SIDAAD NAFTAADA KA BADBAADIN KARTO CUDURKA MASKAXDA | DEPRESSION AND ANXIETY | Naz Ahmed

  Рет қаралды 24,696

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Күн бұрын

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/...
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
- Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals....
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 126
@fatmasaid1923
@fatmasaid1923 Жыл бұрын
Video ga aad soo galisid waxaan ugu jeclahay kuwa waqtiga dheer because waxaan ogahay inaa wax badan kaa faaidaayo Ilaahay abaalkaga hakugu gudo manta sidaan ugu baahnaa advice kaan ilaah baa og Thank you so much ❤️❤️
@amrancirro2017
@amrancirro2017 Жыл бұрын
Masha allh huno wad dadaalaysaa maskaxiyan baad u qaangaadhay guulayso labada daaroodba anuu wan jecelahay hablaha adigoo kale ah barakow huno❤️
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@ Amran Ciro, waad mahadsan tahay walaalo qaali hadalada fiican eed u soo qortey gabadha walaasheen ah jazakala kheyr, inaan is dhiiri galino hadaan gabdhaha soomaaliyeed nahay waa wax fiican. Naztexo waa runtaa waa inan aad u fiican oo soomaali dhan waa inanta aan ka daawado ee wax laga faa'iideysan karo, qabiil iyo saqajaankaasna kama hadasho. Calaa kuli xaal, she is the best and I really love her.
@BilanYousuf
@BilanYousuf 2 ай бұрын
​@@faizam523mashallah adiguna waad ku sii mahadsantay sida aad wanaaga u sii dhiiri galinayso Ilaahay ha ka ajar siiyo
@NazAxmed
@NazAxmed 2 ай бұрын
Waad mahadsantihiin walaalayal 🥰🤍🤍🎉🎉🎉
@queenfoos8265
@queenfoos8265 Жыл бұрын
this is my motivation channel love you naz😘
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Depression waa aqaanaa, bari psychology presentation AA leeyahay wali ma diyaarin, waxan jeclahay inaan dhageysto vedioes kaga ka hadlaya arimahan thank you
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay sidaad noogu faaiidaysay, Walal Waxaan rabaa Inaad ii sheegto habeenkii sidee cuntada iskaga daayaa gaajo ayaa i qabanaysa maalintii waan dayn karaa Waxaan sameeyo hadaad ii sheegto waan Ku mahadcelinayaa ❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Qureec yar iyo casho yar waa muhiim qadada Iska dhaaf walshy 😍😘🤩
@aniimaarhazbeauty6620
@aniimaarhazbeauty6620 Жыл бұрын
Mansha allah huno waxad tahay qof dhif iyo naadir ah calashan qof aan la heli karin wax badan ayan ka faiday
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@hodanhussin792
@hodanhussin792 Жыл бұрын
Nazey dar ilaahay baan kujecelahay huno allah muraadada haku sakhiro adigana video yadadaada aad ban u jeclahay ❤❤❤
@oumaali210
@oumaali210 Жыл бұрын
Très belle vidéo mach ALLAH. Tes conseils sont juste précieux walalo jazaka ALLAH kheir pour le partage. C'est toujours un plaisir de t'écouter.
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Жыл бұрын
Farxadu waxa laga helaa dikriga ilaahay oo labadiyo
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын
Midaa waa xaqiiqo
@abduA-db6zr
@abduA-db6zr Жыл бұрын
THanks naz.Laughter is good for your health
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
ASC wallao please I got sleep problems because I got anxiety deperption I can't sleep give us more tips about sleep and tips time table about daily specials I am mum
@samiha9119
@samiha9119 5 ай бұрын
Abayo makabehs mise wali isoqawo
@kifaaxali7201
@kifaaxali7201 Жыл бұрын
Xptii hore usaco malmaha chanalka waan la socdaa qali motivation noo sobadi dhanka gabdha inay wax qabsan karaa inaysan cidna isku halayin
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
Asc wallao that was beautiful thank u please share with us sleep tips I got anxiety and deperption
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Жыл бұрын
NABIGA CSW. Ha nabin gabareey. Depreshin. Iyo anxiety intaba kuma dhicin
@aminaosman1196
@aminaosman1196 Жыл бұрын
This is an amazing video, Jizakalaah khayr walaalo💞
@itsebyan
@itsebyan Жыл бұрын
Jazaka allah kheir abaayo waad i caawiyay Waad ku mahadsan tahay november Oo dhan waxaa nooga dhigtay bil fiican alle ha kaa abaal mariyo adiga iyo qoyskaaga alle ha idiin barakeeyo nolashana alle ha idiin fududdeeyo ❤️
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Жыл бұрын
Asc walashay, jesekalah qeyr inosobadi video inshalah ❤ ♥️ 💜
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 Жыл бұрын
Thank you wll Noo soo badi vedioyadan Aqoonyahanad ayaa tahy Anigaa aada depression ii hayaa Somalia jooga
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 7 ай бұрын
Hada see tahay abayo
@yasminebusiness
@yasminebusiness Жыл бұрын
Mashaallah jazzakallah kheir houno c'est important c'est que tu raconte il y'a des gens qui savent pas Merci beaucoup.
