Sida Laba Walaalah,Maxamud ali Burco.

  Рет қаралды 47,787

fanka soomaaliyeed

fanka soomaaliyeed

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
My bro my hero my king wahiib xaaji daaud abdiqadir ayaan ku xusuustaa heestaas maar aan wada gali jirnay aqal
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 5 жыл бұрын
Waa erayadii alaha u naxariistee jaamac diiriye xassn heeybe
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 10 күн бұрын
Habeen kaa cajiib away ahayd 1.bashiir 2.burco.3 nageeye .4 c.qdr qor yoley Bashir cali xusen Ayman Mar kawey diiyay heestaa wuxuu igu yiri waxaan qabay inuu kaalinta koowaad Asia yahy waayoo music keystaha ayaa jeclaaday sides udhaceyso markets ayay dhihi jireen noogu cali marks la broo beynayo heestu waa hees aan laga caajisin c.salanow
@mohzenn77
@mohzenn77 Жыл бұрын
Aad iyo aad maxay hees ahyd❤
@farhiyoinasaahid-eo2xo
@farhiyoinasaahid-eo2xo Ай бұрын
ax heestan jecliya😢
@guledjama9007
@guledjama9007 6 жыл бұрын
Heestan waxa alahaa abdul qaadir hasan negeeye alllah ha u raxmado 197skii ninkan qaadayaa waa maxamed ali burco sxb ayey ahayen
@abdishakurmohamed7265
@abdishakurmohamed7265 6 жыл бұрын
axayaa hees qaraami😍
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
Erayada heesta waxaa isla wada qorey Jaamac Diiriye iyo Cabduqaadir Xasan Nageeye laxankana waxaa saarey isla Nageeye Allaha u wada naxariisto weey naga wada hooseeyaan.
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 2 жыл бұрын
Xaqiiq walee jaamac diiriye afkiisa Ka haayaa taariikhdaas
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Legendary
@farhiyoinasaahid-eo2xo
@farhiyoinasaahid-eo2xo Ай бұрын
diro daahir😊
@aishakoosibrahimugaas
@aishakoosibrahimugaas 6 жыл бұрын
Wow
@ridwaanreerbabashariif6772
@ridwaanreerbabashariif6772 10 жыл бұрын
Heestan xusuus gaar ah ayey igu leedahay.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 6 жыл бұрын
Waxa heesta sida laba walaalo ah sida Leyla iyo qeys waxa sameeyey abwaan la odhan jirey Ian ayax oo isagoo maskaxda wax ka yara xanuusanaya aan hargeysa ku arkay anigoo yar maxamed ayax waxa uu ahaa abwaaniintii walaalo hargeysa markii danbe waaberi xamar joogey maandeeq ayey ilmaadeer ahaayeen
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Allah yacisig tarikhada wad heysaa zhp Aan kaa faadidsano wll ila soo hadal wakaa abdirahmanmuses01@gmail.com Wll ila soo hadal
@khaalidjamaal4149
@khaalidjamaal4149 2 жыл бұрын
Wxn ku maqlay heesta inu lahaa abwaan jaamac diiriye laxanka nageeye waan maqlay yesterday ayaan ahay anigu lkn waa igu maqal
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Jaamac diiriye allah ya raxma.
@aishakoosibrahimugaas
@aishakoosibrahimugaas 6 жыл бұрын
❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👍👍
@mahadolad847
@mahadolad847 5 ай бұрын
Erayadii jamac diiriye xasan haybe"jaamac dhagac"
@abshirocadey1718
@abshirocadey1718 8 жыл бұрын
xxx wan jeclahy heestan
@dhiifhasan1517
@dhiifhasan1517 7 жыл бұрын
hadaad in aanliido ma ogtahy guriceel baan ku dhagaystay heeskaa
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 2 жыл бұрын
Ninka alifay Waa reer guriceel jaamac diiriye hsann heeybe
@mussashire8597
@mussashire8597 5 жыл бұрын
Sida laba walala ina noqono wa libin sida leyla iyo qeys inan qona lama huran hadad adigu ladantay inan lita ma ogtay mse waba lumayo lurka weygu kaligey abwan yam yam alla ha u naxariste tix iyo tirab wa,ow tidhiyay
Sida laba walaala
5:50
Yassin Jay - Topic
Рет қаралды 850
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Gabdhayahaw sidee waaye | Abwaan Hadraawi
3:40
WACYI
Рет қаралды 12 М.
HEES | Sidirigam | Maxamuud Cali Burco | Original | Lyrics
10:29
Sidee loo laxameeyaa heesaha? Qaybta 1AAD
30:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 56 М.
AADAN KAROONE   HEESTA   SIDA LABA WALAALA Ah   2017   OFFICIAL VIDEO
4:59
MAXAMUUD CALI BURCO HEESTA DHAKHTAR CAWEYSKA CIIDA HCTV 2017
8:23
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3,1 МЛН
Barnaamijka Hereri Iyo Maxamuud Cali Burco
51:32
Universal TV
Рет қаралды 136 М.