Sida Loogu Sameyo Website Dhamaystiran oo Wordpress ah $0

  Рет қаралды 7,839

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

Muuqalkan waxa aynu ku wadaagayna saxibayal sida loogu sameeyo website dhamaystiran oo wordpress ah $0. waxa aynu samayn doona website-kan iyado aan wax qarash ahi inaga bixin, waxa aynu heli doona free domain, free hosting, sido kale waxa aynu dhisi doona website-ka xita hadii aynan aqoon ulahayn hore sida loo naqshadeyo ama loo dhiso website-yada.
★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Facebook -- / somalitech0
☑ Telegram Channel -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp Number -- 2520657917414
★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
☑ www.hostg.xyz/...
★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
Sida Loo Helo Domain iyo Hosting Free ah oo Website Wordpress ah Lagu Samaysan Karo • Sida Loo Helo Domain i...
Sidee Ayaa Loo Sameeya Website Wordpress ah | Course Dhamaystiran • Sidee Ayaa Loo Sameeya...
Sida Loo Bilaabo Affiliate Marketing 3 Talaabo kaliya Raac • Sida Loo Bilaabo Affil...
Sida Loo Helo Aqbalaada Google Adsense • Sida Loo Helo Aqbalaad...
Shuruudaha Google Adsense ee Bloggaga Laga Rabo inu Buuxiyo Si Aad Websitekaga Lacag Uga Samayso • Shuruudaha Google Adse...
★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------

Пікірлер: 64
@elmiougas1114
@elmiougas1114 Ай бұрын
Ninkan sharaxadisa wa top masha alah keep going bro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
mahadsanid walal elmi
@Iidle02
@Iidle02 Ай бұрын
Meelaan kaala soò xidhiidho iisheeg​@@SomaliTech0
@Xasanshariif12
@Xasanshariif12 Ай бұрын
Insha alaah waxaan noqondaa ardayga ugu horeeya ee ka faa iidaysan doona
@Aidarus369
@Aidarus369 Ай бұрын
Mashallah 🎉🎉🎉🎉
@IbrahimAdam-f3v
@IbrahimAdam-f3v Ай бұрын
Legend come back
@dhebidhanan
@dhebidhanan 12 күн бұрын
Local flywheel miyad isticmaalaysa libaax 😂 waan kaftamaya hore U soco wax badan waa laga faaidaysan kara hadan Isla wayni jirin❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 12 күн бұрын
Waan ogahay in aad kaftamayso, hasa yeeshe Ma adeegsanaayo local wp wll 😄
@Mos.motivation
@Mos.motivation Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@hudayfa6382
@hudayfa6382 Ай бұрын
Aad uga faaiday mahadsanid macalin ❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
waad ku mahadsan tahay faaladada wanaagsan hudayfe wll, waanan ku faraxsanahay inu muuqalka wax kuu faaideeyay 😊
@WllCantuuge
@WllCantuuge Ай бұрын
Saaxib came back soo sameey waan ku waayay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
Comeback wanaagsan oo dhamaystiran ayan samaynaya walal qaaliya insha allah, wax badana waan idinla wadaagaya i.a 🙏🏾
@WllCantuuge
@WllCantuuge Ай бұрын
@SomaliTech0 I.l
@IqliimaAnwar
@IqliimaAnwar Ай бұрын
M.a ustaad Allah hakuxafido
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
Aamin wll labadeenaba i.a
@asma-daganmead3528
@asma-daganmead3528 29 күн бұрын
Thank you wllo allaha ka aabal mariyo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 28 күн бұрын
Aamin walaalo qaali, adigana mudan
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 24 күн бұрын
Thanks sir
@Kingsaadow
@Kingsaadow Ай бұрын
Sharaf iyo karaamo wll nolow❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
mahadsanid wll qaaliya
@moha_cannel1
@moha_cannel1 25 күн бұрын
wllkay jiro waan ku wataa walahi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 25 күн бұрын
Aamin, mahadsanid walal qaali
@mahdidarwiish509
@mahdidarwiish509 Ай бұрын
Envito and starter template
@CabdiWali-u1u
@CabdiWali-u1u Ай бұрын
❤❤❤
@UgbaadHappy
@UgbaadHappy 10 күн бұрын
Mobile ma lagu samaynkara
@Yaas.ir88
@Yaas.ir88 Ай бұрын
Ustaad waa madsanthy Soo laguma xiro Karo google adesence
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
Haa wll, waa lagu xiri kara
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 Ай бұрын
Ustaat tell phone ka malagu samyn karaa?
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
waad tijaabin karta wll, waxa aan huba ilaa 80% inad ku samayn karto ugu yaraan. balse computerka aya kaga wanaagsan dhanka telefoonka, maadama uu ka fudud yahay oo loogu talo galay
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Ай бұрын
Waxa ay ahayd in muuqalkan aad soodhigto weak ka hor xiligaas aad ayuu ii anfici laha Maxaa yeelay hada qarash aya iiga baxay in aan samaysto blogg lacag 50$ ah
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
Waa qadar alle wll in waqtigan aan soo galiyo muuqalka youtubeka, sido kale adigana aad aragto muuqalka, laakin marna haka xuman lacagta kaa baxday, laakin kufakar in wax kasta oo ay kugu qaadato aad Website-ka dhaqaale ka samayso i.a
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Ай бұрын
@SomaliTech0 aadbad umahadsantay walal yoolka aan usamaystay ayaba ah in aan dhaqale ka sameeyo inshallah mahadsanid 💯
@Yaasiinkaraama252
@Yaasiinkaraama252 Ай бұрын
Sxp blogger Adsense ku xertay mana isoo aqbalin wax walbo oo igaga bahnay wan sameye lkn waan fahmi la ahay iga caawi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
waxa aad inagala soo xidhiidha wll whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka si aan kuula eegno i.a
@AbdillahiAden-b3z
@AbdillahiAden-b3z Ай бұрын
Asc ustaad lkn template marka soodhigoo Marbaad maa gabadalii karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 25 күн бұрын
Wcs wll, waad ka badali karta markasta oo aad ubaahato
@mahdidarwiish509
@mahdidarwiish509 Ай бұрын
Zhp website Blogpost ah Google Adsence mala soo aqbali karana mise waxa Qasaba inuu leyahay domain iyo hosting
@DABLE_edint
@DABLE_edint Ай бұрын
sxp waa qasab sharudaha ayu ka mid yahay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
waa ay soo aqbali karaan wll, ma jirto meel ay ku taalo google shuruudihisa in uusan so aqbalayn hadii aanu lahayn domain, aniga ayaana arkay website-yo uuso aqbalay oo dad kale leeyihiin.
@soyalka.somalida
@soyalka.somalida Ай бұрын
Macalin lacag hado iwediyo 😢 adiga ka mazul eh
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
hayeh wll kkk
@Cadceedacademic
@Cadceedacademic Ай бұрын
Maya macalin umalaymaayo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
waxa aan jeclahay in aan ogaado waxa anad umalaynayn! wll
@munamohamed470
@munamohamed470 Ай бұрын
Waan aqaanaa naqshaydeynta websiteyada laakiin waxaan waayey meeshii aan ku soo gudbinlahaa websiteyadada😢
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
Hadii aad daawato muuqalada, waad helaysa wll maadama aan idinkula wadaagay muuqalka dhexdiisa
@DEALXPERT-d2o
@DEALXPERT-d2o Ай бұрын
Ustaad sidaan kusoco
@najmasoglad4983
@najmasoglad4983 Ай бұрын
Impact Miya lagu xiri karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
wax dhiba oo hor istaagaya in lagu xidho impact ma jiro wll, waanad ku xidhi karta wll. laakin ogsoonow in ay kuso diidi karto impact, maadama website-kan iyo website-yada kale ee la iibsado domainka iyo hosting-kaba ay soo diido marka ay doonto ee ay wax ay ku diido jiraan
@najmasoglad4983
@najmasoglad4983 Ай бұрын
Ustad ma iga caawin karta side Wordpress impact lagu xirayo
@hawaabdilahi2052
@hawaabdilahi2052 26 күн бұрын
​@@najmasoglad4983 ma heshy abyo sida logu xiro empacti
@soyalka.somalida
@soyalka.somalida Ай бұрын
Macalin xake kala so xariraa 😢
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka wll
@zallaama
@zallaama Ай бұрын
Mobile maku sameysan karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 25 күн бұрын
Waad tijaabin karta wll. Qiyaasti badanka Websiteka waad ku samayn karta, balse qaybaha qaar aya kugu adkaan kara
@Glowcare9
@Glowcare9 Ай бұрын
Wll adbad umahadsantahay website affiliate baradinayey oo free ah
@LibanJama-x4n
@LibanJama-x4n Ай бұрын
Hadii aad leedahay website waxa samaysaa adsense ama affiliate marketing uga faa,iidayso siiba waxaa fiican website la yiraahdo Impact radius ku xiro dhaqaalo badan baa ka helaysaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Ай бұрын
You welcome walal
@Glowcare9
@Glowcare9 Ай бұрын
Mahad sanid😊
@khadarcawil-nc1vu
@khadarcawil-nc1vu Ай бұрын
Views Raadis😂
@Faceless12-C
@Faceless12-C Ай бұрын
Google adsense ma i aqbalaya mclin
@zuyina24
@zuyina24 Ай бұрын
Maya sxb .. waana kaa xirmaa mudo kooban kadib
@Faceless12-C
@Faceless12-C Ай бұрын
@ markey I aqbalan kdip ayey iga xirayan miya
Sida Loo Doorto niche affilaite marketing
13:55
Somali Tech
Рет қаралды 1,2 М.
Kaalay Aan Ka Hadalno DeepSeek Kana Faaidaysano e
20:17
Somali Tech
Рет қаралды 2,2 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Waxaan Website Casri ah Kusameeyay ChatGPT 1 Saac Gudihiis!
14:02
CORAN POUR DORMIR QUI APAISE LE COEUR (Recitation magnifique) 2021
1:31:41
DOUAA PROTECTION
Рет қаралды 18 МЛН
Xirfadan Kaliya Baro Waa Balan Lacag Waad Ka Samayn e
14:17
Somali Tech
Рет қаралды 8 М.
How To Make a WordPress Website 2025 - Step by Step
1:33:45
Metics Media
Рет қаралды 213 М.
Hada Lacag Waad Ka Samayn Karta Internetka Adigo Somalia Jooga
36:35
Daraadan kuu gaar ah: Billawga Sanadka 2025 - Some advice for you in 2025
19:10