ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
@geenyoogadeen16412 жыл бұрын
Maansha Allah huno aniga sweden ayaan joogaa inaan ii maado ayaan rabaa sharciga sameyn ma i igu yeelan hayaa 🥰🥰🥰 Mhdsnid war bixintada 🥰🥰🥰
Asc wll number lagaa heli karo no sheeg wax ban ku weydiin rabaahe
@BRITSOMALITV2 жыл бұрын
SUBSCRIBE SI AAN WAXBA KUU DHAAFIN, WAAD MAHADSAN TIHIIN. kzbin.info/www/bejne/kHSZnoyiiLughrc
@mohamedidow69392 жыл бұрын
Cabdi xafidow inaa ciyariyahaan noqdaa rabee see kunoqonkaraa
@abdirzaknor57422 жыл бұрын
Waxaa fcneeyd qof aqoon u leh inaad ku marti qaato barnaamijkaan 🙏 anyway macluumaad kaloo dhameeystiran waan kaa sugeeyna Insha allah
@abdirzaknor57422 жыл бұрын
@@mohamedidow6939 Eebow meesha inaad takto maka horeeyso, kadib sual shaada jwb waad u heleeysa Lkn hada maya
@homeh34552 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido cadi xaafid soo badi waxa u faaiida ah dhalin yarada soomaliyed
@ayaanlemahdi54772 жыл бұрын
AR nio waxpa kama fahmaynee halken ka dalbanaa nio
@kingmc76172 жыл бұрын
Aadba inoola shaqaynaysa barnamijyadas noo soo badi iyo vizaysha kala duwan oo jira laga yaaba dhalinyar somaliyed hormar inay gaaran inaad sabab unoqotid guul iyo gobanima kuu rajayn adeer🥰
@Simplymalika12 жыл бұрын
Illahey haiso fududeyo insha alh visaha uk iso duceya asxabey inta muradlehna allaha usahlo
@Faisalrshiidi772 жыл бұрын
Aamin shukrn
@ibrahimahmed28142 жыл бұрын
Waa shuruudo adag lkn aniga UK waan ka soo adeegtaa
@axmedmaxamed7782 жыл бұрын
Amiin wllle Allaha kusahlo aniiba one year sugaaya visa ha UK sug laygu haya
@shandhaaninasaid25482 жыл бұрын
Dhamanteen
@anuushali90992 жыл бұрын
Maxa ku hagagy wl
@MohamedAbdurahmanSheikh2 жыл бұрын
Ma shaa Allah.....warbixin wanaagsan...keep posting ...waxii kale oo aad heyso fadlan noo gudbi...adigoo mahadsan
@nurtaomar66982 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahey ha kaa abaal mariyo walaalkey sida aad wax walboo fursad ama information ah aad noogu soo gudbiso insha alaah dhalinyaradeena mid ay ka fas,ideystaan ayuu noqon doonaa haduu ale idmo
@ahlaaaaam55942 жыл бұрын
Walal abduhafid no so badi arimahaan oo kale adiga mahadsan wana mahadsanthy in badn
@abdirahimmohamed94432 жыл бұрын
Legend abdihafid nin bulshada meel culus ugu jira alle haku barakeeyo
@MohamedAhmed-be2ul2 жыл бұрын
Mashalah walale Abdixafiid shakhsi wanagsan baad tahay.Waad ku mahadsan tahay sida aan fursadaha jira ugu gudbinayso dadkaaga👏👏👏👏👏
Sxb Wad mahad santahay Anigu Waxan Ahay Track drive Ku Nol Uganda Waxan Ka shaqeya Kenya Uganda sothsudan Malobahan yahay Darawal
@omarahmadhaadi88342 жыл бұрын
Doolar imisa ayey ka noqonysaa
@fartuunfarahfarah47292 жыл бұрын
Ala cabdiyow dadkeenii wada geediga ahaa waa inaa viso u diyaarisaa maraakiib hadii loo diro soomaaliya wadanka waa faaruqaa ilaa arigeena soo wadanaynaa kkk ee naga daa yaan geela uk usoo rarine reer geedi nala dhaaa
@salmaa28712 жыл бұрын
@@fartuunfarahfarah4729 Loooollllzz runta🤣🤣😂wlhi waad iga qoslisay.. laakin run bad sheegtay 👊🏽👍🏽👏🏽😹
@ismailyoung16392 жыл бұрын
Abdixafidow waa mahadsantahay wll waxaan kaa daawanayaa Muqdisho adoo mahadsan video kale kasoo sameey oo ugu hadleysid Viso yinka kale ee sahlaaya galitaanka Ingiriiska qaab sharci ah Marka kale Thanks
@nasirmoali2 жыл бұрын
£ kaas iyo nasiibkaaga kaaa xigo in ad ingiriiska imatid micnaha nasiibkaga iyo lacag
1999 dabayaqadiisii waxan transit ku ahaa Hitrro 14 Sacadood habenka waxan la socdey diyarda British Airways waxan sitey degenasho Eu layma ogolan inan galo london Sacadaha waxanan ku Socdey kobanhavn habeenka from taransitka yaley oo lagu faristo ban ku seexdey Somalilandna waxay ka sugeysa Aqoonsi wa yaab waliba Abahey wuxu ahaa poliskii Cadan ee wakhtigii Engrisku gumeysanayay marka wa dal la oran karo wa cadaw hoose oo qarson soona mara carabta iyo muslinka sida Emaradka waley siyasiyiin Somaliyeed oo badan
Sxp Waligey Wanku Taageri Jiray Waxad Tahay Sxp Nin Somalinimada Ku Weyntahay Jazakallah Egland ina Ku Kulano Allah ii Fududeyo Zxp
@cabdishakuurcalidaahiryuus50562 жыл бұрын
Mahad Sanid walaal Cabdixaafid Barnaamij yadaan noo soo badi
@wayahaaduunka5542 жыл бұрын
Wan ku salamay Waad mahad sanatahay xogta wanagsan ee aad nala wadagatay 3 kalana noo raaci insha allah Mahad sanid
@hamdigenie40982 жыл бұрын
Sxb good job keep going my bro
@jamasaid34172 жыл бұрын
Wadanka naga bdn garowe nugal puntland somalia
@samadoonmustafe44952 жыл бұрын
Aad baa ugu mahadsnthy nadaara kuwa kalena noso daa kuli si faahfahsan sida kano kale insha allah khyr
@juweriyogelle60382 жыл бұрын
Mahadsanid wll waan u baahnahaya kan iyo kuwo kaloo badan inaad nosoo gudbiso 🙏🤲
@dekowsalat68472 жыл бұрын
Thanks bro you are our hero keep going
@ahmedmadar60372 жыл бұрын
Thank you very for the valuable info and your honesty concern on sharing such info.with fellow Somalis willing to make use of the opportunity you generously offered. Thank and best regards for it.
@calicabdi31252 жыл бұрын
Asc
@cawocumar71932 жыл бұрын
Soo bade wll waa mahadsantahay
@hoodoaxmed44892 жыл бұрын
mahadsanid wllo waaxan jecelay inan imado inashallah waan ku la socoda Thnks you wllo
@abdikanisomali99952 жыл бұрын
Abdihafid Mogadishu ayaan kaa so salamaya war qeer leh ayaa noso gudbisay aniga iyo dad badan oo shaqa la'aan Somalia ku dhax heyso
@cabdiqafarcabdirahman90572 жыл бұрын
Abdihaafid illaahay haku sharfo wllo
@degannimco14512 жыл бұрын
Mahadsanid wll cabdifataax
@said-dd1wb2 жыл бұрын
War cabdixafiidoow waratkaan waa noogu baxdaa✋✋✋
@ApdiazizSheikhali11 ай бұрын
Walal kay dar ilahy ban ku jeclhy ❤ waxn raba inan imado
@hamzamohamed91832 жыл бұрын
Cabdixaafid waxan kaala socdaa somliland soo badi saxiib
@jabiribrahim55742 жыл бұрын
Mahadsanid Abdihafid. Sida wangasan ed mowduca noga sharaxday. Hadii an sualo yar ka weydiyo barnajkan. Sidee bu qufka companayadasi ulaxariiri karaa, xirafad nocee aya lobahanyhy inu qufka leyhy.
@axmedguuleofficialtube58232 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo walal
@shukriabdulle23262 жыл бұрын
War visahooda marabnee askar waxay kadhigtaan bay rabaan rushka kusoo socdee iska dhacsha dheh somaliyey kashidantahay adeer
@umucadnaan98972 жыл бұрын
Kkkk walhi fikir kaada yaab kkkk waa iska qoslay
@ciltire4202 жыл бұрын
kkkkkk fikirkan waa iga badi 2022😂
@suadabdi52 жыл бұрын
Waa runtaa walaahay
@dagandumar8292 жыл бұрын
Abyo shugri caqliga allaha kuu barakeeyo English tuug gumaystaa weeye u jeedo bay ka leeyihiin hadana midowgii yurub bay ka baxeen sharci celinaaya ma jiro wadamo ay ku duulaan dadkiisana askar iyo shaqaale ka dhigtaan rabaan allow gaal sharkiisa naga qabo
@sabirinaofficial15402 жыл бұрын
Qofka somalia jooga sida ugu fudud ee uu uk ku tegi karo wll nala wadaag adoo mahadsan
@khertonur17542 жыл бұрын
Asc cabdixafid walaalo hal abuurka fisaha sideenku heli karaa qeyr allaha kusiiye
@lula3832 жыл бұрын
Ma has Allah good information
@meshostories67372 жыл бұрын
Noo badi barnaamijyadan khayr hele
@duqshini39892 жыл бұрын
Aad io aad ayad u mahadsantahay walal inta kale nogu so dar insha allah
@ikramaabdulle14122 жыл бұрын
Wllo kuwa kalana kaso hadal waxam jogaa dalka South Africa 🇿🇦
@axmedmaxamed7782 жыл бұрын
Waxan haysta 3 su alod tan kowad waa company Somalida ee 30 qof shaqalay sinaha xaguu jooga ok tankale waxan nahay dad company usheeya luuqada na yaqaan lkn shahado mahay sano luqada laftir keeda dadku isku mid maha qof meel bu joga marka dadka larabo wa noce ok tankale hadaan dhaqalo haysto maxa ifudud ayana? Shugran wllle intas jawaab uraba
Bro horey usoco noona soo badi howlahan nocana zhp
@salahhassan96162 жыл бұрын
thanks bro warfiican keentay
@warsanfarah95822 жыл бұрын
INTA KALENA NOOGU SOO DAR ALLAHA KU DHOWREE AMIN
@abumahamadshafi13382 жыл бұрын
Cabdi xafid kkk so daaa warka
@ayaanleofficial2 жыл бұрын
Uk rabaa😂
@ahmedmostaphe85682 жыл бұрын
C xafidow arimahaso dhan midh midh noola socodsii kaabbe iyo wixii ka soo kordhaba
@abdirizakfarahjimcale12622 жыл бұрын
Abdihafiid sxp janis aan wax ku qabsano no radi somalia aan ku xanimanahay
@fbchannel32932 жыл бұрын
A.a i did ielts test last year is it must for me to go for naric plzzzzzzzzz reply
@anisabdikarin43222 жыл бұрын
😂🤣🤣
@abdirzaknor57422 жыл бұрын
Bro hadaadan aqoon fcn u laheeyn fcneeyd in qof aqoon u leh arintaan aad ku marri qaato Barnaamijkaam
@FardusOsman-vg7ok3 ай бұрын
Cabdixaafidaw baasboorka lagu tagay wall ma somalia markaa inleen dhulkii hooyo ayaan jooganaa anaguye mise baasboor Ethiopian
@laasgalolmedia26142 жыл бұрын
Wardheer ban kSo salamay
@fatimamohamudjama21232 жыл бұрын
Asc. Mahadsanid brother
@danansports95302 жыл бұрын
Noso badi abdixafid
@yahyeabdullahimohamed42592 жыл бұрын
Wll qeybaha kalana nala wadaag insha alah
@hugs_acnh2 жыл бұрын
Conservative waa xaasid.
@khadrahassan38682 жыл бұрын
Asc Cabdi xafiid waxa kula hadlays walasha khadra Hassan Lari marks hore waan ku salamay salan ka dib wiilkayga oo sad abtigisa tahay Ayan u rabay arintan visaha ah ee UK halkan ayuu jaamacad kaga bay before 2years wuxuu bartay marketing ama finincial hadana meel yard ayuu shaqo Taga marks wiilkad abtiga u tahay wax ma laqaban kartaa
@farhiyahersi23252 жыл бұрын
Noo sheeg walal
@abdulkadirsiyad12382 жыл бұрын
nin yahow war badan maalaayacni waaye ee shuruudaha dadka u sheeg shan daqiiqo aan ku daawanaayey waxaadna ku heeysaa laba sharuud ee qofka laga rabo aan idiin sheegaa waxna sheegi meeysid uh
@aziamohamuud92832 жыл бұрын
Waxan bari horaan maqle Canada 🇨🇦 sidaasoo kale lahaayeen dhulkayga iga badan
@k_key.2 жыл бұрын
Canada 🇨🇦 waxa ka shaqaysan kara Dadka jooga Mexico 🇲🇽 iyo America 🇺🇸
@dararwaynestory19842 жыл бұрын
@@k_key. mahaysaa khad lagu tago canada ama Mexico
@axmeddaahir94592 жыл бұрын
@@dararwaynestory1984 haa
@k_key.2 жыл бұрын
@@dararwaynestory1984 Canada 🇨🇦 group 5 iiba wad helaysa hadad tago Kenya 🇰🇪 ama Uganda 🇺🇬
@omaradam43342 жыл бұрын
Asc abdihafid nin aan taageera u ahay baa tahay waana ku salamayaa mudne. Waan kaaga mahad celinayaa fursaddan aad noo soo bandhigtay qarabadeyda ayaa joogta waddan uk 🇬🇧 anigana turkeyga ayaan jooga sxbow ayaga may ii xareyn karaan shaqadaas. Fadlan fadlan iisoo jwb adigoo mahadsan. Allah ku sharfo
@degannimco14512 жыл бұрын
Asc magacaygu nimco said joogta garoowe nala soo wadaag wll min fadliga waa runtaa duruufuhu waa badaase aan ka dabaalane wll nala soo wadaag fursadaha
@roodomohamed48682 жыл бұрын
Websiteka soo dhig dee haday run tahy
@jamaccumarbulale34312 жыл бұрын
Jamac Cumar bulale
@SAYIDALI_ADAN2 жыл бұрын
arimahano kale ino soo badi
@Qimabadan2 жыл бұрын
cabdi xafidow xage kala so xirira walal somalia joga
Deedo macan waxan rabaa in warbixin IGA sisad arinteda will aan dhalay oo ingiridka ku nool shaqeysta shaqa fican hasta xasle ah ayuu wuxuudonaya walashii inuu u xareye fiso ingiriskee basaborka somaliya ma ku bixi kartA
NARIC meel kuma yaalan ee waxay Leh Uk waa Company Shahada Qiimeeyo Levelka ay u dhiganto Dalka UK. Webside kooda Gal. Laakiin Shahadada Original ay kaa rabaan.
@haniyusufilmi97542 жыл бұрын
Thanks 🙏
@abdullahimohamed26152 жыл бұрын
Ma jiraa qof aad ogtahay sameeyey kuna yimaaday
@warsanfarah95822 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabaashashi26682 жыл бұрын
Uma sosocono wll usheg kuwi hore ayay cayrsiiyen qarada qaniga ayanu jogna Africa