Waaaaaw Qumbo mau xistay Ani wan uxisay Ka faideyso

  Рет қаралды 126,598

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 253
@fadumaabdi6549
@fadumaabdi6549 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahy shukriyey cadsigeygawaad ii ajiibtay qunbahaas aad ayaan ugu baahnaay midka biyaha ayaan kaa sugeynaa mar labaad waad mahadsantahay shukran xabibtii ilaah cafimaad iyo cimri dheer haku siiyo adiga iyo oowlaadaadaiyo aabahooda gacantaada ilaahey dhàafo
@kacabkacab6775
@kacabkacab6775 6 жыл бұрын
qumbaha qiyastisa sen ku kasena abayo kan qalelka len haysta
@amranshigayeamranshigaye774
@amranshigayeamranshigaye774 Жыл бұрын
M.a shuri abyo ii sheeg mesha kahela waxan way sidan u radinaye adigo raliya
@الحمدالله-ق5د
@الحمدالله-ق5د 6 жыл бұрын
Asc sis Jazakillihull kheir sweetie can you make more videos for decorating the house thank you😘
@xamdiganey6352
@xamdiganey6352 6 жыл бұрын
Fatma Sayid
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 3 жыл бұрын
Waw masha allaah amazing
@shukriadam2289
@shukriadam2289 6 жыл бұрын
Thnks abayo masha allah gacanta allah haku barakeyo yaqey hadan daris kula ahaan lahaaa saka wan kugu so dhelman laha ken qaxwo xararey iyo qumbihii xalay cml allah ha idin daweyo gacanta iyo caqligana haku barakeyo
@fooamohamed7645
@fooamohamed7645 6 жыл бұрын
Maansha allaah qunbo kuuskuus waaye yaraabti hooya sameyn jirtey suuqa siinaay kasoo gadijirey
@umumaxamedbaari4614
@umumaxamedbaari4614 6 жыл бұрын
maasha allaah shukran xabibti ilaahy haku xafido
@hennaali823
@hennaali823 5 жыл бұрын
That’s great sweetie my question is what’s the white kind of powder
@maxamuudwalirashiid4782
@maxamuudwalirashiid4782 5 жыл бұрын
Its vanilla,caraf aya lagarabaa
@malyonsaeed1716
@malyonsaeed1716 6 жыл бұрын
Mashallah i love it😍 one question.. does the cocount have to be frash or can i use any cocount
@laylaxasan4760
@laylaxasan4760 4 жыл бұрын
Abayo
@appieanderei568
@appieanderei568 4 жыл бұрын
Asc waas tabee malaria eieren nu heli karaa stukgoed II zoo harsen
@anfacolol4523
@anfacolol4523 4 жыл бұрын
Msh allh qan citada kayabe
@anzilmaxamed8827
@anzilmaxamed8827 Жыл бұрын
Slc shukriyey walaalay su aal aan qabaa ku saabsan kashaa tada markay jajabto oo is qabsan weyso maxaa ku dhacay
@durarstorestore1801
@durarstorestore1801 6 жыл бұрын
Shukri waad mahadsantahay masha alah cafimad ala ha kusiyo kahor waan kusoowediyay gumbaha giyaastiisa waa mega walal isoo sheeg anigoo ah um majid aad ayaan kuugu mahad celinayaa
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Жыл бұрын
Wllhi wax badan ayaan ka fahmay shugran abayo qaali keep going wllshy mcn ilove you
@ayanmohamed2037
@ayanmohamed2037 4 жыл бұрын
Mansha allh wllshy qumbaha freshka ah xge ka hela alle haku xifdiyo
@اناهيالحزينة
@اناهيالحزينة 3 жыл бұрын
Midka qalalan ee shiidan maka sameen kara?
@aminasomali2936
@aminasomali2936 6 жыл бұрын
Mansha allaah waa qurux. Alle gacnta hakuu barakeeyo yo cagliga xabibti
@najlafaraax258
@najlafaraax258 2 жыл бұрын
masha allah abaayo macanto ilaahay aqoontada ilaahay haa ku dayo abaayadeeyey😘😘😍😍😍😘😘🤩🤩🤩🤗😎😎😎
@saabirahussein8137
@saabirahussein8137 4 жыл бұрын
Shugri abaayo qumbaha bowderka noo sooo geli qumbahan dhib waaye jabiskisa deriska iny i dacweyan ka cabsanaa qumbo guduud waa ku haystaas markastana cabirkaaa iga qaldama waa daadiyaa
@halimaaffey6260
@halimaaffey6260 2 жыл бұрын
M.a abayo sual yar Aya kuweydinaya mcnto qumbaha Ila meqa kufilan
@sahraibarahim7484
@sahraibarahim7484 5 жыл бұрын
abaayo hadii aanan haysan qubo fresh ah oo ka soo holaya ma ku badalan karaa qubaha qalalan qayr alaha ku siiyo
@josefeyni4129
@josefeyni4129 3 жыл бұрын
Maamoyin madow kulahaa Anaga caddaan Mama nahay
@nasiraahmed6644
@nasiraahmed6644 6 жыл бұрын
shugri asc wr wb waxan maqley malabka waxa lagu isticmala qando caag ah hadi ad daawo ahan u rabtid wax ma ka ogtahay arintaas???
