SIDEED KU BARAN KARTAA LUUQAD KASTA OO AAD DOONAYSID?

  Рет қаралды 245,375

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

Күн бұрын

MA DOONAYSAA IN AAD SI FUDUD KU BARATID LUUQAD WALBA OO AAD DOONAYSID?! HADDABA, FIIDIYOOWGAAN ADIGAAN KUUGU TALAGALNAY.
KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 791
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 7 жыл бұрын
Waad U Qalantaa Guusha! HADDA KADIB HAKA WEL-WELIN BARASHADA LUUQAD KALE! Inbaddan waxaa la I weydiiyaa: Ayub, Sideen ku baran karaa Luuqad? Waloow aan hore uga hadlay haddana waxaan Jeclaystay in aan Fiidiyoowgan kugula wadaago Fikrado kale oo cusub oona Cajiib ah! Ku dabakh Nafsadaada Kana Dhabee Riyadaada. Mahadsanid(:
@farduushassan8058
@farduushassan8058 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin a
@umuaymanumuayman9147
@umuaymanumuayman9147 7 жыл бұрын
jazakallah kheir walal
@amiishalovely7646
@amiishalovely7646 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin thankz moree wllky
@ramloisak1215
@ramloisak1215 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin ilaaheey tartiis aa kuu jeclahay! Rabi ha ku jeclaado❤️🙏🏽
@updylahi4990
@updylahi4990 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin *mahd Sanid*
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
Waxa ugu fican luqada carabiga waxana ku fududanyo Tafsirka Quranka
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 7 жыл бұрын
isehasan hasan haaa wllo Luqada carabiga ba muhiim ah
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
maria adoonti alle ha abayo mcn carabiga wa wajib nasaran lkn dadku intisa badan ma ogo adun iyo Aqiiro wax na anfacayo waye
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 7 жыл бұрын
isehasan hasan Waa run wllo thanks bwe qurux Qur'anka fasiraadisa Cajiib wye allha nabaro Amin Amin Amin Amin
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
maria adoonti alle mahad sanid illahay ha ku xifdiyo
@xurriyo16
@xurriyo16 6 жыл бұрын
isehasan hasan yaa yiri carabi baa waajib ah. Qur'aanku waa waajib lkn ha dhihin luqad. Carabi waa luqad. Qur'aankuna waa kalaamkii Allaah.😎😎😎sidaa ayuuna waajib uyhy
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 2 жыл бұрын
Hal sanno ka dib baan kugu soo noqonayaa alle waxaan ka baryayaa inuu ii rumeeyo rajadayda illaahay dadka islaanka ah ha urumeeyo hadafkooda walaalayaal iisoo duceeya ana inuu alle hadaf kayga ii rumeeyo♥️
@aishaahmeddahir7716
@aishaahmeddahir7716 Жыл бұрын
hadda xooga mayara baratay luuqada
@Hash__qute
@Hash__qute Ай бұрын
Hada wax ma baratay
@ayoupeqodhop6384
@ayoupeqodhop6384 2 жыл бұрын
4years ka dib maanta ayuu isoo gaaray vediogan thanks walaal
@bashiirmohamet8118
@bashiirmohamet8118 6 жыл бұрын
Kusali nabi mohamed NNK Allahu masali callla sayidina Mohamed
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 7 жыл бұрын
Barashada Af cusub waxaa kuu sahli kara, inaad ku nooshahay wadan lagaga hadlo Afka aad barashadiisa xiisaynayso.
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 7 жыл бұрын
Muktar Bulshawi Bienvenue langue français
@Charco02
@Charco02 7 жыл бұрын
Muktar Bulshawi alors c'est bien bon courage mec 👍
@Charco02
@Charco02 7 жыл бұрын
King King ça va mec ?
