SIDA UGU FUDUD EE VISO SHAQO EE UK LOO HELO?

  Рет қаралды 35,610

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#SUBSCRIBE
FURSAD QAALI AH | XOG SUGAN | UK VISA
1: eligible occupation code : www.gov.uk/gov....
SHIRKADAHA FUDUDAYN KARA VISA-HA,
2: uktiersponsors...
uktiersponsors...
Join. this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
#Ukvisa
stock market
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Пікірлер: 163
@Shukri127
@Shukri127 2 жыл бұрын
Brit Tv A/hafiid Ish Qiyaasak Pin wl
@naturechannelofficial5175
@naturechannelofficial5175 2 жыл бұрын
Link aaway bro abdixafid
@abdirahmanosman2576
@abdirahmanosman2576 7 ай бұрын
Aaway linked
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Cabdi xafido ilin aya iga socoode yaa iga Caawiin dhulki sharafta badna ..makko iyo madine hal mar an soo Cimrayste ..dadba malin walba so cimraysto soona xaaji ..ani iyo kuwa ila mida allaaha geeyo amin
@xamdicumar8373
@xamdicumar8373 2 жыл бұрын
Aaaamiin
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 2 жыл бұрын
Niyahaow deeq waxabarsho ee dalka sucudiga ayaa laxatestaa waa hadad shahado iyo bassabor haysato
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
@@abdulahiahmed8252 ifahansii
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
SUBSCRIBE to our KZbin channel for more videos: kzbin.info/www/bejne/gXyZd5iVr6uYopY
@irmaanclassic3582
@irmaanclassic3582 2 жыл бұрын
Thanks abdi xafiidow si fiican aya kula socdaa UK aad iyo aad ugu bahanahay side ku tagaa Dad gaar ah oo igeenayo majiraan oo lo shaqeynayo
@xafsoliibaan3955
@xafsoliibaan3955 2 жыл бұрын
Wan u bahanahay mugdisha joogaa intee kula xariira
@sagalabdullahi5397
@sagalabdullahi5397 2 жыл бұрын
Wllo wa rabna sifcn nogu so baar
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 2 жыл бұрын
We need more updates like this bro
@sakinahss3237
@sakinahss3237 2 жыл бұрын
Asc Abdihafid Can you talk about easy way to move to Canada as skilled workers. Big respect 🙏 👏 🙌
@AmbAbdirazak
@AmbAbdirazak 2 жыл бұрын
We need more of such video thanks bro
@abdikarimhassan8427
@abdikarimhassan8427 2 жыл бұрын
war xageen ka applygareenaa bas ah iyo campaniyada aan laxidhiidhilahayn sidan kula xidhiidhilahayn noosheg
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll aad baan ku jecelnahay gob gobi dhashay baa tahay soomalidana jecel in ay guulaystaan 🙏
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Viva Soomaaliweyn Dharyarada Qurba Roboow Ka DaA.iidaysta macalinka Weyn Allah Cabdi Xaafid
@abdulahisheikh5973
@abdulahisheikh5973 2 жыл бұрын
Thanks c/hafid allah ha ku cafiyo belo aduun iyo tan aakhiro Allah ha kaa dhowro fadlan noo badi barnaamijkan ma ku jidhaa macalin school
@ahmethassan6232
@ahmethassan6232 2 жыл бұрын
Legend C/xafid saaxiib noo soo badi barnaamijyadan.
@farxiyomahamed1949
@farxiyomahamed1949 2 жыл бұрын
Waxaan joogaa gureceel ee xageen ugu hagaagaa
@abdullahihagaf3311
@abdullahihagaf3311 2 жыл бұрын
Wll c/xaafid aad baad u mahadsantahay noo soo badi tnx
@Istiqaamomedia9690
@Istiqaamomedia9690 2 жыл бұрын
Masha allh akhii cabdi xaafid ilaahy Haku barakeeyo wll aad ban ku salaamayaaa
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Thank you wariye c/xaafid Lkn maanaan fahmin ee noo soo badi arimaha noocaasa
@subairsubair
@subairsubair 2 жыл бұрын
Assalamu calaykum Cabdixafid walaal mahadsanid Xog aad muhiim u ah ayaad nala wadaagatay guulayso oo barakow. Waxaan qabaa hal weydiin mudane: Tusaale: shaqadii waan helay kombanigiina (company) waan helay sidee ku ogaanayaa kambanigu inu shaqadan soo dhejiyo. Waayo si aan u dalbado waan inaan helaa shaqadan in kambanigu soo dhejiyey halkaas hadaad fahantay ii faa’iidee walaal mahadsanid ?
