Sida dhakhso loogu ilaawo qof aad jeceshahay ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

  Рет қаралды 464,979

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

7 жыл бұрын

Sida dhakhso loogu ilaawo qof aad jeceshahay ama
Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzbin.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Пікірлер: 1 500
@susaanmohamed9618
@susaanmohamed9618 5 жыл бұрын
Ani hada figrada kudaro waxaan ku birina inaad labo rakco suna aad tukato oo salad dhaxdeda aad allh ku bariso howaal waad ilowe abubakar allh haku xafido aqiro iyo aduun💔💔💔💔💔
@munamohameddesignsofficial1275
@munamohameddesignsofficial1275 4 жыл бұрын
taas nah wa fican tahay benta ma ahan abayo mashallah barakallah
@mohammedarbow4890
@mohammedarbow4890 4 жыл бұрын
Lakin taas Wu shagay DUCO laa wey
@deekohassan733
@deekohassan733 3 жыл бұрын
Amiin
@diaatik9022
@diaatik9022 Жыл бұрын
Wuu sheegay qofku inuu Allah baryo
@dulmidiid6998
@dulmidiid6998 7 жыл бұрын
*Kusali Xabiibkeena scw Walalo insha Allah Jazaaka Allah Qayr Shiekh abubakar*
@sanamofficial5953
@sanamofficial5953 4 жыл бұрын
Scw
@badramaxamuud6791
@badramaxamuud6791 4 жыл бұрын
Scw
@rayanniaz645
@rayanniaz645 4 жыл бұрын
Scw xabiibi muxamad
@hamadaoman798
@hamadaoman798 4 жыл бұрын
SCW scw SCW scw SCW scw SCW scw SCW scw
@nimcomaxamed6943
@nimcomaxamed6943 4 жыл бұрын
Salalahu celayhi wa zalam
@naimarage6233
@naimarage6233 4 жыл бұрын
Xanunka ugu xun ee kugu dhaca wakan qalbiga kaga dhaca waxed noqonysa maqane jooga ilaahay ha iga masaxo qalbiga 😭 yarabi qof ka khair bdn ayn ku waydistey🤲
@samiradhaye7621
@samiradhaye7621 2 жыл бұрын
Haaa dadku waxy modaan in lugaha laga socdo ama laga talaabsado lkn Maha mesha laga socda waa qalbiga qalbigu hadu ku jabo ma soconkartid😪😪💔💔
@roodashahmed9430
@roodashahmed9430 2 жыл бұрын
Aamiin same ayn nahay
@cabdulahicali3926
@cabdulahicali3926 2 жыл бұрын
@@samiradhaye7621 kula mid ahy apyo aamin
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 2 жыл бұрын
@@cabdulahicali3926 ma bogsaty hda abayo ana sidas cml ehe
@queenrashaa3754
@queenrashaa3754 2 жыл бұрын
@@nuuxmaxamuud925 hadaa bogsataay wllo ,anii xal.sano baan xal qof jeclhy asagaanaa imaa soo jedhoo ,waxuu iguu yirii waxbo kumaa qawaan karoo Alle isku xirr oo iskaa key iloow
@munasaleban1981
@munasaleban1981 6 жыл бұрын
Wlhi oo bilhi shiikh dhib jaceel uu ihayay waana lay xumeeyey lkn taladaa markaan qaatay waxan dareemayaa farxad masha allh ale janada haynagu kulmiyo dhamaanteen inta muslinka ah shiikh aduun waa ayaamo janatul fartwsa haku geeyo inta iga dabaysaa aamiin dhaha
@cnaasirmaxamed5639
@cnaasirmaxamed5639 Жыл бұрын
Ugu horeyn kusali nabigeena muxammad scw saxib wad ma had san tahay❤
@madinosomaney1159
@madinosomaney1159 11 ай бұрын
Scw scw Scw
@fatushimda1765
@fatushimda1765 7 жыл бұрын
Allah haku barakeyo wlhi fikrada sida ayay icawise maogid Allah yaxifdak
@kaakihassan4840
@kaakihassan4840 5 жыл бұрын
Maashalaah
@aminadinix5672
@aminadinix5672 5 жыл бұрын
Waa runtaa xppti
@caatikaaahmed2152