@vlogetdesroutine3151
@vlogetdesroutine3151 Жыл бұрын
Magnifique vidéo ❤
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah 🥰 I admire your beautiful talent ideas Mashallah 🥰
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 Жыл бұрын
Aniga labo sano ayuu ihayaa, waxaana ka qaaday bil gudaheed ayaa xiligii Corona labadi waarid geeriyoodeen, kadib waan isbadalay lkn dadku ima fahmayaan, xataa odaygayga wuxuu moodaya inan asaga uxanaqsanahay.
@naimaabdulahi8377
@naimaabdulahi8377 Жыл бұрын
Tnx abyo mcnto wan suga video yadada intaa kaso galineysid 😢🥰🥰🥰🥰
@hamsamohamud1525
@hamsamohamud1525 Жыл бұрын
Mansha Allah we need more channel like yours. Thank you.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Жыл бұрын
Thank you sister valuable advice 😘 ❤️
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Жыл бұрын
Asc. Naztexo waad mahadsantahay. Ma ka soo hadli karta cuntada Gluten-free ah. Adigo Af-Somali cuntada magaceeda ku shegaya. 🙏
@FoosiyaWaabari
@FoosiyaWaabari 3 күн бұрын
Hadda ku bartay durbaba waan is baday❤
@jawharaosman6472
@jawharaosman6472 Жыл бұрын
Thank you so much abayo ❤❤❤ wax badan ayan Ka faide ❤
@naslibeautystars412
@naslibeautystars412 Жыл бұрын
So exited for this video 🎉❤❤❤😊thanks naz
@HamduAli-w9n
@HamduAli-w9n Жыл бұрын
Scw wll ad bad u mhdsndthy
@idildoaud6627
@idildoaud6627 Жыл бұрын
Jazakallah xbti pls we need video confidence i love naz ahmed
@canabahmed2413
@canabahmed2413 Жыл бұрын
Thnks apaayo mcn nasteexo 😍noo soo badi baraamijyadaan oo kle
@سارهاحمد-ت6غ
@سارهاحمد-ت6غ Жыл бұрын
Hore u soco wad mahad santahy abayo
@sadiayasin1463
@sadiayasin1463 6 ай бұрын
Thanks abaayo . Very good information.
@celebritycorner7699
@celebritycorner7699 Жыл бұрын
Very important topic l'm concerned
@yaskay7393
@yaskay7393 Жыл бұрын
mashallah walaasheey aad baa nogu faidaysay, ilahey ajar iyo xasanad ka kugu balalo adiga iyo familkaga
@hodoali5714
@hodoali5714 10 ай бұрын
Jazak allahu khayr❤🎉
@umuhanii
@umuhanii Жыл бұрын
Anigo stress I hayo ayan videoga arkey wan nafisey
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Жыл бұрын
Mashallaa ilaahay ha ku xafido
@nasrinfarole1539
@nasrinfarole1539 2 ай бұрын
Shukran wllo Jasakllh
@fatixasan5867
@fatixasan5867 Жыл бұрын
Masha allah walal Ilaahay hakuxafido
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Masha alaah naz waxbad ayaan kaa faida abaayo noso badi
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 Жыл бұрын
Thank you so much for this
@najahzoyan
@najahzoyan Жыл бұрын
اللَّهُمَّ إِنِّي عَبْدُكَ، ابْنُ عَبْدِكَ، ابْنُ أَمَتِكَ، نَاصِيَتِي بِيَدِكَ، مَاضٍ فِيَّ حُكْمُكَ، عَدْلٌ فِيَّ قَضَاؤُكَ، أَسْأَلُكَ بِكُلِّ اسْمٍ هُوَ لَكَ سَمَّيْتَ بِهِ نَفْسَكَ، أَوْ أَنْزَلْتَهُ فِي كِتَابِكَ، أَوْ عَلَّمْتَهُ أَحَدًا مِنْ خَلْقِكَ، أَوِ اسْتَأْثَرْتَ بِهِ فِي عِلْمِ الْغَيْبِ عِنْدَكَ، أَنْ تَجْعَلَ الْقُرْآنَ رَبِيعَ قَلْبِي، وَنُورَ صَدْرِي، وَجَلَاءَ حُزْنِي، وَذَهَابَ هَمِّي))([1]).
