sida la Iskaga Baabiiyo Khajilaada Badan | 4 Talaabo Oo Muhiim Ah

  Рет қаралды 80,730

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

Күн бұрын

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Пікірлер: 183
@mahdizalah5796
@mahdizalah5796 4 жыл бұрын
Intina muqajilinta ahe halkan ku jira group ino sameya aynu isku hadal barano bahasha ka takhalusnee 🤣
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 4 жыл бұрын
😂😂😂diyaar waye
@medelrobles8162
@medelrobles8162 4 жыл бұрын
Magaca groupka Inqajil.org
@rahmaali2008
@rahmaali2008 4 жыл бұрын
Ar aawey hee
@ayaanahmed3711
@ayaanahmed3711 4 жыл бұрын
Hyee inoo sameeya 😂😂
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
Imisa jir aaa tahay bro
@JamaSami-n1e
@JamaSami-n1e Жыл бұрын
Khajilada ugu weyn aney ihaysey hadana way iga baaba'adey thank you very much teacher😢😊
@hamdahennabeauty6058
@hamdahennabeauty6058 4 жыл бұрын
This videos All about me
@airsoftboy8439
@airsoftboy8439 3 жыл бұрын
Correct
@baskarproduction213
@baskarproduction213 4 жыл бұрын
Macalinkeyga Cilmiga Nafsiga Ahoow Waxaan Jeclaan Lahaa Inaa Ku Arko please Waxaan Kaa Codsnaa Inaad Itusto Muuqaalkaga Si Aan Dadka Kaaga Soo Dhax Sooco Waayo Waxaa Tahay Macalinkeyga Ugu Qiimaha Badnaa Abid Aan Arko❤❤
@kingrcvlogs4093
@kingrcvlogs4093 4 жыл бұрын
iiiììlllIi
@savageboy1844
@savageboy1844 4 жыл бұрын
Khajilaadu wa dhibka ugu weyn ee i haystay taasna waxa igu sababtay waxaan tagay dal yurub ah oonan qofna ka aqoon qof somali ahna wanka wayay taasina wexey igu sababtay inaan noqdo qof bulshada ka dhex baxa oo xishood badan !
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 4 жыл бұрын
isku mid nahay runtii🙁
@savageboy1844
@savageboy1844 4 жыл бұрын
Äbdul ŔZ sxb saas weeyeh haadi aad marxalada hada ku sugan tahay kaliya waxa isku dayda ina magaalo aad umad somaliyed ku og tahay usoo guurto. Waayo somalidu wa dad fur furan waana dadkaagi lkn cadaanku wa xir xiran yihin oo waliba markadan luqadooda aqoon ama english aad bey kugu adkaan marka mel dadkagu ka dhow yihin u guur sxb
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 saais waye waxaaga aduunks asxp ku sameyso waji macbuus nimada iska daa gbdhaha bashaashka ag ka saxib meelaha bulshada bdn u badnaaw waa la qabsanee
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 adna sidaa ahoow jaaw🤪
@saidabdulahiabshir9458
@saidabdulahiabshir9458 4 жыл бұрын
Sxp mcn waayo arag forex those videos soo badi c.risaaqow bwe mcn
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe ii sar walal
@salaanchannel2888
@salaanchannel2888 4 жыл бұрын
@@iqraacooking6079 hye
@saidmohamed8078
@saidmohamed8078 4 жыл бұрын
Inta aad ka hadsho dhan wan leeyahay Insha alaha isbadal ayan samayn doona
@mohammedahmed4258
@mohammedahmed4258 Жыл бұрын
Hada ma is badashay
@ayuubadam5435
@ayuubadam5435 4 жыл бұрын
School _ka oo dhan Kuma lihi wax saxba ah sababta aya ah in aan aad u amus badanahay oo dadka laxiridhin ama aan dareemo kalsooni daro ween iyo shaki ila aan gadhay in aan noqday sida qof ku nool xabsi guri oo kale waxasana waxa sabab u ah khajilaad xad dhàaf ah iyo shaki badan
@abdullaahisuleyman5006
@abdullaahisuleyman5006 4 жыл бұрын
Pro Aniga xitaa kula mid ayaan ahay lkn wxn ku kala duwan nahay goobta tusaale adiga meesha aad khajilaada ku dareento waa iskuulka ana waa xafadeyna cml
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 4 жыл бұрын
Aniga xitaa waniskudaya inaan dadka dhexgalo lknz ma wado sababto ah khajilada badan ugu danbayen dadka kugu nacaya😪😪
@mukhtarkhadar2708
@mukhtarkhadar2708 4 жыл бұрын
anuu 2 sano ee hore ee secondaryga ayaan sida oo kle aha . balse labadi sano ee danbe waxaan yeeshay asxaab aad u badan oo boqolaal dhaafaysa heer aan gaadhay in aan gudomiyaha fasalkayga aan noqdo . marka channelkan daawo videoyadi uu hore usoo dhigay kuna dhaqan .
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
@@lisabintumaryam8288 walhi waa run dadkii ncy ba 😭
@afnanmaxamad1090
@afnanmaxamad1090 Жыл бұрын
@@abdullaahisuleyman5006 anba sidaado kala ahay waxbarasha markaa joogo ma baqo gurigalee
@sacdiyosaadaq9560
@sacdiyosaadaq9560 4 жыл бұрын
khajilaada badan any i haysata wallhi dadka 1 qof haduu ka badan yhy ma hadli aqaaan😂😩
@ayaanahmed3711
@ayaanahmed3711 4 жыл бұрын
Me too 😂
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Same 😭😂
@iimacneenolosha477
@iimacneenolosha477 4 жыл бұрын
Anaa irqacday😭🥺😭
@sacdiyosaadaq9560
@sacdiyosaadaq9560 4 жыл бұрын
WEHLIYE TUBE 😂😂dhibanayal ban nahay
@sacdiyosaadaq9560
@sacdiyosaadaq9560 4 жыл бұрын
ayanna _mx 😂dhibato waye😿
@shafisomaliyed9078
@shafisomaliyed9078 4 жыл бұрын
Ani malinti oo dhan kaligey aya mel jogoo habenkina ano dalan ayn sexdaa marka wlhi Wan dibsaday Nolashan kalinadaa ah
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 4 жыл бұрын
Halke jogta isku mid nahay wllhi bro.
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
It's ok brother😭❤
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim Жыл бұрын
Wlahy qof iga khailaad badn ma arag 😢❤
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 4 жыл бұрын
Thnks bro maiga cawin krtaa inaan barto appkan aad wax kuso gudbiso wxn rabay inaan kuso gudbiyo talooyin caafimad thnks jwb ksuga bro
@banadirproductio
@banadirproductio 4 жыл бұрын
*Wll mcn hal **#Subscribe** igu sharaf Allah ku sharfo aduun iyo Aakhiraba*
@nimcuushnalka3791
@nimcuushnalka3791 4 жыл бұрын
CHNENNEL AAN WAX BDN KA FAA'IDAY QEER AAN DHAMAA NAYNIN ALLE HAKU SIIYO BAARAKA ALLAH
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Nio Qof iga xishood maba jiro is dhahaa Lkn mararka qabowga jiro ma cabsado bcz leer fcn helaa 🙏😃
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 sharmuuto ku dhashay
@abdullahisamiir
@abdullahisamiir 4 жыл бұрын
Bro mahadsanid dhibkan wow ihaystay, waxbadan ayaan kafa'idey, thanks 🙏🙏🙏🙏
@ayaanahmed3711
@ayaanahmed3711 4 жыл бұрын
Aniga waxan ka khajilaa codkayga 😥mxan samayn karaa
@cabdikarimck9040
@cabdikarimck9040 4 жыл бұрын
Waxan u malaynaya qofba qofka uu ka iiman saalixa badan yahay ayu ka khajilad badan yahy
@queenzlucky2453
@queenzlucky2453 3 жыл бұрын
✅✅✅✅✅
@drslarra1938
@drslarra1938 2 жыл бұрын
Lga yaabo 🥺
@ZeynabMahamuud-p2r
@ZeynabMahamuud-p2r 7 ай бұрын
thank. you
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
Thank you walaal!
@waxkalewaxkale3668
@waxkalewaxkale3668 4 жыл бұрын
M.a nio markaan madaxweynaha somalia noqdo la taliye heyga qaaska eh ayaan kaa dhigahaa masha allah nin aqoon leh ayaa tahay ilaahey ha ku xafido❤
@mohamedsakariye559
@mohamedsakariye559 4 жыл бұрын
Alaah mxaa kuxushmeyaaa
@abdirashid0
@abdirashid0 4 жыл бұрын
Wallaahi Waxaan Heer Laigu Naco Xishoodkayga Badan Dartii😢
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 4 жыл бұрын
Sidkle wlhy😪😪😪
@micraajabdalla259
@micraajabdalla259 4 жыл бұрын
😂💔sorry😓
@abdikamalsilver9350
@abdikamalsilver9350 4 жыл бұрын
Xishoodku waa muhiiim lkn ka wanaaga wata lagam xishooda sida waxabarashad ama wax wanagsan ood dad usheegyso waxn rajeynay inad iska baabin doonto wllo
@moztaphfaarah8135
@moztaphfaarah8135 4 жыл бұрын
number one
@redasamiir5082
@redasamiir5082 4 жыл бұрын
masha alah nolow wll mcm😄💜💜💜💜💜💜💜
@abdulraheemabdirazaak7735
@abdulraheemabdirazaak7735 4 жыл бұрын
Bro videokii labaad aad mawduucan ka hadasho waaye kan
@kingsomalia2307
@kingsomalia2307 3 жыл бұрын
brother thank you danid of course you have introduced yourself to a topic we need
@rahinhonoh9966
@rahinhonoh9966 4 жыл бұрын
Aniga xishood iga buuxa lkn waxaan rabo qofna kalama xishooda
@hussi3napdirahamn504
@hussi3napdirahamn504 4 жыл бұрын
Wan uu bahana.wlhi macaLin🤤👏
@noordinhuncho
@noordinhuncho 4 жыл бұрын
WAXAKABARO CHANNLE M AHAN KOB AAD UGU IMANEYSID TALO BILA WAXTR AHH . MACLIN INOSOBADI RUNTI VIDEOYASHA HABEN WALPO DAWADA
@yuskaofficial1380
@yuskaofficial1380 4 жыл бұрын
Wll dhibto waxa iga hysta dhanka Wax aqarinta maxan samey
@mubarikfaarax2323
@mubarikfaarax2323 2 жыл бұрын
Sxb tani anigay hada ihaysataa markaan maadiga dhiganjiray waxan iskumaan ogayn saan ubilaabay inaanbarto kutubta diiniga ah,tafsiirka iyo kutubta kaleba waxanaan isku arkaa xitaa gabadhwalba oo ilahadasha wajigayga uma dhamaystirikaro ilatali sxb illaahay hakugarab galee
@mowlidibrahim9819
@mowlidibrahim9819 2 жыл бұрын
Thanks you
@wacane7656
@wacane7656 4 жыл бұрын
Thanks macalinkeyga dhiragalinta Wlhi hadaan awori laha 1m subscrine ina ku garsiyo isla hada ayan gatsi laha kanalkan 🙏🙏🙏
@libanmohamoudkulane9556
@libanmohamoudkulane9556 4 жыл бұрын
You are also dear to me and i support you in your work.
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 8 ай бұрын
Yaraanteydii ayey i heysay xishoodka ama qajilaada xad dhaafka ah laakiin markaan soo weynaaday weey iga dhamaatay ilaa xad
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Aniga markii aan daawaday iyo imika oo muudo kasoo wareegatay wx bad moodaa in aanan waligayba khajilin sida aan uga takha lusay
@abdikamalsilver9350
@abdikamalsilver9350 4 жыл бұрын
Waad kumahadsantay ustaad sidad noogu faaideyneyso casharad muhiimka
@sakiahmed3765
@sakiahmed3765 4 жыл бұрын
Mashalah wall kay mad san tahay waxaan kaacod sanayaa channel kii forex inaa nooso badisid wallo ay dhib badan ku karayso alah ha kuu fudaydiyaa madsan tahay
@libanmohamoudkulane9556
@libanmohamoudkulane9556 4 жыл бұрын
You are advisor to the somali people.
@miketyson7836
@miketyson7836 4 жыл бұрын
Thanks abdirsaq farah keep going
@zahraosmanaali7721
@zahraosmanaali7721 4 жыл бұрын
Wax ka barro channel Horumar wacan kuu rajeyna😊💯💫🥰
@Maxamedsomali
@Maxamedsomali 4 жыл бұрын
Walalayal SUBSCRIBE ii sara ilahay waxad ku faraxdan if iyo aakhiraba alle haydin siiyo inad igu caawisan ban u baahanahay
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 4 жыл бұрын
Alla aniga xishod aya nfta iga qaadayo😥talow maxa dawo u ah xishodka?
@hakaquusanguusha5360
@hakaquusanguusha5360 4 жыл бұрын
Raadi waxyaabaha kadanbeya inaad qajisho kadibna maaree, tilmahaman videoga kuxusana raac insha allh
@mohamedbashiir5569
@mohamedbashiir5569 4 жыл бұрын
waxaa keenay radi iyo sbaha kaa hortagaan adgon xishoodka iyo akhlaaqda ka tagayn
@fadxiibrahim4880
@fadxiibrahim4880 Жыл бұрын
𝗪𝗹𝗹𝗼 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗵𝗲𝗴𝘁𝗮𝘆𝗯𝗮 𝘄𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗹𝗸𝗻 𝗶𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘄𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗶 🥰
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 4 жыл бұрын
JazaakAllahu khayr
@ilyasc.raxman7539
@ilyasc.raxman7539 4 жыл бұрын
Mhdsnd in bdn dabeecada gaar ah wn qaba waxana iiga baxay clipkan
@liibaanXaashi-iz8gl
@liibaanXaashi-iz8gl 5 ай бұрын
Hadaan ka taqallusaa zxp
@fadumaumar5156
@fadumaumar5156 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey aniga dhib Weyn ayeyba igu heysaa
@istarliin5816
@istarliin5816 4 жыл бұрын
Waa maxay khajilaada? Comments dhan wasoo aqriye mana fahmin.. lack of confidence miya? Sociopaths miya? Wax negative oo leeskala dagaali lahaay ina ka hadashe le fahme 😭
@hakaquusanguusha5360
@hakaquusanguusha5360 4 жыл бұрын
Khajilaada waa = shy or awkwardness
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
Xishooda ama shiixa saa utaqan waye
@raygalyarelyrics1928
@raygalyarelyrics1928 4 жыл бұрын
Subscribe ii saara chanelka wll
@saynabyusuf3991
@saynabyusuf3991 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@arapamiir837
@arapamiir837 4 жыл бұрын
❣❣❣M.a Aad ban ogagelay runtii❣❣❣
@khadrawarsame1468
@khadrawarsame1468 3 жыл бұрын
Waayahee dadku saw ma Ku niyad jabinayaan ee macaan sameeyaa
@walalchris3542
@walalchris3542 3 жыл бұрын
Macalin waax badan Aya nolosheyda ka badashey waku aminsanhy 🙏
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 жыл бұрын
Waad ku soo celisay muuqaalkan.
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
Wax Ka Baro WLL Linki Community ii Dhig ifkaa Wax Laysugu Taraaye Bawdyo Rag Maalinba Mid Baa Qaawanee
@khadraadan7228
@khadraadan7228 Жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigaliye 😍
@cabdisamadbashiraxmed-ee1zq
@cabdisamadbashiraxmed-ee1zq Жыл бұрын
Ok
@caashaquwaa9564
@caashaquwaa9564 3 жыл бұрын
Walaal dadka markaan ku dhex jiro maarar buuna hadalku iga soo baxayn oo aan iska amuusa aana la sheekaysan ayaga
@khayreaxmed1570
@khayreaxmed1570 4 жыл бұрын
mnsh Allah
@waanotube8469
@waanotube8469 4 жыл бұрын
Waano tube subscribe saara wll
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
Aniga dadka kama qajilo balse waxan kaqajila an kaxishoda nin an kahelay in an dhaho wan kahelay balse asiga hadow ibilawo wan dhihi kara wan kahelay hadan kahelay ee maxan sameya dhowr qof an arkay o an kahelay hadana wan kahelay madhihi karo ina ader mcn yaa??🤔🤔
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
Kkkkkk gbdhaha dhan waye taas dhib malaha sister😄 jcylkoda wey qarsadan lkn ragga qaar wy dareemi karaan iney gbdhaas ka heshy
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
@@mohahussein6568 maxow idaremi wayey hee meqa nin ayan kahelay o sahal igu dhaftay anigo surunka usuran o sugayo ugaas💔🙄😜😂😂😂🤣🤣🤣💃🏻
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
@@Hugaanmedia wey kufahmi wayeen noh😁 Wxgarad maha kuwaas 🤪
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
@@mohahussein6568 sasmi ok 😍😍😍😂😂😂😂🙈
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
@@mohahussein6568 halko xita wan cayey sidow ifahmo wana ifahmi wayey sxb 😜😜🤪🤪💃🏻
@drszhayma7908
@drszhayma7908 4 жыл бұрын
Wllhie wa wxaN ubaaHnaa😁
@Alphalegendpg
@Alphalegendpg 4 жыл бұрын
😂😂
@Chundi1
@Chundi1 Жыл бұрын
Hada ayaan dad dhax jooga video gan ayaan helay bal wn tijaabin wx yaabo badan ayan qajilaad uga hadhay 🫡
@xogtacusubmedia4940
@xogtacusubmedia4940 4 жыл бұрын
Qodobo muhiim ah Macalin c/risaaq faarax macalin wax badan laga faaiday
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@abdifarah7778
@abdifarah7778 Жыл бұрын
Sxb aniga dadka hadal badan ayaan ahay lkn dhib i haysta ayaa ah hadii aan qof dood la galo wxn dereemayaa cabsi kadina waban dhididayaa
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall 4 жыл бұрын
waxan jeclaan lahaa sxp inaad noo soo badiso barnaajimyada ku saabsan cilmu nafsiga
@libanmohamoudkulane9556
@libanmohamoudkulane9556 4 жыл бұрын
Keep going pro
@aminosman253
@aminosman253 4 жыл бұрын
Thanks apti
@daakerhassan-elmi
@daakerhassan-elmi Жыл бұрын
Macalinka nolasha tnx my brother ❤🙏🙏
@Raganimo-10
@Raganimo-10 4 жыл бұрын
Isoo booqo ana 💯✍️✍️
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 4 жыл бұрын
❤✌️🙋🏻
@user-ec9vh4eo6k
@user-ec9vh4eo6k 4 жыл бұрын
Forextii meedey
@asadabdullahi511
@asadabdullahi511 4 жыл бұрын
Thankz ustaad
@absameabdie264
@absameabdie264 2 жыл бұрын
WAXBADAN AYAAN KA FAA.IIDNAY MACALIN C RIQZAAQ ALLAHA KU SHARFO
@habiaxmed5522
@habiaxmed5522 3 жыл бұрын
Really bro aadban kugu mahadsantahy sidad nogu fahfahisay
@apdirahman2057
@apdirahman2057 3 жыл бұрын
Bro waanisku arrkay laakin hada ayaa kataqalusaa thanks
@10keey-RM
@10keey-RM 4 жыл бұрын
Intii wax ka faa iiday hoos fiiriya Subscribeta ha iga baqilin dulufey dulufow
@itsayaan-5
@itsayaan-5 4 жыл бұрын
Keep going teacher💋♥️🥰
@nimcoxuseen8144
@nimcoxuseen8144 4 жыл бұрын
Mhadsanid teacher tala wanagsan oo loo baahnaaa ayaad na siisay
@halyeeygiihalyeeyada387
@halyeeygiihalyeeyada387 4 жыл бұрын
Mashallah muuqaal aqoon badan la buuxdo thanks sxb
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 4 жыл бұрын
Iminka ayaan bilabayaa Walle rag iyo dumarba igama nasan donan
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 4 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 aynaa
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 4 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 yanan ku xiijin
@xamsemaxamed3166
@xamsemaxamed3166 4 жыл бұрын
War zxb namabrkaga ayaaaa rabaaa ee mxaaa xala
@waasax872
@waasax872 4 жыл бұрын
Khajilaad
@waasax872
@waasax872 4 жыл бұрын
Xaaladhaahaa wax lafahmi karo nogudhig mowduuca
@mursalabdiismail998
@mursalabdiismail998 4 жыл бұрын
Macalinka aduunka
@mahamadibrahim944
@mahamadibrahim944 4 жыл бұрын
Mawduu ayi dhalinta ayi ubaahantahayi
@apdirizakcaawiye8097
@apdirizakcaawiye8097 4 жыл бұрын
Chanal aan ku xiranahay inpdn
@faaisomahamuud226
@faaisomahamuud226 3 жыл бұрын
Masha allh
@maryamamaxamed9529
@maryamamaxamed9529 3 жыл бұрын
Khajilaad maxaa loola jeedaa🤔
@zadaamahmedaadan873
@zadaamahmedaadan873 3 жыл бұрын
Waxka baro kaabaranay
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 2 жыл бұрын
Jumlo
@anasabdirisak6158
@anasabdirisak6158 4 жыл бұрын
Khajilaat maxa laga wadaaa
@maryamaabdurachid4161
@maryamaabdurachid4161 4 жыл бұрын
Mazha ALh Add Umahdsantahay Go head
@Shamuureofficiallyyy
@Shamuureofficiallyyy 4 жыл бұрын
Thanks
@sayid-aliadem.11
@sayid-aliadem.11 4 жыл бұрын
Waad ku mahasantahay wll abdirizak
@afnanmaxamad1090
@afnanmaxamad1090 Жыл бұрын
Khajilaad anaa isku nacay waliba aniga waxaa kabaqaa nimanka oo dhan hadey rabaan wax ha ii ahaadaane mana iskabadli kro waxna umalenya hoyadey iyo dadkan aqanay baa kaso fogaday taas inee ii kenta😩
@saidbinmohamed5493
@saidbinmohamed5493 Жыл бұрын
تسلمي أفنان Haka wal walin waayaha baa ku bari inay dadku caadi yihiin oo laga baqin .. isku day inaad la qabsato ood isku daydo waad gudbi👋🏼
@saidbinmohamed5493
@saidbinmohamed5493 Жыл бұрын
تسلمي أفنان Haka wal walin waayaha baa ku bari inay dadku caadi yihiin oo laga baqin .. isku day inaad la qabsato ood isku daydo waad gudbi👋🏼
@sahaldybla3306
@sahaldybla3306 3 жыл бұрын
Zoo badi
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 4 жыл бұрын
Teacher go forward
@saidmohamed8078
@saidmohamed8078 3 жыл бұрын
Thnks:
CALAAMADAHA LAGU OGAADO QOFKA XIISAYNAYA SHEEKADAADA
8:02
Wax Ka Barro
Рет қаралды 43 М.
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 7 МЛН
7 Dadka dhex gal
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 63 М.
Sida loola macaamilo dadka sunta ah ( Toxic People)
12:10
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 1,2 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 229 М.
5 Waxyaabood Oo ay Tahay Inaad Samayso Si AAd Guul U Gaadho Nolosha
8:02
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33