No video

Sida Telefoonkaga Loogu Adeegsado Buug Aad Wax Ku Qorato oo Kale, Kuna Xasuusiya Wixi Aad ku Qoratay

  Рет қаралды 14,039

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

muuqalkenan waxa aad kaga boganaysa sida telefoonkaga loogu adeegsado sida buuga oo kele, sida loogu qorto macluumadka telefoonkaga, ama sida noteka loogu qorto telefoonkaga. waxa aynu adeegsan doona 2 ap oo muhiima oo midka aad adigu rabto aad u adeegsan karto inaad ku qorato macluumadkasta oo aad ubaahato, sida waxyaabaha aad ubaahan tahay inaadan ilaawin loogu qorto, waxyaabaha aad rabto inaad qabato iyo wixi kale ee muhiima ee ad ubaahan tahayba.
★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
* PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
* PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
* AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
* ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
* ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
* INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
* HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
* SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
* side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
* WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
* SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
* SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
* WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
* 2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
* SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
* UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
* WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------
★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Facebook -- / somalitech0
☑ Instagram -- / somalitech0
☑ Telegram -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
#somalitech
#keepnote
#onenote

Пікірлер: 39
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
☑ Website -- somalitech0.com ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
@ahmedmuuse7018
@ahmedmuuse7018 2 жыл бұрын
Wlalo si facn i fahnsi
@juzuph4075
@juzuph4075 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cabdi, alle haku sharfo e
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 5 ай бұрын
My teacher thanks you ❤❤❤❤
@Yusufmustafe-j7k
@Yusufmustafe-j7k Ай бұрын
Thanks pro my best teacher
@MadarJeva
@MadarJeva 2 жыл бұрын
Thanks mahamed wall aad baan kaaga mahadcelinyaa muqalkan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
adiga mudan wll madar
@SacdiyoSiman-uf5fe
@SacdiyoSiman-uf5fe 7 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@NimckMohmuutt
@NimckMohmuutt 7 ай бұрын
Mahdsanid WlaaL ❤
@Amiin___cbdi
@Amiin___cbdi 2 жыл бұрын
Thanks teacher 🥰😍🤩
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
adiga mudan wll axmed
@SamiraaCusmaan
@SamiraaCusmaan 2 ай бұрын
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
Mahadsanid saxiib.
@Mohamed-go9hp
@Mohamed-go9hp 2 жыл бұрын
Keep goin
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll maxamed
@user-lx7mz4vi7h
@user-lx7mz4vi7h 9 ай бұрын
Thanks
@updalladaniel9915
@updalladaniel9915 2 жыл бұрын
Keep going pro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cabdale
@idilkhadar4583
@idilkhadar4583 Жыл бұрын
Wll abligayshanka magaciisu waa maxay. Isoo fahansii bal wll waxaan rabaa inaan buug 300 oo bayj ku qoro oon u usticmaalo sida laabtoonka
@naciimoahmed3789
@naciimoahmed3789 2 ай бұрын
Aan is kaalmaysano wll
@omartiger774
@omartiger774 2 жыл бұрын
Wll waxaan tabay inaan kuwaydiiyo sideen kusamayn karaa ama appska aankusamayn karo film yar oo caartoon ah android...❓❔
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
wll inta ogaalkyga ah ma garanayo application android ah oo aad ku samayn karto, balse waxa jira oo aan ogahay apps ama softwareo computerka lagu shubo oo ad ku samayn karto, hadii aan arko qaar waan kula soo wadaagi karaa, balse haday jiraan waad baadhi karta wll, ku qor google: "how to make cartoon movie using android" kadib hadii ay kuuso muuqdan apps ama hadayba jiraan waa aad heli karaysa
@omartiger774
@omartiger774 2 жыл бұрын
@@SomaliTech0 mahadsanid wll qali, lkn xageen kaala soo xiriiraa si hadaad hesho aad iila soowadaagto wll qli.🤓👏
@muniirakoosar1973
@muniirakoosar1973 2 жыл бұрын
Wll I caawi pls and pls wll emilkygii waan ilawy oo telfoonka tuug iiga qada ty seen ku soo ceshan kraa wll I cawi hdaad garnyso waayo waa imuhiim
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
muuqalkan daawo aynu hore uga samaynay qaabka aad usoo ceshan karto wll kzbin.info/www/bejne/gnnbZY2Ed9iBhqs
@princeshucayb4469
@princeshucayb4469 2 жыл бұрын
Sxp application typing mavis beaconka ahaa iisoo sheer garee waan waayer adoo mahadsan sxp.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
kala dag telegram channelkan: t.me/somalitech0
@xasannuuraxmad2761
@xasannuuraxmad2761 Жыл бұрын
Asc wllo waxaan karabaa warbixin marka waxaan donayaa meel aan kala xadiiro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
wcs wll, waxa aad inagla soo xidhiidha whatsappkan: 00252657917414
@ahmedmuuse7018
@ahmedmuuse7018 2 жыл бұрын
Wlalo mark hore max la so deg
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Muuqalka hadaad uga jeedo wll kaliya appska aynu muuqalka kaga hadalnay waxa ay ku jiraan playstoreka iyo appstoreka, ka raadi halkaas ama ka hel linkigooda telegram channelkena t.me/somalitech0
@bishaarsheikh4065
@bishaarsheikh4065 11 ай бұрын
Asc sxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 11 ай бұрын
Wcs wll
@nasramuhumeth2011
@nasramuhumeth2011 Жыл бұрын
Pdf ma ka dhigi kara oo ma la so bixi karaa marka
@user-vh4rb2fj2b
@user-vh4rb2fj2b 3 ай бұрын
𝑡ℎ𝑎𝑛𝑘𝑠 𝑝𝑟𝑜❤
@hudayfa6382
@hudayfa6382 2 жыл бұрын
Nio aad Ayn kugu mahdcelina Maxa yelay apps sidan u shaqeynayo wan radiyey lakin mahelin app lah login oo mar kale Aan Ka heli karo xota dhaman kuwa Aan arkey waa open mar kale aad ayad umadsantahay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
adiga mudan wll
@hudayfa6382
@hudayfa6382 2 жыл бұрын
@@SomaliTech0 ❤️
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 26 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 38 МЛН
QAABABKAAN HA SAMEYN MARKAAD HADLEYSO l Qaab-hadalka
6:12
Hosow Pro
Рет қаралды 49 М.
WIILKAAN SII FUDUD AYUU MILYANEER KU NOQDAY
8:22
Hosow Pro
Рет қаралды 38 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10