shuwarma aad u macaan hada kadib saan usameeyso qado fudud kucafici doono

  Рет қаралды 114,473

Annaa fadumo

Annaa fadumo

2 жыл бұрын

shuwarma aad u macaan o fudud kucafici doono hada kadib saan usameeyso qado fudud kucafici doono wararkii ugu dambeeyay war dag dag ah qurxinta timaha iyo wajiga cunto somali somali food arabic food indian food

Пікірлер: 52
@saidmirehersi7123
@saidmirehersi7123 2 жыл бұрын
Waaaw masha allah gurigeyga ayaad ii macaysay. Gurigaada allah ha kuu maceeyo walaasheey
@XawoXaji
@XawoXaji 18 күн бұрын
Masha allah
@halimokitchen1284
@halimokitchen1284 2 жыл бұрын
Masha Allah guuleyso my sister
@abdullion
@abdullion 2 жыл бұрын
Masha Alaah Hori usoco Walal Qaali 👌👌❤️✌️👋
@NajaxCabdi-d1q
@NajaxCabdi-d1q 25 күн бұрын
Masha allh
@farduuscali1880
@farduuscali1880 Жыл бұрын
Msha Allah Allah yaa xafiidkum walshaay❤❤❤❤❤❤❤
@ikraanhajji3309
@ikraanhajji3309 Жыл бұрын
M.a xbbti keep going
@ashheart9761
@ashheart9761 3 ай бұрын
Faaduma qalbi wanaag Abaayo macaan 💕 horay u soco ❤❤❤❤❤
@RuqiyoGambowilif-es3gb
@RuqiyoGambowilif-es3gb Жыл бұрын
Masha allah walaal❤❤❤🎉🎉
@bilansiciid9990
@bilansiciid9990 2 жыл бұрын
Masha alaah aad bey uquruxbadantahY shuwermada cfmd ku cuna
@sahromacalin9579
@sahromacalin9579 2 жыл бұрын
Maashaa alaah waad ka baxsatey
@xawomaxamed3595
@xawomaxamed3595 3 ай бұрын
Waaw masha allaah abaayo ❤❤❤❤❤❤❤
@safiyaxalane7309
@safiyaxalane7309 2 жыл бұрын
maasha allaah sharaf badan
@ahmedmahamed5143
@ahmedmahamed5143 2 жыл бұрын
Masha allah horey usoco
@fatmacookingbeuty
@fatmacookingbeuty 2 жыл бұрын
Keep going
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 3 ай бұрын
Mas sha alaah abaayo
@NajaxCabdi-d1q
@NajaxCabdi-d1q 25 күн бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimaomar7809
@fatimaomar7809 Ай бұрын
wlhi wankuu xiisay love ❤❤❤❤🎉
@umucaisha9658
@umucaisha9658 2 жыл бұрын
mashallah abayo sogali cabitank
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 2 жыл бұрын
macha alah fatouma hass tagtey u talabsatay waleh boqoroda cunto qarinta
@azmaahmed8864
@azmaahmed8864 27 күн бұрын
Asc asxaabta qalige eh kuso dhawada chanelkena fadumo Hass fadumo has waxay no haysa😅😅😅
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 2 жыл бұрын
masha allah yummy abyo
@MaryanDahir-jp9s
@MaryanDahir-jp9s 5 ай бұрын
Maxa allah
@dahabocismaan2436
@dahabocismaan2436 2 жыл бұрын
msha Allh
@user-uh5dr9dg9y
@user-uh5dr9dg9y Ай бұрын
M.a abyo
@AsadGondal-ju3mq
@AsadGondal-ju3mq 9 ай бұрын
Good
@FaadumoXasan-oy2me
@FaadumoXasan-oy2me Жыл бұрын
❤❤❤
@wanaagjecel9999
@wanaagjecel9999 2 жыл бұрын
Asc abaayo xageen kaala soo xiiiri karaa?
@user-kl3qg7ky9v
@user-kl3qg7ky9v Жыл бұрын
Mn alaah
@user-bt7db5bl8s
@user-bt7db5bl8s 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qi1mx9pv3m
@user-qi1mx9pv3m 4 ай бұрын
Mesha doorada hilib maku darsa karaa doorada weey idhibee abaayo MCN🥰
@annaafadumo2225
@annaafadumo2225 4 ай бұрын
haa waku badalan kartaa
@user-st3fc6eg6w
@user-st3fc6eg6w 11 ай бұрын
❤🥰😍😘😍
@AnisaIbrahimMohamed
@AnisaIbrahimMohamed 2 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤
@BahjaAhmed-qs9jy
@BahjaAhmed-qs9jy Ай бұрын
Asc
@user-bo8wy2yj6g
@user-bo8wy2yj6g 5 ай бұрын
😢❤❤❤❤❤
@saahilyare4411
@saahilyare4411 6 ай бұрын
Sobadi ayfaadumo
@suldanmaxamudjamaac5095
@suldanmaxamudjamaac5095 Жыл бұрын
Asc wallo aali kusoco
@RuqiyoMaxamuud-le9td
@RuqiyoMaxamuud-le9td 3 ай бұрын
Yyyh
@amurahalowsahalamurahalows4982
@amurahalowsahalamurahalows4982 Жыл бұрын
Abayo san maficna qalel waaye ceeshka maynes mari kadib qudarta gali kadib kashtab iyo tuun kudar beele noqonee
@annaafadumo2225
@annaafadumo2225 Жыл бұрын
mayonees ka ilmaheeyga qaar ayaan jecleen marka sidaas u sameeyo qaf kaste waxow rabo ayuu kushuwanaa kii kajab rabo iyo kii kalabo
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Жыл бұрын
Asc fadumo has inte ka baxdy wllshy qaaliya,Alx ilahy ku soo nabadceliyey
@annaafadumo2225
@annaafadumo2225 Жыл бұрын
wcs walaal qaali waajoogay lee ee hadad iwaayso you tube mafaceeyga ku qor wokuso baxaa
@asmahussein7338
@asmahussein7338 7 ай бұрын
Koosta caleentaasi
@fatimaomar7809
@fatimaomar7809 Ай бұрын
codkaa iguma cusbee faadumo haas miyaaa wnku wayay 2yeas ka hora igu ka dabesay
@annaafadumo2225
@annaafadumo2225 29 күн бұрын
haa walaal
@user-tx8ik7uv4g
@user-tx8ik7uv4g 9 ай бұрын
Bayo fixiso lguma darayo miya
@annaafadumo2225
@annaafadumo2225 9 ай бұрын
maya laguma daraayo
@user-sj8mk5sp1g
@user-sj8mk5sp1g 4 ай бұрын
𝑾𝒂𝒙𝒚𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂 𝒍𝒂𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒄𝒂𝒚𝒊𝒍𝒊𝒚𝒐
@NajaxCabdi-d1q
@NajaxCabdi-d1q 25 күн бұрын
Masha allh
@faisojaamac239
@faisojaamac239 2 жыл бұрын
Masha allah
Chicken Shawarma Arabic Style By Recipes Of the World
6:55
Recipes of the world
Рет қаралды 9 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
MUUFO TINAAR  SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food
9:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 62 М.
sabaayad shuwaarmo aad u macaan cunto somali
24:31
Annaa fadumo
Рет қаралды 2,1 М.
My grandmother taught me this dish! The most delicious potato recipe for dinner
8:24
Köstliche Hausrezepte
Рет қаралды 11 МЛН
1KILLO XALWO AH SI FUDUD U SAMEYSO #my_rajo
10:00
MY RAJO
Рет қаралды 210 М.
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 1,7 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 52 МЛН