@caatikaaahmed2152 5 жыл бұрын
shiiqena wad mahadsan tahay
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 5 жыл бұрын
Salaatu laylkana waa lagu ilaaba💙 murugada iyo stress ka ayay baa bi isaa😊
@faadumomohamed238
@faadumomohamed238 5 жыл бұрын
Mansha allah aniga ruuxu wn jcel laadey balze Ku ma guuleyzan xiriir kaaz sheekh been ma aha intaaz ayaan zameeyey wan ka zaarey mazkaxdeyda alaha Ku xifdiyo sheekh Abukar 🙏
@izaahyahya3003
@izaahyahya3003 7 жыл бұрын
Masha Allah Ilahey ha kuxafido wlhi sheikhan run ayu ka hatli aniga ayan sameyi waxyabahan Alx Ilahey aya mahad usugnati Wan mooday Waxaso dhan Hadana waxan ahay qof nadiif ah oo iskaso qadday inan waligey waxba jeclanin waxan badsaday istixarta iyo ducoinka waxan dilay rajada waxan qofwalbo ushegay inuu Qofkas xirirkena oo dhamaday xasustisadhan ayan tirtiray wanacafiyay Alx Ilahey iyo rasulkisa Scw ayan talo sartay waxwalbona waai hagagen Alxmdllh ee inikana tijabiya
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 5 жыл бұрын
îźäàh Yahya walal meel kala soo xiriira rabaa adigo mahadsan ada awoodo waxbaan ku weydiin lahaa ?
@husseinmohamud7737
@husseinmohamud7737 5 жыл бұрын
Y
@ikraamaxmed455
@ikraamaxmed455 5 жыл бұрын
Mash allah hadakaga wngsn allah kudhoro
@ikraamaxmed455
@ikraamaxmed455 5 жыл бұрын
Lkn allah kaliya latala sarta rasulka kuma jiro ileen tawaklto calalaab wakafa bilaahi wakiilaa ma eheenino
@ikraamaxmed455
@ikraamaxmed455 5 жыл бұрын
Rsulka scw kuma jiro wll ale kaliya latali sartaa
@amalaweis7330
@amalaweis7330 6 жыл бұрын
Videogaan inaa mar hore arko ayey aheyd 😞 Anyways, cashir wanagsan waaye. Mahad badan aboowe 💝
@SamiiraAadan-bm4hy
@SamiiraAadan-bm4hy Жыл бұрын
1year ban waqti kubixiyy inan ilawo intaso dhan xanuunkyga wa sii saa idayay waxan rajynaya inay I anfacdo taladan I.a🙏
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 жыл бұрын
Waxkasto laysheego ma iloopi doono waana dhaawici labaad illahayow iso celi wan jeclhy duco igu Kaaba Wall Abukar wall iducee in uu ijeclaado Ama aan mustaqbalkayga noqda waan rajaynayaa wall hada wa xiriirna si walalnimo ah qof kale ayuu LA xiriira duco igu Caawiya in ilahay iso cesho plz inta ilamoda like saara
@khaireosman2920
@khaireosman2920 3 жыл бұрын
I feel you wlhi💔💔
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Wll waan ku dareemi karaa hada maxa ku sugantahay
@ikransacidfarax3877
@ikransacidfarax3877 2 жыл бұрын
Kume wall maheshay
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Wll mkuu soo labty hda
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 2 ай бұрын
War jeclidaa😁
@gebdhahoyoabshiro9997
@gebdhahoyoabshiro9997 6 жыл бұрын
Ani wiligey wax majeclaane dad wax jecladeen ayaan udiraayaa Isha Allah ilahey hakaa amaal Mariyo walal
@asharafofficial2026
@asharafofficial2026 4 жыл бұрын
Ok
@mohammedarbow4890
@mohammedarbow4890 4 жыл бұрын
😂😂😂
@abdirahmanmuuse7582
@abdirahmanmuuse7582 5 жыл бұрын
Waaa 6qodob Oo muhiiiim ah Rag Iyo Dumarna Aan U wada Baahneen Waadku Mahad santhy Wll Shekhunaaaa Abuubakr👏💯