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 7 жыл бұрын
Sharmarke Burhan Bien ugas 👻
@Charco02
@Charco02 7 жыл бұрын
King King tu habites où? Frère
@wiilhoog709
@wiilhoog709 3 жыл бұрын
Thnk you for your sharing this pperfect lesson, I am one of the people those are vulnerable to learn English I take your suggestion without quesstion
@RakiyaAbdirisaak
@RakiyaAbdirisaak 4 ай бұрын
@apdallasaed3005
@apdallasaed3005 7 жыл бұрын
Mahadsanid wll Xaqiiqdi in aad baratid wax cusub waxay ka doonaysa dulqaad iyo in aad naftada kalsooni buuxda ku qabtid. 2016kii waxan azxaabtayda ku idhi waxaan baranaya luuqada Turkiga "Turkish" waan xasusta qaarba iga jawabay wad walantahye luuqada Turkigu way adagtahy macalin kaa caawiyana mahaysatid.. Dheg uma dhigin hadalkoodi balse waxan ku adkaystay in aan barto luuqada Turkiga anigoo ka baranaya KZbin.. in aan si fican ugu hadlo luuqada Turkiga waxay igu qaadatay 6 bilood. Alx iminka sifican ban ugu hadli kara balse qoraalkeda igu yara adag...
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
adoo wadanka jooga yaad baratay miyaana wll anaa turkiga jooga wakhti xaadirkan
@cashabashiir2495
@cashabashiir2495 2 жыл бұрын
Mashaallah walaaal igu caawi talooyinka inn luuqad Englishta brto ayaan rbaa anoo talooyinkn teacherkna qaadanaya
@Haniahmed573
@Haniahmed573 Жыл бұрын
🔤 alifbeetada la bartaa wll aniga qoraalka aqanaa iyo aqriska lkn micnaha😭
@aliyusuf4632
@aliyusuf4632 2 жыл бұрын
Thank you so much . Dear teacher ayub . You are great person .keep moving.
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 3 жыл бұрын
Thanks to our motivator I hope this helps lots of people
@eliyyaas6078
@eliyyaas6078 6 жыл бұрын
Anigo oromoo ah waxaan bartay luuqadda somaliga dhowaan ayaan billaabay Af-soomaaliga wakhtii yar ayaan ku bartay ku hadalka iyo qoraalka iyo akhriinta luuqadda soomaaliga in aan barto waxaa Igu qasbay shaqadayda darteed ayaan u bartay waa runta door weyn ayay ku leedahay sababta aad ugu baranaysid luuqad cusub
@deqafarah489
@deqafarah489 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdurashidhajiabdurrahman8651
@abdurashidhajiabdurrahman8651 2 жыл бұрын
Hhhhh masha alh
@quennatii7132
@quennatii7132 2 жыл бұрын
Keep going
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Жыл бұрын
Mahadsanid Walaal,Galatoma Obole
@dekaahmed6028
@dekaahmed6028 7 жыл бұрын
Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin
@abdirahimhusein3810
@abdirahimhusein3810 7 жыл бұрын
Masha allah ,labo sanno oo aan ku nool ahay wadan ka mid ah qurbaha ,waan ku guulaystay luuqada inan si waadax ah u barto dadaal badan kadib ,Dadka cusub barnaamijkaagu wuu meel marinaya thnx sxp
@hanadhaaruun407
@hanadhaaruun407 7 жыл бұрын
Masha Ayub sxp wxaa tahay qof Jecel dadka inuu dhiiri misanah jecel inuu dadka u faaideyo Ayub sxp ku noolow Nolol ku dhisan farxad iyo jaceyl waxaana kuu rajeeyay weliga qofaan guushiisa haleelin Adiga iyo intii jecel iney guusha hanato oo dhan Aamiin Aamiin.
