Shumis ........!! puplic prank💋🙈😆

  Рет қаралды 71,786

سورج موه  Soraj Moh

سورج موه Soraj Moh

Күн бұрын

🌺♥️🔥✌اهلييين هلا والله حيا الله SETIHIIN CAFIMADKINA BASHBASH IYO
BARWAQO ☺️♥️✌ KUSO DHAWADA MY KZbin
Go folowe 😊🥰
Mi fecbook
/ soraj_moh-352397872342697
Mi instigram
www.instagram....
Mi snpshat
Add me on Snapchat! Username: soraj_moh / soraj_moh
Mi TikTok
vm.tiktok.com/...

Пікірлер: 333
@kaamilmohamed4402
@kaamilmohamed4402 3 жыл бұрын
Ramadaan kariim all muslim☪️🥰🥰❤
@saacid9340
@saacid9340 3 жыл бұрын
Ada danbi galeysid ana ma galaayi kulahaa😁😁😁😁
@wllronii5389
@wllronii5389 3 жыл бұрын
Ramadaan Kariim
@abdaleabdi1218
@abdaleabdi1218 3 жыл бұрын
Janai
@quendafna1494
@quendafna1494 3 жыл бұрын
Part two gabdho kasoo dhig Jawaap Celinta gbrta la Shumiye Shumiskle lee hduu naqan waaye wax m aqaani Keen pl sooraj🖐🖐😂
@sidiiqyare4592
@sidiiqyare4592 3 жыл бұрын
waa danbi mamnuuc
@quendafna1494
@quendafna1494 3 жыл бұрын
@@sidiiqyare4592 adi maa ka dhigaty idinkaa kipir idin haayaa maahee Anaga Isku Jinsiyaa Nahay Cooro makala lihin mafhnte wllll
@fardowsoabdullahi2690
@fardowsoabdullahi2690 3 жыл бұрын
Quen dafna wan kugu racsanhey fikiradad😂😂😂
@ugaaskamulki3688
@ugaaskamulki3688 3 жыл бұрын
Gabar hadi lashumiyo kab ayey sibane se talo ah
@quendafna1494
@quendafna1494 3 жыл бұрын
@@ugaaskamulki3688 Waa sheeko klee
@zmart_poi2848
@zmart_poi2848 3 жыл бұрын
Ween siin nin nin shuminaaayo intee lagu arki ku lahaaa😄😄😄😜😜😜😜😜😜😜
@faisalfahman6795
@faisalfahman6795 3 жыл бұрын
Adi in laGuugu sameYa kugu ficneed brther 😂
@isfahanmedia7043
@isfahanmedia7043 3 жыл бұрын
Reer badiyo hhh
@maahirmohamud7341
@maahirmohamud7341 3 жыл бұрын
Soon aa lagu jiraa adaa dambi gala ani dambi magalaayi miyaa 😂😂😂
@naimahassan122
@naimahassan122 3 жыл бұрын
Wlhi ninkas wuu iga qosliyay anigane dambi magalayi miya kulaha 🤣🤣🤣🤣
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣sida u qosley dadki i ag fadhiyey waa iga yaben hadane qoralka iga si qosliyey
@jimaleibrahimbore9492
@jimaleibrahimbore9492 3 жыл бұрын
Kaas iga Qosliyay wlhi
@imranyussuf8307
@imranyussuf8307 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@quenmaria1359
@quenmaria1359 3 жыл бұрын
Patr 3, 🥰 so sameyaa brother 💯🙈😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumokayse7549
@fadumokayse7549 3 жыл бұрын
Wlhy wxan ku qosolkey wiilka khamiska sitey kulah xada i kacadey marki ley dhunkadey kulah 😂😂😂😂🤣🤣🤣
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 3 жыл бұрын
Kaftan waaye
@mohamedabdiwahabsiyad1493
@mohamedabdiwahabsiyad1493 3 жыл бұрын
6:19 adaa dembi galeey ani dembi megalaayi miyaa kulahaa 😄 🤣 😂
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 жыл бұрын
Wax carabaha ka imaaday oo fiyow maa jiro
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 3 жыл бұрын
@@Ummu-ayash XbbiH ceeb waaye inaad saas uhadasho
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
Masha Allah I like wiilka koobaad edab u leyhy wlhi ilhy ha dhaafo♥️🤗
@queennadra4352
@queennadra4352 3 жыл бұрын
Waa i shumisay wan ku shumiyaa subxanallah😂😂😂😂😂😂
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Legend soraj😂🤣🤣
@ubaxmaxamedkhaliif8386
@ubaxmaxamedkhaliif8386 3 жыл бұрын
Wlhi qosol iguma hariin 😁😂😂😂✅
@qanciyeofficial2432
@qanciyeofficial2432 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁suraj sxp feraha ixanunay sxp mifkale samey
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
2:40 mnsha allah walaalo baa nahay waa wiil qalbi nadiifa
@maxamedahmed2799
@maxamedahmed2799 3 жыл бұрын
Hhhhh xariifkan asigaba prank lagu sameeyey (xalada_kujiro fiiri kulahaaa
@أميره-ح5ف9ذ
@أميره-ح5ف9ذ 3 жыл бұрын
Adaa danbi galee ani danbi mglyo miyaa😂😂😂😂😂
@suniitacali3326
@suniitacali3326 3 жыл бұрын
Ninka dhar.adoow luulahaa waaga aaesanaa shumisga🤣🤣🤣😂😂
@queenaquruxsan4391
@queenaquruxsan4391 3 жыл бұрын
Xda I istaagtey klhaaa ...allow noo naxariizo😂😂😂😂😂🥰
@abdinajibmohamed8948
@abdinajibmohamed8948 3 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 3 жыл бұрын
Shumiska waakaa aarsanaa kulahaa🤣🤣🤣🤣
@hanadyare1344
@hanadyare1344 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣niyahow xaada i isdadey kulahaa
@fahiimosheekh579
@fahiimosheekh579 3 жыл бұрын
Adaa danbi Galeeh ani magalaaye miyaah😂😂😂😂😂😂👀👀👀
@zuheybmo3669
@zuheybmo3669 3 жыл бұрын
Idil asaga kaara hhhhhhh kaan qosal ayu igu dilay 😂😂😂😂
@zundusaliyussuf6309
@zundusaliyussuf6309 3 жыл бұрын
Waa ishumisa waa ku shuminaa aa😂😂😂😂
@wllronii5389
@wllronii5389 3 жыл бұрын
Kkkkkk 🤣🤣🤣wllHay soraj Marka Uu Leeyahay Ma kasaayi Prank Maahan EeMuxuu Kuu shumiyay Qozol Wllahay Sxp Mcn Soraj Ani From Garoowe Ka so Hadlaayaa Pro Keep GoinG wllahay Challenge Fiican La Timid Pro Cadowgaaga Ha UjabiN Libaax Aammiin aammiin
@somalitiktikn3798
@somalitiktikn3798 3 жыл бұрын
Hhh xaa daa ikacday kulahaa
@muxiyadiinxassan1352
@muxiyadiinxassan1352 3 жыл бұрын
SoRaJ WaLaLkaY CaMaL aa Ku Haystaa TaLiYe😪
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 3 жыл бұрын
Xaada i istaagty kulahaa 🤣🤣🤣
@aptizaki8276
@aptizaki8276 3 жыл бұрын
Waa ku wtaa bro
@Respectwithmypeople
@Respectwithmypeople 3 жыл бұрын
Part two kuso dar nio wllhi qosolka iga dhamaaday runti xaadaa ikacday kulahaa🤣😂😂😂😂😂😂
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 3 жыл бұрын
😂😂xaada istaagty klhaa😂😂😂
@queensimran9197
@queensimran9197 3 жыл бұрын
Xaaladda lagu jira fiiri kulahaa soraj mid ma ahan wiilka ku booday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fankamoh7510
@fankamoh7510 3 жыл бұрын
Shmiska badiya sanaa booskiisa ka dhaqaaqayo 😃😃😄😄
@fahiimosheekh579
@fahiimosheekh579 3 жыл бұрын
Ala adiyaah😂😂😂😂
@mesutozil3962
@mesutozil3962 3 жыл бұрын
WAA WIIL DAA YAAAR TALENT LEEEH FADLAN SUBCRIBE LIKE IYO SHARE HALO SAMEYO SORAJ GULAYSO SXP
@mohamedbulshawi1157
@mohamedbulshawi1157 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣xaadaa halmar is istaagtay
@parisblack6687
@parisblack6687 3 жыл бұрын
Team tiktok ka yimid iso raaca fadlan kk
@mohaali1231
@mohaali1231 3 жыл бұрын
Wan ku cusbahaychanelkaga wankahelay sxb kip goin on am from kenya
@luulmaxamed8740
@luulmaxamed8740 3 жыл бұрын
walhi kan sedaxad iga qosliyay😂ada dambi galesid miya ani magalayi kulahaa😂😂😂😂
@saacidsulleyman3977
@saacidsulleyman3977 3 жыл бұрын
Gayga fanaanad madowda kulahaa Adaa dambi galee ani dambi magalaayo miyaaa😁😁😁😁😁😁
@dangarad6386
@dangarad6386 3 жыл бұрын
Guyga dheh ee gayga waa qaniisnimo
@maahisahmed3876
@maahisahmed3876 3 жыл бұрын
Hhh wilasha lacala hadey nag shumin lahed bal kwrn hhh nin nin ino shumiyo wax kale ka amin san yihin😅😂😂
@yussufarab5380
@yussufarab5380 3 жыл бұрын
Midka gabdhahaaa janoo yar wye kkkkk
@ubaxmukhtaarxasan9415
@ubaxmukhtaarxasan9415 3 жыл бұрын
Wwww m.a my pro i.a waxaaan rajeenaa bisha soon markay dhamaato ama dhex marayso inaaad 10000k subscribe gaari doontid i.a horay usiii wad dadaalkaaga☝️✌✌✌✌🤩🤩
@ismaabukar2106
@ismaabukar2106 3 жыл бұрын
Waxa igu qosolka badna midka fanada madow🤣🤣waka arsana kulaha 🤣🤣🤣
@sakariyemahamedhassan1287
@sakariyemahamedhassan1287 3 жыл бұрын
Nice pro wlhi sorej
@amanofficial411
@amanofficial411 3 жыл бұрын
Soraj umad maaha qosol wlhy
@farmamediagroup5860
@farmamediagroup5860 3 жыл бұрын
inti u dambyse ayaaa qosol miiran wlh ninki wxaa jilye ayee ku gadiyeen😂😂😂😂
@JGAMER-qg5xw
@JGAMER-qg5xw 3 жыл бұрын
wakuwataa legend 🥰🥰🥰
@Sad3367
@Sad3367 3 жыл бұрын
Suraj legend waaku wataa lpx🤣
@feysalabdalla789
@feysalabdalla789 3 жыл бұрын
Kkkkkkl suraj wallahi waa fuuri kkkkk cunaaye maxaa saan ugu gashay kkkkk
@aboodmoody3443
@aboodmoody3443 2 жыл бұрын
Adi dambiya gale ani ma galay miya carabka qosol waa iga dhame walhi 🤣🤣🤣
@mohammedkaabsol9769
@mohammedkaabsol9769 3 жыл бұрын
Suraj moh keep going abti
@samiiraabdirashidali2845
@samiiraabdirashidali2845 3 жыл бұрын
Adaa dampi glee ani dmbi mglyi mya kula 😅😅😅yaap
@fartunhusain2211
@fartunhusain2211 3 жыл бұрын
Soroj mh keeb going
@mohamedbulshawi1157
@mohamedbulshawi1157 3 жыл бұрын
Soraj saxibow inkastoo prankigan aad soo diyaarisay laakin kal iyo laab waaye wlhi qaraaxo caadi ah🤣🤣
@أميره-ح5ف9ذ
@أميره-ح5ف9ذ 3 жыл бұрын
Kan ali milano kuhaya mxu izka zalaxyaa😂😂😂😂
@biibaayesudeys9125
@biibaayesudeys9125 3 жыл бұрын
Part two gabdho kasodhiig nio please
@cqdqraxmanaxamad7434
@cqdqraxmanaxamad7434 3 жыл бұрын
استمر
@cumarcariiri.9197
@cumarcariiri.9197 3 жыл бұрын
Kaliga ma dambi galayo kulahaa hhhh isaga hadu dambiga galay adi maxa ku gelinayo ciyaal xamar😂😂
@mubaarakcabdirashiid3038
@mubaarakcabdirashiid3038 3 жыл бұрын
Ramadaan waaye shumisku waa maxy 🤣🤣 nin shuminaayo nin waali waaye 🥰
@nimcomaxamedsalax6409
@nimcomaxamedsalax6409 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khaalidabdullaahi3895
@khaalidabdullaahi3895 3 жыл бұрын
Wlh markad asiga shekada kugadisa ayaad kareysay bro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ugaaskamulki3688
@ugaaskamulki3688 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk prankigi asaga u sameynayay asey ku dayen kkkk Soraj horumar wacan epow
@mohamedabdikuus6221
@mohamedabdikuus6221 3 жыл бұрын
Zoom kulahaa 😂😂😂😂😂
@Sad3367
@Sad3367 3 жыл бұрын
Walaahi waaku boodaY La hadal ku lahaa🤣
@husseinhajiroble8489
@husseinhajiroble8489 3 жыл бұрын
suraj wiil walalka waa shumi kartaa waa caadi aa dhahdee hadaa ku arko oo kushumiyo ha qeylin kkkkkkkk
@riyaaqqali8442
@riyaaqqali8442 3 жыл бұрын
Soraj cartoon Wan qosli wllh
@mukhtaarapdiahmed5741
@mukhtaarapdiahmed5741 3 жыл бұрын
Pro horaY usoco barnamijkaana waa funnY wlha😂😂😂
@ozaameomar2302
@ozaameomar2302 3 жыл бұрын
SoraJ keP goinG shBbb
@ilhaanladan513
@ilhaanladan513 3 жыл бұрын
Titoka ka imid🤣🤣🤣pranki jecelee lee
@eemanmohamed1300
@eemanmohamed1300 3 жыл бұрын
anaa kula mid eh
@faadumoxassan2985
@faadumoxassan2985 3 жыл бұрын
😀😁😁😁
@omarianofficial8136
@omarianofficial8136 3 жыл бұрын
Nio soraaj adigo xarayana soo dhig si aad views bdn oo hishid 🤣😂🤣😂
@maxamedactive4038
@maxamedactive4038 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂soraj caadi matihid
@daacadpoi3991
@daacadpoi3991 3 жыл бұрын
Waan arsanaa zxp kulahaa 🤣
@hamzetinle114
@hamzetinle114 3 жыл бұрын
Cunugaas dadka shuminaYo jae deen isku egyihin wlh😅
@iqlaasseid5855
@iqlaasseid5855 3 жыл бұрын
hhhh shumiska shumiska ahaayaa🙄🙄😅😅
@calafkagacune5217
@calafkagacune5217 3 жыл бұрын
Wlh waxan waa wali kkkk 😯🙆
@cabdidhoorsane9875
@cabdidhoorsane9875 3 жыл бұрын
Prankigan soomaaliland in lagu suubiya ku fiican 😃😃😃😃
@riyaan8038
@riyaan8038 3 жыл бұрын
Jab aan aqoon u leeyahay ma,lahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@axmedmohamed9188
@axmedmohamed9188 3 жыл бұрын
Nio kan kii arsenal uciuaraye uma lenaye thomas party
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 3 жыл бұрын
Kkkkkkk mel dheerba wax ka aragtay sxb
@mymunasar9205
@mymunasar9205 3 жыл бұрын
Keep going bro from Kenya
@cxamiidxiirey2889
@cxamiidxiirey2889 3 жыл бұрын
Habeenki baa fcn wll malinti ramadan wye qofka afkisa wixi ka baxayo ma yaqan marku xanaqo wll☝️
@cismaanmaxamed9766
@cismaanmaxamed9766 3 жыл бұрын
Prt2 pro
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 3 жыл бұрын
Madiino ajibka wye Meshan 😂❤
@israahooyo8401
@israahooyo8401 3 жыл бұрын
