ila so qab gali hooyo carur haysata ayan ahey qoxo tida sidan u imado wll
@sahraabdi1233 Жыл бұрын
Asc abowe ani dhagool ayan ahay xaasna wan ahay qaxootiga ugandha ma geli kara fadlan cid meesha kama aqano wanan cabsonaya plz icawi
@AaishaAbdikariim8 ай бұрын
Haa wagali kartaaa abaya ma imaatey plz
@sagalchannel8280 Жыл бұрын
Sxb aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinayaa sida aad u caawinayso dadkaaga qaxootiga ah ee ku nool dalalka shisheeye Kadib waxaan sxb ku waydiinayaa qaxootiga ku nool dalka yemen sidee ayay ku sameyasan karaan case number
@qalixashi5314 Жыл бұрын
asc walal suaashaydu waa waxan joogaa dalka yaman. kaar qaxooti waa haystaaa ee see u cadsadaa ma garanayo walal cali jamame
Wll waxanjogah south africa gar ahaan johannesburg wax rabah inah icawisid wax haystah karqaxoti oodhadhabah waxa rabah south africa inankagalo UNHCR eekiskayga halkan makafun karah
Qoxoti Ayan ahay kaar Ayan layahay wall San kula xarira
@jeonlina7349 Жыл бұрын
Walal iso jawab please waxan qoxoti ku joogay 6 sano kenya waxan hestaa Republic of kenya iyo unhcr aya heesta lkn hada Somalia jooga side America ku aadi karaa iso jawab
@sabahyusf3219 Жыл бұрын
Wll ta Malaysia ayaa dhib naga haystaa cardba kuma sinayaan warqad ayay kugu celcelinayaa dhawr sanno
@alijamamemedia5081 Жыл бұрын
Siday wax ujiraan ii sheeg mafahmin
@sabahyusf3219 Жыл бұрын
@@alijamamemedia5081 wllo card qadashada qoxotiga hore Loma helo Malaysia warqad ayay ku sinayaan warqaduna group 5 laguma dacwoon karo . Imika shalay ayay no yeedhayn warqadii sanadkii hore ayay naguso celiyeen anagoo interview marnay cardkii Ayan ka sugaynay dhowr dad ahna saas ayay ku sameyeen mesha ku kulanay
@maryamchannel49289 ай бұрын
Wallo waxa marat waratsiga rsd waratsi badan bixiyay lkn anigu waxa ka ragay arin ii mihiima oo ka baqay tujumaha waana qiso run igu dhacaday waaye ani is ulawsiyay lkn waxa o gaaday hadaan ugu waramoinaa wax ku heli karo dadna wax ka ogaan karin marka guursado ma u leeyahay inaa dib ugu daro masa wa inaan ka haraa waxa jeclahay ina ka hadlo lkn wa baqayaa in I dhahaan awal maxa u sheegi waysay
@maaido5659 Жыл бұрын
Abowe ani had xaraysan rabaa warqadi boliska kaliyah ban had helay o lacag aa ku bixiyay se codsi ugud bisan karaa ma iga caawin kartaa wll
@CismaanAdan-wk5fx11 ай бұрын
asc wlla jimce wangasan magacaygu waa cismaan wxan joga qaxotga ethobiya gara ahan xereda qaxootiga awabare kunolahaya sxb iga cawii arimaha raslamitaga lagu hele
@abdulahiadowaden8883 Жыл бұрын
Asc sxb magacagu waa abdulahi adow waxan koga xaryahay qoxotoga dadab sxb waxan karaa inay IGA cawiso email ka sidat logudirsado UNHCR
@cabdiqadirSharifcali8 ай бұрын
Please vedio kale kasosamey ethiopia resaltiment
@sulaymaanislaamka2174 Жыл бұрын
Asc wll aada u mahad santahay waxaan jooga Somalia hada ayaan rabaa in aan so aado Kenya oo codsodo qaxooti marka waxan kaa rabaa wadaddii aan usoo mari lahaa wll waa iga codsi
@alijamamemedia5081 Жыл бұрын
insha allah
@shukriahmed3161 Жыл бұрын
Aniga xata wan u bahnaa inan ado ee matagtay abaa
@HCD6122 жыл бұрын
Wl Uganda bis miyaaa mise meel kasta oo U.N. joogto?
@Hanasuper179 Жыл бұрын
Walalow Kenya jooga mudo badan ayan ku jirra ilma abahood iga dhintay iyo kuwo iga tagay ma iso qortid
ASC wll video aad ayuu uficanahay arimaha aad kaga hadlayso balse aniga waxan joga djibouti gar ahan qaxootiga calicade ee sxb Ka sosame email address UNHCR aay ku leyihiin calicade mahad sanid wll
@CabdiQadir-t1z3 ай бұрын
Goormaad ogaatay?weli ma la shaqaysay
@AyaanAbdiqadir-x2z7 күн бұрын
Qoralka aya iku cawine anika iyo ilamaheyka iyo nin keyka wan wada jog na 20 sano ayan qaxoti ga jogna
@QaliXashi11 ай бұрын
Qali xaashi sheeq maxamud dib u dajinta
@AwedJR Жыл бұрын
Asc wll, hadii aanan joogin xerada qaxootiga ee ku taala Uganda,email ma u dirikaraa UNHCR. Mise wa khasab in aad joogtid kaamamka qaxotiga e Uganda?
@FadumoIdow-f7u6 ай бұрын
Abwe Dadka cusub mala furayne ina sobaxa raba
@AwedJR6 ай бұрын
@@FadumoIdow-f7u wll waxba kalama socdo
@ciise78492 жыл бұрын
i miss you😥 bro i am from uganda
@munohuzeinziyaad415110 ай бұрын
walaal waxaan rabaa inaan qaxootiga masar
@MohamedabukarFaarah6 ай бұрын
Wll Gmail aan kaala Soo xairrna noosoo qor fdn
@abdirahmanfarhan1777 Жыл бұрын
Walal inaan is qoro ayaan rabaa qoxooti waxaana igu kalifay dadkaygii laascaanood ayaa lagu xasuuqay walal i caawiya aniga
@hashiali-ub3cl Жыл бұрын
Waxan rabah inan uqorto mail unhcr waxan ku nolahey kakuma refegee
@monahussein73982 жыл бұрын
Wll turkiga ka soo waran waxaanu nahay qoxooti turkiga joogee
@jamalmohamed7 Жыл бұрын
Turkey aniga mudo qaxooti ku ahaa kanasoo tagay uganda ayaa hada jooga wll Turkey qaxootigiisa wa waqti dhumis
@kaajalakshay68152 жыл бұрын
Saaxib xagee kaala sooxiriiraa
@fariido19992 жыл бұрын
Maheshay
@AbdirizakIbrahimMohamed-q2r4 ай бұрын
Sxb kan kenya ayaan rabaa
@ahmedducaale75422 жыл бұрын
Bro waxan jooga Uganda lo ma Jedi emails please no go soo qor comment sxb
@XallinCaafimaad2 жыл бұрын
Ali wll FBga message kusoo diree i aqbal
@fowsiyofowsiyohasan549 Жыл бұрын
Waxaan jogaaaa qoxotiga dadab qoxotiga ku dhashay still wax cawinad mahayo
@fowsiyofowsiyohasan549 Жыл бұрын
Waxaan jogaa qoxotiga
@upulyt365 Жыл бұрын
South Sudan joga 𝑤𝑙𝑙 kasohadal wax card neh maheysto
@maxamedigada68332 жыл бұрын
Sxp ee itoobiya mad kah hadashi sxp
@HCD6122 жыл бұрын
Maasha alh alha kuxafodo waaa siwamaagsan
@ahmedshekhdahir84772 жыл бұрын
Ka Soo waran Kenya qoxotiga
@ahmednur14052 жыл бұрын
Soomalida copy paste aye ku dhereysaa waxan ka Baqaya dad isku wada case ah oo magaca lee kukala duwan in ay buxiyan xafiska UNHCR oo ay suuq iska xeraan
@somalicommunitycentreontar1482 жыл бұрын
No way bro beenta Somalida waa mid marwalba macquul u eg
@maymunhassan2713 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@AaqilCali9 ай бұрын
Wllka qaxootiga Ethiopia jooga
@FatimAFaay2 ай бұрын
Wllo aniga ila so xiriir
@AyubAli-gu5xe2 жыл бұрын
Ok bowe naafo ahay ma isamayso
@AxmadAbdi-h3h17 күн бұрын
Xanqatay kar aqosi ithobiya
@sagalchannel8280 Жыл бұрын
Qof kunool xero qoxooti mudo kabadan 30 yrs sidee ayuu u dalban karaa dib u dajin