@leylomohamed632
@leylomohamed632 6 жыл бұрын
Abyo Nairobi miyaa jogtaa
@nimcoqadar636
@nimcoqadar636 4 жыл бұрын
Haa shuri naysibi ayee jegtaa
@naimaduran2616
@naimaduran2616 6 жыл бұрын
Masha allaaah sharafey allaaaha ku xafido and thnks
@umukhalidbintiabdirahman7720
@umukhalidbintiabdirahman7720 6 жыл бұрын
beelo waayee👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😚
@اسميتهاسمية
@اسميتهاسمية 6 жыл бұрын
Hal xabo qumbo heestaa waxaa rabaa inaa ku baraaweeyo hal coup sokor hadaa ku daro qiyasta soo caadi maaha ☝
@ilhanileys3333
@ilhanileys3333 Жыл бұрын
MArsha alaah
@Alyyy117
@Alyyy117 4 жыл бұрын
Asc abyo qumbaha qalalan maka samyn karaaa sokorta aa biyo KU Darin.shukran
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 3 жыл бұрын
Waa u xiisay haddaan ku tuuraa haddii eebe idmo.
@cabdijabar1971
@cabdijabar1971 6 жыл бұрын
abayo anig waxn ahy gawr garbah kawen iyo calosh maxn isku caten wan cunog ayn nas siya igo so dhis
@unicorngamer6710
@unicorngamer6710 5 жыл бұрын
Abayo shugri mahadsanid waxbadan kuma dhawi wa shumin lahay hadin Kenya joga lkn sorry waka dherahay sin ugu xisay airboat jogta waba ilobenbo kashato iyo qumbo cano le video kasto wamahadsantahay
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 6 жыл бұрын
Masha allha cadi mahan qurux uu ku soo baxaye
@fatmamusa5885
@fatmamusa5885 5 жыл бұрын
Asc adorali ahqumbaha meqoxabo ayad sooxoqatay
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Asc shukri qaali waad mahadsantahay waan ka helay waan tijaabina insha allaah,
@naimaduran2616
@naimaduran2616 6 жыл бұрын
Abyo qayaasta seeeh ufahmaaah qunbaha waa meeqo sunkorta se waa imisa kilo sharafey dhibna ha ifahmin
@awilibrahim613
@awilibrahim613 6 жыл бұрын
mashaa allah macmacanka noogu soodaal
@ihaludbatalasrijah4422
@ihaludbatalasrijah4422 2 ай бұрын
Sokorta qiyastedha abayo plz
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 6 жыл бұрын
maasha allaah qaali waa u xiisay wlh
@fardowsoali794
@fardowsoali794 6 жыл бұрын
mansha allah inaba caadi ma ahan shugri xbbti alle hakuu barekeeyo gacantada wax badan ayaan kaa faa"iiday runtii
@fosiyofarax1675
@fosiyofarax1675 6 жыл бұрын
Abayo Adiga Nairobi majogtaa shaaki ayaan igagalay runti isheeg
@nasramoham5236
@nasramoham5236 3 жыл бұрын
Horey usoco abaayo wx badan ayn kaa faaiiday kheyr allaha ku siiyo
@jjjjjjjjjjjjjjjjj8719
@jjjjjjjjjjjjjjjjj8719 5 жыл бұрын
habo dhankeyga like kama waynaysid waayo chance aan ku ilaawaba masiiyo camal hormaris ayaan kadhigtaa
@saraasiman123
@saraasiman123 Жыл бұрын
4 xabo qumbaha nuskiilo so kor ah miya lagu sameyna mise
@hudahasan7459
@hudahasan7459 6 жыл бұрын
Xbbti shukriyey jzk Allah kheyr ma noo soo gelin kartaa quraaca laysku marmaro ee dheerdheer please Xbbti
@deqomohamud5008
@deqomohamud5008 3 жыл бұрын
Amasha allha Walshay shugri allha kudhawro
@ilhanileys3333
@ilhanileys3333 Жыл бұрын
Marana alaah
@halaabdi4449
@halaabdi4449 5 жыл бұрын
Habo maku isticmali karaa kan shopka lugu gado oo si jilesan qonbaha ayan kawada
@hssh7018
@hssh7018 5 жыл бұрын
Masha Allah shugri xbbi mcn waxan Rabna maLmaLado
@hawowarsame6952
@hawowarsame6952 4 жыл бұрын
Jizakumulaah qeyr wano faideysay
@fawsiyoisse3753
@fawsiyoisse3753 6 жыл бұрын
Walalayalow aniga wax kariis maa aqan iyo hagajis dhawan wan gursan raba plz shukri icawi
