Sida Faras Bulaalo

  Рет қаралды 535,982

ZAKi VLOGS

ZAKi VLOGS

4 жыл бұрын

DalwanaajeTV

Пікірлер: 227
@muniircade8170
@muniircade8170 2 жыл бұрын
Farduhu waaa haybad kamida kuwa Alle na siiyay hadaanu reer sool nahay ❤️
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
zi wacan udhaqa waa si fcne aan idinka martine from berbera
@samirbadan6053
@samirbadan6053 Жыл бұрын
Aad io aad inaader🐎❤
@user-ri7vo3ve5z
@user-ri7vo3ve5z 13 күн бұрын
​@@ahmedfaarh8336¹¹1¹1¹¹¹¹1¹¹¹¹1111¹111¹¹1¹¹1¹111¹¹1¹1qqqq
@user-ri7vo3ve5z
@user-ri7vo3ve5z 13 күн бұрын
​@@samirbadan6053qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq
@mowliidaden5259
@mowliidaden5259 2 ай бұрын
SSC WAA MUQADIS ONE NATION ONE SOMALIA 🇸🇴 DOWN CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 11MAY 2024 ❤ LONDON
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 4 жыл бұрын
2021 yaa daawanya like saar plz🥰
@meymunbashir9020
@meymunbashir9020 3 жыл бұрын
Aniga waliba 2020. Damadkisa😅🤗
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 жыл бұрын
@@meymunbashir9020 kkkk Edit ma dhahaa 2021 cml😂😂😂😂😂
@iqraali8188
@iqraali8188 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Ай бұрын
2024😅
@ApdiAziizAwil
@ApdiAziizAwil Ай бұрын
2024 kii
@Abdicatoosh1
@Abdicatoosh1 3 жыл бұрын
2021 biahii 3aad wixii ka danbeeyay wixii daawanYa like saara
@apdirizack7960
@apdirizack7960 4 ай бұрын
16 ramadan 2024 ❤😊
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 10 ай бұрын
Alle ha u naxariistoo abwaan jaamac daad oo ah abwaanka heestan curiyey . Waxana ugu caansan heesihiisa tan iyo dhagarqabe. Waxan kula kulmay dabar mamac oo ah tuulo ceelafweyn hoostimaada 2010 ilaa 2009 meelahaas. Iminkana heestan waxn ku dhagaysanayaa İstanbul Turkiye 12:39am 2/9/2023
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
kkk jaamac daad aa iska hubi awoowe jaamac daad heesa badan oo uu udhiibay cod wnagsane cabdi tahliil way jiraan oo gobolka bari bay kawada shaqayn jireen lkn tan shaqa kuma leh waligayna wax ku sheegaya ma arag heestaan waxay kujirtay riwaayad laiyidhaahdo godadliyo gabdhaha kacay uuna lagaa m a dacar waxaana riwaayada ku darsaday abwaankii walaalaha hargaysa ismacil cagaf aun sidoo kale waxaa lagu sheegaa nin kaloo rer taleexa oo jacbur lagu magacaabo lkn abwaankan aad sheegtay shaqa kuma leh sxb iska hubi fanka ha dhax cararine
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Ай бұрын
Ilaaahy baad been usheegtay Heesta abwaan reer sool ah Baa sameyey abwan abdilahi jacbur wxuna Ka hadlayaa Xalin,bixin,Xudun, nugaal Fardaha Ku nool
@smc1504
@smc1504 Ай бұрын
Heesta waxaa iska leh abwaan Ismail cagaf
@yassinjr5600
@yassinjr5600 Ай бұрын
@@gurey_muzehmxd beenta u sheegi ninka heeska leh maha reer sool Ismaciil sheikh Ahmed cagaf ba leh
@moenlighted7681
@moenlighted7681 29 күн бұрын
​@@gurey_muzeh heesta hadda yaa qaadaya
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 жыл бұрын
Darwiish horses 🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Mxd Ka Taqaan Noocyada #Fardaha Bulaale,Qaaje,Caynab,Xamar,Ashkir 8 Bay Ahaayeen Sadexda Dhiman Adigu Kudar Akhristoow #Mahdsanid👑💫💥☑️
@abdiwalikhalif9319
@abdiwalikhalif9319 4 жыл бұрын
Baroor
@NaalleeyeExplains
@NaalleeyeExplains 4 жыл бұрын
Ashqar iyo........
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 4 жыл бұрын
Bood,
@maqiiqane
@maqiiqane 3 жыл бұрын
Baroor Iyo baroon waa 7
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
Baroor iyo bood waa✅
@zeynabaweys1950
@zeynabaweys1950 3 жыл бұрын
2021 ya dawanayo
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Aniga dawanaya 3:50 friday Feb 11 2022 from berbera somaliland
@saciiddarajovlogs779
@saciiddarajovlogs779 3 жыл бұрын
Sida faras bulaaloo nugaal xays ka qaadoo inta ila jecel liketa
@user-fv8sk4rj8f
@user-fv8sk4rj8f 2 ай бұрын
I can’t stop listening this sweet song, with amazing music ❤
@husseinaden2391
@husseinaden2391 8 ай бұрын
I gets home sick every time I listen to this song, nugaalgodon Allow dhowr ❤
@MuqtarWeheliye
@MuqtarWeheliye 2 ай бұрын
Yaa garanaya ninka music kada macaan badan garaacaya, Allah ya cizak , kama daalo dhageysiga heestaan in kabadan 10 jeer ku soo ceshtay
@hassano
@hassano 3 жыл бұрын
HEESTA HADILINA, WAAMAXAY XULAALOO AMA BUUHOODLE. HEESTU WAA SIDAN. SIDA FARAS BULAALOW AAN XAALUF ARAGOO NUGAAL XAYSKA DAAQOO. FARASKA DHOGORTA BADAN EE CASAAN XIGEENKA AYAA LAYIDHAA BULAALE, GEELA IYO FARDAHA MIDABADOODA BARTA MARKA HORE CARUURBAA TIHIIN.
@soomaaal
@soomaaal 2 жыл бұрын
Reerka dhulbante Somali oo dhan ba jecel wan ka yaabay
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Hees macaan Waxn dhagaysan jiray 2017
@cabdifataax216
@cabdifataax216 Жыл бұрын
Biin naale
@Dayr12
@Dayr12 9 ай бұрын
​@@cabdifataax216Reer miyi KZbin loo sameeyey
@cabdirahmaancaydiid5857
@cabdirahmaancaydiid5857 Ай бұрын
Musiga ayaaba dareen gaara leh gacantu kuma godo yaa salaam
@suahaybsaid4670
@suahaybsaid4670 4 жыл бұрын
Hees Tan In Badan Raadinyay ugu DambAyn HelaY Hapeen RamadaaNa 2020 5/5 🔥
@shabacmohamed8683
@shabacmohamed8683 3 жыл бұрын
Heestan Ninkii laHaa Baan Garanaya Wuxuu Ahaa Abwaan Jaamac Cabdi Seed allah Yarxamu Raximiin
@king15716
@king15716 3 жыл бұрын
Wanku salamay
@faraxahmed4160
@faraxahmed4160 3 жыл бұрын
Wlhi bro kula midbaan ahaa wxaan raadinaayeey 2020 isla sanadkaas baan heley tik tok baan ku sooaarkay kadib you tube ka soobaadhay erayada heesta bilowga u ah ayaanku qoray hadna sanadkan 2021 bisha fep 4 daawanayaa dhamaan umada somali liyeed salaamayaa anoo jooga jamuhriyada Somaliland eebarkaysan 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🖐🖐
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 3 жыл бұрын
@@faraxahmed4160 🤣🤣🤣
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 3 жыл бұрын
@@faraxahmed4160 SidO KLe Wll
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Ай бұрын
FardiHii Dhulbahante SSC-KHAATUMO guuL Isniin-17-2024 ❤❤ from Laascanod
@user-lm4uk8yi2y
@user-lm4uk8yi2y 3 ай бұрын
Sida faras bullaalo Aan xaaluf aragoo Nugaal xayska daaqoo Baruur dhabarku xoodmo Ama "xalin" fadhiyayoo La xannaanin jirayoo, Adoo" Dhulkii fardaha iyo geela xaysimo . Adoon taleex tagin tal talaabsan
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Sida faras xulaaloo aan xaaluf aragoo nugaal xayska daaqoo baruur dhabar ka xoodmoo wa in aad fahantaa xarafka ay maasadu ku socodo xarafka xa ayey ku socodaa wa xulaalo ee mahan bulaale bulaale wa ceelaal aad u biyo macaan suugaan badan ayaana laga sameyey abwaan jamac daad aya iska leh erayada laxankana cabdi tahliil isla asaga ayana ku luuqeeye
@kadardirie4261
@kadardirie4261 4 жыл бұрын
Waxay ku bilaabmeysaa sida faras bulaaloo (bulaale) waa qayb kamid ah fardaha bro heestana Abwaan Cali saleebaan bidde ayaa leh erayadeeda Abwaan axmed saleebaan bidde walalkii Hadaanan khaldaneyn!!
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Xulaalo weeye oo katimid xul oo qaafiyadda maasadda jabeysa hadii bulaalo ladhaho oo xarafka x bey ku socoto heesta laakiin bulaalo ceel maaha waa cid kamidda midda bada fardaha waa cadaan dareemi ku jiro
@kadardirie4261
@kadardirie4261 4 жыл бұрын
Mohamed Yuur sxb waa bulaale Heestu ayadoo (Xa’ley ah) ayuu eray kale oo aan (X) ahayn oo macquul ah adeegsan karaa!! Sida faras xulaaloo wataa haday noqoto waxa kaga haboon sida faras bullaaloo Abwaanadii hore way badali jireen xaraf iyo laba iyo 3 ba ayagoo xulanaya xaraf macquul ah (xulaaloo waan gartay waa faras xul ah ) bulaaloo waa qayb kamid ah fardaha qaybaha ay u kala baxaan🤙🏾
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Kadar dirie sxb bulaale ceel aya layiraahdaa ka tirsan gobolaka wardheer ii somalida ithobia Erayadana waxa sameyey abwaan jaamac daad cabdi seet cidaa doonto waydii
@kadardirie4261
@kadardirie4261 4 жыл бұрын
Maxamed deeq sxb anigu magaalo xalxalis layidhaahdo ayaan dhowr jeer tegay abwaan axmed saleebaan bidde magaaladiisa habeenkasta aroosyada miyiga xalxalis heestan waa laga qaadi jirey dadkoo dhan sidaas bay u fahansan yihiin cali saleebaan bidde ayaa qorey banaanada xalxaliseed heestay ku xusan tahay !!
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Ereyaddii Abwaan Abdillahi Nuur Jacbur fadlan dadkan heesta ka been sheegaya ee leh bidde iyo cagaf baa sameeyey haka waantoobaan Dhulka ay heestu kahadlayso mabay aragee Nugaal, xalin, xalxalis intaaba aqoon umalaha maxay hees kasameeyaan abwaan jacbur baa kudhashay geelna kuraacay ee fanka bililiqada kadaaya
@king15716
@king15716 3 жыл бұрын
Thanks
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
qofka walba wuxu leyay halagu ixtiraamo waa sax
@AYsar.official
@AYsar.official 2 жыл бұрын
Been maadan Sheegin Hestaa Wxaa iskala Nin Reer Soola Jacbur waxana Muranka Heesta Geliyy erayada ayaa Laga Xadey
@marwaan8098
@marwaan8098 2 жыл бұрын
Heesta waxaa sameeyay ismaaciil cagaf
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
❤Laacaanood Of Ssc Of Soomaalia
@abuukaryuusufcilmi6482
@abuukaryuusufcilmi6482 3 жыл бұрын
xasuus igurebtay hestan yaa iladhaysanaayo 27/05/2021mey ooqamis eytahay
@hamzehamze8554
@hamzehamze8554 3 жыл бұрын
2020/11/10 fatlan like saar
@samirbadan6053
@samirbadan6053 Жыл бұрын
Fardahygii🐎🐎
@milgohodan7351
@milgohodan7351 3 ай бұрын
24/04/024❤
@yasiinaxmed4925
@yasiinaxmed4925 Жыл бұрын
11/9/2022 Wakhtigan iso raacaa
@user-lw6cz1sn8s
@user-lw6cz1sn8s 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohammedapdirahim9922
@mohammedapdirahim9922 2 жыл бұрын
2021 INTII KU MURQAAMAYSA
@GOTvSomalia
@GOTvSomalia Жыл бұрын
Cajiib somalida iyo music 🎶 waa dhaxalka aan heysano
@user-ob9om5yq8j
@user-ob9om5yq8j 9 ай бұрын
Waa hees marqaan ❤
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 7 ай бұрын
ANO MARQAAN SAN AYAN HEESTAN IGASO HOR BAXDAY COM AYAN ARKAY SXP WAAN KU SALAAMY AX YAAA HEES
@CaliMaxamuud-jd5ve
@CaliMaxamuud-jd5ve 6 ай бұрын
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 4 жыл бұрын
Xalin ninkii garanayaa garanaya faraska ku dhaqma fardo kuma jiro.
@haseem7506
@haseem7506 3 жыл бұрын
Iifaa'iidee wll adigo mahadsan.
@maslahwarsame5846
@maslahwarsame5846 3 жыл бұрын
Magac tuulo weeye wll
@user-il1fz9gr8x
@user-il1fz9gr8x 5 ай бұрын
Heestan cabdi tahliil ee side farz xulaaloo aniga xazuuso padan ayay igu leedahay miyi iyo magaalapa. Xataa waqtiyada xanuunka jacaylka aan dareemo wlhi saaid Ayaan udhagayztaa. Waabari #samaadkii iyo waqtigii dowladnimada aynu haysanay. Maantana Bilal download Ayan nahay ilahayow dowladnimadii #soomaaliyeed noo soo celi
@salloadam298
@salloadam298 8 ай бұрын
Heesta heesaha ugu dheeer❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
No Place Like Home I miss Laascaanood Libdhimayso
@user-qe2xn5yq7p
@user-qe2xn5yq7p Жыл бұрын
Music macan tallow yaa saray music ga
@filsanahmed3084
@filsanahmed3084 2 жыл бұрын
Allwo ku naxariiso amiin fanana
@mohameddayib7276
@mohameddayib7276 11 ай бұрын
walaahay xataa meeshaan garanaya dhirta camal
@user-ql7vz3nh5u
@user-ql7vz3nh5u 7 ай бұрын
Erayadii ismaciil cagaf alle ha unaxariisto
@abdulrahmansaed6655
@abdulrahmansaed6655 Ай бұрын
ismaaciil cagaf ma leh heesta dawladu markay dhacdy baa lagu qoray
@abdiasisjama8690
@abdiasisjama8690 Жыл бұрын
Lovit ❤❤❤❤❤❤❤❤
@yassinjr5600
@yassinjr5600 Ай бұрын
Sida faras xulaalo wye maha bulaalo 😂
@Saytar77
@Saytar77 6 ай бұрын
22/1/2024❤
@daleytransport9455
@daleytransport9455 2 жыл бұрын
2022 Feb Yaa dwnya azxpta like ii saar
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 3 жыл бұрын
Heesta wan ku haystaa xusus igu ledahay 2003 maq lay ama dhagaystay
@duceysane-pp1vu
@duceysane-pp1vu 3 жыл бұрын
2021/1/25 dawanoya
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 8 ай бұрын
Heestan Musigeda ayaa Waxkale Ah
@fanaxwadani8209
@fanaxwadani8209 3 жыл бұрын
2021/6/15-wednesday. Garowe ayaan ku dhegeysan
@nasrudiinmowliidarmedia4025
@nasrudiinmowliidarmedia4025 3 жыл бұрын
Videoga ii soo dir wllo
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 жыл бұрын
Hees xusus mudan 6.11.2021 Hannnnnna
@barwaaqoaadan8391
@barwaaqoaadan8391 8 ай бұрын
heese macan❤❤❤
@SuwdaAxmed
@SuwdaAxmed Ай бұрын
mashalah abtigax❤❤❤ alhonaxaristo
@deeqdheegle8320
@deeqdheegle8320 19 күн бұрын
Sida faras xulaaloo Aan xaaluf aragoo Nugaal.xayska daaqoo qoraalka toosi sxp
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
2020 Bishii 12 20 ayaan daawanayaa
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
Maalin axad ah
@mohamedabdikarin1552
@mohamedabdikarin1552 2 жыл бұрын
Waa qeylo ee hees ma ahan waxan
@user-pi2pe5eu2b
@user-pi2pe5eu2b 6 ай бұрын
12\1\2024 forex ✍
@abdulrahmansulub2202
@abdulrahmansulub2202 10 ай бұрын
Wow heestan ilaa hada kama daalo dhagaysigeeda alaha unaxariisto fanaan aan u tageero heesihisa aan dhagaysta ayaaa qaada cabdi tahliil warsame yaa dhagaysana 2023 . 09.25 maalin isniin xasuus gaar ah ayay igu leedahay
@adeshsamriye5672
@adeshsamriye5672 2 жыл бұрын
06-07-2022 sacade ey taxay 14:06pm ayan dageste inta igadambeso like te dac😍
@zakariyeibrahimahmed8450
@zakariyeibrahimahmed8450 10 ай бұрын
Ma cafimaad qabta sxb waa ku salamay
@mohamedenanays
@mohamedenanays 3 жыл бұрын
Kampala Uganda 2020
@sahannews1737
@sahannews1737 3 жыл бұрын
2020 Kampala bro hh
@mumtaas1444
@mumtaas1444 3 жыл бұрын
Waa hees macaan😀
@munaahmed0119
@munaahmed0119 2 жыл бұрын
11111
@munaahmed0119
@munaahmed0119 2 жыл бұрын
11111
@munoaxmedcumar2058
@munoaxmedcumar2058 2 жыл бұрын
Musalsalka
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
mansha allah alle haku xifdiyo cabditahlil
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 Жыл бұрын
Aad io aad qurxeY
@izabela4843
@izabela4843 3 жыл бұрын
Cabdi tahlil،🥰
@soomaaal
@soomaaal 2 жыл бұрын
Abwaanka dhulka dhulbante wu amaanay wale
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Nin isaaq ah weeye abwaanku
@filsanabdilahi3113
@filsanabdilahi3113 2 жыл бұрын
8/2/2022 hargaisa caday
@sadaamabdimajidho7881
@sadaamabdimajidho7881 2 жыл бұрын
Waa xili aan wali laftigaygu kujiro bahashaan sanadkii 9 baan dhagaysanayaa m.a
@Engxareed
@Engxareed 2 жыл бұрын
@@sadaamabdimajidho7881 19/5/2022🤩
@Engxareed
@Engxareed 2 жыл бұрын
@@sadaamabdimajidho7881 19/5/2022🤩
@TALESUNTOLD1
@TALESUNTOLD1 3 жыл бұрын
Sixid: Ma aha "Sida Faras Bulaaloo", waxa weeyi "Sida faras xullaanoo".
@hassano
@hassano 3 жыл бұрын
War nin wayna waad u eg tahay ee maxaa kaasiya, was maxay xullaanoo, war waa bulaaloow, waa bul ama bulaale. Waxaana layiraa faraska dhogorta badan ee casaan xigeenka, ayaa layidhaahdaa bulaaloow. Miyaad kala taqaanaa midabada fardaha ama geela waa isku mid caruuray ba .by salaxleey
@TALESUNTOLD1
@TALESUNTOLD1 3 жыл бұрын
@@hassano waxa fiican inaanad ka hadal wax aanad aqoon u lahayn. Heesta xaraf-raaceedu waa “X”, hadii baydka koowaadee heesta la yidhaahdo waa “bulaale” intaan wax kale la isla gaadhinba waxa jabaya xaraf-raacii heesta. Erayga “xullaan” wuxuu ka yimi erayga “xulasho”, markaas waa faras xullaan ah oo laga soo xushay fardihii kale oo dhan.
@ahmedkhalifaden6119
@ahmedkhalifaden6119 3 жыл бұрын
Aad Io Aad Heesta waa Xaraf Raax
@craxmanmc1711
@craxmanmc1711 Жыл бұрын
Sida faras bulalo
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 8 ай бұрын
Sida faras bulaloo❌ Sida faras xulaloo✅
@mrbiin3348
@mrbiin3348 3 ай бұрын
2_4_2024 ayaan dhageysanyaa muqdisho ayaan ku suganahay yaa ila dhageysanaayo asxaabta
@nimanosman4200
@nimanosman4200 2 жыл бұрын
Cabdi tahlil warsame❤😇
@user-vh2wd1gq1q
@user-vh2wd1gq1q 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤cajaB
@jamaalahmedadaan2386
@jamaalahmedadaan2386 Жыл бұрын
Woow axya qarami mcn
@nimcosaid3834
@nimcosaid3834 Жыл бұрын
❤❤2023🎉
@ilkacase2103
@ilkacase2103 Жыл бұрын
Dhulkii dhulos al daraawishiya❤❤❤😅
@xanfargeele4643
@xanfargeele4643 2 жыл бұрын
Caynaba-Laaska-Taleex-Garoowe-Ayl....
@amishacabdi6846
@amishacabdi6846 Жыл бұрын
Heestaan waan radin jiray ugu dambeen manta TikTok kaso helay 😮 12-6-22
@ARGAGAX
@ARGAGAX Жыл бұрын
Khery maadan raadin ad
@abdikadirahmed4318
@abdikadirahmed4318 2 жыл бұрын
2022
@roodaguhaad5297
@roodaguhaad5297 Жыл бұрын
Ilaahyow kuu naxaariiso
@drkhalidabokormohamed7131
@drkhalidabokormohamed7131 4 жыл бұрын
Nugaal xays ka daaqo ✅
@nadwo.moham3d
@nadwo.moham3d 4 жыл бұрын
Hees taan caadi mahan
@aBduL-ReHeM
@aBduL-ReHeM 2 ай бұрын
1st may 2024❤❤
@roodaguhaad5297
@roodaguhaad5297 Жыл бұрын
Dhadh dhadh dhariirin
@Hamzayuuro
@Hamzayuuro 8 ай бұрын
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Afar midable ooftiyo fankiyo adhaxdu weynaatey oogada madoobow baroor ilacyalaan dooni❤
@user-zp5eq7ov8h
@user-zp5eq7ov8h 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@updyzamed2062
@updyzamed2062 2 ай бұрын
Reer Koofur Hadan Nahay Fardo Maba Lihin🙄
@Aaminodaahir89
@Aaminodaahir89 Жыл бұрын
❤❤
@Abdullahgii
@Abdullahgii 9 ай бұрын
Waayo waayo😊. 2016 iigu dambeysay maqalkeeda, Caawa Maskaxdeyda kuso dhacday😙. Waa Habeenimo/Saqdhexe03:05, Oo Isniin soo galeyso AddisAbaba/Ethopia🇪🇹 ku dhageesanaya. 02/10/23.
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq 9 ай бұрын
😊😊
@ahmedzakicige4452
@ahmedzakicige4452 2 жыл бұрын
Wooow
@smc1504
@smc1504 Ай бұрын
Heesta waxa iska leh abwaan Ismail cagaf Dadban arkaya dad kale ku sheegaya
@ducaalemedia4317
@ducaalemedia4317 3 жыл бұрын
Ducaale media
@WarbixintaBukhaari
@WarbixintaBukhaari Жыл бұрын
Sida Faras Xullaaloo waaye , ee ma ahan sida faras bullaalay sababtoo xaraf raaca heestu waa "X', haddii "X" laga baddalo waa deelqaaf. Heesaha caanka waxaa jirta hal mid inta aan aqaan oo si bareer ah xarafraacii looga baddalay waa qaybtaan "Dhuuxiyo lafa waa wax dhiiga kaa jaqa Caafimaadka kaa jara. "D" marnaba kuma jirto sidaaas darteed waa "Deelqaaf".
@osmanabdirahiim8132
@osmanabdirahiim8132 2 жыл бұрын
Waa hes an jclhy
@cabdilaahisaleban9876
@cabdilaahisaleban9876 2 жыл бұрын
Cabdi lahi
@HassanAli-ud9yg
@HassanAli-ud9yg 2 жыл бұрын
Heestan dulucdeeda ayaa ii sheegaya
@BirijaanKooco
@BirijaanKooco 3 ай бұрын
2024 like
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 жыл бұрын
Abwaanku waa Kuma heesta alifay
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 4 жыл бұрын
Waa abwaan jaamac daad Cabdi seed oo ah Heer cerigabo gaar ahan heer celafwyn
@Awil14311
@Awil14311 3 жыл бұрын
War wxa iska Leh Abwan Apdullahi Nour (Abwaan jacbur) oo u dhashay Qalacadiii Taleex
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Cagaf
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Abwaan Abdillahi Nuur #Jacbur Oo Reer Taleex ah ahaa alifay isagaana dhulkaa geela ku raaci jirey lknse waxan arkaya abwano dusha laga saarayo oonba weligood arag dhulka xaysimo, xalin, Nugaal, xalxalis iyo hagoogane toona waa dhulkii fardihii caanka ahaa ee #xiin_finiin iyo #Dhoodimeer kasoo baxeen
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
@@cabdisalaanadan4061 beenta jooji nin ceel afweyn udhashay maba kala yaqaan Nugaal salkeed igo meesha Farduhu kudhaqmaan ee xalxalis, xalin, nugaal iyo hagoogane oo ah dhulka Degmada Taleex ee gobolka xaysimo Abwaanka iska leh waa Abdillahi Nuur #Jacbur Oo dhulka geela kuraaci jirey imika Laascaanood kunool
@mohamedAwliyo27
@mohamedAwliyo27 2 жыл бұрын
10/03/2022 wixi inta ka danbeeya like hala dhaafin
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
waa hes macan ah
@user-eb2ti7up1h
@user-eb2ti7up1h 6 ай бұрын
Heestaan waxaa sameeyaye axmad saleeban biide
@munoaxmedcumar2058
@munoaxmedcumar2058 2 жыл бұрын
64
@sadaamabdimajidho7881
@sadaamabdimajidho7881 2 жыл бұрын
ABWAAN ABDULAHAAI NOUR JACBUR 2022/02/08 HABEEN NIMO M.A
@bakarsaciid4248
@bakarsaciid4248 Жыл бұрын
Vial 2022/08/14
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 Жыл бұрын
Ninka heestaan qaadaya C tahliil maahee yaa garanaya waa nin cod macaanee
sida faras bulaaloo |cabdi tahliil warsame|
11:02
Hurre production
Рет қаралды 22 М.
Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )
6:10
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 2,4 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,9 МЛН
**Cabdi Tahliil Warsame aun | Wardheer
6:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
CABDI TAHLIIL WARSAME | GAARAA BIDHAAN | With Lyrics
8:33
Himilo Media
Рет қаралды 150 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 93 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 7 МЛН