Idirrisow arinkan iminkq uunbqy somalidu u fiirsatey oo ku baruurugtey hawshaa ha ka hadhin sidaa u daba gal aad iminka Dj Subeer iyo ugbaad aragsan Suldaan seeraaar u soo baadhey iyagaa cadeyn doonaa calaamadahan ka muuqda jirkooda iyo Heesahooda shirkadahooda markaa arinkaa waxyaabo badan oo hore aan lo9 fahasnanyn lagu soo bandhigey maata somalidu way soo jeedaa arinkii waa ku baruurgtey Bur iyo Biyo loo kala bixi doonaaa wax yar ka dib lkn Varta soo raadi zxp mahdssnid dad badan oo is qarinayey bay faro soo Gelayaan ani Dj Subee4 shaki way iga jira Looga Real state-kiisa From Hargeysa Somalind thankz
@SafiyoCabdullahi-iy2tp3 ай бұрын
been taa mahaa la is barana aboowe from muqdisho
@Naasir-l6y3 ай бұрын
@@SafiyoCabdullahi-iy2tp Haa waa sidaa wll
@MaryamhusseingaraneMaryam3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤
@DeeqoTaqal333 ай бұрын
Aamiin ya raaaaabi dhamanten alaaah haidin barakeyo kuwan alaaah hanaga qabto ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤
@halimoadan65362 ай бұрын
Ilahow u sahal barbar rabiyow cadowga ka qaabo amin amin
@ustaaddaaciabdishakir15483 ай бұрын
That is why I always be a big fan of You stay blessed 🤲
@imanomarhassan89423 ай бұрын
Asc Wr Wbt Walciyaadu billaah Alle SWT ha ina Sugo Aamiin, thank U 🌿
Alle kukalsoonaada ilaahayba ka awoodwaybe xita haday kudilaan labo gooreba wad dhimanlahayde
@MulkiAxmed-c6x3 ай бұрын
War yaabanahay maxaa dhacay ey udiidanyihiin Inuu soomaalida ooyneyso uulahadlo ilaahow oomaar noosoo badbaadi oofarxad noosoo dadaji I.a😢
@queenxamarcadey75453 ай бұрын
Dadka marka soo qadaneyso si toos ah ha u abarin meshan waa social media mesha jogtana waa yurub walal shalay arkaye dj suber asago inkiraayo iyo suldan serar wixi jiro allah aya og marka isku badnoow😊
@KhadarCali-jn1do3 ай бұрын
Walahi walaalkeen inaa dadka madaxda noo ah maxeey u fiirsanayaan aaway madaxdii aaway jaalidii aaway muslimiin waa loo tashtay walaalkeen aan uduceeyno ilaheey inuu dhibaada kasaaro
@MamMed-ph5xm3 ай бұрын
Amin yarbi 🤲🤲🤲
@anisaabdi53463 ай бұрын
Heesta suldan serar Alle haidambi dhafo mxan snapka isaga Dubey wax badan
Walal igu cawi araktidada 😮😮😮 Omar makuu live wadada kaso galayey xagee kasoo baxay ama aaway dadkii lajogay live ka ka hor waa kuma cida uu ka soo cararay ee ku kalfay in uu live soo galo
@NemaDahir3 ай бұрын
Ilaahay ayaa xisaabinaya umadiisa. Why are we getting busy with something that's none of our business 🤔
@ShinoFagane3 ай бұрын
Asagaa galiyo dhalinta yaryar ee ah fanaaniinta xataa heesaha uu ka duubo isagaa calaamad sheydasnka ku Soo daro
@farhiyaomar36043 ай бұрын
Like. And shere. Idirpe. I’m taageeero buuuxdaaaa
@Zamzam-Ahme3 ай бұрын
Omar bar bar❤❤❤
@Amiiraabdirahman-43 ай бұрын
Ilahy Haka badbadiyo gacan cadow buu ku jiraye😭😊
@marimhaschi54783 ай бұрын
idiris be be maamo waanku salaamay jarmal ayaan kula jogaa nambarkaaga ma heli karaa adigoo mahadsan
@eazrayiylmohammed97433 ай бұрын
من أحب قوماً فهو منهم
@Miidan53 ай бұрын
He said every friday every saturday earn £ 1200 bro so total per week is £ 2400
@SiciidoAxmed-vt5es3 ай бұрын
Waa run
@Maidamoha-x7b3 ай бұрын
Cidan allah ahayn macaabudeyno mana kabaqayay cidaan allah ahyn
idiris meelkasta flowerr Yaan kuu ahay ee TikTok iga flow garee please bro
@idirispepe3 ай бұрын
Maxa kuugu qoran
@TripleA08253 ай бұрын
Soomalideena waxay ku tusyasaa inuu kamid yahy Somalida Aminsan isagu sidoo kale hadduu yiraahdo kama mid ihi side ku ogaaday waa maxay sababta Calamaad uu 90 kaba isu daba wado!
@Xirsishow3 ай бұрын
Anigu waxaan ogaaday 2016 snapchat aan ka duubay
@KaafiyoAdan-v8n3 ай бұрын
Allaha cafiyo
@MacalinEnglish3 ай бұрын
Ninkaas Quraan Saar iyo la tacaalid ayuu u baahanyahay
@maqsudisse19463 ай бұрын
Waxaa soo xasuustay inaa wadan jirray katiin qalin ah oo koortiisana ay ill 👁️ Aheyd wuu iga lumay saa u jeclaa illahay baa ogaa, show wax kale ayuu ahaa , oo hadda wax il ku jirto lama xirran karro miyaaaaa????
@SaynabJamac-e8z3 ай бұрын
Idirisle walaalow waxan sasbankaqaadey. Acuudubilaahi Mina shaydaanirajiim😢
@Gmaaad3 ай бұрын
DJ subeer inuu dafiro ayuu iskudayay lakin ficilka isma qariyo qofwalba wuu arkaa inuu kamid yahay
@Xirsishow3 ай бұрын
Intaynu omaar ku mashquil sanahy somali meel kala looga soo dhacayaaa waayo war baahin taa la mashquulona yaa ee howl kalaa lay naga dhamaysana yaa
@nasteexoahmedali60303 ай бұрын
Calada gesta jirto ee sa'id ugu egtahaye
@abdiali49913 ай бұрын
Allaha cafiyo oomar amin yaa rabi
@abdijama75643 ай бұрын
War ilayn fanaaniinta qaarkood waaba gaalo nacdal baa idinku dhacday
I give you subscribe heart cleaned guy ...❤❤from puntland
@idirispepe3 ай бұрын
❤
@MunaMohamed-tj5bk3 ай бұрын
Dadkena waawayni inay hanti yeeshan rafaad bay uso mari jireen lkn imika qof yaro da yar unba lagu odhanaya dukanka isaga leh baaburka isaga shaqo uu ka shaqeyayna lama arag alow sahal amuuraha
@hajirdalaal30283 ай бұрын
Laakiin oomaar barbar laftiisu isagaa galay sababto ah may dhibaateeyeen haddii aanu ku shaqo lahayn?😮😮😮
@nimosuleiman3 ай бұрын
Allah hana badbaadiyo
@HodanMusa13 ай бұрын
Waa lacag aad u yar oo jahanama u diyaar garoobay 💔💔⚠️⚠️😡⁉️⁉️🤠🤠😳🚨🤔❌❌❌🙌
@SiciidoAxmed-vt5es3 ай бұрын
Hada police haya wuu caafimaad qabaa
@TogdheerBurco-x3p3 ай бұрын
Calan kiina ayaaba ah calanka shaydaan lagu caabudo wax kale iska daayoo
@SafaMaxamed-s6f3 ай бұрын
Walhi waa ruunti waxbaa ka jiraa😢
@nadiamohammed53302 ай бұрын
QAMAR SUGAANI MADAXUU KU SAWIRTAY ISHA LAAKIIN WUU ASHHAATAY MA AQOONIN BUU YIDHI ILLAHY BAASE OG WAXWALBA
@xaliimashiino3 ай бұрын
Subxanallah
@caizhaziinki78833 ай бұрын
Ilhyw intan dintayda mcnka bdan ee ad igu nastexeysay ma xaqiri karo adiga un ayan tajir nimo kgu oghy ilhyw
@mohamediraad40503 ай бұрын
Omaar allaha caafiyo
@Shuhuura3 ай бұрын
Haday soomaali ku jiraan qoladan oo lacag lasiinayo, Maxay tahay shaqada ay u qabanayaan ? Waa su'aal 🤔🤔
Kuwa hesaha dhageystan hesaha iska dhaafa laga kari waye. Hada kuwa hesaha dhageystan lo so socda madama dadkan ey radhiyan dadka hesaha qalbigodha ey kuwentahay.
@SiciidoAxmed-vt5es3 ай бұрын
Oomaar mobile kiisa codod ayaa ku Jira
@NajimaAziz3 ай бұрын
Koofiyadad xidhantan Anu Ka boooday😂❤
@uggulu.63052 ай бұрын
CALAMADA IL AYAA DHEXDA KAGA JIRTA
@SiciidoAxmed-vt5es3 ай бұрын
Oomaar waa lakaxeeyay
@KamilyareGarissa97363 ай бұрын
youtube ayaan leeyahay ....... sxbow ii kala kici waaa KAMILYARE GARISSA @youtube.com
@KamilyareGarissa97363 ай бұрын
idis sxbow wax badan ayaa iga jahil bixisey
@sahraxashi59703 ай бұрын
Adba il ayaad xidhneyd saxiip😊
@abuudajaanamaxud3 ай бұрын
Walaahay waa yaab weeye
@TogdheerBurco-x3p3 ай бұрын
Adaa ka liita oo lahja daadii bedelay oo iska yeel yeelay lah jadii reer Somaliland maxaa kuu diiday lahja daadii iyo hadal kiinii
@raniaabdiweli57893 ай бұрын
And also like
@HadanCabdi-v5n3 ай бұрын
Sideed baanahy muu odhan ee wuxu yidhi somalidu waa sided hadalka sidiisa udheh
@katrajama23083 ай бұрын
Sorry la hasto Kama jirto yurub
@Carabc0543 ай бұрын
idiris zxp Wan fahmay. Dib.dambe.laa.iima.siri.donan wax walba hada fahmay.
@alphaDARIK3 ай бұрын
Viewska ayaa ka galay inuu dadkan been ka abuurto subhanallah ha aaminin, djsubeer
@andynathon47713 ай бұрын
Wuxuukuyiri every Friday every Saturday
@sahraxashi59703 ай бұрын
Anba waan qaata saxiip bil walpa 4000ayan qataa
@MaidoShuriye-wk3bd3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😊
@Aisha____Ali-t5r3 ай бұрын
Oomaar wali war lagama helin miyaa😢
@iskufilan1743 ай бұрын
Runtuu ka hadlayay malinkaa
@SahraSahruuji3 ай бұрын
😢😢😢😢
@NuurAhmed-io1mh3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Degaliah3 ай бұрын
Dhilooy DJ subeer waad ku waalatay waa shaqaystay ninkani ee maxaa kabadali idinkaa shawaadina ah