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 5 жыл бұрын
Abayo video yada badanaa LA soo galiyo cunta karinta ah tijaabi hada ma guursatay
@omarkassim9764
@omarkassim9764 6 жыл бұрын
Asc walaashey kujecliya mashlaah qeyr ilahey haku siyo adunyo iyo aqiro ilahey dartis kujeclhay ❤💙💚💛💜
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
Omar Kassim amiiin qali
@rodaabdale1629
@rodaabdale1629 6 жыл бұрын
Maansha Allah gacanta Allah haku barakeyo
@deqomohamud5008
@deqomohamud5008 3 жыл бұрын
Jasakalah
@xamdiseraarcali5713
@xamdiseraarcali5713 6 жыл бұрын
asc wad mahadsantahay abayo lakiin dalabkaygi wali wankaa sugayaa wa canjeelo itoobiyaan
@faatmamaxamad8877
@faatmamaxamad8877 6 жыл бұрын
Masha allaah abaayo waa u xiisay adinkana illaahey ha nii daaweeyo
@durarstorestore1801
@durarstorestore1801 6 жыл бұрын
Shukri abaayo waad mahad santahay jisa kalah kheyr gumbaha meega bakeeri waaye sokorta waa fahmay walaaley deg deg igu so jawaab in aan subiyo ayaan rabaa waad mahad santahay
@majidadnan2806
@majidadnan2806 6 жыл бұрын
Shukri walaley gumbaha mega bakeri waye giyastan garan waayay mahad sanid
@seraomar2023
@seraomar2023 5 жыл бұрын
Shukri sister malab malaga sameenkaraa qumbaha
@najmataaj5181
@najmataaj5181 5 жыл бұрын
How much does the honey cost anyway??
@zmzmxuseenzamzmxuseen8861
@zmzmxuseenzamzmxuseen8861 5 жыл бұрын
masha alaah wa qumbo an cadi ahen aboyo qer alaah ku siyo
@hidaayohonesty6983
@hidaayohonesty6983 5 жыл бұрын
Sxby 2 qof hada ku samesanayo meeqo qiyas ahaan ubahanahay ne
@guledhasan629
@guledhasan629 6 жыл бұрын
Abayo adiga cadaan mi yaatahay waa adiga leh madoowga ayaa iboyo waxaas
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
MashaAllah Aabayo jizakala qeer
@muniraahmed4088
@muniraahmed4088 6 жыл бұрын
maasha alaah waa uxiisay laakin maii dhawo cadeey booli thanks qaali
@Hassan_Hassan15
@Hassan_Hassan15 6 жыл бұрын
Ghi4
@Hassan_Hassan15
@Hassan_Hassan15 6 жыл бұрын
P c
@fartunmohamed2940
@fartunmohamed2940 6 жыл бұрын
Masha 💕💕allah 👑habo 🌹mcn 🌷👍soo 😘 bar bar❤️❤️
@aminaabukar5827
@aminaabukar5827 5 жыл бұрын
Masha allaah alle haku barakeeyo abayo mahadsanid
@ashamuse7410
@ashamuse7410 6 жыл бұрын
Masha allaah jazaakillaahu qeyr aad baan u rabay qumbahaan
@nadiirahuseinhasan9774
@nadiirahuseinhasan9774 3 жыл бұрын
Masha allh abayo allha kuxafido
@haldhaadumar3833
@haldhaadumar3833 6 жыл бұрын
Malabka wan ubahanahy shukriyey xbbty see uheli kra
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Laasim miyaa in aa lame bac sameesto famili yar aan ahay hal bac ma kasameysakaraa
@aminafarahali7531
@aminafarahali7531 4 жыл бұрын
Masha Allah
@useyromaxamed4037
@useyromaxamed4037 5 жыл бұрын
masha allah wllshey allaha kuxafido
@nadhifaabdullahi5839
@nadhifaabdullahi5839 6 жыл бұрын
Masha Allah Abayo nasiga wa meqa xabo ayad kadigtay
@fartuuncawaale9406
@fartuuncawaale9406 6 жыл бұрын
Sax manka cadi mahan wlhi mansha allah ina so radsado waye
@fartuuncawaale9406
@fartuuncawaale9406 6 жыл бұрын
Mansha allah thanks
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 6 жыл бұрын
Masha allah abayo
@ubaxarab7444
@ubaxarab7444 5 жыл бұрын
abaayo qubaha asago qalalan maka samenkaraa
@nuuraabdi1696
@nuuraabdi1696 6 жыл бұрын
Mansha allah alla waan u xiisay gorma aya igu dambaysay allaha ku xafido mcnto
@ismahancel-cali982
@ismahancel-cali982 6 жыл бұрын
masha allah abaayo wanka helay illahey ha idin barakeyo
@iqramoxamad4356
@iqramoxamad4356 6 жыл бұрын
Abayo adi xage ba gadagantahay Eastleigh
@anizabarre2455
@anizabarre2455 5 жыл бұрын
Masha allah shukran
@ذماتن
@ذماتن 5 жыл бұрын
Masha alah
@sahroyasin5495
@sahroyasin5495 6 жыл бұрын
Masha allah gacantada alle hakuu barakeyo
@shugriosman6073
@shugriosman6073 6 жыл бұрын
Masha Allah waan jeclahay qumbe
@khadijaahmed5050
@khadijaahmed5050 4 жыл бұрын
Macan. Isibal wankehelay
@farhiahusein7027
@farhiahusein7027 6 жыл бұрын
Masha allah shugri sharaf noo aoo dir markaad kariso👍👍👍
@umurayaancali2490
@umurayaancali2490 6 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw maasha allah xabiibti waan ka helay allaah yaxfadak
@umumuxsin7612
@umumuxsin7612 6 жыл бұрын
Mashaa allaah Ilaahay haku barakeeyo gacantaada
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 6 жыл бұрын
Asc abaayo
@deqomohamud5008
@deqomohamud5008 3 жыл бұрын
Waxbadan kafadiay
@hananqurux9457
@hananqurux9457 6 жыл бұрын
Allah ku barkeeyo adiga iyo ehelkadabo abaayo shukri sharf
@aliabdi4713
@aliabdi4713 5 жыл бұрын
Www
@khadijaahmed5050
@khadijaahmed5050 4 жыл бұрын
Wow that's good
@faaizamuumin5622
@faaizamuumin5622 3 жыл бұрын
Maasha alah hooyo shukri👌👌
@munasandheere2245
@munasandheere2245 Жыл бұрын
Ad iyo ad
@duceysanali9049
@duceysanali9049 6 жыл бұрын
Masha allah jask allah qeyr 😍marka qobobt lam kuskusi karo miya
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Shugriyey.basbaaska cadaanka oo qumaha laga sameeyo ma isku deyi kartaa aniga marna cadaan waa ii noqon waayey
@najmanajma2566
@najmanajma2566 6 жыл бұрын
inte qumbaha kasogada
@xamdiganey6352
@xamdiganey6352 6 жыл бұрын
shaakira Xaea
@safiajoseph7028
@safiajoseph7028 6 жыл бұрын
Een sogorta waa meeqa galaasna abaayo
@umturycanbuula8638
@umturycanbuula8638 6 жыл бұрын
Abayo qunbaha naashifka ah maka suubin karaa
@aminaabdiaadan1713
@aminaabdiaadan1713 6 жыл бұрын
Maasha Allah shugriyey isku qumbe ayan nahay wan sugeyney thanks
@deganhaji245
@deganhaji245 3 жыл бұрын
Maasha allaah xayaati
@mohmadamer7196
@mohmadamer7196 6 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة اللة وبركاته كيفك شكري
@zamzamabdikariim3896
@zamzamabdikariim3896 6 жыл бұрын
Mansha allah abaayo shukri jazaki allah xabiibti
@maryanomarsh9074
@maryanomarsh9074 6 жыл бұрын
Waw msh allh xpptiii 💗💗💗💗
Qumbo  caano aan cadi eheen Ka faideyso
13:04
shukri masala
Рет қаралды 118 М.
Marduuf mcn badan sidaan usameeyay ila daawo
15:37
UMU ZAHUUR || Cooking & Beauty
Рет қаралды 29 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН
QUMBO XALWO SIDA UGU FUDUD LOSAMEYO #QAMAR_BINT_AMIIR 👑
10:44
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 36 М.
Unsiga sida ugh fudud aad u karsan karto Ka faideyso
38:32
shukri masala
Рет қаралды 198 М.
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
DAAWO SIDA LOGA DHALIYO QUMBAHA SALID
12:47
shukri masala
Рет қаралды 137 М.
Qunbo Luuwaani 💕Ama Qunbo Guduud
12:53
maryan ruun official
Рет қаралды 2,6 М.
LADO LOOS OO LAGA SAMEYE LOSKA SHIDAN OO LA MARSADO ROTIGA DAAWO
16:28
Xalwo kubaro nus kilo sokor ah
22:58
Som Cooking
Рет қаралды 278 М.
KASHTO SIdA UGU FUDUD AA U KARIN KARTO KA FAIDESo
15:17
shukri masala
Рет қаралды 326 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН