Waa kugu raacsanahay waxa kale dhan lkin tan ah isku astur caruurtada dartood maya marka horeba hadad dad dartood isku asturaysi ama wanaag usamaynaysi ha samaynba yaa og ina caruur dhali doonti cidan bal waa la jeeda qofka umuuqda bila diinta waana qofkas is qawinaya qofka ka xishon wayey allihisa waa qofkas is qawiyey ilahey amir bu ku dhigay asturnanta muusan oran walid io waxa dhashay dartood isku astur ee naftada isku astur baa la dhahay😊
@NAJIIBB123Ай бұрын
Yacni caruurtadana way saameen karta balaga wada
@MarwaAhmed-ni3twАй бұрын
Periodt ilaahay dartii u samee
@hamdi2233Ай бұрын
@@MarwaAhmed-ni3twAheyyy Hpppti hda ilaheygiii ku abuuuray Amarkiisa Aadan qaadan ceruuur mxee ku shegayan qof waxba tahy rabigiii abuuray ku casiyeee
@NajmanajiibNajmanajiibismailАй бұрын
Qurux badan thanks your video keep going ❤
@MarwaAhmed-ni3twАй бұрын
@@hamdi2233 beentaa maaha qli waad la yaaabaysaa dadka qaar ilaahi ku abuurtee ku quruxbadnaysiiyay dartii u xidho ee ku amray
@NasteexoMaxamed-j9p26 күн бұрын
40 qof ducadood wala aqbalaa hal mar si qalbiya iiku duceeya wallayaal😢❤❤
Wow, watching your video feels like finding a hidden treasure! If being a high-value woman was an Olympic sport, you’d definitely take home the gold! Keep shining, you beautiful gem!
@coodcollection27 күн бұрын
thank you ab\yo🥰
@RanaaMaxamed29 күн бұрын
Thank you ❤😢
@SumeyaMusdhaf20 күн бұрын
Apayo hore usoco
@iphrahMoHaMeT24 күн бұрын
Noo so Badi byo😭💕💕
@FartunMoha-lg7qrАй бұрын
Noso badi macney 😍
@Kaldeeqa229Ай бұрын
Inta Tiktok ka imadeyy❤
@FathimaAbdsalamАй бұрын
شكرا جزيلا اختي عزيزه❤
@SadiqCade-k1rАй бұрын
True ! Keep going queen❤
@IdilCali-jh8bqАй бұрын
M.a apyo shukran❤❤❤❤
@Abdifatah-vv2wdАй бұрын
Suna eisa❤❤❤
@behrudinbedruahmd8 күн бұрын
wow
@kiinmahamud4061Ай бұрын
Mashallaah Thanks wllo no so badi
@SafiyoXasan12Ай бұрын
Manta Ayaan KZbin kuso biray wx badan neh wn ka faiday ❤
@MohamedAbdiwaliAdanАй бұрын
Abaayo tiktok kaa aaway 😊😊
@pretyyaishaАй бұрын
Love youuu abyo😍
@AyuuzaMohamedАй бұрын
Thanks sis❤
@QuruxeАй бұрын
Mahadsaniid wll mcn 🥰❣️
@KhayriyaCilmi-h4hАй бұрын
Noo soo badi apaayo routine na noo soo duup🎉
@Caliya529Ай бұрын
Thanks
@AnabOsman-s5iАй бұрын
thanks wll qali ❤
@SakeriyeMohamed23MohamedАй бұрын
Masha Allah shalay ayaan borama imi waan idin salamay reer borama gabadha inay reer borama tahay ayaan filaya
@Sahra-qi5skАй бұрын
Walal waxan filaya waa reer putelanada inanatu.❤
@fardowsaali-ke3lk28 күн бұрын
@@Sahra-qi5skwa rer puntland lkn booramey ku nooshahay
@hamdaamiizha738910 күн бұрын
Ama somali ku hadal ama English Hana wareerin wll
@amrygirlsabrina10 күн бұрын
Xbbti we need more videos ❤❤wllhi I love your videos so much please 🙏 and try to speak to English mostly even though am Somali 🇸🇱🇸🇴but I need to learn something from you ❤❤ keep going always supporting you ❤❤❤❤❤❤️❤️❤️🫀🫀💜🧕🧕
@asiyaAhmedabdiАй бұрын
asc no soo badi abaayo ❤
@aamowdheere658914 күн бұрын
Noso badi abayo
@Asiya441Ай бұрын
Sister❤
@AsiaNour-th3zkАй бұрын
Mhdsanid bye gacalo noso badi❤❤❤❤❤❤
@fadhiyadahir837524 күн бұрын
Abaayo somaali kali kuhadal please inankufahmo ayaan rabnaa thank you
I'm a value girl But I want to be an invaluable woman 🤨
@asiamohamud5344Ай бұрын
This is your mother .ilahow naadhig kuwa mustaqbalkoda io mutaqbalka ilmahooda dhowra❤😂
@NadiaAhmed-o9qАй бұрын
❤
@asiaabdikadir415215 күн бұрын
can we be freinds
@SagalSamanАй бұрын
Routine noso sameey
@MohameddeqAhmed23 күн бұрын
Adiga guurso marka hore
@TalizoReermagaalАй бұрын
Thanks sister 😂
@TiktokSomalia-l6h27 күн бұрын
Wlly nin aan 7xariir la lahaa ayaaa kalsoonidii iga dhumiyay oo i silciyay ina bahdilay ugu danbeyna go aan iga qaatay nin aan wax walbo ugu ta aasulay ayuu ahaa wllahey iyagoo igu dhahaayn ninka kama rabee ka har ayaan iska indha tiraay lkn hada u shalaaynoyaa oo qof oohin daris la ah ayaan noqday ninkaas nolosheyda dhan ayaan ugu tanaasulay lkn dhulka ayuu igu daray daciiftinima ayaan dareemaa waxa kaliya oon wexeshada waa ilinteyda plz ila taliya qof aan ku nafiso rabaa iina soo duceeyo inaa xaaladan ka baxo😢😢
@ismadhibto817227 күн бұрын
Abyo waliga nin ay familkaga ku diiden haraacin coz wax yaabo aadan arkeenin aye ayaga arkaan anyways qalbiga ilaah haku dhayo gabar adag iska dhig xldan waa ka gudbeysa i.a Allena talo saaro❤
@TiktokSomalia-l6h26 күн бұрын
@@ismadhibto8172 mhdsnd abyo wn iska dhigaa lkn wax aan qabto oo shaqa malaha guri joog ayan ahay fakily lama jogi muqdisho jmcd ka bartaa waxbarasha xitaa wn ia caajisy oo isbuucii lama maalin la adaaa xirfad hadaan baran lahaa isku mashqulin lahaa lacag ma heysto guri jooga fakir ii sii dheer hadda labo maalin wax macunin qolkeyga hoos iiga xeran oohin leehayaa iyo inaa alle iska baryo
@AaminaDucaale-v4w24 күн бұрын
Abayo kaso qaad qofkasi qofkagi inanu ahynba oo khayrba kulahyn si kasto uniyad jabsanthy iskuday inad istagto oo noloshada hore uwadatid wad samayn karta hays dhibin
@zamzamaadan364018 күн бұрын
Abyo mcn kaalay ana ku ogol ina igu nafistid xaldadahan wey iska badanyihin rag kliya mahaan dadka qofka dacaad moda dabal 😢
@mumtaazsaid310311 күн бұрын
@@AaminaDucaale-v4w hda wxaa wa lsoo dhafy hys murgin dantaada ku mshquul allena talo saarso astqtrta bdso alle qlpiga haka reebo apyo gpr adag iska dhig
@aishamohamed6342Ай бұрын
Abyo mrka talo ama dhibysd afsomalia aad ugu dadal ano og inad tqnid Afsomali ban raba inad xojisid sbbto ah mrka dad so hor istgysd wa ina dadka kgu xirnadan hde cadan yhn English ula hdal hde somali yhn dee luqda ula hdal dadka calamka iygo yqnan English bee ixtiram luqdoda mrka sda baa ku fican hda somali ku hadlysd only somali ku hdal maa dhagyste dadka public speakerka ah
@abdisamadmohamoud18 күн бұрын
naagaha somalida waa maryawayn illhayba kamabaqdan ee dadka is tustan
@abdisamadmohamoud20 күн бұрын
amuus amuus shaqayso intad waxndan kugu jirin ka hadlaysid
@RowdaMaxamed-lz1ngАй бұрын
Luuqadeeda kadhaa jidhaa baa ubadan yaa ila arkay I know wan ogahay inayy reer qardho tahay but reer Hargaysa umalayn jidhay