@ramlaismail8286
@ramlaismail8286 7 жыл бұрын
Thanks alot my best teacher
@ibraahiimcabdulaahi6291
@ibraahiimcabdulaahi6291 7 жыл бұрын
حياك الله والله كلامك يؤثرني جدا جدا عندما شاهدت فيديو هاتك وضعت جدولا للمداكرة يوميا واحب ان اتعلم اللغة العربية شكرا لك يا مضي ء طريق حياتي
@a.m5892
@a.m5892 5 жыл бұрын
ممكن انت مارس معي
@bashiirmaxamed7372
@bashiirmaxamed7372 2 жыл бұрын
انت ممتازه جدا والله اني احبك اكثر
@jamacismail1720
@jamacismail1720 3 жыл бұрын
Manta Xagan Waxaan U Soo Galay Laba Sano Ka Hor Aan Daawaday Clipkan waxaan Go,aan Ku Gaadhay In Aan Qaato Talooyinkan Wanan Qaatay Mnsha Allah Dadaal Badan Ka dib Imika Waxaan Ahay Qof Dadaal Sameyey Mhdsanid Wllkay Alle Khyr Ha Kugu Badalo fikirkii Fiicnaa Ee Aad Na Siisay mahadsanid
@cashabashiir2495
@cashabashiir2495 2 жыл бұрын
ما شاء الله بارك اخي walaal talooyinkn ad ku faaiiday se luuqdii si fcn ma u brty hdda
@Ugbadareb123
@Ugbadareb123 6 жыл бұрын
Walalkan qali waad Mahadsan tahay marka hore waad inaad aminto naftata marka labaad waa inaad ku talasha sidaad u barali lahad luqadahay kasta waa run walalkay thank you so much 😍😘🖒❤❤💝💜💛💚💙💗💔💝💞💗💗💞💞💝💝💜💓💔💞💙💌❣💟💞💝💜💝💟💙🗨💬💌
@ilhamodera415
@ilhamodera415 6 жыл бұрын
Mashallah you really tell me a Best way to learn English. Thank you
@Suulcayn
@Suulcayn 7 жыл бұрын
Mahadsanid million times Ustaad Sakiin
@yarantaxafadao4388
@yarantaxafadao4388 Жыл бұрын
Thank you teacher
@maryanbaale8674
@maryanbaale8674 6 жыл бұрын
Mahadsanid wall markaan kuwareero luqadaan barto adigaan kudaawadaa si aan dhiiri gelis uhelo ilaah haku xafido
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Thanks you soo mach my dear teacher insh allah 🥰🥰
@ayuubmohamedabdullahi4696
@ayuubmohamedabdullahi4696 4 жыл бұрын
m.a my dear teacher thanks 😍
@xamzacade2088
@xamzacade2088 4 жыл бұрын
Somali
@cashabashiir2495
@cashabashiir2495 2 жыл бұрын
Thank you my teacher❣
@suhe216mali5
@suhe216mali5 7 жыл бұрын
Mansha allah ilahay haka ajir siiyo waad noo faaidaysay waadna idhiiri galisay garamtig aanba isku wareeriyay wuuna i nacsiiyay
@fatimamohamed200
@fatimamohamed200 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr walal Wana tashjiicisay
@xamdaxuseen4362
@xamdaxuseen4362 6 жыл бұрын
Mashaa allaah ayub yusuf sakiin aad ayaan u jecelahy dhiri galintad wanan kafaaidy
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 7 жыл бұрын
thanzk sir you are live sever coz i live in burco i like learning english my accent looks US i learn inglish in youtube channela i can speak undreatand and write
@karama0277
@karama0277 6 жыл бұрын
CABDICASIIS FARXAAN TECHNOLOGY inDr Chaneladaad ka baratay maad nala wadaagtid adoo mahadsan
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 жыл бұрын
masim karama #haykal azuuz facebook gayga igala so xidhid waxan kugu dhami wankugu cawin zxp
@xamsecali8181
@xamsecali8181 4 жыл бұрын
@@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY sxp noo faaide
@xasancabdullahi3679
@xasancabdullahi3679 7 жыл бұрын
Mhdsnd Ustaad Yusuf Sakiin insha allah wn sameyn doonaa rayigaaga haduu alle idmo Horey u wad dhiiragalinta bulshada somaliyed📢
@nuuracali6359
@nuuracali6359 5 жыл бұрын
Luqada carabiga sideen ubankaraa hadanan jogin wadanka loga hadlo
@muniishapea5453
@muniishapea5453 4 жыл бұрын
😊Alh Ku Barakeeyo wllki
@abdihafidabdihassan681
@abdihafidabdihassan681 7 жыл бұрын
mnsha allaaah wall ayuub yuusuf sakiin wax badan baa iga badashsy noloshyda adiga hda badaly marksta wxa ku baryaa ilhy in uu khyrkiisa ku siiyo abaalkga ma gudi karo e frxd igu nolow inta nolol jirto i nolow
@maxamudcisman4641
@maxamudcisman4641 7 жыл бұрын
Abdihafid Abdi hassan
@sakariyecabdirisaaq916
@sakariyecabdirisaaq916 7 жыл бұрын
Abdihafid Abdi hassan taladisa Miyad Ku Gulaysatay
@umaymahupi1482
@umaymahupi1482 4 жыл бұрын
Wllo ayuub wxn raba siidan uu barnlaha carabi iigu adaag ee oniln wax naagu bar pls
@Hamda6
@Hamda6 6 ай бұрын
Mabaratay wll hada ​@@umaymahupi1482
@asialuula7971
@asialuula7971 7 жыл бұрын
Masha Allah ayub mawduuc aan inbadan sugaynay weeye mahadsanid wll
@keyfabdikadir5075
@keyfabdikadir5075 7 жыл бұрын
Maasha allaah aad ayaan ugu bahnaa barnamijkan allaah ajar Iyo xasanaad hakasiyo Jazaaka allaaahu KHEYR wll ayub
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran wll💕
@clshakuurfarhan9099
@clshakuurfarhan9099 7 жыл бұрын
jazakalah khyra jazaak Mr Ayuub Akhi Filah
@rayaanbiid5748
@rayaanbiid5748 7 жыл бұрын
Thanks Thanks Ilaah kuxifdiyo
@MsAbdikadir
@MsAbdikadir 7 жыл бұрын
Thank you So much your Advice
@mahadsuufi3650
@mahadsuufi3650 7 жыл бұрын
Masha Allah luqada walbo inaa barto ayaa rabaa sxb English and Italia and Gramania and Sweden sidee Ku barakaraa
@queenintheclash7690
@queenintheclash7690 6 жыл бұрын
Aniga wall wxn Bartay Arabic & Englisch hadana wxn wadaa luuqada Jarmalka mashaallah hada meel fiican ayaan ka gaaray lkn wali perfect ma ahi cause wxn rabaa inaan Jamacada tago inshaallah Alle hayga guuleeyo intii ay ku adagtahayna Alle haw fududeeyo inshaallah. Walhi markaan dheho dadka Jarmalka ah wxn ku hadli karaa 4 luuqadood i mean Somali + English + Arbic + Deutsch, way yaaban inshaallah Mustaqbalkana wxn ku dari doona Faransiis
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 жыл бұрын
Wllo arabic wa aqana iyo English lkn sidee ubaraty Germany luqada kaliya ee igu adkatey weyaan teda kale 4 sano kadib jamacadii madhamaysay hada se xage jogtaa 🤔🙏
@ayaandarwiish
@ayaandarwiish 2 жыл бұрын
Msh allh wll se ku bartay iga wrn
@asiaosman8867
@asiaosman8867 Жыл бұрын
M.n wll sidaad kubaratay markaa
@fadumadaud6615
@fadumadaud6615 7 жыл бұрын
mansha Allah walle waad ku mahasantahy waqtigaa nagu faidaysay
@maandeeqindho2137
@maandeeqindho2137 7 жыл бұрын
Ayuub wll mahadsanid rnti markaan barnaamijyadaada wax barashada kusaabsan daawado xamaasad zaid ah ayaan dareemaa. Jecliyaa waxbarashada qofkii talo igasiiyo. Mahadsanid 1000 jeer wll.
