Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"

  Рет қаралды 78,536

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"

Пікірлер: 122
@Umurayaan277
@Umurayaan277 28 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad sc❤🕋☝🏼
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 28 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@feizul.feisal
@feizul.feisal 26 күн бұрын
Scw
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 26 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 24 күн бұрын
Caleeyhi salaatu wasalaam
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 19 күн бұрын
Scw
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 22 күн бұрын
Ilaahoow hanageenin mareekan acuudu billaah War dalkaygu waa nabad arzaaqdaydana meelkaston kajoogo dunida waan kuheli Dalkayga joogitankiisa ayaa sharaf iigu filan Dalkaygoon kudharagsanahay ayaa sharaf iigu filan intaan qoxooti unoqon lahaa dal shisheeye Lacagtu iyo noolasha wanaagsan meelkaste way taalaa ( inaan dalxiis u yimaado xitaa madoonayo mareekan) Alxamdulilaah rabil caalamiin
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 17 күн бұрын
Maxaad ciwaankan usoo raacdey😂
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 10 күн бұрын
@@hoodoeprahim2683 si aan qoraalkan uugu soo qoro
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 10 күн бұрын
Walaal nabad mataalo mareekan wallaahi qof waliba qori boo wataa Dadka maskaxda kaxanuunsanayana wee kubadanyihiin
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 10 күн бұрын
That's true
@politicalissues9593
@politicalissues9593 3 күн бұрын
Ku darso waaba cadaw ilahay marka nin walalka ololinaya sideed u tagi karta
@anabmohamed4036
@anabmohamed4036 24 күн бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allahuma barik. Keep up the good work walaalayaal.❤🎉
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 26 күн бұрын
Beautiful and wonderful information from Heardsan company 👍 Many thanks for you guys 👌
@Mimi-ju9cz
@Mimi-ju9cz 28 күн бұрын
Wax ii joogaba malahaan aniga😢 qoofki loo jooga allxamdulilah dheeh 😊 aniga wan huuba somalia inan meelna ka adaaynin😮 qoorshaha rabbi kuma daarin❤
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 27 күн бұрын
Isku mid nahay lakiin ha niyad jabin walaalo
@Mimi-ju9cz
@Mimi-ju9cz 27 күн бұрын
@@nimconalkanimconalka haye xbbti
@MM-rx5py
@MM-rx5py 25 күн бұрын
Maraykan maxa yaalaa Maraykan wuuba burburayaa inshallah
@maariaahmed3344
@maariaahmed3344 24 күн бұрын
@mimi-ju9cz Joogista qaarba micno malaha maxa yeelay anigay 4walalonaxay ii adeerkey ii 8wil ah u dhalay ii jiran anan is aqoonin
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 18 күн бұрын
​@@maariaahmed3344anba inader tay rumaad baa joogta hadana ma wada xidhiidhno isma naqaano runtii😮
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 24 күн бұрын
Maashallah Allaah yibaarik Har-san company 👌❤️
@SadikMohamud
@SadikMohamud 17 күн бұрын
Masha Allah
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 23 күн бұрын
Thank you A salan waxa badan ayaad noo faaiidsysaa Masha Allah Walal jiro
@zaamosman7203
@zaamosman7203 28 күн бұрын
Wilka la waraysnayo bn ka helay ha la iguso xiro wa wax yaro dadax ah sidu hadalka ukala dhigdhigyo mashallah allahuma barik
@mohsen6878
@mohsen6878 26 күн бұрын
Lkn inu isaguna kaa helay ma ogin, siden kugu xidhnaa😂
@diingabuur7961
@diingabuur7961 25 күн бұрын
Muraad aya ledahay marka kkkk
@zaamosman7203
@zaamosman7203 25 күн бұрын
Adinka ya idin balamiyey iga jawba 😂😂
@diingabuur7961
@diingabuur7961 25 күн бұрын
Qooq wax jiro waye whatauokaga isoqlr ana afeika kula jogo oo boorka kajafayo
@zaamosman7203
@zaamosman7203 25 күн бұрын
Yaa ku yiri africa by jogta mida kle ninki an ka hdlyy mba tihide mxa lso ordaysa qofyhow
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 23 күн бұрын
Ehel iima jiro asxaabna kuma lihi inaan tagana waan jeclaa
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 22 күн бұрын
Masha.allah uguu so Qaada Illaaha waaxaa uu Baaryaa soomalida Daalkoodaa Naabada allah ugaaDiigaa Wsc ?
