Caawinada aad naga caawisay buuga thesis adigana allah ku fududeeyo wax waliba aad hamineeso.
@Hagahaardayga2 жыл бұрын
Adinkana ALLAH ha idiinku anfaco
@mowliidhussein63622 жыл бұрын
Masha allah wad mahadasantahy ustaad
@ahmedmahamuud61378 ай бұрын
Allaha ku sharfo ustaad, Waxaa taqaano dadka la wadaag ceeb maahan
@abdallacadde79978 ай бұрын
thnks bro
@ahmedupdirahman2 жыл бұрын
Mhdsnd In badan ustaad sida aad noo caawisay Allah ha kuu caawiyo
@Hagahaardayga2 жыл бұрын
Amiin ustud. Adinkana ALLAH idiin fududeeyo
@mohamoud_88522 жыл бұрын
Thank You Ustaad, Xili Aan U Bahnaa Ayaad Naga Soo Gaarsiisey.❤️
@Hagahaardayga2 жыл бұрын
ALLAH kuu fududeeyo
@siraadkaafrika81788 ай бұрын
Mahadsanid ustaad waxa badan ayaa kaa faaiday
@qalbi_M2 жыл бұрын
Masha Allh, waan kaa sugeenay thankz in badan🙏👌
@khadarabdu615 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo ustaad🎉
@Hagahaardayga Жыл бұрын
Aameen ustud
@Abdiqaysnuur Жыл бұрын
thanks ustaad sharaf iyo karaamo laakin ustaa waxaa dhib ka taagan yahay ciwaankagu waa un health anaguna healths nahay ,marka diirad saaridda xitaa mar mar badan ayey kala duwaneysaa
@Hagahaardayga Жыл бұрын
ustud in lakala duwanaado waa iska sunada aduunka kani, balse in aad faham guud ka wada qaadano yaa muhiim ah, balse wixii aan awoodnay waan isku soo aruurinay, in aad wax uun ka fahamtayna waan filayaa ustud
@Hagahaardayga Жыл бұрын
slm ustud, adiga oo raali ah ila soo xiriir howl baan kaa yara lahaa ustud 0615263600, mahadsanid
@Ahmedsahal-lf5hw Жыл бұрын
Mahadsanid macalimoo
@educated59802 жыл бұрын
Ugu horeyn mahadsanid Ustaad cilmi badan waan kaa faaiday Illahayna haku xafido Sualna wan wataa madaama an ardayda ahay Sanadkan ayaan buuga difaacanaya questionierkana jmcadeyda ma sameyso maxaa xal ii ah
@Hagahaardayga2 жыл бұрын
Midka ay waajahdo ama ay dabaqdo yacnii ay idiin dirto ku dadaal ustud
@educated59802 жыл бұрын
Mahadsanid macalinkeyga
@aliibrahim6387 Жыл бұрын
Mcalin sharxadaada aad bey u wacantahay ajar Allaha kaa siiyo Lkin qoralka 1 eray lagama fahmayo Sharxada un baa la maqlaa mooyee HAL eray Lama arkayo