@qalidumar6908
@qalidumar6908 Жыл бұрын
Thanks abyo qali ❤❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah walshy guulayso
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Thank you sis! 😊
@hamodaabdi5075
@hamodaabdi5075 Жыл бұрын
Mashallah thank you wllo Nasteho we Love you❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Thanks you soo mach sister
@muhiiinasii9789
@muhiiinasii9789 Жыл бұрын
Mashlh thnkx we miss save trip qlj
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 7 ай бұрын
Cida uu haayo depression ha ila soo xariirto si aan uwada sheekayno sbbto ah waan dagaya markii aan arko qofkale oo depresion hayo Aniga aad buu iigu daranyahay
@user-ct7dv8pw3u
@user-ct7dv8pw3u 7 ай бұрын
Wllo ilaso xarir
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 6 ай бұрын
@@user-ct7dv8pw3u xagee kaala soo xiriiraa abayo
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 6 ай бұрын
​@@user-ct7dv8pw3u ok xagee kala soo xariira wll
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 4 ай бұрын
​@@user-ct7dv8pw3u inteen kala soo xariira wll
@asiya513
@asiya513 Жыл бұрын
Videoga like saara inta daawataan uun ha ka teginine fadlan
@farhiyam3563
@farhiyam3563 Жыл бұрын
Mahadsanid naz
@yasminehassan616
@yasminehassan616 8 ай бұрын
Merci hunno ❤
@deigamohamed707
@deigamohamed707 Жыл бұрын
Thanks ❤
@fatuxahmed9843
@fatuxahmed9843 Жыл бұрын
Thnks qaali
@Agent-nayzz
@Agent-nayzz Жыл бұрын
😊😊😊Mashallah Naz
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Ilaahy baa mahad leh ee kaa bogsiiyey dhibkaas bdan eed soo martey.
@nadamahir6111
@nadamahir6111 Жыл бұрын
Thanks wllo
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakallaah
@mohamedosmanidel7013
@mohamedosmanidel7013 Жыл бұрын
Thanks houno Macaaan ❤
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Masha allah wll mahadsanid ❤❤ aniga waxaan dhib Ku qabaa nafteeyda Ayaan ilaawaa intaan is leeyahay ilmaha wax sii guriga hagaaji hawl aan dhamaaneeyn. Markaa kg ayaa hoos u dhoco.
@munam.a5179
@munam.a5179 Жыл бұрын
Masha alah wlo jasakalah ❤
@farhiyahussein5266
@farhiyahussein5266 Жыл бұрын
Masha alah abayo thank you
@idil.hassan
@idil.hassan Жыл бұрын
Tanks ❤
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Жыл бұрын
The one and only❤
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Yes yes & yes qosalku waa dawo bilaash ah
@laylacismaan-o6o
@laylacismaan-o6o 6 ай бұрын
Wlhi waxa badan ayaan ka faiday Mahdsanid
@Hua-e3g
@Hua-e3g Жыл бұрын
Naz wn ku jeclay dar allah❤❤❤
@ahmednour2163
@ahmednour2163 Жыл бұрын
mansha allah
@nimcoxasan4636
@nimcoxasan4636 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 Күн бұрын
8 month ilaa hada wuu i haya waana oynooya😢😢😢
@hamdahasan6074
@hamdahasan6074 11 ай бұрын
mashaa Allh ❤
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Masha'Allah
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
Because I am thinking too much
@bushramoral7829
@bushramoral7829 Жыл бұрын
Asc wllshy Naz Ahmed waxan joga Djibouti waxan igu dhacay cracked skin walinaa man gursan waxan ahay single mar maxad igu cawin kartaa wlhi mar kasta wan ka fakaraya arintan xal keda ila Tali wlo
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Stretch marks sow maaha anigaba sidoo kale waa igu dhacay cudurkaasi wax igu sababayna garan maayo markaan raadraac isku sameeyey.😢
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 Жыл бұрын
Qali dareemadani maaha wax iimaankaaga iyo diintaada muujinaya waxa lagayaabaa in adoo diin leh hadana aad xaalado nafsi ah maraysid
@UmusundusSiman
@UmusundusSiman 6 ай бұрын
Aniga waan Qabaa Lkn Mafahamsanen Hadeyr Ayan Fahmay Than you sister But Markaan Ka Hadlo Dhibkeygii Waxan Dareemaa Dadka Aniga Inay Idhibsadan Ayan Dareemaa Xitaa Hooyadeyd Aniga Wan U Baahanahay Wan jeclahay lkn I'ma fahman go,Aan maqaadan Karo waxan Dareemaa inaan waxba Aheyn😢
@ayaanmuse9295
@ayaanmuse9295 Жыл бұрын
Jazakallah nasteexo.
