Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks

  Рет қаралды 162,926

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Пікірлер: 173
@monamhssan7217
@monamhssan7217 3 жыл бұрын
Waa sax ilahy ba ila og mudo 7 bilod ayan luqad kubarty lkn waxa igu kalify inan sidas dhaqsida bdn ugu brto wxy ahy waxn jogay wdnka loga hdlo luqaas wxn rabay inan jmcd ka bilbo jamacdana wxy bilmeysay 7 bilod wxyna igu dhahyn wxd ubahanthy 1 sano ind luqd kubrto kadiba wn wn dadaly si aysan igaga hor xirmin jmcdas wana ku brty alx wx wlbo ad goan ku grto inad smyso wad smyn karta😊
@abdulahiali2636
@abdulahiali2636 2 жыл бұрын
Pro dadlkii baan jogaa intaan ka ogahay luuqada waxa ugu adag speaking alow qofku ku fiican yahay writing and reading but way adagtahay inaad speaking waliba dalka qofka jooga somalia mxaa talo ku siin lahyad hal io labo
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 жыл бұрын
Walashey waxa ubahanay in Aad gacan iga siiso barashada English ka marka xagee kala so xariira
@daawoshow3541
@daawoshow3541 2 жыл бұрын
​@@abdulahiali2636 hadalka hadii aad rabto inuu ku fududaado waxaa sameysaa dhageysiga luuqada badso litining
@abdinajibmohamed8948
@abdinajibmohamed8948 2 жыл бұрын
Respect🙏🤣
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 жыл бұрын
abayo lumberkada iso qor si Aan kula so xariiro oo Aan waxa i dhaanto kaga faa. ido
@ciisecaliadan640
@ciisecaliadan640 Жыл бұрын
Always remember self motivation and confidence are the two most important things to lead a seccessful life
@salahudinmohamedmoallim4379
@salahudinmohamedmoallim4379 3 жыл бұрын
Thanks our teacher, I will encourage you to go forward so I am happy to be linked for you. ❣🙏💯
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
Waxaa fiicnaan lahaa qodabada 5 ta ah inaad soo uruuriso . Sharraxaad dheer oo aan wax badan soo kordhinayn ayaa kujirta 1- feejignaan iyo dareenqab 2-isticmaal joogto ah 3-ujeedka guud ee cidda luuqadaas aad baranayso ku hadlaysa inaad fahanto. 4-xiise iyo jacayl waxa aad baranays. 5-Isku day inaad ku hadasho.
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 2 жыл бұрын
Comments intaas u soo galey, thanks brother 🥰
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@hanadabdi8450
@hanadabdi8450 6 ай бұрын
Intas aad soo koobtay ayaaba kafaaido badan waxa u daaldalayo😮
@HooyoFadumo-eq6ke
@HooyoFadumo-eq6ke 5 ай бұрын
Thanks
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@elminasibb
@elminasibb 3 жыл бұрын
Kun jeer mahadsanid maclin maalin kadib ayaan bilaabi rabaa afka Norwigi-ga, muuqaalkaan waa muuqaal aad ii anfacay, oo waqtigiisi ku soo beegmay
@haniomar5541
@haniomar5541 3 жыл бұрын
Norska ha ma dhibatno lakiin maka bilaabeso isku Day inaa xiftiso
@elminasibb
@elminasibb 3 жыл бұрын
@@haniomar5541 ku mahadsanid walaal taladaada Waxaan filayaa inaad adiga baratay
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
Masha Allaah , sxb waxaa isoo jiitay sida farshaxannimada leh ee hadalka aad isugu toosisay gaar ahaan qaybihiisa danbe , iyo sida xeerarka qoraalka aad isugu dayday inaad awoodda ula timaado.
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
@@sayid6649 mahadsanid walaal
@Mohammed-H.A.E
@Mohammed-H.A.E 2 жыл бұрын
Thanks Dhab Ahaantii si Weyn ii anfacayaa Mnsh allh Sxp Ilaahay Hakaa abaal Siiyo Walaal Qaali
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
War Soomaalaay Aan share dhahno Ninkaan chanelkiisa wlhi waxbadan ayuu tarey ee nimanyahow aan share u dhahno U dir asxbaataada
@drhassan2369
@drhassan2369 3 жыл бұрын
best channel mash alh sxp waqtikeey ubadan vedioyaashaada ayaan ku baxshaa aad ayaad umaahsan tahay
@fadxicali3660
@fadxicali3660 3 жыл бұрын
Shukran
@rakbah.c
@rakbah.c 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb baarnaamijyada TED xooga saar
@queenzlucky2453
@queenzlucky2453 3 жыл бұрын
Tnx alot my teacher 🙏😇😇
@shaaficiismailaadam738
@shaaficiismailaadam738 3 жыл бұрын
Number iisheeg lagala xariiro
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
@@shaaficiismailaadam738 doqon xisho yow man 👞
@HassanMohamed-vu3hc
@HassanMohamed-vu3hc 2 жыл бұрын
Merci beaucoup Mon Frere
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
SO MUCH THANKS,MA OGNAHAY CHANNEL.
@liibaanwaasuge
@liibaanwaasuge 3 жыл бұрын
Kan mi aaad hore u turjumta soo mahan walaal
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh 3 жыл бұрын
Wlaahy waa muqaalkan u baahnaa mahadsanid wll gacaliye
@abdirizak1409
@abdirizak1409 3 жыл бұрын
Tedx talk so badi bro
@abdishakurabdi1844
@abdishakurabdi1844 2 жыл бұрын
Masha Allah bro mhdsanid inbadan runtii waa muqaal anfac leh hada ayaan bilaabi rabaa barashada afka jarmalka insha Allah in ilaahay ii sakhiro rajeynayaaa..
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
mashaa allah wll barmamujyo wanaagsan oo faa ido nooleh ayaad nosoo gudbisaa horay usoco
@kawsarise283
@kawsarise283 2 жыл бұрын
Mahadsanid anigu Deutsch bartaa insha allaah wan dadalayaa
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 2 жыл бұрын
Wax badan inaad hada kabaratay ayaan filayaa ano Africa joogo ayaan wax badan ka bartay luuqadaas wanan jeclahay
@maxamedabaabala8879
@maxamedabaabala8879 2 ай бұрын
Hye ma barate
@basa4me897
@basa4me897 2 жыл бұрын
Thank u bro i get a lot of benefits from this video the lecturer said u must use the language as a tool and start from the day 1 so i delighted that and this is my day 1 And i will use it daily
@Muuminacademy
@Muuminacademy 2 жыл бұрын
I appreciate your effort.
@NiciimaAxmed-r1g
@NiciimaAxmed-r1g Жыл бұрын
Habo wacan ban hyisamashalh wan jecelahay haboo
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay zhp
@ShucaybAhmed-d7m
@ShucaybAhmed-d7m 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 Жыл бұрын
Merci beaucoup mon frère 🎉
@IbrahimOsman-p6p
@IbrahimOsman-p6p Жыл бұрын
Thank you ustad waxbadan ayad no fahfahisay
@fatimaabukar9097
@fatimaabukar9097 Жыл бұрын
Thnkiz wllkey qaliya 🤔💞💞💞👂👀🤝❣❣❣❣❣❣🧠🗣😎
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 жыл бұрын
#Tedx ama #Ted #Talks waa madal caalamiya oo aqoon badan iyo fakrado kala duwan baad ka heleysaa.
@bakarali5086
@bakarali5086 2 жыл бұрын
I liked and subscribed this page.
@daheraye
@daheraye 4 ай бұрын
VERY NICE
@saacidmaxamed2481
@saacidmaxamed2481 2 жыл бұрын
Legend dhirigaliye horay usoco pro
@MARACADDE-2
@MARACADDE-2 2 жыл бұрын
Dadka runta shega aadbey u yaranayan iyo dadka dhiri galiya dadka aadbad umahad San tahay wllkey🙏
@IdilAbdiaziz
@IdilAbdiaziz Жыл бұрын
Tkz u 🎉
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Islaaaaam leee gabar soomaaliyeed baan ahay.seebaaye
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waad dadaashay
@zallaama
@zallaama 2 жыл бұрын
Shukria
@muqtaarmaax3897
@muqtaarmaax3897 8 ай бұрын
Mhdsanid wllka
@cxakiinaxmed2305
@cxakiinaxmed2305 Жыл бұрын
Asc wll ad bad u mahadsanatahaY ajar iyo xasanad Alaha Ku parakeyo
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 3 жыл бұрын
Zhukran Macalin ♥️
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad ❤️😊✅🙏
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 5 ай бұрын
Walala macan mahadsanid inbadan 2024 ban dawanaya ano ubaahan muqalkan oo Amharic hada galay😢
@AaminoHaajir
@AaminoHaajir Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Yaasir_1
@Yaasir_1 3 жыл бұрын
100% guul
@abdirisak9807
@abdirisak9807 3 жыл бұрын
M.sh allah
@ciisecaliadan640
@ciisecaliadan640 Жыл бұрын
dream is not what you see in sleep A dream is something wich doesn,t Let you sleep
@burhanmohamed9175
@burhanmohamed9175 2 жыл бұрын
جزاءك الله خير الجزاء
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Жыл бұрын
6da bil soo aadan waxa iga go,an in an barto luqada turkishka insha aalah
@sabiriin1234
@sabiriin1234 3 ай бұрын
Waxa kuu sii dheer muddo dhan 4 bil ! Miyaad baratay hada ?
@istahilosmanabdi1499
@istahilosmanabdi1499 2 жыл бұрын
Good job sxb
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 2 жыл бұрын
Thnks Bro
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 10 ай бұрын
Waa xaqiiq ninkan waa runtiis
@AbdulahiAbdikariinTakar
@AbdulahiAbdikariinTakar 2 жыл бұрын
Sxp barnaaijyadan aad tarhuntay waan kugu dhiirigalinayaa…. Mahadsanid
@Qurux.channel
@Qurux.channel 9 ай бұрын
Nio anu hal sano baan jooga barana wayey hadlku wa igu adgyahy wa kow waxa isi dheer wixi wan ka niyad jabaya maxn samyeeay😢😢
@ahmedousman1127
@ahmedousman1127 2 жыл бұрын
Please zxp hada soo koobtid kawaran waxna kama fahmin zxp
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Familiy simple.waamaya.
@Cdulaahidaahirmaxamed-ln2oz
@Cdulaahidaahirmaxamed-ln2oz 4 ай бұрын
@abdifitahmohamedabdi4555
@abdifitahmohamedabdi4555 2 жыл бұрын
Sxp hada igu cawin karta ninkan magaciiss....m
@osmanahmed9351
@osmanahmed9351 8 ай бұрын
👌
@AasiBoy-k8v
@AasiBoy-k8v Жыл бұрын
7 9 2023 waxaan biloba maanta luqada English ka iyo carabiga iyo sawaxiliga iyo ibaanishka iyo urduu iyo turki inshaallah
@maxamedm.yuusuf2040
@maxamedm.yuusuf2040 Жыл бұрын
Intaas oo luqad halmar ha wada bilaabin Ani 3 bil aa english wadaa wallahi meel fcn ayaan sii marsiinaya . Marka hal luqad xooga saar. midaas marka hal sano gaarsisid midkale ku xeji
@Aliibnusayid
@Aliibnusayid 4 ай бұрын
Manta waxa laga joga waqtigi aaad qoralkan soqortay 11bilood luqadihi mabaratay walalow??
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 2 жыл бұрын
good
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 2 жыл бұрын
Alayacizak wll Hore usoco
@Saxarlasalax
@Saxarlasalax Жыл бұрын
Aniga af hinidi pa rawa ina barto 😢😢
@MoBashier
@MoBashier Жыл бұрын
Mabaratay😊
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Wadnahayga buuxo.tantan
@nagueyehboulaleh5337
@nagueyehboulaleh5337 3 жыл бұрын
Wll nosotrujume Ted x
@jamagarad3183
@jamagarad3183 2 жыл бұрын
Thank you so much
@Maykal-jg4jo
@Maykal-jg4jo 5 ай бұрын
1981 ayaad Doonaysay inaad barato luuqada china Subxanallah xilugas miyaad noolayd hadaad noolaydna maanta da,dadu waa 55 sano iyo wax kasii badan Cod cauureedna waad leeday subxanallah😊
@PodcastNow-f8s
@PodcastNow-f8s 5 ай бұрын
wiilka wuuturjumya waxfahan odeyga waye qofka inta jire 🤣🤣🤣🤣
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Hadanaaaa.number waa leeyahay yaaayeeto.5👋
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mahadana number number waa leeyahaytantan.Number 5
@abdikaniosmanjama3917
@abdikaniosmanjama3917 3 жыл бұрын
Mxaa helay soo daa Dee
@shaaficiismailaadam738
@shaaficiismailaadam738 3 жыл бұрын
Waad mhdsntahay xagee lagagala soo xqriiraa
@jawaahiri
@jawaahiri 3 жыл бұрын
WhatsApp ama telegram kan laxidhiidh +252634700421
@asaanleng
@asaanleng 6 ай бұрын
yaa raba inu ila baratikeyo? 2024
@hagarman6522
@hagarman6522 3 жыл бұрын
Waxaan arkay chanelka masicna convetion doodo fiicsn noo soo turjum
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 жыл бұрын
Soo badi marnamijkan
@nibo5707
@nibo5707 2 жыл бұрын
Can I learn Arabic Language pls
@mohamudali2930
@mohamudali2930 2 жыл бұрын
Mahad sanid manta laga bilabo insha alaah wan is ku dayaya sidan ku baran laha wadanka an ku sugunahay luqada loga hadlo 🤝
@waadawooda4477
@waadawooda4477 Жыл бұрын
Ma barty Mohamoud ow😮
@apdiaziizhasan175
@apdiaziizhasan175 Жыл бұрын
Ani luuqada Deutschka ayaan Sanadka iyo 5 bilod dhiganayaa hadana si caadiya wali ukuma hadlo dhig ayaan ku qabaa😢 caawa Wixii ka dambeya qodobadan ayaan samaynaaa allle hakaa abal mariyo
@sabrinmuhayadin2574
@sabrinmuhayadin2574 Жыл бұрын
Ani xda luqadasa rba ina brto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nono.👋
@dr.talyaanitalyaani4357
@dr.talyaanitalyaani4357 Жыл бұрын
6 bilood kulahaa 1 bil ku baran karnaa wll dadka haku dherayn waqtiga____!!!
@cabdulaahicalinuurshyuusuf
@cabdulaahicalinuurshyuusuf Жыл бұрын
Sxb bal ii sheeg sidee😂 aniga ilaa 2017dii private kadaba ordayay waxnna ma barane
@adanali5038
@adanali5038 Жыл бұрын
Asc bro isheg please sideye ku barani karaa please 🙏 isheg
@adanali5038
@adanali5038 Жыл бұрын
.
@sacadrashidjr1211
@sacadrashidjr1211 2 жыл бұрын
waA la baran karaa af qalaad si qumaati ahna waA loogu hadli karaa lkn Kuma soo gudbin kartid dareenkaaga
@marwobille6125
@marwobille6125 2 жыл бұрын
walhi really
@SaleebaanXasan-p6w
@SaleebaanXasan-p6w 26 күн бұрын
Niyow khadarow yaraciyaar baagujirta waasababtaan kuutaageero
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 2 жыл бұрын
Waxan raba inan barto Spanish and Portuguese and French and Dutch
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tantan baan ka ahay dumaaarbadnaaaa.35
@heeso586
@heeso586 2 жыл бұрын
Masha Allah
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
Carabi qofkii ibaro abaal wan uga heyn doonaa
@cabaasabdullahi4096
@cabaasabdullahi4096 2 жыл бұрын
Aadbu u fududyahy kaliya waqti sii
@rahmocali2942
@rahmocali2942 2 жыл бұрын
Aniga xitaa
@EsraApdirashid
@EsraApdirashid 11 ай бұрын
Abyo ma brty
@jimcaalejimcaale6186
@jimcaalejimcaale6186 2 жыл бұрын
Husein abdi daawo
@mohaxaajidahir9668
@mohaxaajidahir9668 2 жыл бұрын
Pro chanelkee ayan kaheli karaa action#6 Copy the face
@mahamudabdisallam5207
@mahamudabdisallam5207 2 жыл бұрын
Anigu luqad walba hadii wax la igu shego wan fahmaa se hadl ku cilinta idhibta?
@nimcomahamed6497
@nimcomahamed6497 Жыл бұрын
Sido kle xbbti
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Fariiidad.
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 жыл бұрын
Marnamij aad u fcn
@ibrahimhaad2503
@ibrahimhaad2503 3 жыл бұрын
Star
@Beygadaalo
@Beygadaalo 2 жыл бұрын
English sidaa ugu hadleeso waa funny😂😂😂
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waan intaaan iri.jimco
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5min
@maxamedxamse6900
@maxamedxamse6900 Жыл бұрын
Psychology
@mariadaimond4710
@mariadaimond4710 7 ай бұрын
Qof ay ka go.an tahy inuu english ila barto oo igula hadlo rabaa❤
@MamoBasra-k4d
@MamoBasra-k4d 6 ай бұрын
Aniga hppti 🤔
@abdimohamed8442
@abdimohamed8442 Ай бұрын
aniga raba iso qabo
@deeqgamer1234
@deeqgamer1234 Жыл бұрын
❤❤❤❤😂❤😂❤
@surayoabdi858
@surayoabdi858 2 жыл бұрын
xagee uu kuyala
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5.
@abdisalaamabubakar8309
@abdisalaamabubakar8309 3 жыл бұрын
Meher Wacan 👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/poqnomOmrpiHhZY
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 15.01.2025
20:29
VTV Somali
Рет қаралды 2,1 М.
Hadaad English ku wareertay Halkan ka bilow! || Hordhac
11:08
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 112 М.
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 71 М.
SIDEED KU BARAN KARTAA LUUQAD KASTA OO AAD DOONAYSID?
11:10
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 246 М.
Sida oogu Fudud ee Luqad loo Barto!
10:53
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 139 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН