waan muraaqooday runtii waa darajo sare fankaani, I love you jabuuti, from gobolka Bari
@cartawiil16 жыл бұрын
Abihii fanka jabuuti waan ku jecelnahay said noolow
@habonist13 жыл бұрын
quand je t'entend cette chanson je me rappelle tjs de mon pere qui etait un fan inconditionne de mr Said hamarkhodh. Qu' Allah les aceuillent dans son paradis.
@reyan9071 Жыл бұрын
❤
@__Biid__ Жыл бұрын
This song is sounds like a hell and hurts like heaven! In my POV, the theme of this song is isolationism. The narrator is being shown as if he is seeing the world in gray, which can portray his loneliness. as we can see the intro he is a very desperate lover, and his love personifies nature more specifically the water of the spring-time who conquers the storms of the winter, also his love means to him internal journey to the holliest place on the earth. Sidii xareed roob oo macaan Ama xariirta la daawado Ama xashkii nabigee la tago * Anuu welaan xiiso u qabaa *(I'mma still infatuation with her) Unfortunately she does not deem his feelings, then what should he do? In the chorus of the song where he tells us his inner pain it seems he is Pessimist who feels so utterly alienated, and when he compares himself to other people, he is jealous of the fact that they each have someone, then he describes himself as the the most miserable man on the Earth: *Ani dameer baa i dhaamoo, Ani duleed waa iigu beri. *Ani makaankeey waa musgeel, iyo maqaargeel oo madhmadhay. *Aroosna ninlaa hadhgala, ee Aroori anaa ku hadhay.
@amarehadaweh96835 жыл бұрын
Male maleeyana waa ilaah Male rag baa lagu meel mara Noo maleeyoo meel na mari Noo malee noo malee Noo maleeyo meel na mari Sidii xareed roob oo macaan Ama xariirta la daawadooy Ama xashkii nabigee la tago Anu welaan Anu welaan Anu welaan xiisahaa qabaa Way sidii diin iyo dawaco Ama dameeraha muuse dari Ani dameer weyn baa idhaamo Way dugaagga laga xidhaa Ani duleed waa iigu bari Ani duleed ani duleed Ani duleed waa iigu bari Ani makaankey waa mus geel Iyo maqaar nirig oo madhmadhay Ee mayaayada soo madhow Way ninkii way ninkii Way ninkii meellow ka roor Way ameete nin la huwada Quustar dheere nin la gudbada Way aroosna nin laa hadh gala Ee aroo ee aroo Ee aroorii anaa ku hadhay Hadba qolaan qoolaaliya Hadba qolaan qoorta u rida Oo kuwaan qaayib ila qaad Oo qurey oo qurey Oo qureyshtii nabiga madhi
@abdiwalisulub41333 жыл бұрын
4-ta beyd ee u dambaysa erayada ku jira qaar baa aanan fahmin! Si guudna noo faah-faahi heestan midhaheeda, ujeeddadeeda, waxay ku saabsansayd I.w.m. mahadsanid.
@alimohamud12513 жыл бұрын
Meesha aad ka dhigtay QUSSTAR SHEERE maaha ee waa UUSTAR DHEERE waa qorigii ugu horeeyey ee dhulka somalida yimaada uustar dheere ninlaa gudbada
@xasan.jaamac3 жыл бұрын
@@alimohamud1251 Abwaanka qaafiyadda ayaa ku kiishay Q-da.
@amarehadaweh96833 жыл бұрын
@@alimohamud1251 wll magaca runtaa ee qoriga waa us star laakin somalidu waxay u taqaan quustar
@alimohamud12513 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 Meesha aad joogto laga yaabee in saa looga dhawaaqo lkn anigu deegaanka aan ku barbaaray. UUSTAR DHEERE ayaa looga yaqaan.
@samiaelmi15 жыл бұрын
said abihii fanka djbouti... masshalla
@axmedxuseen23054 жыл бұрын
anigoo galguduud ku raacaa geel baadiyaha degmmada cadaado ayaan ninkaan heesihis iyo iyo walaalkii cabdi xamar raadye cajal ah ku dhageeysan jiray heestii 'dhooleey" ma ilaawo walee
@naznaz15613 жыл бұрын
Quraysh waa somalida
@omarkhairehibrahim47914 жыл бұрын
Aadero fardousa jano
@khairehgouled84174 жыл бұрын
الله يرحمك 😭😭😭😭
@sajokal2012 жыл бұрын
Merci Lion Hassanahmed c'est un grand souvenir
@AichHersi Жыл бұрын
Legend, allaharhamu
@crisaqcrisaq37124 жыл бұрын
Ale ha u naxariisto
@xasanmaxamed49115 жыл бұрын
Alowkunaxariiso will caan ahaa siciid axmed qoooodh
@mohamedbachir18399 ай бұрын
❤
@faaraxmahamuudmahamed95745 жыл бұрын
Siciid xamar good
@omarkhairehibrahim47914 жыл бұрын
Naxarisa jano
@alihashi55417 жыл бұрын
Mashallah
@omarkhairehibrahim47914 жыл бұрын
Wui
@hodanekoshine12 жыл бұрын
AMIIN AMIIN AINSI KE TT LES MUSULMANS,,,,,,,AMIIN AMIIN..