@fadxaahmed5585
@fadxaahmed5585 Жыл бұрын
Mashallah ❤️
@abdita9626
@abdita9626 Жыл бұрын
mansha aallha walo
@deqaadam8060
@deqaadam8060 Жыл бұрын
Wll gluten ka ka soo hadal isgo fahfahsan pls
@hibao9569
@hibao9569 Жыл бұрын
Batalsim banana laga helaa lkn when ur kito diet you can’t do it
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Жыл бұрын
How to make baby sleep routine sister?
@aishasharif2359
@aishasharif2359 9 ай бұрын
Waruntadda huuno anigu waxan moda inay asmo ihayso
@Muslim-d9d
@Muslim-d9d Жыл бұрын
Thayriod ayaan leeyahay ka kacsan leeyahay walaal marmarka qaar ayaan dareemaa madaxa cadaas
@ismalura7314
@ismalura7314 Жыл бұрын
Mnsha alleh sister
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
Walalo I think alot about sleep because I can't sleep I get scared about the science about sleep
@user-hl4nv8jq1g
@user-hl4nv8jq1g 7 ай бұрын
life's love 😢
@nimcomuuse6497
@nimcomuuse6497 Жыл бұрын
Role model 💞
@almaabdi5648
@almaabdi5648 Жыл бұрын
Jzklhqeyr abyo wan ubahna dhira galintaan ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
Maybe that why my sleep delay
@samatarfarah217
@samatarfarah217 Жыл бұрын
Kkk your so funny huno keep going 🙏😍
@asmadahir3829
@asmadahir3829 Жыл бұрын
Maan ku celshaa 😂❤
@Hua-e3g
@Hua-e3g Жыл бұрын
Abyo sda goan sax lo qaato qofka asigo stress haayo kaso hadal
@Hua-e3g
@Hua-e3g Жыл бұрын
Plss
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Samiday ❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🙏
@thedopechannel253
@thedopechannel253 Жыл бұрын
Shere isameye
@mahdiamohamedelmi4810
@mahdiamohamedelmi4810 Жыл бұрын
Nastho huno je voulais te parle en prive
@sadomahamed5022
@sadomahamed5022 Жыл бұрын
😊
@nimcomuuse1054
@nimcomuuse1054 Жыл бұрын
Waxan aad ugu baahanahay caawimo ma garanayo inu dipression ihayo iyo in kale lakiin calaamado badan baan isku arkay oo ku saabsan xanuunkan fadlan hayla so xiriiro qofkii icaawin kara please
@jannahmuhumed3507
@jannahmuhumed3507 Жыл бұрын
Xbbti xagee lagaala so xirira
@nimcomuuse1054
@nimcomuuse1054 Жыл бұрын
@@jannahmuhumed3507 Mahadsanid qali xagee
Xanuunka Isku Buuqa | Hagaha Caafimaadka | Astaan | 2020
28:55
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 79 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 8 МЛН
ISAGA DAWEE NIYADJABKA TALOOYINKAN
6:29
Somvato Institute
Рет қаралды 7 М.
ISKA ILAALI FAKE FRIENDS | DADKA LABA WAJI LEH | Naz Axmed
13:45
Anxiety (Af Somali)
16:55
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 15 М.
Waxyaabaha aan bartay 2022 iyo goolalkayga 2023
44:58
Naz Ahmed
Рет қаралды 22 М.
Niyad Jabka (Depression)-1
14:50
Suheyba Badqas
Рет қаралды 9 М.
NIYAD JABKA SIDEE  LOOGA BAXAA
12:08
Hamda Home Decor
Рет қаралды 31 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 79 МЛН