@munamohameddesignsofficial1275
@munamohameddesignsofficial1275 4 жыл бұрын
wlhi been ma adan sheegin inta aad shegtayba manshallah barakallah illahey ha ku siyadsho aqligaga guleyso wlala horaynah u soco my fav motivational speaker
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
Thanks sheekh xili aan ubaahna isiisay taladaan🙏 2019 November 6😥😥😥
@fankaofficial8158
@fankaofficial8158 3 жыл бұрын
Shukran Shaikh lkin mid taaas ka duwanbaaa wataa matahy suurta gal in fariintydu ku soo gaartto
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 3 жыл бұрын
Naruuro aniga halsano kadib daawanaya 9 Nov 2020
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986alle haku dajiyo qalbiga baayo😊
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 3 жыл бұрын
@@naruuracaday148 mcney happy baan ahay ee sida isugu so aadne aa layaabe
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986 MashaAllah alle haku ziyadiyo qaaliye
@apdirahmanduale5582
@apdirahmanduale5582 7 жыл бұрын
Mcha allah abubakr alaha ka abaal mariyo aamiin alahana ku xifdiyo
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 жыл бұрын
*WAA HUBAAL WALAAL LAKIIN MA FUDUDA ARINTAAS HADII AADAN HAYSAN BIIO AMA DAD KU GARAB ISTAAGAYA* 😢💯✔💔
@maarisaabdi4792
@maarisaabdi4792 5 жыл бұрын
Masha allh Sheikh Abuubakar Mohamed jazakallah Kheiran👏🏻❤
@fariixalove4591
@fariixalove4591 5 жыл бұрын
Wallo yaal iso duceeya muraad ayn le yhy inu alle ii sahlo allow muradkeyga iyo muraad muslinba alle ha sahlo inta muraad leh like isara walayaal 🤲
@hoyomacan5886
@hoyomacan5886 7 жыл бұрын
mashllah jazakalahu KheYr sheikh abubakar❤
@mariamhassan3789
@mariamhassan3789 7 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waa waano aad u wangsan oo dad badan raadinayen.jazakallahu Akhi fillah ❤️powerful advice waye runti 💪i like it👍blessed to have u 😇
@yaasmiinxasan3909
@yaasmiinxasan3909 5 жыл бұрын
mnashaallh wlky alle haku xafido
@queenfarhiya7908
@queenfarhiya7908 5 жыл бұрын
Amazing wllhi bllhi tllhi 6daan qodob uu shege sheikh Abubakar anige ihesataa waqtigan cajaib waxa rajena ine taladaan nafteyda qadato oo ku gulesto inshallah🦋 thank you sheikh Abubakar 🙏
@ramlaruun8476
@ramlaruun8476 3 жыл бұрын
Hye abaayo maku guulaysatay
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله يا شيخ ابو بكر الله يحفظكم والله صحيح💘❤❤😢😢😢↪
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 4 жыл бұрын
Hdd fiirsanyso 2020 like🥰
@naderdaherqaalidumr5455
@naderdaherqaalidumr5455 5 жыл бұрын
waan raadinayay qof taladaan isiiya jazaka allah 👍
@nuwaad4301
@nuwaad4301 Ай бұрын
8/8/2023waqtigaas ayaa muuqalkan daawadey waxaaney sababtey inaan ilaawo qof xun oo marka nolosheyda ku jiray 6/9/2024 ayaa dib ugu soo laabtey aniga oo gulaystey kana guulaystey qofka oo aduunka u jeclaha waana ilaawey kana raystey dhibaatadu iigaystey lkn markaa cashar ii noqday thanks wll❤😊
@fardowsaamiiira5076
@fardowsaamiiira5076 5 жыл бұрын
Jasakalllaah kheyrn yaa sheekh abubakar Mohamed ❤🙏
@nimcocadeynimcoclaahi8407
@nimcocadeynimcoclaahi8407 7 жыл бұрын
