Macalin ma isamayn web wixi ad igu samaynayso ah diyar ban la ahee
@wisdomooze2 жыл бұрын
Walal articles ka Afsoomaali lama aqbalaayo oo Google ad kuma aqbalaayo maxaa kajira iga jaahil bixi Mar dhow ayaan doonayay in aan sameesto mahadsanid
@SomaliTech02 жыл бұрын
ciwaanka weeye wll waxa google yidhi ku qor luuqada englishka, balse inta ka hadhay articleku luuqada aad rabto ayad ku qoraysa tusaalena inaga afsomali ayaad kuso qoraysa. sababta google u leeyahay articleka ku qor ciwaankiisa luuqada englishka waa si uu u fahmo articlekaaga google adsense, kadibna articlekaaga xayaysiis ku haboon loo dul saaro, articlekaagu waxa uu ka hadlayo xayaysiis ku haboon
@wisdomooze2 жыл бұрын
Mahadsanid Allah hakaa abaal maryo sidaad iigu hagar baxday
@mashaalaah7342 Жыл бұрын
asc ustaad warside keyga hadaan ku shubto template ila qurxoon oo free ah wax cilada miyaa iiga imaankaro?
@SomaliTech0 Жыл бұрын
May walaal, hadii ay templateka sax tahay oo aanay wax cilada lahayn. Ciladi kugu inan mayso wll
@abdifatah5460 Жыл бұрын
Waanku cusbahay Blogerka ha ilaso xadhiidho qof ku cusub si aan isku kaashano
@hudanadifaxmed6731 Жыл бұрын
wll aniguba wan ku cusbahay
@hilwaabdi91952 жыл бұрын
Asc wll thanks alot wax bdn ayan cawa kaa faidey oo ay dad badn lcg ku qaatan sidey ku fahnsin lahayen ama courso kaga qadan lahyeen waxan jclan laha meel an kala so xiriro inan helo dhowr sual ayan ku weydin lahaa thanks
@SomaliTech02 жыл бұрын
wcs wll, whatsappkan inagla soo xidhiidh: 00252657917414
@AodiqanimaxamuudYusuf Жыл бұрын
Sidee lacagta loo gala baxaa ustad
@wiilbari61242 жыл бұрын
Zxp kanaalkaaga Adsence-sigiisa iyo Wepsiteka adsence-giisa ma ka dhigi karaa hal qeyb ama hal adsence
@SomaliTech02 жыл бұрын
haa wll, lama ogola inaad yeelato dhowr adsense account, balse waxa aad u adeegsanaysa kanalkaaga iyo websitekaba hal google adsense account
@asm2704 Жыл бұрын
ustaad allah haku sharfo tariikhda waa 29 april 2023 waxa nasiib uyeshe hada ina arko waan sameeste google adsense waaku xirte post wa dhige ila 2 post aad ayaa umhdsanthy ustaad waxa rajeyna 2 month kadip in aan wac ka fa iido doono allah haku shrfo waxa walpo website ugu bahna adigan ka barte tnx..ustad❤️❤️❤️❤️🙏🙏
@SomaliTech0 Жыл бұрын
adiga mudan abdirashiid, waxa aan kuu rajaynaya guul walaal inaad ka gaadho i.a
@asm2704 Жыл бұрын
meel aankala so xariiro ma isheegu karta ustaad ado mhdsan
@Kaafifilms Жыл бұрын
Sxbo abdirashid meel lagagaaga soo xiriiro maleedahahyne
@1shey Жыл бұрын
@@asm2704asc wll halkee kaala soo xiriiraa
@maxamedkhaliif4222 жыл бұрын
Domin and hosting la.aan Google AdSense lacagta xayasimaha miyuu ku furyaa miyaa laga maarmikaraa
@SomaliTech02 жыл бұрын
Maya wll, laguma furaayo sido kale lamana soo aqbalaayo akoonkaga
@faysalsheekhhassan15762 жыл бұрын
Asc Sxb waan ku salamay Aad iyo aad ayaad u mahad santahay Walaale Xageen Kalasoo Xariiraa Nambar Malaleedahay???????
M.a wll Waxad no fahan siisey si qurux badan lkn Domain Malo bahna miyaa inad website kaga ku xirto
@SomaliTech02 жыл бұрын
Hadaad rabto waad ku xidhi kartaa wll, waanad ka maarmi kartaa. Maadama uu ku siinayo subdomain ah .blogspot.com
@channelinternational29662 жыл бұрын
Mcalin qoraal facebook ma soo kobiyaysan karaa iyadana mise websaydyada unbaad iska ilaalin qoraalkooda inaad cobiyayso
@SomaliTech02 жыл бұрын
ma fiicna wll inaad samayso, sababtu waxa weeye haday jiraan dad akhrinaaya maqaaladada waa ay dareemi karayaan qoraalka inaadan lahayn, ama waxa laga yaaba inay gartaan maqaalka inaad soo copy garaysay iyago garan kara halka aad kasoo copy garaysay. dhanka kale isku day wax cusub dadka inaad la wadaagto, wixi la heli karaayo cidina uma imaanayso blogaga wll
Wll su'aal ayaan ku waydiinaya qofka aad adrees kiisa ku xidhatay miyaa lacagta laguugu soo ridi mise adaa crad bank garaa shaganaya oo xagaas aya lacagta laguugu soo diri?
@SomaliTech0 Жыл бұрын
waxa aad isticmaalaysa wll addresska aad ku xidhayso qofka jooga kaadhkisa bangiga wll. waxa khasaba in bangiga aad isticmaalayso iyo sido kale addresska aad isticmaalaysa isku hal wadan yihiin.
@samatarsomali12 жыл бұрын
Allah ku xafido wll ♥️❤️🩹🥰
@SomaliTech02 жыл бұрын
adigana si lamida wll qiimo badan
@cabdinaasir15522 жыл бұрын
Taleefankayga Factor reset Ayaan Udiray Yacnii Waan Masaxay Waxaanan Kadhigay Sidii Lagu Soo iibshay Markaa Ma Heli Karaa Software Update Ama Cusboonaysiinta Mise Sidaa Ayaan Isku Daynay
@SomaliTech02 жыл бұрын
Wll masaxaada telefoonku saamayn kuma yeelato inuu update helo telefoonku iyo in aanu helin. Jawaabka su’aashaduna waa hadii telefoonkaga update ay usoo dayso shirkada soo saRtay waad helaysa updatekas, hadii kalena heli maysid wll
@cabdinaasir15522 жыл бұрын
@@SomaliTech0 Lkn Factory Reset Haba Yaraatee Majirto Miyaa Dhibaato Ay Ku Keento Taleefanka
@muniircabdi79522 жыл бұрын
Bas update danbe kuma so dhigayo
@maxamedmaxamud15402 жыл бұрын
Halkaan kaala soo xidhii dha pro
@SomaliTech02 жыл бұрын
whatsapp numberka yaala casharka qaybtiisa hoose
@bashkacade44322 жыл бұрын
Reer comment aqriyoow muuqaalkaan waa kiini hadaad fudeed badan tahayna sooy
@Abshaw62 жыл бұрын
Qoraalka walal si fican loma arke majira midkale oo sifican umuqda
@SomaliTech02 жыл бұрын
tayada muuqalku waa HD wll, balse hubi adigu tayada aad ku daawanayso inay tahay HD.
@CabdulahixasanMaxmuud4 ай бұрын
Ling tiligaram ka raba 🤚
@SomaliTech04 ай бұрын
waakan wll: t.me/somalitech0
@jamaal53122 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@maajid17312 жыл бұрын
Waan ku wataa
@yaxye5 Жыл бұрын
you made it bro thanks
@xamsecsamed9263 Жыл бұрын
Meee telegram channel kii
@Mowliid6442 ай бұрын
Ustaad linkiga muuqaalka kuma Arko Comment?.
@maxamedmaxamud15402 жыл бұрын
Waar halkee laga samaynaya waxn zxp mafahmine
@Anshax_Music10 ай бұрын
Kani waa tuug nio dadku wuu dhacaa iska ilaaliya
@Anshax_Music10 ай бұрын
@user-jn2um2rm8u ninkan video duubaya youtube iska leh intuu lqcag kaaqaato uu ku idhaahdo cashar dhamaystiran ayaan kuu dhigaya ayuu wax yar oo aan ahyn wuxu kuu sheegayay iska ilaali dadka kalena ku war geli yaanu adhicine