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 3 жыл бұрын
Wlhi hada waanbarta xooga kakasaa habenkii badanaa saa umaseexdo sababtoo ah xamaasad darteed usexnwaayaa😞
@zeynabh4449
@zeynabh4449 7 жыл бұрын
Masha allah shukran walahi👉👏👏👏👏👍👍👍👍
@nimoabdulaziz3366
@nimoabdulaziz3366 5 жыл бұрын
👍Jazakallah wll aadba u mahad snthy
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 7 жыл бұрын
Masha-Allah jazakallah khayr
@rodaqalir3379
@rodaqalir3379 7 жыл бұрын
I love to be a good student
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 5 жыл бұрын
mawduuc aan inbadan rajeynaaye inaad ka hadasho wayo waxaa tahay macalinka dhirigaliyaha bulshada mahadsanid mawducan wxn kahelay dhirigalin aad uween
@qalbiquman4392
@qalbiquman4392 2 жыл бұрын
Ma shaa allah dhiira gelin ayaa kaa helay wad mahadsanthy kumanan jeer
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 3 жыл бұрын
thank you so much for your advice i really like it keep it up bro
@raaxoaadenciise8970
@raaxoaadenciise8970 3 жыл бұрын
tack för råd om mig♥️ 🙏🇸🇪
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 5 жыл бұрын
Jazaakallah ustaad allaha kuxafido
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 7 жыл бұрын
Jzklh kheyr ayub ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo wacdiga iyo waanada aad noosoo jeedisey walaalayaalow ii duceeya inuu illaahey ii fududeeyo luqada ingriiska oo fahamkeedii igu adkaadey
@nacimaiman
@nacimaiman 7 жыл бұрын
MashaAllah ayub yusuf sakiin waa runtaa grammer hadaa ku mashquushid luuqada ma baraneysid hadane waa muhiim naxwaha la'aantiis luuqad lama baran kartid aniga english arabic&deutsch baan ku hadlaa qoraane welina waxaan rabaa inaan spanish barto hala dadaalo mahadsanid
@fuaadmaxamud2744
@fuaadmaxamud2744 7 жыл бұрын
wie lange hast du Deutsch gelernt?
@fahmodeunique1658
@fahmodeunique1658 4 жыл бұрын
Aniga waxan raba luqada English iyo sawaxiliga sen ku fahamikara
@ciyarahaadunka3988
@ciyarahaadunka3988 4 жыл бұрын
nacima iman anigu qof adigo kale wan ubahnan laha sidan ugu wada hadalno luqada
@caafifomaxamudcumar8066
@caafifomaxamudcumar8066 3 жыл бұрын
wllo wanku bahanhy maku heli kraa fadlan
@zainabmose6269
@zainabmose6269 7 жыл бұрын
mash allah jazakalah qayr macalin ayuub
@gaasiradalmar7628
@gaasiradalmar7628 7 жыл бұрын
#sakinayub rabi haku xiftiyo waa markii iigu horeeyeysay ee aan helo waanooyin ceynkan oo hala ah waad ku mahadsan tahay wll sidaad umada somalida ula jeceshaya wanaaga illahow waxaan kuu caafimaad taam ah jasaakalaa khyr
@Iglan-vf7wb
@Iglan-vf7wb 7 жыл бұрын
Thanks wll aad baan uga helaa cashiradaada Masha Allah jazakallah kheyr
@shaafijama3417
@shaafijama3417 6 жыл бұрын
*Waxaan jacelay inaan bar to luuqada turkey sideen Ku baran karaa thanks*
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 7 жыл бұрын
Ani waxaan ku hadlaaa luuqadaha Sida English France Arabi waxaanan Rabaaa inaan barto luuqada Germalka iyo Spainishka hdaba sideen u bartaaaa oo u fudud????
@alihussein2144
@alihussein2144 7 жыл бұрын
Thanks bro for the video 😀😀😇🤗🤗🤗 mashAllah
@khadardhego
@khadardhego 6 ай бұрын
Only watching 2024
@ugaasadsumayo509
@ugaasadsumayo509 7 жыл бұрын
Ayuub yusuf sakiin mahadsanid booowe Engshli ku daalay sida ubaranaayay hadana kasii caajisaa hala sheegtay inaa sameeyo iigu ogthy Hadana kusoo biiray 👍👍
@hassanfatima2506
@hassanfatima2506 7 жыл бұрын
maasha allah macalin ayub thanks
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 2 жыл бұрын
Mncha allah 🥰 Allah haka abaal mariYo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 жыл бұрын
Ustaadka kaliya een ilaa sadexsano muqaladiiss daawado een waxyaabo aad iyo aad u badan ka faa'iiday alle haku barakeeyo walaalo
@zumea3240
@zumea3240 3 жыл бұрын
luqada franceska aya raba inaa barto 🥺 wana rajeyna inshallah
@saraadam4754
@saraadam4754 7 жыл бұрын
Thanks teacher
@nastexoabdulahi2298
@nastexoabdulahi2298 7 жыл бұрын
Mansha alllah ayuub wad mahadsantahay waxaa ku dhibanahay barashada luqada faransiiska wayoo la'aanteed maku guleysan karo sanad dugsiyed kan waxa tahay macalin aa wax badan ka fa'ideystay muqalkana waxaa daawaday waqti aan ad ugu bahnaa jazaa ka allah
@dhagawayneabdixafiid7283
@dhagawayneabdixafiid7283 6 жыл бұрын
Wallo qali luqada waxay ku fududaynaysa marka dhex joogto wadankii luqada lagaga hadlayey xooga saar hada dhex jogto anigu waxan ku nolahay Wadanka France in badan ayana xoga saray ina barto hadana wanku ficn in badan wana ku shaqaysta Adigna guul bn ku rajeyn
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 3 жыл бұрын
Jasaa kumu allahu qeyr jasaa waad ku mahadsan tahay ayuub thanks alot
@king_apdirahman9874
@king_apdirahman9874 5 жыл бұрын
Ayub.waad.nadhiiri.galisay.ale.hakugu.dhowro.danta.aad.uqabatay.dadkaagii.noosoo.badi.dhiirigalinta.mahdsanid.wll.qaali
@adoontaalle3112
@adoontaalle3112 7 жыл бұрын
Masha allh tabarakallah Jasakallahu khayr aniga luqada wadan kan waxan aminay in aanan barankarin insha allh khayr walalkey
@hananhashi1232
@hananhashi1232 7 жыл бұрын
Waan kahelay fidiyow gaan plz ayub Yusuf noo soo dub fiidiyow aad kaga hadleyso qaab ka ugu haboon ee lagu jecleysiiyo ilmaha iskuul ka
@nimcanalka6217
@nimcanalka6217 5 жыл бұрын
Shukran wllkeyn allaha ajir hakaasiyo
@jamiilajamiila7395
@jamiilajamiila7395 7 жыл бұрын
Mansha allaah jazzakallhu khayr ayuub alle khayr badan haku siiyo aadban ugu baahnaa
@hoge-tusaaleynmedia6940
@hoge-tusaaleynmedia6940 3 жыл бұрын
thnks teacher
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr yuusuf waxaa tahay qof dadka U soo Gudbiya wax waxtar Leh thanks
@internationalislamicschool7503
@internationalislamicschool7503 7 жыл бұрын
jaza akallahu khayr ustad ayub
@aminmustafe7455
@aminmustafe7455 4 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsantahay ❤
@cabdiwalisiciidhaybe750
@cabdiwalisiciidhaybe750 6 ай бұрын
6 sano kadib buu isoo gaadhay videogan mahadsanid wlloh runtii waaka faaiday ❤
@jiilka-cusubo-fficiel
@jiilka-cusubo-fficiel 5 жыл бұрын
allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo runtii waxad tahy qofka kaliya aan daawado markaan ubaahdo dhiirogalin iyo talo nafsiyadeed
@hafsaqurayshoqalanjo183
@hafsaqurayshoqalanjo183 7 жыл бұрын
Thank you for advice about me
@parkasma9457
@parkasma9457 3 жыл бұрын
Learn English
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 7 жыл бұрын
Jazakala Allah walaalkey
@maida1442
@maida1442 7 жыл бұрын
masha allah walal aad ayaad u mahadsantahay vidio aadbuu I idhiragaliyey madama an ahay qof luqad cusub barashadeeda kujiro waana kudhabar adeegayaa barashadeeda insha allah. guul wall insha.alah.
@Dhedo_media
@Dhedo_media 2 жыл бұрын
We miss you more ayub😥🥺
@cafiifabintumohamed1596
@cafiifabintumohamed1596 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal ayuub alle kheyr badan haku siiyo
@illlssnnsdndbdb3244
@illlssnnsdndbdb3244 7 жыл бұрын
Thanks
@hzhhsjsjjsjskssnnskskskbzb538
@hzhhsjsjjsjskssnnskskskbzb538 7 жыл бұрын
walahi waxan bartaa jarmal run ahaantii saad sheekeysid ayaan sameyaa halsano ayaan jookaa maasha alaah waana ku hadli karaa sannad kadib hadii aan sii dadaalo waan rajeenaa in sha alaah
@mahdamohamud6383
@mahdamohamud6383 7 жыл бұрын
Thanks Hno
@deeqaraage1158
@deeqaraage1158 4 жыл бұрын
Shukran walalkey ⚘
@rahmahassan1916
@rahmahassan1916 3 жыл бұрын
شكرا جزاك الله خير
@abdilahiiidaamin7524
@abdilahiiidaamin7524 7 жыл бұрын
Ayuub Yusuf sakin mahadsanid dhiirigaliye ayaad iitahay waan ku xidhanahay video yadada is joogta ah wana Kuwa Qiimo waxtar leh
@muzamilmohamed5271
@muzamilmohamed5271 4 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin best dirigiliye in Somali channels
@rexamin
@rexamin 7 жыл бұрын
Wll wadan cusub ayaan tagay hada wanan u baahnaa taladan sweden ayaan ku wareegay waana talo aan radinayay si fudud banan kaga helay wxn u bahnaday.
@hodanabdi1305
@hodanabdi1305 7 жыл бұрын
Ayuub sakiin ayaa ii ah dhiri geliye Waa macalin wanaagsan khar badan Alle ha ku siiyo
@munaariboi7078
@munaariboi7078 3 жыл бұрын
Thank u teacher ❤️🙏
@ismacilomar4776
@ismacilomar4776 6 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku xafido
@safaabdisalam2483
@safaabdisalam2483 7 жыл бұрын
Ilaahay dartii baan ku jecelahay alaha ha ku jeclaaado Janna gal☺️☺️☺️☺️☺️
@argasanosman6530
@argasanosman6530 6 ай бұрын
Mansha allah madasanid wllkay yusuuf merci
@bilankabacabdi1084
@bilankabacabdi1084 4 жыл бұрын
Masha alaah wan jeclahay dhirigalintada
@umonajma9928
@umonajma9928 5 жыл бұрын
Aslaamo caleykumo mahadasan MACALIN
@flowerfm472
@flowerfm472 6 жыл бұрын
Asc 60 sano waxyar baa iiga dhiman waxa school laygu bilaa luqatul.carabiyah jamalun baqarun ganamun farasun asadun kelbun thaclabun dijaajun ximaarun jalasa waqafa raqada qacada haraba kataba rasama ra,aa bakaa ramaa mashaa waa dersgii ugu horeyey sabuurad la iigu dhigo lakin somaliga dadkii wax lagu baraan ku jirey waan jeclahay carabiga qoraalku wu ifudidyahay alxamdulillaah ilaahoow iifidudee ano da,ku jira inaan barto amin
@hassanali5158
@hassanali5158 7 жыл бұрын
Thank you ayuub
@nimconimcoshugri416
@nimconimcoshugri416 5 жыл бұрын
Thank you so much
@taseenbts4611
@taseenbts4611 3 жыл бұрын
Aniga waxaan Aad uu jeclahay luqada korean kaa ilahaay ha ii fuddudeyo. Aamin 🥺🤲🏻
Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks
23:49
Jawaahiri
Рет қаралды 158 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 33 МЛН
NOLOL CUSUB: #42: WELIGAAGA HA QUUSANIN HANA ISDHIIBIN!
15:08
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 32 М.
NOLOL CUSUB: #36: SIDA LOOGU SAMEEYO NOLOSHAADA ISBEDEL DHAB AH
24:40
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 264 М.
NOLOL CUSUB: #6: WAKHTIGAAGA WAA NOLOSHAADA!
14:02
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 25 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН