Walle shikhaan wax noo roon ayo nooso dhigaa allah qeer badan ha siiye Qof walbo oo arka comantigaan allah ha geeyo janada 🤲
@meersiissports25155 жыл бұрын
Adna allah ku geeyo janada
@alfurqaanprimaryschool98084 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@zeynabhassan81314 жыл бұрын
Shugran
@caskacaska24164 жыл бұрын
Masha Allah jazaka khar yaaqii
@caskacaska24164 жыл бұрын
Amiin amiin
@maryanmohamudismailgamer82755 жыл бұрын
Cashar kaan wax badan baan ka faaidey. Jazakumullah Sheik Allaha ku barakeeyo. Aniga Waxaan dhalay Caruur 2 kamid ah caruurteyda ayaa xanuunsan xanuun xag alle ka yimid oon ku samir sanahay. Balse Waa la igu caayey qadarta Rabi Balse cuqdad bey igalisey cadaas oo iga timid umad aan danqasho la heyn. Cashirkaan Waxbaan ka faaidey fadlan inta aqrisato qoraalkaan iisoo duceeya caruurta Ana Waan la canuunsadey cuqdad nafisiyan aan ka dhaxley bulshada qaar kood. Caruuta igu duceeya Ana iisoo duceeya Waxaan ka xanuunsanayaa lugaha. Cuqdadii cashar kaan baan waxbadan ooga faaiidey. Allxamdu LiLLaah🤗
@faadumoabdirahmaan3875 жыл бұрын
uqtii kusabir sabarkaa lagu liibaanaaa aduun iyo aaqiro ilaah isku xer marwalbana uduceey caruurta adna duceeyso hana raja dhigin mrwlba alle naxaristisa filo
Ilahay hakaa so qaadoo mid kher qaaaboo o ku anfaco
@shcabdiraxmaan85745 жыл бұрын
Illhay ha kusoo fududeeyo muraadkaaga isha allh haduu qayrkuu yahay
@nimcoahmed6414 жыл бұрын
Waxa jiry qof aan rajo ka lahyn nolsha oo niydu ka japty bari hore wan is barany asgoo quus taagan wan dhiiri galiyay kadib waxuu noqdy qof rajo ka qaba nolsha inbadan ka dip waxa uu noqday cadawgyga wanuuu i xumeeyay anu wan cafiyay ilhyna waan ka dacweeyay wn karaa inan xumeeyo kln ilhy ayaan ku reepey qof kastoo ku dhipa ilahu ka dacwee iskana dhaaf wllhi isgaa qomamyn doono mlin malmha ka mida inshaalh🤲🤲
@Qamar_Bint_Amiir5 жыл бұрын
Maasha allaah jazaakallaah
@najmiina38455 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته،🙂 يا شيخ الأزهر جزاك الله خيرا،ياشيخ شكرا لك 🙂🙂😘
@rijaalyare46095 жыл бұрын
Cadowgaaga Waxaa Uuga Guuleysan Kartaa Inaadan U Jwbn Iyo Inaad Riyooyinkaaga Ka Qarsatid 😂😂😂😂
@nuurtoabuukar98454 жыл бұрын
Masha Allah jizakallah sheikh Allah haku xafido
@minhaajmohamed61554 жыл бұрын
Alle ha ina ka wada qabto cadowga allow aanan qof cadow ku noqon jazakallah ya sheikh qofka diintisu dacif tahay baa dadka xasad ku noqda rabi ha ina ka qabto shukran sheikh
@keyfjama85835 жыл бұрын
MashaAllah thanks shaykh
@xamdibootaan76405 жыл бұрын
Shiiq wax Banda ayaa noo faaiidese kheyr allah ku siiyo
@zeinebhassan17365 жыл бұрын
Mashallah 😘😘🤲🤲
@yaasmiinCali5 жыл бұрын
Shekh jazakallahu kheyr manta wixi ka bilowda qof bini adam uma jawabi dono inta aan uso jawabi jiray illah ha iga cafiyo illah ajar haka siiyo
@bookhmediapro4 жыл бұрын
Waalahayga somaaliyeedaw Ee akhriya qoraalkaygan Ee sooduceeya in ilaahy Hamigayda irumeeyo
@reesaaeedeandean37245 жыл бұрын
♥️♥️💪jazakallah sheikh nosobadi shekoyinka camal 🙏🙏
@haajarahaajara60585 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ واحسن الله اليك آمين sheekh Alle haku barakeeyo arin muhimaad kahadashayأعوذ بالله من الحسد🙏
@najiibneeto46675 жыл бұрын
Aamiin Aamiin shiikh Alle haa ku barakeeyo 💗
@zaynabhassan7485 жыл бұрын
Maseer aan leyga qancin baa i wareeriyay bal so duceeya in alaah iga dul qaado
@ruwaydamaxamed80423 жыл бұрын
Wllo digriga badi waad ilawasaa insha allah
@yasminmimi8796 Жыл бұрын
Jazakalahu qayr insha Allah
@luljimale97255 жыл бұрын
Thank you Shiiq. Waxbadan baan kaabarday.
@SagalMohaned2 ай бұрын
ALLAAH WAXAAN UGU MAHADIYAA IN UU IGA QABTO CADOW WLBA O IDHIBA SAMIR MARKAAN QAATO ALXAMDU LILAAHI DADOOW SAMIRKU WAA SEEFTA AWLIYADA E OGAADA
Sheekhoow Aniga marka Dumarkii idhibaan Amma waxdhib ah liran waan dareemaa markaana waan Ducadaa haday shaleeyihin Alloow igaqsbo haday Khair leeyihiin Allow itus dhahaa markaana way ilasoo hadlaan isla Maalin kadib Allaahu Akbar
@sadiomohamedomar44092 жыл бұрын
Wall ana rer deris nahay sas igu yihiin duco isheeg
@niiyaasticaashaqa31135 жыл бұрын
Jazakalahu qeyr shekh
@qadiijoqaali14163 жыл бұрын
Walalyal iso duceyah inu ale murugdah iga babiyo
@you098G4 жыл бұрын
شكرا لك على كل خيرا ... : نحبك يا شيخ
@FathimaFathima-ly4cf4 жыл бұрын
Waad mahad santaha sheeq ilaha ha ku barakeyo waad no nasexesa
@maryanmohamudismailgamer82755 жыл бұрын
Halkaan Waxaan ooga Mahad celinayaa walaalaha halkaan nooga soo du ceeyey aniga & caruurteyda Allaha noo aqbalo. Mahadsanidiin Ana samir baan tiigsanayaa insha Allah Alle xagii kuma qadayo insha Allah habeenkii markaan seexanaayo Waxaan dhahaa Alloow adoomadaada cafis bey iga yihiin mid aan aqaan & midaan aqoon oo wax iga sheegey. Mahadsanidiin walaalo yaal aan isu soo duceyno insha Allah.😊
@لولوالجنوب-ص5ق4 жыл бұрын
ما شاء الله الله يحفظكم دنيا واخره وفقك الله الله معك شكرا لك يا شيخ 💝💝💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏❤❤🌹🌹🌹
Masha allah sh cadowga allaha naga qabto sharto allaauma ina najcaluka fii nuxuurhim wana cuudu bik min shuruuri him xasbunallaah wanicma waiil jaskalahu qeer
@leyloabdullahi1345 жыл бұрын
Mahadsanid walaal qaali, waan ka sugeynaa casharadaa camal insha Allah.
@monakitchen15 жыл бұрын
Sheekhoow jaza aka laahu kheyr ilaahey ha kuu xafido sheeqoow markaad qof aad garaneysoo biyaha bada kugu soo daayay riyo bal isoo fasir shukran
@baazbintubaazbintubaaz4135 жыл бұрын
Alle Cilmiga haku barkeeyo. Amiin walhi janlkan badbaado. Waxabdan wankafadye.
@nasromaxamedyarionasromaxa99513 жыл бұрын
جزاك ألله خيرأ جزي شيخ
@amrantiinaisxaaq86355 жыл бұрын
Iisoo duceeya muraad ayan leeyahay walalahay 🙏🙏
@cabdirisaaqsiciid52865 жыл бұрын
Illaahay hakuu sahlo
@shukridahir39255 жыл бұрын
Mash allh sheikh dhiiro galina ayaan kahelaa Alle ka abaal mariyo
Masha allah wlhi sheikh aniga waan iska dhako tiraa wax walba oo la ii sheko wn arkay dad iigu karn lkn waxaan iska dhikaa qof aan wax ogeen alle ayaana aga dacwodaa manah la murmo alx
@xamdikaifyusuf28875 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haku barakeeyo sheekh❤❤❤ dar ilahaybankuu jeclahay
@umuss78745 жыл бұрын
Aniga malin iyo haben ayey dhahaan ninkada nagu qaba sanwaye sanwaye o wa layiri ah iyo waxyabo kale o ay nagu kala geynayaan xajigeyga lkn dhag jalaq uma siyo wa dad naga masersan o nolosha ididan lkn wan huba wanka guleysaneyna I.a👈👏👏👏
@lunamud31435 жыл бұрын
Meesha ay ka ag dhow yihiin ka guur meesha cusub oo aad degto cid waxba haku darsan banaanka ka salaan aqalkaagana ha keenin.