@Shuqul-kuli2025
@Shuqul-kuli2025 2 жыл бұрын
Asc walal iga cawi se ku heshay ane waan rabaa uk ayaan raba in aan tago e ila so hdl plz
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 2 жыл бұрын
Thank you wll clxaafid
@dabeyl22awale92
@dabeyl22awale92 2 жыл бұрын
Thank kaptan abdi hafid
@abdiazizkaabehassan6397
@abdiazizkaabehassan6397 Ай бұрын
Qof UK joogo ma ii xaraynkaraa Hawshaan sir Halkii aan anigu xarysan lahaa
@dabeyl22awale92
@dabeyl22awale92 2 жыл бұрын
Thank U Abdihafid sxb
@sahroali5617
@sahroali5617 2 жыл бұрын
Wll shukran Qiimaha maadan sheegin
@maskacade7745
@maskacade7745 2 жыл бұрын
runtii si fcn umaadan sharxin waxan jeclaan leheen inad video kale kaso samee step by step wll mcn🙏
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 2 жыл бұрын
Dee wllo waa arin wanaagsan barnaamijyadaan cml iyo kuwo waxbarashada soo badi
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 2 жыл бұрын
Keep going so badiya barnaamijkaan
@engzaacidyusuf2327
@engzaacidyusuf2327 2 жыл бұрын
Wn u baahanahay soo badi masuul
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 2 жыл бұрын
We need more thank you abdihafid and brit somali tv
@Waawenka1
@Waawenka1 2 жыл бұрын
Masha allah gulayso mudane
@mohamedabdirahman515
@mohamedabdirahman515 2 жыл бұрын
Muuqalada noocan oo kale soo badi
@abdihakimabdulahi1328
@abdihakimabdulahi1328 2 жыл бұрын
Asc abdihafid sxp aad baan kuugu xirnahay suaal baarabaa in aan kuweydiyo qofkii aan dicree Hayes hayesan kawaran sxp
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Adeeg wanaagsan iscilqaan wariye qaali ah. Guul somalia.
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 2 жыл бұрын
Gudoomiye waad mahadsan tahay sxb. Een balse looma jeedo applications ka aad soo dhigtay inaad soo dhowaysay ahayd sxb
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay wllo in aad nala wadaagto fursadani. Balse waan baadhay anigu shaqadaan rabayna waan ku arkay balse waxan u baahanay cid iga caawisa qorsita CV Ga
@aishaoud9768
@aishaoud9768 2 жыл бұрын
Qaabkee ubaadhay wllo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 жыл бұрын
@@aishaoud9768 linkiga uu description ka soo dhigay ku dhufo.
@ahmednuur86
@ahmednuur86 2 жыл бұрын
Walalow arintaas inaa sifiican usii faahfahiso ayaan rabnaa step by step to get clearly
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 7 ай бұрын
Maschallah taaabarakallah
@bossjama2308
@bossjama2308 2 жыл бұрын
Msha allah wll na dhiiri gali noo nahaga
@abdihafid23
@abdihafid23 2 жыл бұрын
We need more details 🙏 thanks
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Unskilled workers maloo baahanyahy wall ❓😁
@ShawisAhmed145
@ShawisAhmed145 Ай бұрын
Electrie skils hadii garanayo wll
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 2 жыл бұрын
Mahadsanid Walal A.Hafid, Salaam kedib Pagekaaga Facebooka iyo Intaba ma arko wax Link ah o ad sheegtay, fadlan isheeg meelkle o an ka raadsado adigo raali ah.
@fitahqooryare3300
@fitahqooryare3300 2 жыл бұрын
Waa Ubaahanahy sxp
@cismaanmaxamed9766
@cismaanmaxamed9766 2 жыл бұрын
War shaqaalo xada waa noqonaye muqdisho le hala iga wado iga soo kara somaliyey
@bishaarocabdulahiYuusuf
@bishaarocabdulahiYuusuf 9 ай бұрын
hhh really 😂😂
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@updysalam7564
@updysalam7564 2 жыл бұрын
If I'm yemeny person
@ahmednuryousuf6276
@ahmednuryousuf6276 2 жыл бұрын
Thank's
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 2 жыл бұрын
Waxa ka Sugna Wll Abdihafid Qaybta 2aad iyo Link's Aaadba u Mahadsantahy
@abdirahmanmohamed6584
@abdirahmanmohamed6584 2 жыл бұрын
noo soo badi sxb shaqooyinkka
@maxamednasri8576
@maxamednasri8576 2 жыл бұрын
No sobadi ilahey ha ku xifdiyo PoqortooYo ✋
@ashraf11official10
@ashraf11official10 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@ayaanaxmed7717
@ayaanaxmed7717 2 жыл бұрын
somalidu wax ma raadiso hadii aynu sii dabo galno video wllkeen cabdixakiin waxaan hubaa in aynu ka meel gaadhi karno
@ahmedruun2018
@ahmedruun2018 Жыл бұрын
War saaxiib cabdi xafiidoow sida loo codsado noo soosheeg
@abdulaahifanax
@abdulaahifanax 6 ай бұрын
Qoraalka aad shee gee sa maa nan arkin sxb sidee loo hilaa kanbaniga
@maxamedfarax3687
@maxamedfarax3687 2 жыл бұрын
Abdihafid waa ku salaamsy Sida ugu fudud lagu helo visa waxabarasho
@iqrommohamed2739
@iqrommohamed2739 2 жыл бұрын
Away waxa so dhigtay oo wabsite ka
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 жыл бұрын
Bro thank you so much Pls noso badi barnamijyada nocaan okale hadi Aay jiraaan fursado
@khalidwarsamekhalidwarsame8126
@khalidwarsamekhalidwarsame8126 2 жыл бұрын
Looma jeedo dee waxaad soo dhigtay
@ayanelmi8573
@ayanelmi8573 2 жыл бұрын
Cabdixafiid mahadsanid wanagagad la jecesha hay walalahaa
@abdirizakmursal3761
@abdirizakmursal3761 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahy wll noo soobadi
@mdlivan3276
@mdlivan3276 2 жыл бұрын
Wcs cabdi xaafid
@ridwaanaxmed3668
@ridwaanaxmed3668 2 жыл бұрын
C/xaafid iyo eng axmed waa mahadsantihiin linkigii soo geli fadlan
@mr.abdirizakaden8387
@mr.abdirizakaden8387 2 жыл бұрын
Thanks. Where is the links?
@kariimakaraamo
@kariimakaraamo Жыл бұрын
inan dhofo rbaa side ugu fudud ee an u dhoofi karaa
@abdirizaakmohamed5050
@abdirizaakmohamed5050 2 жыл бұрын
Wad mahsan thy alle khayr hanagala kulmiyo
@fouziabdu1
@fouziabdu1 Жыл бұрын
Sidee loo apply▶️ garaynayaa application
@maxamuudsaid3992
@maxamuudsaid3992 2 жыл бұрын
Sxb Wan kahelnay Ee Noo soobadi Barnamijyadan oo kale 🙏❤️💚💜💙🙏
@ccs44
@ccs44 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll link-ga so raaci
@adensomali7438
@adensomali7438 2 жыл бұрын
Wlhi nin waxaad tahay lajecel dadkiisa waxwalba oo horumar ah mudane goormaad is sharixi doontaa
@LiveTikTokSomalipeople
@LiveTikTokSomalipeople Жыл бұрын
Xagad linkiga aad diyaarisay soo dhigtay
@dhamo3194
@dhamo3194 2 жыл бұрын
Waxaa ahy arday parta midwif skills klena. Waan. Leeyhy. Mai anfacaysaa. Markaaz
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 2 жыл бұрын
Waa doonayaaaa wll.
@hajiyusufabdi7192
@hajiyusufabdi7192 2 жыл бұрын
Mahadsanide, bal kuwa USA iyo Canada iyana noo raadi
@hayaanmohamed6316
@hayaanmohamed6316 2 жыл бұрын
Sxb mooso badi shaqoooyinka adduunka ee AANAN Aqoon insha alh
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Cabdixafidow Visa Ethiopia ayaa nagu adkaade walaal halkaa Ethiopia ayay ka shidantahay oo shaqooyin badan baa ka jiree markaad wakhti hesho walaal warbixin noogaso diyaari,
@masuulcabdi7820
@masuulcabdi7820 2 жыл бұрын
Oo.Ethiopia miyey shaqo taala?
@awilhaji-hassan421
@awilhaji-hassan421 2 жыл бұрын
Link?
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 2 жыл бұрын
Shongola ku ban ku sheyb Sheekadii matilwa book two for afrika vcasharkii 6aad Walee waa yartahay inta taqaan
@FartuunAAbdi
@FartuunAAbdi 2 жыл бұрын
Maxaa weye wll iga caawi Ina sharax wuxuu yahy bugaasi
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 2 жыл бұрын
@@FartuunAAbdi book for afrika oo ingiriiska laga baran jiray 1987 buuq 1ilaa5 buug two ayuu ahaa Est afrika book Wallaal sidaa ayaan u garanayay
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
@@craxmanmaxamed3771 Mahadsanid Sami waa noo faa'iideysay
@abdulaahiabdifarh6607
@abdulaahiabdifarh6607 2 жыл бұрын
Soobadi wll waa arin muhiimahe
@BanjinaiBanjinai
@BanjinaiBanjinai 10 ай бұрын
Aawi ma arkayo. all industries . Meel ku qoran tahay
@guliedosman6452
@guliedosman6452 2 жыл бұрын
Libax link maa aragno alleh ha ku sharfee
@farhanfarah7408
@farhanfarah7408 2 жыл бұрын
Website ka laga ogaanayo registered companies mee xaaji
@كلاممنذهب-ف9خ
@كلاممنذهب-ف9خ 2 жыл бұрын
Sxb linkga descritionka house soo dhig
@Eng-Ispuraash
@Eng-Ispuraash 2 жыл бұрын
Visaha arrimaha waxbarashada iyo scholarships ka soo gudbi
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 жыл бұрын
Visa arday jamacada side logu helaa?
@kaamiloodowa5561
@kaamiloodowa5561 2 жыл бұрын
Cabdi/xafid walaal sidee lagu heli karaa
@ahmedsharmake3825
@ahmedsharmake3825 Жыл бұрын
Asc abdi xafiid waxaan ka shaqeeya company ku yaal jarmalka marka hada waxaan company ga ka codsaday ineey ii wareejiyaan ingiriiska madaama company ga halkaasba uu ku yaal marka waxeey i weeydiiyeen work permit. Waxaan haysta EU citizenship
@maxamudgeele8623
@maxamudgeele8623 2 жыл бұрын
Haa sxb waan ubaahanahay
@abuukartaqiahmed8825
@abuukartaqiahmed8825 2 жыл бұрын
Linking aaway walal, soo badi warbixinnadan aadcayaa loogu baahanyahay.
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Жыл бұрын
Imika wax faahfaahsan nomad sheegin
@sports4u447
@sports4u447 2 жыл бұрын
Wll horta mahadsanid wan u baahnan lahayn mawduucyadan pls kasoo hadal mar walaba
@Faafintakhayrka1
@Faafintakhayrka1 2 жыл бұрын
Noo soo badi wallo
@davidcharles1784
@davidcharles1784 2 жыл бұрын
Wadanbaad leedahay ee Ka shaqayso Hanagu iiman ee joog wadankaaga somalian
@mustafamuse1906
@mustafamuse1906 2 жыл бұрын
soomaali ma shaqesanayan shaqooyin fara badan websaydada aduunka laga helaa
@maxamudgeele8623
@maxamudgeele8623 2 жыл бұрын
Abdy hafid ma ujeedi cinwaanka aad na dhahday hoos Ka fiiriya
@ahmedsharmake3825
@ahmedsharmake3825 2 жыл бұрын
Dadka haysta sharciga European union ka sidee ooga shaqeeyn karaa
@ah3069
@ah3069 2 жыл бұрын
Unskilled workers makujiraan shaqooyinka sxb
@hawasalaad9249
@hawasalaad9249 2 жыл бұрын
Asc walaal dadka haysta basaboorka Norweg ma dalban karaa visaha shaqooyinka please 🙏 jawaab isoo sii adoo mahadsen
@jirdehuriye3125
@jirdehuriye3125 2 жыл бұрын
Wadmahadsantahay
@mohamedmahad8069
@mohamedmahad8069 2 жыл бұрын
Musul wan kula soconaaa xisabta ku dar
@adrahilowle1083
@adrahilowle1083 2 жыл бұрын
Nairobi Kenya where can I access cabdixafid
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
Abdihafid sxb waxaad tahay nin wanaagsan o dadkisa somaliyeed wanaaga lajacayl
DAWLADA INGRIISKA OO FUDUDAYSAY QAADASHADA UK VISA, XOOG CUSUB
12:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 76 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 42 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
Qaabkaan Maraykanka waad ku imaan kartaa ( share subscribe and like )
14:03
#FINDLAND- DHIBKA SHARCI LA'AANTA  7 SANO -
1:05:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 67 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 74 М.
XAALADA YURUB IYO SIDA UGU FUDUD EE LAGU IMAAN KARO 2024
7:44
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 28 М.
XAGEE KA HELA SHAQO ONLINE AH | remote work af somali
13:40
Mahdi Miad
Рет қаралды 32 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 42 МЛН