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 26 күн бұрын
Waar heedhe walaaloow yaa kuu waramay in dadka oo dhami yihiin maraykan doon kkk mahadsanid sxb
@abdirashiid7330
@abdirashiid7330 11 күн бұрын
Walal haddii qofku sharcigii weynaa ee baasaboorka heysto laakiin uuka dhaco xageebuu ka cusbooneysiissn karaa walal kharashka ku baxayase waa imisa , Adiguu mahadsan walaal
@Cabdinasir178
@Cabdinasir178 2 күн бұрын
Ilahow America 🇺🇸 igey 😢🤲🏾
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 24 күн бұрын
Alla wadankaaga ayaa d wax ku tahay ninkaan wariyaha ah soo reer Engriiska ma'aheyn yaab
@Mahameddhinbiil
@Mahameddhinbiil 28 күн бұрын
qurshe wa wcn
@KismayoShow
@KismayoShow 17 күн бұрын
Plz nso qora details koda Oo qoraal ah
@nuursheabdi5289
@nuursheabdi5289 23 күн бұрын
MReykan burburkiisi wax yar aya kadiman ama waa la jooga inshallh ee waxba ha isku lu gooynina soomaalay wadankiina aamina
@AM-lg8yn
@AM-lg8yn 23 күн бұрын
Xagee joogtaa adigu?
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 19 күн бұрын
@@AM-lg8yn 😂😂😂😂😂😂 Arsenal maatahay ayaga waxas aminsane kkkk
@fardowsamaxamuud209gmail
@fardowsamaxamuud209gmail 12 күн бұрын
Haduu bur buro xitaa wax nagama gelin 😂😂😂
@haboon6195
@haboon6195 10 күн бұрын
Habaarka jooji
@hamdayar8030
@hamdayar8030 5 күн бұрын
@@haboon6195 Oo ma wadan muslim baa waa Maxay habaarka aad sheegaysa?
@AkraamAbdii-po6xd
@AkraamAbdii-po6xd 22 күн бұрын
Wll ana seen kuaadi karaa ado mhdsan
@izickdejong1042
@izickdejong1042 4 күн бұрын
Maalin un waan tagaya marekanka insha allah
@abdulnur-tm1gm
@abdulnur-tm1gm 4 күн бұрын
maalin uun waan ka iman mareykan inshallalh qof walba meel bay u marasaa sida moodasid maaaha
@MaraCadde-2023
@MaraCadde-2023 24 күн бұрын
Inaa cadawgayga hostago faa iida iigu ma jirto😂😂😂😂😂
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 Күн бұрын
Abdi salam Brother waligaa hore ma isku dayday inaad uraadiso ictiraafka dowldeena somaliland ?
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 14 күн бұрын
Masha allah Waaa warbixin dhamaystiran lkn reer yurub qaabka sharciyadeed ee looga imaankaro kasoo hadla.
@cabdifataaxboss5348
@cabdifataaxboss5348 16 күн бұрын
Sida ay isu xiijinayaan waxad moodaa in ay noo sharxayaan sida ugu fudud ee aan janada u gali karno😂😂 7:42😮
@Theshortmaker015
@Theshortmaker015 25 күн бұрын
Waa barnaamish barakicinta dhalinyarada soomaaliyeed Qaxooti in aay kenya ku noqdaan kasinona ameerika lo qaadayaa iska fahma somaaliyeey dhagartan dalkaada ayaa sharaf ku ledahay
@sowdomohamed8128
@sowdomohamed8128 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
@KismayoShow
@KismayoShow 17 күн бұрын
M A dheh wall ❤
@awodheymen8448
@awodheymen8448 13 күн бұрын
Mnchallah
@lonely-1444
@lonely-1444 Күн бұрын
😂qumayo
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 8 күн бұрын
Mareekan in la imaado fursad dahabi ah ma ahan ee wadankeeni fursad dadka loogu celinaaayo ma haysaa sifo aan aduunka ola tartano ala soomali Ilaahay ayaa u maqan dhul shisheeye ayay dhuunta u wada tagayaan war dhulkaas cagaarka ah dad ayaa dhistayee kiina dhista
@Mullaaxo
@Mullaaxo 24 күн бұрын
Dad flight suge ah oo jabuti jooga ka wran wllo ma ku soo kaxayn kara group 5
@alinurharbi
@alinurharbi 20 күн бұрын
❤,
@firxxxmzee
@firxxxmzee 26 күн бұрын
yaa rabi casar ba la ii adimayaa waa riyooyinka aan leeyahay mid ka mida rabow ila garab qabo cid aan adi hyn ma hystee
@fatimamohamud7555
@fatimamohamud7555 11 күн бұрын
Mashalah idhagayso maalinta carafo hakakicin saligada kucelceli intaas ilaa maqribka waad helaysaa i.n
@engisse8038
@engisse8038 4 күн бұрын
i Love America
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 27 күн бұрын
Fikir fiican ma aha waxa ka ficneyd responsarkii
@user-tx7ye2us5h
@user-tx7ye2us5h 7 күн бұрын
Waaan xaraystay lacagtana waan diray waxaaan sugayaaaaa yeedhitaaankiiiiii
@cabdiraxmaanmaxamed9022
@cabdiraxmaanmaxamed9022 7 сағат бұрын
Sheekadaa waa mid adag 2 sano qaxooti ah sida ugaandha
@Hornscope
@Hornscope 2 күн бұрын
Inankan waa aftahan af somali fiican ku hadlaya. Si fiican ayuu u sharxay waxa xafiiskiisu qabto
@JamalJeylani-yn6yo
@JamalJeylani-yn6yo 3 күн бұрын
Anaa macalin rinji ah fursad ma heli karaa
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Күн бұрын
Waxaan idinka codsanayaa in aad iisheegtaan meel aan kala xidhiidho wiilkan si uu iiga caawiyo cidii garanaysa meel lagala xidhiidhi karo plz isoo sheega
@abdulaahiibraahimguuleed8079
@abdulaahiibraahimguuleed8079 17 күн бұрын
Waa nin dhalinyaro ah oo cod kar ah
@abdilatifyusuf1229
@abdilatifyusuf1229 4 күн бұрын
Maxaa yaalo maraykan Kuwi tagay yaa iskaga soo labtaye
@haboon6195
@haboon6195 10 күн бұрын
ilhow USA nabad igu gee iyo cafimaad 😢
@SoumayaHousseinYoussouf
@SoumayaHousseinYoussouf 25 күн бұрын
Asc hn Djibouti ayan joga pls isheg siden an ku iman kara❤
@khalidabdi6756
@khalidabdi6756 24 күн бұрын
Pardon écoute bien sr
@OmarMohamed-ms5mn
@OmarMohamed-ms5mn 12 күн бұрын
Sideen application jaamcad kusoo diri karaa
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 25 күн бұрын
Subxaanallaah soomaalida waa dad dhulkoodii ka caraya hadii markab bada loo soo istaajiyo saqiir iyo kabir waa wada dhoofayaan rabiyow dhulkeena noo xasili oo na jecleysii 😂😂
@Barre66
@Barre66 24 күн бұрын
Waa runtaa wadaniyadii ayaa bur burtay Soo ma aragtid siyaasiyinta basaporka shisheye wata ee xilalka loo dhiibayo
@al-maakhir4814
@al-maakhir4814 4 күн бұрын
Mxmed cali xarare
@nejmaali2161
@nejmaali2161 16 күн бұрын
Dadkani waxaanay fahan sanayn in dhulkooda laga saarayo qoxooti ĺaga dhigo dhulkana cadowgu si dhib yar u hantiyo siyaasada ku jirta ma fahansana somaliyeey dhulkiina allaha idin jeclaysiiyo oo ĥa idin tuso nimccada taala 😢
@MaryamoYacquub-zk1yi
@MaryamoYacquub-zk1yi 6 күн бұрын
1:07
@SULEIMAN_SRA_20
@SULEIMAN_SRA_20 23 күн бұрын
MEEL LAGALA XIDHIIDHO MALAHAN MIYAA ?