Waa aarsa adaa denbi galaayo ani magalaayi miya 🤣🤣🤣
@caashoaxmed915
@caashoaxmed915 3 жыл бұрын
Part two kasoo dhik sxpoow soraj waa ku tuugaa
@abdukadiromar4980
@abdukadiromar4980 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh seee waaye soraj dadka maa haleyn rabtaaa😂🤣🤣😂🤣😂
@jaceylowpoi736
@jaceylowpoi736 3 жыл бұрын
Lajanow prank yadaan noo soo badi waan ka helnee lph
@taariikh958
@taariikh958 3 жыл бұрын
6:18 Kkkk Adi Kaligaa Dambi Galeysid Miyaa Kulaa
@libansharif6481
@libansharif6481 2 жыл бұрын
5:40 kkkkkkkkkklll xaas kaga ma ahaaa
@cabudiyeed8729
@cabudiyeed8729 3 жыл бұрын
Hhhhhhh pro keep going 🚶🚶🚶
@farxiyodiamond2805
@farxiyodiamond2805 3 жыл бұрын
Istaqfurulah
@fahmoqurux2942
@fahmoqurux2942 3 жыл бұрын
Malintii igu horeysay weya ❤
@zamzamoffiaial6111
@zamzamoffiaial6111 3 жыл бұрын
WOW
@zamzamoffiaial6111
@zamzamoffiaial6111 3 жыл бұрын
Wow
@zamzammohammed7313
@zamzammohammed7313 3 жыл бұрын
رمضان كريم 🌚🌙هههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه جوي جوي جوي ❤️😂💔
@unknown-7517
@unknown-7517 3 жыл бұрын
كيف جويك 😂😂😂😂😂
@sumayoqali1031
@sumayoqali1031 3 жыл бұрын
War noosoo badi🤣🤣🤣
@shamsimaxamed116
@shamsimaxamed116 3 жыл бұрын
Ramadan mubarak wll suraj
@erikabdalla1
@erikabdalla1 3 жыл бұрын
Ruwaayad Iyo Prank Kala Saara😂😂✌
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
Waa kula socdaa pro😂
@younipdaadinho4315
@younipdaadinho4315 3 жыл бұрын
Danbi leeska aarsanaayo maa soo baxaY hhhhh
@alimohamed6130
@alimohamed6130 2 жыл бұрын
Masha Allah
@roozacadde3906
@roozacadde3906 3 жыл бұрын
Kkkkk suraj wxklana walagaa sugaa
@saacidukofficial4595
@saacidukofficial4595 3 жыл бұрын
Ninka wa kabadsadey walahi😄😄😄😄😄
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 3 жыл бұрын
انا معجبه فيديواتك ولي من زمان ادور قناتك
@SorajMoh
@SorajMoh 3 жыл бұрын
اهلا وسهلا فيكي 💟🙈
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 3 жыл бұрын
@@SorajMoh يسلموه وربي يوفقك في حياتك #ديلان
@garashofilms6139
@garashofilms6139 3 жыл бұрын
Soonaa lagujiraa Adaa danbigalayso Anina mglaayi Hhuhhj waxwln ugaas sicd
Saxiibka Wac ku dheh Walasha ... !! parnk  😅🔥
16:19
سورج موه Soraj Moh
Рет қаралды 55 М.
Gissa Språket: Afrika Edition | UZU TV
14:00
UZU TV
Рет қаралды 46 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Gawadha Shaqalada [ Dulmi ]  Short film
11:25
سورج موه Soraj Moh
Рет қаралды 17 М.
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 57 М.
Waxaan booqday aroos baadiyaha
11:17
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 127 М.
كيف بدأ كلاش ||  بودكاست كيف بدأت مع صالح العوفي
51:53
بودكاست كيف بدأت
Рет қаралды 1 МЛН
How To Make a WordPress Website 2025 - Step by Step
1:33:45
Metics Media
Рет қаралды 211 М.
Wac Abaha ku dheh .......!! puplic parnk
18:54
سورج موه Soraj Moh
Рет қаралды 43 М.