Mahadaanid wll beriyaa exam geli raby markas calculaterka sogaday. 6 marka redical geliyy sidas isoo saaray markas inta soo aaday wamahsadtahy wlll
@AbshirAxmed-k9mАй бұрын
Asc ii shiig meel aan Kala Soo xariiro
@NaciimoJama-f5x4 ай бұрын
Macalin kuwa danbe kasoo samee Adoo mahadsan waxaa jira calculators aan Kan lashakaal ahayn marka kuwa new ga ah symbols badan oo Kan kamuuqda maleh
@Mucaawiyecalixasan4 ай бұрын
@@NaciimoJama-f5x Ustaad kuwa calaamadaha badan leh ku anfacaa adi maadaama aad form four tahay, kuwii hore ku anfici maayaan iyo kuwa kale oo aan arkay🙏❤️
@NaciimoJama-f5x4 ай бұрын
@@Mucaawiyecalixasan macalin waa sax lkin waxaan ula jeeday waxaan soogatahy calculator ah kuwa danbe marka saasan kuu lahaa inooga soosamee video Tusaale waxaan rabaa in aan cos30 qiimaheeda raadiyo calculatorkaygu wuxuu isoo saaraa 0.8666 aniguna waxaan doonayaa inuu isoosaro RADICAL 3/2 marka sidee ku suurtogali
@Xasn-r1rАй бұрын
Walashaday calculator ka waa la dhaqaa ee dhaq marka okay ❤❤@@NaciimoJama-f5x
@AbshirAxmed-k9mАй бұрын
Asc wall adigoo mahadsan ii shiig meel aan Kala Soo xariiro