Masha Allah waa fikirad ficna waa kahelay wuu i canfacayaa akhii
@khadencabdi8703
@khadencabdi8703 7 жыл бұрын
mansha Allah sheikh abubakar mahadsanid waa tallo wanagsan wllo 😍
@nuurtomaxamed9085
@nuurtomaxamed9085 6 жыл бұрын
Thanks
@drssafa5153
@drssafa5153 5 жыл бұрын
شكرا اخي الف مره شكرا والله ما بتتخيل اديش نصيحتك ساعدتني الله يجزيك الف خير وحسنات
@xamdigaladiidiise7863
@xamdigaladiidiise7863 5 жыл бұрын
Mahadsanid sh. Abubakar sida nogu la wadagesid Samanta illahey kheyrka hana wafajiyo aamiin
@mariaesseabdikadir5325
@mariaesseabdikadir5325 5 жыл бұрын
Wow the best wlhi mashalah ♥️🔥🔥
@hanaali764
@hanaali764 7 жыл бұрын
waan isku deyaa mudada aad i qawatay haddii aan ku gulaysto allxamdulillaa haddi kale allxamdulillaa shukran aqii
@gammanoor8591
@gammanoor8591 5 жыл бұрын
Abaayo maku gulesate misa waad isku so labaten
@aminadinix5672
@aminadinix5672 5 жыл бұрын
@@gammanoor8591 xbbti adina maku heezata
@gammanoor8591
@gammanoor8591 5 жыл бұрын
@@aminadinix5672 mcnto mayo maiheysato gacaliso ilahey ima tuso sharafey
@gammanoor8591
@gammanoor8591 5 жыл бұрын
@@aminadinix5672 adiga miyee kuhaysata mcnto
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 жыл бұрын
ilhan dayman mahdsnd
@mujiibamarwoshcalishucayb3605
@mujiibamarwoshcalishucayb3605 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll جزاك الله خير
@amira_somalia
@amira_somalia 5 жыл бұрын
Mashallah thanks soo much wll
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
THanks bro Allh ha ka abal mariyo
@Nasiib4
@Nasiib4 7 жыл бұрын
Jazaka laah bro go foward
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush 6 ай бұрын
I.a shekhena Wad mahdsantahay allah ku xifdiyo caw oo ay tahay /29/jan bisha /1/ 2024 jaceel io malayacnigesa Wan iskadaye in aan nolasheda hormarkeeda aan ka taliyo jacelka Wan ku gulesan wye allx wax badn oo isbadal ah Baan samena I.a rabi ha igu garbsiiyo hadii aad qoralkeyga aragtaan iso duceya muraad badn ayaan nolasha ka leyahy in oo ilahay isaqiro allhuma qorlkaan Wan so buqan donaa I.a hadii anasi nolaado I.a salami calekum😊
@teamboondheereofficial9873
@teamboondheereofficial9873 4 жыл бұрын
Jazakumulaahu kheeran yaa abubakar allh ku xfdiyo inshallh
@sadiamohamed6870
@sadiamohamed6870 7 жыл бұрын
Mashaallah illahow kuxafid
@nimcocadeynimcoclaahi8407
@nimcocadeynimcoclaahi8407 7 жыл бұрын
Jazakallah akhii
@MohamedAli-kq3fy
@MohamedAli-kq3fy 2 жыл бұрын
Ma sha Allah excellent 👍 reminder
@cashakalagure2808
@cashakalagure2808 5 жыл бұрын
Maasha Allah Shiikh Abuubakar Waa Talo Wngsn Walaal Shugrn
@riyaahassan2945
@riyaahassan2945 6 жыл бұрын
Msh alllh aaad iyo fikrad wx bdn aan sugeeynay plhi xaqiqi ilheey haku daayo sheikh
@hadanmahamed7672
@hadanmahamed7672 4 жыл бұрын
Mashallh wllkay ad ban ku jecelanhy
@sadyadey4050
@sadyadey4050 5 жыл бұрын
So true sheikh thank you so much I agree with you and I did that Mashaallah it worked I feel like he died years ago and alhamdullilah Iam taking of myself and his kids for seek of Allah and may Allah bless us all aamiin ya Allah.
@hanitaavlogsandfilms733
@hanitaavlogsandfilms733 4 жыл бұрын
10sano ayaan sugyay wuu guursady waana iloowi la ahy yaarapi iigargaar🤲
@munaabdi1899
@munaabdi1899 4 жыл бұрын
Hanitaa Chaneel sorry waan iska aduun Walal allah waxa kheyr qaba ha kugu badalo waan dareemi karaa xanuunkas 💔💔💔😰😥
@hanitaavlogsandfilms733
@hanitaavlogsandfilms733 4 жыл бұрын
Amiiiin Abaaayo xaalkayga masahlano Alle iisoo bari pls 😭
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Hanitaa Vlogs and films abayo Mcn alle qalbigaGa haku Wanaajiyo sabar abayo asiga maalin ayu kuso baahanaa wlh wa xaqiiq igu so ogaaw adna alle ayan ku baryaaa
@ayaanfaysal641
@ayaanfaysal641 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi wan taageera in badan alle saa ha kuugu wado bro abubakar mohamed ❤❤❤
@hafsa_hajir
@hafsa_hajir 7 жыл бұрын
thanks ❤
@sheikhahusseinali3164
@sheikhahusseinali3164 5 жыл бұрын
Asc aniga waxan raba ina illowo ninkeyga se ku illowa
@aishamohamed3078
@aishamohamed3078 3 жыл бұрын
Wlhi ani hada qofaan ilaawi la ahay baa jiro oo ka mid noqdaba nolosheyda qayb ka mida yacni sida an u jeclaaday darteed wuxuu ahaa qof wngsn iga fakara had iyo jeer iso raadiya dhib iyo dheef balse hada wuuu is badalay 😪 si kasto hadaan ula hadlay wax walipa sameyay ku dhahay xitaa ii sheeg waxa keenay isbadal kaan waan xallineynaahe wuu ii jwbi waysan yahay anigana wan ka samri la ahay jaceylkaan u hayo lama qiyaasi karo runtii sidan u jeclahay oon ogu maarmin waalid keygaan u jeclaaday runtii ileen wax ka weyn waalid ka oo ka qaymo bdn ma jiraan hadii jacayl la dhaho number ka ugu danbeyoo qof la jeclaado waye baa la dhihi karaa wlhi ee walalayaal ila taliya sidan isku halmamsii lahaay qofkaas si kasto hadaan yeelay wan ilawi la ahaye xita labo rakcadood wn dukaday oo ka istiqaareystay ha sheegin wan hilmami la ahay iso duceya ilahey inuu iigu so celiyo sidii uu ii ahaa jiray idin alle 😪
@smartcadey21
@smartcadey21 7 жыл бұрын
hhhh abuubakar wlhi waaad ka baxsatay maxaadiro ayaaa kuugu ogaaaa hada waxaaa rabaaaa inaa noosoo gudbiso sida oo waxnarashada ama imtixaaanka guul ugu gaari lahaaaa mahadsanid
@ruqayahassan3929
@ruqayahassan3929 4 жыл бұрын
Waxaan is jecleen mudo dheer ah mid aan saaxiibo yaraanteenii ahaan jirnay waxaan soconayba mudo dheer markaa all luuqayadii shukaansiga wax kasta all nimanka shukaansahaaye oo dhan ka haray asaga dartiisa in aan is guursaneeyno iskula tashanay all my life was perfect Kadib one massage aa wuxuu bur burshay oo balantii iyo wixii oo dhan Ninkii waa aroosye 2weeks aa sodii ari ciida la qali rabo u ooynaaye shaqo habeen iyo maalin shaqeeyhaaye 5 hours bas seexanaaye kadib nafteeyda aan cafiye anaa is cafiye all is gone am healed now No matter what never have a relationship again 😢😢the pain was in my heart Anigana mi ihi qof dhibkiisa ka hadli kara bas anaa is cuno is canaanto is eedeeyo qaata qaladkeeyga
@suhaybmustafe3538
@suhaybmustafe3538 6 ай бұрын
Date 26 / 1/2024 i went forget this time my life he reallly very broken me 😢😢😢 Wlhi wxn sameeyo magaran wn uqaadan la'ayba qof dhib iyo dheef soowada marany oo saaid ii jeclaa 😢😢😢😢😢😢
@user-fl2jz2rp8e
@user-fl2jz2rp8e 7 жыл бұрын
شكرا يا اخي
@aaminacabdilaahi1462
@aaminacabdilaahi1462 6 жыл бұрын
ابتسام محمد
@hawaubeida5071
@hawaubeida5071 7 жыл бұрын
Jazakallh
@sahroduale8957
@sahroduale8957 5 жыл бұрын
waa runtaa dadka qara baa aminsan iinaan la ilaawi Karin qofka jeceshay
@salmaahnet7501
@salmaahnet7501 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله اكبر اخي العزيز أبوبكر محمد
@maryamoadam8517
@maryamoadam8517 6 жыл бұрын
Maansha allah jazakallaah Waa xaqiiq sheikh aan wax badan ka faaiday baa tahay allaha kaa abaal mariyo intaaa kaa faaiday
@najaxabdiaziz6673
@najaxabdiaziz6673 4 жыл бұрын
😭jeceel wax Fudud maha😪
@fatmaabdullahi4414
@fatmaabdullahi4414 7 жыл бұрын
U r de best ma sha Allah ilaaahee anoo kaa dhaafo 😘😍💜adi cml mala heli karo ilaahee dartiis ankuu jclhy😍😘
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 жыл бұрын
Fatma Abdullahi y
@usaameoscar1437
@usaameoscar1437 5 жыл бұрын
masha allah
@diyaaqofficial
@diyaaqofficial 4 жыл бұрын
Thnkz in badan wll
@hibodaahir8909
@hibodaahir8909 3 жыл бұрын
Thankfully my dear brother wxn daremy maanta in aan helay wadadii aan ku iloopi laha qofka aan jecla sanoyin badn walal alle haku dhowro qeyr io ajar badn alle haka siiyo waad i dhiiragalisy walal thnks
@omarjojaa454
@omarjojaa454 5 жыл бұрын
Sheikh Allah haku barakeyo balse nashiidka kupilawaysay ayan rabaa. Qofkii yaqaan ha ishego
@mariaasad6277
@mariaasad6277 Жыл бұрын
ساكون مثلك يامطر ayaa la dhahaa wllky
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 6 жыл бұрын
Jazaakallahu Khayran wllky
@israhdahir888
@israhdahir888 6 жыл бұрын
Faada Shegow jazakallahu khyrn akhiii
@ashacud7098
@ashacud7098 5 жыл бұрын
anigoo jaceel iwaale kawaran abuubakar
@maryanxasan1869
@maryanxasan1869 5 жыл бұрын
Sax waye ALLAHA ku barakeeyo
@maxamedkaraama5804
@maxamedkaraama5804 5 жыл бұрын
Jasaakal llh
@maxamedkaraama5804
@maxamedkaraama5804 5 жыл бұрын
Jasaakalllah
@yasiinhassan3968
@yasiinhassan3968 5 жыл бұрын
SheiKh wlaHi DaR AllaH kuu JecelaHy AllaH Ha Ku IlaaLiYoH HaNa Ku XiFdiYo AdUuN iYo AaKhiRapaH💋💕❤❤❤❤❤
@musasergio6468
@musasergio6468 4 жыл бұрын
Thnks wllo jasaka llah
@sayidmaxamedsayidmaxamed2838
@sayidmaxamedsayidmaxamed2838 4 жыл бұрын
Sheikh Abubakar our brother is here to help you my people. Barakallah my God bless you
@felisbashiircabdi6262
@felisbashiircabdi6262 2 жыл бұрын
Sheik Abubakar m.a
@nimcayussufmohamed7536
@nimcayussufmohamed7536 Жыл бұрын
Date 18 /2/2023 I won't forget this day in my life surely he really heartbroken me 💔🥺😭
@faarahlamaane1423
@faarahlamaane1423 Жыл бұрын
😓🤚
@munojaafar1688
@munojaafar1688 Жыл бұрын
Abayoooo meshan mnta aniga marayaaaa isoducey😭😭😭
@allsomli3846
@allsomli3846 Жыл бұрын
Ana’s kaadaran waana farxsanhy isadkeee ❤❤❤
@mrmoney170
@mrmoney170 Жыл бұрын
12/3/2023 the black day for me✊👽
@jamiilocabdilhi
@jamiilocabdilhi Жыл бұрын
❤❤❤💘💗😇🤩
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh abubakr wax bdan ayn kafaiday Insha alh wn qaadan qodobadan
@mjjnr402
@mjjnr402 5 жыл бұрын
Mashalah sheikh balse wey dibathantahi Inaad ilowtho......gabada lashakeysan 7 sano ayan isgafni......hamigeyga wuxuu ahaa inaan manin isgursan doono
@fardosaali990
@fardosaali990 7 жыл бұрын
Masha Allah walalo
@mbappejr6220
@mbappejr6220 4 жыл бұрын
Xili aan ubaahnahay ayaad isiisay kii iloowo Allah iga dhigo qoftaas ixumeysay oo nin kale iga raacday
@Kaltuunsahaal
@Kaltuunsahaal 3 жыл бұрын
aamiin aamiin wll ilhay haka saro qalbiga
@mbappejr6220
@mbappejr6220 3 жыл бұрын
@@Kaltuunsahaal wa cudur jaceelka waliba qof aan ku jecleen Marka jeclaatid Allah ii aqbalo ducadaada abayo mcn
@asiyaahmed7739
@asiyaahmed7739 6 жыл бұрын
Nice advice thank you bro
@MariaMaria-zd2bo
@MariaMaria-zd2bo 5 жыл бұрын
Masha Allah shukran sheikh Allah ku xifdiyo
@qadrasaedabdulle3112
@qadrasaedabdulle3112 7 жыл бұрын
masha Allah may Allah bless you 💞💞💞
@hafoosacdy9048
@hafoosacdy9048 7 жыл бұрын
shukran wll👍👍
@suusaanciise5371
@suusaanciise5371 4 жыл бұрын
Masha allh thnks shiikh
@faatiabadullahi2917
@faatiabadullahi2917 5 жыл бұрын
mansha Allah waa talo fiicn Allah ha ku barakeeyo wall
@sowdoaden7639
@sowdoaden7639 7 жыл бұрын
mashaallah cajiib wlh
@najmamohamed3180
@najmamohamed3180 6 жыл бұрын
Jazaakallaah. Khayr. Aniga. Ninkeyga. Waajaclahay. Isagane. Sidookale. 5. Sano. Ayaaisqabnaa. Walina. Imaxumenin. Waxaana. Rajeena. Labada. Qof. E. Lamaanaha. Ah. Inuu. Allah. Kasaaro. Shedaanka. Dexdooda. Wayo. Waxa. Reeraha. Dumiya. Marwalbo. Waa. Shaydaan.
@hodancumar8041
@hodancumar8041 4 жыл бұрын
Thanks sheekh abubakar Alle haku xaftiyo 🤲
@qaaliyahabubakar9259
@qaaliyahabubakar9259 5 жыл бұрын
Mashallah Sheikh Abuubakar jazakallah fikir kga aad buu ii anfacay runtii😭💔💔
@omaari155
@omaari155 7 жыл бұрын
Masha allh dadka nooc walbo ayey leyihiin waana talo muhiim ah akhii filaah
@anabosman9756
@anabosman9756 7 жыл бұрын
masha allah tabarakallah ilaahay weyn haku barakeyo
@ayankhasim9787
@ayankhasim9787 7 жыл бұрын
Mashalah
@cabdulahicali3926
@cabdulahicali3926 2 жыл бұрын
Jazakalaah wll
@uggyy.___5952
@uggyy.___5952 5 жыл бұрын
Jazakalh kheyr huno
@khadiijajj8436
@khadiijajj8436 7 жыл бұрын
masha Allaah wllkena Qaaliga badan jazakallaah alif kheyr
@reamnuh9829
@reamnuh9829 7 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ياشيخ شكرا لك يا شيخ
@maryanahmedhusseinmm3099
@maryanahmedhusseinmm3099 6 жыл бұрын
cajib anigu waan samayanay kadibana wan so hadalay waxa ka so baxa khayar inshallah
@ayaanmaxamedyasoqaday4969
@ayaanmaxamedyasoqaday4969 5 жыл бұрын
masha allh aduun iyo aqiro alha kuxafido abukar
@amiirahmuhiyadiin8260
@amiirahmuhiyadiin8260 6 жыл бұрын
شكرا اخي ابوبكر❤❤❤💘
@darnemediapro6617
@darnemediapro6617 4 жыл бұрын
Jazakalahu khyr wllkey abubokor 🥰🥰💪💯
@omaari155
@omaari155 7 жыл бұрын
Aniga tijaab shay waan waxa ugu dhaw wlh
@asaldhalad3912
@asaldhalad3912 6 жыл бұрын
cumar faruuq Masha Allah
@fartundarar7419
@fartundarar7419 5 жыл бұрын
Asc Aisha omar 💓
@fartundarar7419
@fartundarar7419 5 жыл бұрын
Thank you
@hapsahussein1939
@hapsahussein1939 5 жыл бұрын
Aniga qof aan jecellahy hada aniga majeceli in an jecellanin qof Allah ayan ka barineyna waxkastah wanagsan ah Allah Hani xifdiyo dhamaantiin Allah Hani barakeyo dhamaantiin
@natashacadey5799
@natashacadey5799 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlalaal qali shukran
@Fxkhalifaa
@Fxkhalifaa 4 жыл бұрын
*JazakallaH kheir* 👑🙏🙏
@asmaabdilkadir76
@asmaabdilkadir76 7 жыл бұрын
ماشاءالله
@ramlaraadyar4836
@ramlaraadyar4836 7 жыл бұрын
Masha allah waa arin aad muhiim u ah lkn waa xanuun wlhi ilahayow inoo gargaar
@deqoabshir3452
@deqoabshir3452 6 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr walaalgay talo cajiib ah waaye runtii ani waliba aad ii qusaysa runtii shukran
@tech3731
@tech3731 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@qaaliquruxqaaliqurux8803
@qaaliquruxqaaliqurux8803 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheeq abuu bakar thankis❤
@amishabeauty3250
@amishabeauty3250 7 жыл бұрын
Nasheed dada isheeg plz magaceda
@user-kt2pr3fy7q
@user-kt2pr3fy7q 7 жыл бұрын
نصيحه مفيده
@aswanugass8952
@aswanugass8952 6 жыл бұрын
wan qatay lkn xasus an dhamanen ayaaa jirto sida olada maxa ku sameyaa?
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 4 жыл бұрын
Shukran jizakalaahu waqeyraaa 🙏
@saqiqa
@saqiqa 6 жыл бұрын
jazakarallah kheyr bro abubakar ❤️
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 72 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 63 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 17 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 83 МЛН
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 214 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
ABUBAKA IYO CUMAR OO IGA YAABIYAY....
24:13
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 140 М.
5 GOORTA QOFKA XIRIIRKA LOO JARO💔
9:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 97 М.
Qof aad jeceshay haduu kaa tago ama ku naco maxaad samayn?
6:00
Nasir Cadceed
Рет қаралды 137 М.
Waa maxay sababta Abubakar u guursan waayay?? ᴴᴰ┇"Wareysi"
5:29
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 667 М.
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 91 М.
Как мама ухаживает за мной VS гостями
0:50
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,4 МЛН
POV Anger is popular, but fear.. | Inside Out 2
0:36
CAT-N-TOON
Рет қаралды 19 МЛН
Fun Fun TV Comedy :🤪Who is stronger?💪
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 2,6 МЛН
Inside Out 2 Wrong heads #shorts by Leisi_family
0:24
Leisi_family
Рет қаралды 7 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
0:42
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
Кто поймает рыбку?😱
0:33
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН