❤👌👌👌.
@umurayanald4118
@umurayanald4118 6 жыл бұрын
Jazakallhu khayr abayo
@sacdiasacdia7885
@sacdiasacdia7885 6 жыл бұрын
Masha Allah jaza kallah kher
@maqsuud1265
@maqsuud1265 6 жыл бұрын
masha Allah Jazakumu allahu
@sagalnasir8572
@sagalnasir8572 6 жыл бұрын
Masha Allah shukran waa jazkaAllah
@salmaissedahir5547
@salmaissedahir5547 6 жыл бұрын
Masha alah abaayo ilxun kuma aragto thanks
@najmanalka5287
@najmanalka5287 6 жыл бұрын
Masha Allah aboyo
@FarxiyoFilsan-ge4dg
@FarxiyoFilsan-ge4dg 3 ай бұрын
Masha allah shukri wax badan ayan kabartey
@ikicqadir743
@ikicqadir743 6 жыл бұрын
masha Allah walalshey waa lagugu yaqanaa wanaga halkaas kasii wad cadawga Allaha kaa qabto waan Ku jecelnahay allaha kuu siyaadiyo wanagaga
@user-ye9fw7mo8f
@user-ye9fw7mo8f 6 жыл бұрын
Shartood Allah kumootiyo
@ruunqaali2903
@ruunqaali2903 6 жыл бұрын
Masha llah Abaayo 😙😙😍👍🌷🌷🌷🌷
@fartundiiriye8420
@fartundiiriye8420 6 жыл бұрын
Allah somaliyey dhibka halaga dhafo islaamka subxanalaah
@raxmoxaaji464
@raxmoxaaji464 6 жыл бұрын
Masha allaaha allaaha ku bbara ku barakeeyo
@deeqoluulali6995
@deeqoluulali6995 6 жыл бұрын
Masha Alah mcnto ilahay hakuxafida
@xalimacali9098
@xalimacali9098 2 жыл бұрын
Mashaa.alaah
@farxiyohassan9808
@farxiyohassan9808 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri sharaf
@hodhanqurux2144
@hodhanqurux2144 6 жыл бұрын
Mansha Allah abyo shukri
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 6 жыл бұрын
waa ka helay maasha allaah mcnto
@habooncadeey91
@habooncadeey91 6 жыл бұрын
Masha Allah qurxey
@nasranayruus6860
@nasranayruus6860 6 жыл бұрын
asc abayo mcn cimri dheer iyo cibaado wangsan Ayaan alle kaaga baryaayaa owlaadaada baari allaha Kaaga dhigo mcnto waxan kaa codsanaayaa nac nac luuraani asagoo xanjo ookale ujiijiid maayo nosogali hadii aad taqaantit
@yuulkamatarariyo4802
@yuulkamatarariyo4802 6 жыл бұрын
Masha aallah aalllah shogrii dharerka ciishan la. Ahay yaqe wan jecelahay wlhi hadanba kisto walac ahay majiirto hadan ka ag dhawan la. Hay idhacan leheda abayo aallah ik desto
@maryanabduqaadir3399
@maryanabduqaadir3399 4 жыл бұрын
Masha allah
@fahiimoshow180
@fahiimoshow180 6 жыл бұрын
masha alaah caadi maaha
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Maasha allaah xbbty salimat yaduki la,aantaa abaar waaye
@ayaanabey5352
@ayaanabey5352 6 жыл бұрын
الله يقويك مره حلو
@sabrinsabrin5309
@sabrinsabrin5309 6 жыл бұрын
Shukri qali cadowga gaacta hoosted. Alle haka xijaboooo
@xayaadcabdiqadir6080
@xayaadcabdiqadir6080 6 жыл бұрын
Mshllh waba lobaahna qeybta walca ee sobadi kkķkkk marayaashi miska qadada lgusharaxaye iyo cbayada raby maheysa mise mra kuimaday mjogta laidhhy wana isklabtay kmadheeri dariskda len ahye
@shukriyusuf1061
@shukriyusuf1061 6 жыл бұрын
Mansha allah abyo makinada qebtan kaliged malahelaa
@ugasohajicooking7502
@ugasohajicooking7502 6 жыл бұрын
waaa naAago edab daran waana wax laga xumaado runtiii abaayo soomaali war leee raadiyaaan waxaa soo kale waaa akhlaaq xumo looomana dul qaadan karo iska adkeyso illaahna haki xifdiyo caruurta is ilaaliya dheh baryahaaan dad xumaan lawareegaayo aaabatey qaaali
@amiinaibrahimamiinaibrahim6886
@amiinaibrahimamiinaibrahim6886 6 жыл бұрын
Masga alah subxnal dad weyn nocas dhqma yaab shukri wlali qawa ninke wakan dhehlayd yab dad qaar xishood malaha isku xishoda dhehlaha
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 жыл бұрын
Masha allah wll jazakallah
@sumayosiman2548
@sumayosiman2548 6 жыл бұрын
maasha allaah xabiibti jasakallaahu qeyr waan ku jeclahay abaayo ilaahay haku barakeeyo
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Shukri shacni quruxey qeyr Alle haku siiyo wax badana noo faa.iideysay maasha allaah. Tan kle abaayo dadko dhanaa in badan saas u dhaqma anba saasa ilmaheyga loo wareystaa markey dugsiga aadan lkn ma jecli mana fiicna inaan qofka afaarahiisa galo ama keyga la so galo
@lynx5208
@lynx5208 6 жыл бұрын
Masha Alah abaayo
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 6 жыл бұрын
Shugri abaayo Masha allah wxn ku aqaanalee shiid kacanlee
@user-oz4dk6gb6g
@user-oz4dk6gb6g 4 жыл бұрын
Shar todo alaha ka qabtoo
@ruqiyosalax4673
@ruqiyosalax4673 6 жыл бұрын
Masha alaah walaasheey cadowgq ilaahey hakaa qabto
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 6 жыл бұрын
Masha Allaah😍
@muniiraaxmed6888
@muniiraaxmed6888 6 жыл бұрын
masha Allah paaayo
@apdiyareqanigaqaniga8452
@apdiyareqanigaqaniga8452 5 жыл бұрын
Asc walaley waxan rabaa nacnaca meesha lagu gado
@deeqaaabi2944
@deeqaaabi2944 6 жыл бұрын
Masha allah wan kahelay mcnto shukri qaaliyeey
@jamiilobilemaxamuud7884
@jamiilobilemaxamuud7884 6 жыл бұрын
mansha allah walal qaliya allha ku dhooro
@xamdicadey8573
@xamdicadey8573 6 жыл бұрын
Mashaa allaah qali
@khadramaxamad174
@khadramaxamad174 6 жыл бұрын
asc abaayo mcn waad mahadsan thy laakiin waxaan kugula talin lahaa naagba guriga hakula balamin waayo dad kaan shar tooda allaha kaa qabtee caadi maaha guriga sideedaba naagaha kadaa meel u samee waxay rabaan ay ka helaan lkn guriga ka jooji waa talo umadan lama aamino wax badan baan arag nay waana mahadsan thy intaasaa iga talo ah waa ra yigayga ok
@xamdixassan6085
@xamdixassan6085 6 жыл бұрын
masha allah abaayo makinada xage kahela
@maryamaruunchannel700
@maryamaruunchannel700 6 жыл бұрын
Thank you Abaayo 👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾😋😋😋😋👍🏾
@halimamohamed2283
@halimamohamed2283 6 жыл бұрын
Masha allah ilxun kuma aragto xabiti
@ismaalkadir6095
@ismaalkadir6095 4 жыл бұрын
Inta kujecel aa kabadan macalimadeena
@saladhocabdi5615
@saladhocabdi5615 6 жыл бұрын
shukri ale hakudayo sharafey
@fatuuchannel8704
@fatuuchannel8704 6 жыл бұрын
Abayo sabarka badi horana uga soco
@maryanabduqaadir3399
@maryanabduqaadir3399 4 жыл бұрын
Hooyo shukri dadka xumanta radinayo iska dhaaf
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 6 жыл бұрын
walh dad sas ah way jiraaaan abayo ha uqawan eee usabar
@umurayaancali2490
@umurayaancali2490 6 жыл бұрын
maasha allaah waan ka helay abaayo
@mohamedyassin1506
@mohamedyassin1506 6 жыл бұрын
Asc shugri telka wad IGA qaban weyday waxan Ku wey dinarabay mashinta 4in 1miya masa 5in1 waye isojawab
@mulkiabdi8639
@mulkiabdi8639 6 жыл бұрын
War iyo wareeg jeclaa dadkaa shaqo LA aan badanaa Somali subxana laah shartooda alaah kaa xijaabo
@idilihahmadih7814
@idilihahmadih7814 6 жыл бұрын
Ku mashquulka qayrkaa qorsha dhaama ba jira shugra masala haku mashquulina
@hudaxaajimohamedhodanabuka7596
@hudaxaajimohamedhodanabuka7596 6 жыл бұрын
Masha allah abayo waxba kama qadayaan e ilahey kamagan gal qur aan ka aqriso abayo biniaadanka qar waa cadow kuma quraan inay kudhahaan masha allah lakin dont worry
@umuaxmed9218
@umuaxmed9218 6 жыл бұрын
Asc abaay ha ubixin dadlan intey isaso daba kecen ilma yar wax waraysanaya aqlaq iyo dhaqan maaha xasadka iyo nolol quuri waaga ku batay umada alaha caafimo
@caaliyaahmed3413
@caaliyaahmed3413 6 жыл бұрын
bisinka waa qaldanyiihin wll sharkoda allaha ku mootiyo
@ishwaaqishwaaq7305
@ishwaaqishwaaq7305 6 жыл бұрын
Mcnto waxa ka codsanaa inaa noso galiso cuntada caruurta haweenkii la siyo mahadsanid qaali
@alicegolaniisha1540
@alicegolaniisha1540 4 жыл бұрын
walac m hi hde 17 igalosa hhh ina walac aha isku mleya inte isku arkny😂
@bintisharif8850
@bintisharif8850 6 жыл бұрын
manshaallah abayo
@nimconaleeyenimconaleeye6277
@nimconaleeyenimconaleeye6277 6 жыл бұрын
shukriyeey huno qumbaha ma inta laso iibsado isagoo qolofta le aya la ridqaya mise isago buda ba jira
@aminaqurux7283
@aminaqurux7283 6 жыл бұрын
wlhi waa wax badan aa raadinayey waa mahadsan abayo
@yuulkamatarariyo4802
@yuulkamatarariyo4802 6 жыл бұрын
Abayo hora loyiri cadowgaga cano mac qali ha uqaban dadkas lkn waxa qalad aah ama damiir xumo aah iney ilmoyar an waxba kala ogeen in ey siida qof wen oo kale ey ula hadlan marka abayo cadow gaga unolow nolosheyda weyka xun yihiin noloshada quruxda badan iyo farxdada marka abayo kasoco inta xuun iyo inta fiican waxa kabadan inta fiican
@kaafisoabdiqadir6979
@kaafisoabdiqadir6979 6 жыл бұрын
masha allah abyo ilhy hku xifdiyo
@fadumaarbow601
@fadumaarbow601 6 жыл бұрын
Asc walaashey anaga oo dhan ayaa kuu soo duceyney sabarka badso
@umusaara6789
@umusaara6789 6 жыл бұрын
www inaba cadi ma aha
@safiyaabdullahi9483
@safiyaabdullahi9483 6 жыл бұрын
wlly seed wax u wadaa walac iyo basal see cml
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 6 жыл бұрын
masha alaah👍💕👍💕
@anisaaadan2051
@anisaaadan2051 6 жыл бұрын
Masha allh xbbti
@sahrocalifarax1627
@sahrocalifarax1627 6 жыл бұрын
mashalah cadimahan
@bashewarsame4023
@bashewarsame4023 6 жыл бұрын
Masha,allah
@malyunahmed3656
@malyunahmed3656 6 жыл бұрын
Mashallah abayo kuleyso xbti
@qadroqali5185
@qadroqali5185 6 жыл бұрын
Shugri sharaf abyo waan isnaqaan soomaali waa mashqul .com ee iskaga sabar quruxeey gabadhane haka furun mardanbe dheh waxey qabtan ayeey wayaan
@maryanqadar3207
@maryanqadar3207 6 жыл бұрын
Kkkk yab badana Guri qofkisa jogin maxay ugalayan hadane cilma yer. Mxa intas dhan lo waydinayana Allah yahdiikum somalaay
@Aliyaawaale9521
@Aliyaawaale9521 6 жыл бұрын
Mashllah
@aliyahsheikh8801
@aliyahsheikh8801 6 жыл бұрын
Xaqa ku hadashey abayo we love you
@shukridiamond5654
@shukridiamond5654 6 жыл бұрын
Msha allah abyo mcn 😀😀😂walc aan gaaro
@sacdiyasiman2446
@sacdiyasiman2446 6 жыл бұрын
7 to dadkaas kiintaalka iyo barka eh hhhhhhhhhh ar shugriya no more qaris
@user-ye9fw7mo8f
@user-ye9fw7mo8f 6 жыл бұрын
Subxana Allah ahaqadod miya qof cadow kuuah mawayneesid aduunka iakasabar Allah soohanuuniyo somalida qaar xishoodka makaduulen ayaa isdhehe iskasabar abaayo
@hassanaweis4851
@hassanaweis4851 6 жыл бұрын
انيسه بنت شريف c
@theampteam3908
@theampteam3908 6 жыл бұрын
Abayoo adkarta kaaqriso abayo illahey hakaqabto hadey shar watarn
@salmaissedahir5547
@salmaissedahir5547 6 жыл бұрын
Walahi wan dharerey cafimad kucuna
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 6 жыл бұрын
abaayo datka hawada a minin datka nucas camala gurigaaga lama baro
@sowdawth189
@sowdawth189 6 жыл бұрын
Iskasabr waxa jiro dad afaaraha dadka ladaba dhigey lakiin hal ogoow ayageey kadhacsantahay illahey hanahanuuniyo dhmn
@umurayaancali2490
@umurayaancali2490 6 жыл бұрын
shukriyey xabiibti WhatsApp.kaaga waan ku soo daalay ee iga qabo please daruuri ayaan kuu ahay
@hanijaafuli620
@hanijaafuli620 6 жыл бұрын
yanyo iyo basto iyo bisbas le cuna
@Aliyaawaale9521
@Aliyaawaale9521 6 жыл бұрын
I liked😋
@warisroobo1759
@warisroobo1759 6 жыл бұрын
ABAAYO gurigaada ha I ogolaan dad aadan aqooon QURAANA KA aqriso .shartooda Allaha ku moorito
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 6 жыл бұрын
illaahey haka qaabto
@abdikbb6751
@abdikbb6751 6 жыл бұрын
Asxabti meel lagu gado qunbaha iisheega islii aan jogaa
@najmanura8983
@najmanura8983 6 жыл бұрын
Jam street abaaaayo
@ishwaaqishwaaq7305
@ishwaaqishwaaq7305 6 жыл бұрын
💓💕❤❤💓❤ wow
@faadumamaxamed3166
@faadumamaxamed3166 5 жыл бұрын
Mcnto iska celi wixii kugu soo xadgudbo waan kugu taageersanahay midaas
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Xayeeysiiskana fiirsada.intaas anaa ku daray
@xafsiinacabdullahi4750
@xafsiinacabdullahi4750 6 жыл бұрын
Belo 😗😗😙ahaa meshan ku arkaa fadhaa😗😗
@hafzaosman2613
@hafzaosman2613 6 жыл бұрын
gabadha ninka jiniga jecel caadomaahailaahhakuubarakeeyogacmahaaga
@xafsiinacabdullahi4750
@xafsiinacabdullahi4750 6 жыл бұрын
Hafza Osman masha allh
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Ala anaa u xiisay shukri 😍😍😘
@nastexobashir9997
@nastexobashir9997 6 жыл бұрын
Abayo busketi nosokari sharafy
@samaaraa225
@samaaraa225 6 жыл бұрын
Abaayo mcnto bus keeti noo sogali mu hiim ayaa u ahy qaali yey
Jeylaani “QUBADU waxay u fiicantahay Galmada”.
6:52
Goobjoog
Рет қаралды 26 М.
DAAWO SIDA LOGA DHALIYO QUMBAHA SALID
12:47
shukri masala
Рет қаралды 136 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 7 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 43 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Shatiini qumbo
3:14
Cunto Reerxamar
Рет қаралды 39 М.
Bisbas iyo bisbas qumbo Aad u macan fikarad cusub
10:27
Hafsa World
Рет қаралды 7 М.
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 827 М.
KASHAATO & SHAQADII MAANTA JUMCA JAMIIL #QAMAR_BINT_AMIIR
12:18
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 10 М.
Qumbe shidni ama qumbe lagu sameeyay bisbaas sameyso waliba si fudud
11:13
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 899
alabtan waa mac macaan ninki yaqano  wa ok ki kalena haka faidesto
11:59
Waaaaaw Qumbo mau xistay Ani wan uxisay Ka faideyso
20:47
shukri masala
Рет қаралды 126 М.
QUMBO CAANO HADA SAAR HADA DAJI ILLA ARAG || BY ADNA HENNA
10:56