@Neyrus123
@Neyrus123 10 күн бұрын
Qaxoti laan maa labixi karo miya line maa hela 😢😢😢
@kiinali409
@kiinali409 13 күн бұрын
Ilahow dalkeena barwaaqo nooga dhig nabad waarta nasii
@bashiirmohammed5624
@bashiirmohammed5624 2 күн бұрын
Waxaan u fahmay 5 ama kabadan waxay keeni Karan 1 Qof ama family yacni Hal case
@AHMEDMOHAMED-vd3tz
@AHMEDMOHAMED-vd3tz 27 күн бұрын
ilasoo xidhiidh
@maahirkee3656
@maahirkee3656 14 күн бұрын
Sedex bil maan wax walba ku fahmi karaa nooo
@goldenboy7558
@goldenboy7558 12 күн бұрын
Waxii America usocda usheega balaa tagta America
@Sooffe
@Sooffe 17 күн бұрын
Gabadh haiqaado nio ani shiidna waa ahay qofna iimajoogo😂Qof joogta oo barafka kaceliyo lee ilahay hasahlo😂😂😂😂
@Barre66
@Barre66 24 күн бұрын
Mareykan ced u baahan maa jirta xiligaan ayagaaba halis ku jiro in dhaqaalo bur bur ku dhaco
@munahaybe6749
@munahaybe6749 28 күн бұрын
Hadii uu iga dhacay card qoxontiga maxa xal ah
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 17 күн бұрын
Mareekanoow balaaya idin imaaday waleyan idin soo socon
@user-wx7eg6ve5o
@user-wx7eg6ve5o 28 күн бұрын
Amerikaank wa labawajile
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 28 күн бұрын
Anaka wasnaa amerikaa shegeysidd taak , hadad dacab u argeysid anaku qashin an u argnaa
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 24 күн бұрын
Your title says a lot "DAHABI" Nothing dahabi about telling fellow Somali people to migrate a secular country, which is now in deep trouble. So please stop exploiting Somali people.
@AbdiKhalif-ti9vg
@AbdiKhalif-ti9vg 22 күн бұрын
Haaaaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye
@AbdiKhalif-ti9vg
@AbdiKhalif-ti9vg 22 күн бұрын
Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 5 күн бұрын
War Soomaaliyay lacagtiina ha iska qasaarina group 5 waa barnaamij lacag lagu cunaayo. Ilaa iyo hada wax lakeenay majiraan, tan kale doorasho ayuu wadankaan aadahayaa hadii Donald Trump uu raayana program beenta ahna wuu joojinahayaa xataa kuwii wax uxareesnaayen.
@adamsacad8265
@adamsacad8265 2 күн бұрын
Qoladan Xogmaal COPY RIGHT ilaaliya. Videos HERERI MEDIA ayaad iska soo daynaysaan idinkoo xusin cidda iska leh. Anshaxa Saxaafadda ilaaliya. Shame on you.
@saafi1302
@saafi1302 25 күн бұрын
Kenyanku ma imaankaraan
@user-mh2og8yl9x
@user-mh2og8yl9x 28 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.........
@Xayd1982
@Xayd1982 13 күн бұрын
Shid polshid ma imaatin maraykan ayaad Leedhay waa Dahabi Canceled for American
@user-zf9qg2qf7o
@user-zf9qg2qf7o 28 күн бұрын
Qxwtga.. yaman ma kw jaran
@Mahameddhinbiil
@Mahameddhinbiil 28 күн бұрын
Oky wa zx
@batulasmail8261
@batulasmail8261 26 күн бұрын
Dheeg ka eego Af Soomaali iga gadan
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww 23 күн бұрын
Mxa buuqaa dhan igaliyaya lacag shaqayso visaha gado 😂
@NajahIndho
@NajahIndho 17 күн бұрын
Visaha markaa la gadanayo qiimaha wa meeqo tolow group 5ku waaba buuq😅
@saadaQ3944
@saadaQ3944 15 сағат бұрын
Group 5 abaayo ma ifansii kartaa si fudud yarkaan waanka fahmi waayey 😢​@@NajahIndho
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 28 күн бұрын
Anaka wasnaa amerikaa shegeysidd taak , hadad dacab u argeysid anaku qashin an u argnaa
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
В ДЕТСТВЕ СТРОИШЬ ДОМ ПОД СТОЛОМ
00:17
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,1 МЛН
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 65 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 120 МЛН
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
BAARITAAN DHEER KADIB UGU DANBAYNTII WAA LASOO XAQIIJIYAY
16:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.
Ruwaayadii Dr Bidaar oo aad u qosol badan
19:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 129 М.
DOODII ABID UGU ADKAYD MAHDI | SAHYUUNIYADA MAXAA KALA QABSADAY
14:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
🍁 СЭР ДА СЭР
0:10
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 3,8 МЛН
9999 iq guy 😱 @fash
0:11
Tie
Рет қаралды 17 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
0:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
The abandoned kittens finally found someone to love them, but... #cat #catlovers #ai #aiart #story
0:59
Meow Mow Cat Story 喵毛貓咪故事
Рет қаралды 17 МЛН