Sida KAAMIRADA QARSOON Ay U Badbaadisay Nolosha Qoyska Ninkaan.

  Рет қаралды 77,995

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZbin KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 93
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Жыл бұрын
Mar marka qaar anigoo waqti u heynin social media media ayaan kiliya u soo gala inaan like-ta kula dhaafin waxa kiliya ee aan jeclahay ayaa ah waa walalkiin saxiibkiin hoosow pro .
@nazra101-o
@nazra101-o Жыл бұрын
Wlhi kula mid baan ahay😊
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Guri qurux badan hada dagan tahay oo dariska ka xun yahay quruxda gurigas faaido maleh ilahay daris aduun iyo kii aqiro no hagaaji subxanalaah thank you bro
@mostafataama
@mostafataama Жыл бұрын
cajiib wlhi midna technology buu bartay cilmigisi waakas ku faa'iday ee camera ku xirtay midna chemistry-gii uu bartay wakas negative ahaan u adegsaday
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k Жыл бұрын
Aan ajar wada qaadano asxbey qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤
@zack_updi
@zack_updi Жыл бұрын
hosow pro 🫡 mafahmi karaan dadka mush Kiladaha jiraa lkn allah qufkii ku xirnaada dhib ma arko xaqiiq ✅️
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚
@Barkhadle
@Barkhadle Жыл бұрын
Waa maahmaah dii somaliyeed ee oran jirtay god khayaano haqodin hadaad qodidna hadheereyn ku dhici doontidaa lama oga. Hoosow mahadsanid , KZbin ka ayaan kaala socdaa.
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Жыл бұрын
Subxaana allaah illaahow adigaan kaa magan galnay shartooda ❤❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😢
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR☝️❤️🥺
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Hosow Pro barnaamijyo faa'iido leh ayaad nala wadaagtaa.
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r Жыл бұрын
Kusaliya xabiibkena scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw❤
@bintuzahraa
@bintuzahraa Жыл бұрын
Hasanoow cunugtii yareed waa sidee xaalkeeda hada 😢😢 Illaahoow daris xun adaa kaa magan galay 🤲🏻
@manfc.mr10
@manfc.mr10 Жыл бұрын
Maalmahan update ayaa iska dhigtay sidaan kaa rabnaa saaxib qali oo muqalda inoo soo badi wlaal
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Жыл бұрын
Camera da ya war wareejin marka subhnllh
@Harith-3i
@Harith-3i Жыл бұрын
Keep going man ❤❤❤
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Alxamdullillaah haddiiba la ogaaday
@Nafisa.21
@Nafisa.21 Жыл бұрын
Waaw thanks noo soo badi qisoyinka wllo🙏😍
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
CCTV hawsheeda ayay wadataa!😮
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 Жыл бұрын
Ano vedio dawan marka tiri cilmiga chemistry ayuu phd ayuu ka diyarina wxa sawirty ado wx ku dilayo asoo ku dhibateynayo show waba smaeyn rabaa niyo gaaldu wxay wax u bartan badi iney dhimabto dadka ugu geystan wll hosow allaha ku sharfo big fan
@cabdidhere
@cabdidhere Жыл бұрын
My brother Osman alle hakuxafido
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Жыл бұрын
سبحانه الله xaasisanaa🤔🤔🤔🤔🤔🤔🙂🙂🙂🙂
@bintuzahraa
@bintuzahraa Жыл бұрын
Mahadsanid wll waa moowduuc qurux badan ❤❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman Жыл бұрын
Daalim buu ahaa
@HassanMaxamed-r1p
@HassanMaxamed-r1p Жыл бұрын
That’s brother waa arinfiican arintan deridka qaar ayaa xun
@haniabdi3866
@haniabdi3866 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile, )
@FAYZal70000
@FAYZal70000 Жыл бұрын
Very useful and helpful Thanks so much for sharing this
@XiisMacuud
@XiisMacuud Жыл бұрын
Baryahen hasow waa na nacdey video ma so galisid please 🙏 ❤ no so gali kiisas badhitaan ah thanks for your respect ❤
@NaimoIbrahim-v1w
@NaimoIbrahim-v1w Жыл бұрын
Ogaalka cusub baa muqakan sameyayy ❤
@BintuIbraahim-s6u
@BintuIbraahim-s6u Жыл бұрын
Manta dhan Halkee ayad ka dawatay is lahaa Adaaba isoo xasusisyy Ogallala cusub iyo Hosow pro❤ labadada ima dhafan waxa ay so dhigan
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 Жыл бұрын
Hasoow sxp horay usoco wa jeclahay qisoyinkaag❤
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
Subhanalah 🙏😭alow na ilali dariska no hagaji
@madinamacow8776
@madinamacow8776 Жыл бұрын
Subhanllah dadka waa cajiib😢
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k Жыл бұрын
Wcs hosow
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Жыл бұрын
Daris xun dartiis guri xaafad fiican ku yaal ayaan isaga gaday oo uga guuray mana u shalaayin.
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 Жыл бұрын
Qisadaan cid aan deris aheen ayee i soo xasuusisay
@luulabdinuur4584
@luulabdinuur4584 Жыл бұрын
Hosow daris dhan haa iku soshegin an tariq ta iku dhigen iyo xanunki imar siyen kushege plz isowac waxan joga wadan ka hollan
@YaasiinYare-n5i
@YaasiinYare-n5i Жыл бұрын
Muraad ayaaleyahay isoduceya gys😢❤🎉
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Жыл бұрын
Subxaana Allah
@SahraWacays
@SahraWacays Жыл бұрын
Amin
@Maxamaad
@Maxamaad Жыл бұрын
Cajiib😮
@shugriyamahamud8199
@shugriyamahamud8199 Жыл бұрын
Asc waa wax dhaca arintaan aniga ayey igudhacday mid odhow oo aan kalakulmey dariskey ga mahad sanid
@AsadAbdinour-mz2lx
@AsadAbdinour-mz2lx Жыл бұрын
Big legend keep going
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Subxaan Allah 💔💔🥲
@ShuceybMaxamed-uw4fr
@ShuceybMaxamed-uw4fr Жыл бұрын
Hoos ayaa qatay
@SSTV5080
@SSTV5080 Жыл бұрын
Hosow sxb muuqaalkaan hadda ka hor baad soo gelisay saan filaayo😮😮😮😮😮😮
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Жыл бұрын
Ani xataa waa arkay ee amaan meelkale kadawanay anagu
@ShuceybMaxamed-uw4fr
@ShuceybMaxamed-uw4fr Жыл бұрын
Haa barawo
@Nasriga
@Nasriga Жыл бұрын
Noosoo badi sxb qisooyinka
@elmisaredo9940
@elmisaredo9940 3 ай бұрын
Xasidsanaa
@zacdiya1234
@zacdiya1234 Жыл бұрын
The legend
@amalali6668
@amalali6668 Жыл бұрын
Subhanallh
@Qisas123-s6p
@Qisas123-s6p Жыл бұрын
Hosow bro
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Like Waan kuu saray Haa wan for saday nikaan. Waan ka naxay usa aan joogo ayeey Ka dhacday Walaahi wa yaab thanks💕💕
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Boqol qof oo kala jaan ah markay isla degaan dhibkaan ayay leedahay.
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Acuudubillaah
@naturebeauty7373
@naturebeauty7373 Жыл бұрын
Cajiib wlh
@baxsancabdiraxmaan9813
@baxsancabdiraxmaan9813 Жыл бұрын
Waan kusalamay Hasow pro Sorry waan kasoo daahày vedio in daawado
@muntasirmuftaax
@muntasirmuftaax Жыл бұрын
Hi
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Жыл бұрын
Hello❤❤❤❤
@Qabiireditor
@Qabiireditor Жыл бұрын
Waxaan kuu balan qaadaya hadii aad channelkeyga soo booqataan in aad wax ka faaido wll❤🎉
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Subxanallaah
@Carab_Oslo
@Carab_Oslo Жыл бұрын
Wxy ahayd xld adag lkn omar ayaa sifiican ufakirey taxadar badana sameeyey
@nazra101-o
@nazra101-o Жыл бұрын
Acudu bilaah ninku xaasidsanaa bisinka
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Cabsi waye bee
@luulaadan869
@luulaadan869 Жыл бұрын
😮😮😮
@Abdulrahman_mamuleh65
@Abdulrahman_mamuleh65 Жыл бұрын
😊
@Dalmar66
@Dalmar66 Жыл бұрын
❤❤❤
@AM16CX
@AM16CX Жыл бұрын
Shekada Yurub ka jirto weye dadka Germany oo dhashay ayaa sida ah
@GuuleettjaamacMohamed
@GuuleettjaamacMohamed Жыл бұрын
Wa problem 😂
@AHMEDAALIO
@AHMEDAALIO Жыл бұрын
😢
@tvqoola8956
@tvqoola8956 Жыл бұрын
cidaa an lamurgoonay meeka guuran gurigan
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@CkarimAhmed-q9g
@CkarimAhmed-q9g Жыл бұрын
Lᴇɢᴇɴᴅ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
reerrka wuu iska dhax arkay😅😮
@shamkehade5972
@shamkehade5972 Жыл бұрын
It's too late bro come on
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Chinese cadow sana 😭
@YMA-H
@YMA-H Жыл бұрын
Sxb waa dambeysaa waxaan marhore ayey ahaayeen 😮
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Жыл бұрын
Pro shekada hada ka hor bat sogelisay ma 2 jir baaa
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Isgu maso gaalin ee waxa so galiyay waa chanelka ogaal cusub
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
DILAA Gabar Caqli Badan Ayuu AFDUUBTAY - Wayna SIRSIRATAY
12:49
Taariikhda Madow Ee Gabadhaan 2 Isbuuc Caanka Ku Noqotay
15:46
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Ka Run Sheeg Nolol Maal Meedkaaga @hosowpro  #funny  #kobactv
8:03
AboFlah maxaa  Oohin ka Keenay? Daawo Sababta Murugada Leh!"
5:08
CAANO MAALE MEDIA
Рет қаралды 2,2 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54