Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.

  Рет қаралды 32,806

Warsame Bade

Warsame Bade

Күн бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali: smma.facacusub...
wa.me/25290561...
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Пікірлер: 125
@Aliyow3
@Aliyow3 8 ай бұрын
Muhiimada video 1. Awarness yelo 2. Diyaar garoow 3. Rabigaaga ku xirnow 4. 6 bilood isbadal ah
@PhalisHonnest
@PhalisHonnest 8 ай бұрын
Ani yurub mjogi 😢sacudi ayn joga Inn shaqalo nimo kabaxn Raba i.a aaan naftyda wxbuqbto mna jecli shqada wxbarahna mdhamynin hooyo single sii ahy alx nolosha Alle iibedelo dadalo Ayan rajeynaya isbedel sameyo Insha allh
@m-five6737
@m-five6737 8 ай бұрын
Aduunka maanta waa hal guri, meesha aad kajoogto muhiim ma ahan ee waxaa tahay iyo waxaa taqaan ayaa muhiim ah, good luck
@umxamsah9973
@umxamsah9973 Ай бұрын
Masha Allah Ilahey ha ku fududeyo wll waxana rajeyna ina hata noloshada is badashay ❤
@mowliid-Mohamed
@mowliid-Mohamed 8 ай бұрын
Ma aqaano wax ka wanaagsan in aad alle wax fiican ka rajeysid xaqiiqdii😮
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 8 ай бұрын
Waxaan kashaqeya shaqo aanan jeclayn waxaa rabaa inaan barto e commerce iyo affiliate marketing thanks wll
@CodkaNolosha-m8v
@CodkaNolosha-m8v 8 ай бұрын
Waxan maryaa heerkaad marysay 2017 waxn jiraa 18 majirto cid iiga baahi badnayd vidiogan ❤❤❤
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 8 ай бұрын
me too
@hassandj133
@hassandj133 8 ай бұрын
Shaqaale waa shaqaale uun Saxiib ama xafiis ama meel kale xor maaha. Mahadsanid Ustaad ❤
@HassanHassan-d2x
@HassanHassan-d2x Ай бұрын
Ustad.Warsame Bade Waxan Rabay in Aan Kula Soo Xiriidho Halkeee Baan Kaala Soo Xiriiidhi Karaa
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 8 ай бұрын
Jazaakallaah bro alle garab hanagu siiyo si aan xirfad ubarano kana baxno shaqo la aan iyo shaqaalanimo tnks masuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@KayseGuuled
@KayseGuuled Ай бұрын
Warasmae bade aqoonyaha waxa baratay nin waxa laga baro.karo
@FANDHAALFILMS
@FANDHAALFILMS 4 ай бұрын
Asc Walaal Waxaan Rajeenayana inaad caafimad qabto waxaan raba inan muuqaaladaaada aan dib edit ugu sameeyo si aan ugu isticmaalo portifolia Fasax Ma U Ahayna
@بستان-و5ث
@بستان-و5ث 8 ай бұрын
Somaliya jooga wax lacag ma haysto jamadadiin wan dhamaya lkn had tariip mooye wax kle ma jiren online waa ka mabnuuc Somali
@abdishakuurAlisamattar-x2r
@abdishakuurAlisamattar-x2r 23 күн бұрын
Run ahantii waxan inta badan is weydiiyaa mustaqbalka waxaa noqoqnaysa ama waxaa Ku wacan tahay oo Bari Ku shaqati Kartaa run Ahantii
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 8 ай бұрын
thanks ustaad Lkn anigu somalia jogaa mana shaqeyo lkn Wan rabaa in aan kabaxo nolashan hda😢
@Hassantimbade
@Hassantimbade 8 ай бұрын
I'm interesting to your video Lkn waxan jeclanlahaa inaad no qabato meeting
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha 8 ай бұрын
Wlhi sidaan ugu xidhanayay waraame bade wax waynbaa iga baxay dhiiri gelin tiisa alle ha ku sharfo
@YaxyeAxmed-w6j
@YaxyeAxmed-w6j Ай бұрын
Rabiga xariir dhaba la yeelo waa mida kowaad wax ka horeyo ma jiran adiguse gadaal baa no marisay
@saadsuuban5848
@saadsuuban5848 5 ай бұрын
Thanks ustaad
@SalmaMohamed-op3mo
@SalmaMohamed-op3mo 8 ай бұрын
Si deg dega uhadshaaa siaan ku fahano tartiib uhdl
@abdikadiromar7004
@abdikadiromar7004 8 ай бұрын
Much thanks maaalin
@xamdaaxmedmaxamed2669
@xamdaaxmedmaxamed2669 8 ай бұрын
thanks ustaad qiimo badan
@sakariyediriye1468
@sakariyediriye1468 8 ай бұрын
Asc dhalinyaro waan ogahay qof walba wuxuu rabaa qof wax fahamsiiya lkn xaqiiqada waxay tahay dadka uu ka midka yahay ninkaan inaysan waxba meesha ku hayn lacagta yarta ah ee safarada eey ku galaana idinka la idinka sameeyay hadii eey ahaan lahayd inad cours ka gadataan ama aad veiws idinku helaan ama xitaa aad website yadooda booqatan, xaqiiq jirto waaye aniga muddo badan waqti isaga lumiyay hadase alh waan fahmay shaxdooda. Guul ayaan idiin rajayna dhalinyaro.👋
@HusseinBashir-mz3yt
@HusseinBashir-mz3yt 8 ай бұрын
WARSAME BADE TALO AYUU KU SIIYEY AMA SHAQOOLO NOQO WALIGEY AMA SKILLS BARO WAR XUN MA AHA.
@90media44
@90media44 8 ай бұрын
​@@HusseinBashir-mz3ytqofku markuu ku caawinayo wadada iyo caqabadaheeda buu kuu sheegayaa lkn ninkan kaliya waxaas samee buu ku leeyahay oo aysan wax caawin ah lasocon
@mordinh
@mordinh 8 ай бұрын
Shukran ustaad
@cabdiwalimohamad1528
@cabdiwalimohamad1528 5 ай бұрын
Waxaan ubahanahy meeshii aan idiinka soo biiri lahaa walal
@warsamebade
@warsamebade 5 ай бұрын
WhatsApp Nagala soo xidhiidh, walaal wa.link/t7ji7y
@CabdulahimuseCabdulahi
@CabdulahimuseCabdulahi 8 ай бұрын
Thanks mclin wllhi waa jeclaa xirfadaan hadaa falkeeda gelaa in sh allh ii iga caawi zxb mhdsnd❤❤❤
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 8 ай бұрын
Inaa tahriiba rabaa ustaad mxaa igula talinee oo wadanamada hormrka leh a tago
@abdikadiromar7004
@abdikadiromar7004 8 ай бұрын
Ustadi please if you are in kenya 🇰🇪 I would like to meet you
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Maxaa ka gale😂
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
let him/her be
@muuminibrahim
@muuminibrahim 8 ай бұрын
Sxb kenya io kampala ya fiican in english lagu barto
@SomaliLewico
@SomaliLewico 8 ай бұрын
jow kow now dadka aqliga lee ama dadka wax bartay waxay fahmayan walahi in u warsame yahay tuug iyo beenaley waxa ni sheegay 90% wa been lakin 10 runta ah bay dadka aqliga yare ku sirmayan jow ninkan warsame waxu hada isticmalaya wax la yirahdo Manipulation si u lacagtiina niga xaado bu beenta iyo showgan u samaynaya ninkan wa tuug hal qol dagan uu nolosha ku uray wana darbi jiif dadka xada oo dhaca ee iska ilaaaliya warsame iyo dadka sidisa social media ka hadla youtubera somalida wa tuugo, jaaajusin iyo Qnisin sida omar irshad. drissle-abdi. baaba jey, asad hagio arimeheena , zaxaf iyo kuwo kaale oo badan jow kow now hadana bow
@muuminibrahim
@muuminibrahim 8 ай бұрын
Bismilah wllhi jahilnimo kamuqato qoralkaga wll dadka haugafin ilaahna kacabso cumar inshan maba jiro youtubar kafiican oo somali ah warsame waxo shegayo warun hada rabto wad bari karta waliba xirfadaha oo asiga bixyo ayago free youtub kahele ee baro hada afka english taqano wll dadka haugafin
@SomaliLewico
@SomaliLewico 8 ай бұрын
jow kow now omar inshad wa Qnis oo arabta baa isticmasha wana jaaajuus walahi warsame xirfadaha u sheegaayo wa 10% ee ka runta ah wuxu sheegay lakin waxa been ah in uu ganacsadee yahay waalahi wa been oo waxa been ah in u wadamo badan u safray wa been waayo wa miskin dad la dhagan hal qol oo dharbi jif ah oo waxa been ah in u yurub ku nolaa walahi wa been waxaas oo dhan ba been ah marka adigu waxaad ku dhacday sirta manipulation marka horta so baro wa maxay manipulation ku muuminow jow kow now hadana bow@@muuminibrahim
@munaali10
@munaali10 8 ай бұрын
Adiga danbi uun hashaqeeysan inta qof asagaaga ah kumashqulsantahay waxa eey xadayaan adiga xisaabi miyuu Allah kudhahay adiga is xisaabi naftaada xisaabi 24hrs ka kusodhafay Allah raali makaayahay afkaaga io adinkaaga malaga Amaan helay midaas xisaabi qof kasta waxa uu sameyo asagaa Allah kula xisaabtamayaa marka dadka muslimka ah afkaaga io adinkaaga haka amaan helaan midas wa nasteexo
@SomaliLewico
@SomaliLewico 8 ай бұрын
jow kow now muna wa runta lakin dadka daacaada ee massakinta baan uga dhigaaya ninkan xun ee tuuga ah ee raba in u masankinta xaado jow kow now hadana bow@@munaali10
@maahirchannel2
@maahirchannel2 8 ай бұрын
Bilaa aqli baa tahy wlhi oo nolosha ka dhacay wuxuu sheegayo waa run 100% anigaana ku faa.iiday anigoo gurigeyga joogaa ayaan sameeyaa bishii 800$ dadka beenta kadaa wll 😢
@AbdillahiCamiir
@AbdillahiCamiir 8 ай бұрын
Ustad waxan ahay arday jooga dalka marocco🇲🇦,oo rabaa inuu yutube bilabo balse moyen iyo duruuf ii heyso maxaad iga caawin karta,vidéo yadada miid dawana majirto experience badan aya ka helay iyo moral,motivation balse muhimadu waa Mayenne kiii😥
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Shaqo bilaaaw ooo qorsheeyso wxa ku muhiimka ah kooow
@saidelmi3390
@saidelmi3390 8 ай бұрын
Bro ani ila soo xiriir anaa ku gacan qabanaya xaga dhaqaalaha nin dhalinyara qalbiga ka hadlay tahay sxp mareykanka jooga anaa ku tageeray bro gudo gal in KZbinr noqotid oo dalkaas soo duubtid dhinac kasta
@AbdillahiCamiir
@AbdillahiCamiir 8 ай бұрын
Thanks bro​@@saidelmi3390
@AbdillahiCamiir
@AbdillahiCamiir 8 ай бұрын
​@@hamdaali1994 incha'allah wll Haye
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 8 ай бұрын
Ustaad warsamow afmacaani waa kugu dhamaatay lkn nio dadka qaar ayaa ka maqlaa wax milyanis doolaris layiraa majiraane dadku waa iska fuyuus raadis ayee leeyihiin lkn aniga ahaan runtii waa jaclahay qofka dadka aan ka nixin sida dadka somalidu ee u badan yihiin markaa tiraa ila tali taladoda waxa ee kuugu soo gaba gabeyayan shaqo aa dullinimo ku dareeme hadaa ka tagto is ogow yacni wax kaa horeeyo majiraan cml madaama aad waaya aragnimo aad karaadeeday quus ayaa kala kulmi karta anigu waxaanba umaleynayaa hal qof in lala tashado mafiicno waayo taadaa kuu dhaanto
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Wlaaal waxbaaar oo luqada englishkana ku baaar hadaadan aqoonine baro waa hadeey kaa dhabthy million dolar ood rabto
@cabdulaahimaxamed-r7t
@cabdulaahimaxamed-r7t 2 ай бұрын
😮
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale 8 ай бұрын
MAHADSANID WALAAL 🎉❤
@JaamacmuuseBarre
@JaamacmuuseBarre 5 ай бұрын
❤❤
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 2 ай бұрын
Ilaahy kabaq oo runta oosheeg hada Waxad naleedahy vedio yadaada qaarkood waxa ku qorana 15 bad ka samyn 10 baaka samayn bal wax run ah oo xirior ah noosheeg aan kaa faidaysano
@بستان-و5ث
@بستان-و5ث 8 ай бұрын
Adigu yurup ba ka hadal ka waran dadkii dalka jooga dhalin yareed. Bil shaqada xty bir aa qadan haynii dadka somali u soo raadi wax isticmali kara
@SUHEYB.
@SUHEYB. 8 ай бұрын
INSHA Allah waxaan ragaynayaa inaan maalin maalmaha ka mid ah aan kula kulmudoono
@m-five6737
@m-five6737 8 ай бұрын
Thanks brother for you advice
@KalettIbrahem-ep9hr
@KalettIbrahem-ep9hr 4 ай бұрын
Shaqaleni.o ka kalay oo shaqayso wye shaxda
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 8 ай бұрын
Somalia hadn jogo wll ma ka shaqyn kara waxyalo badan o caqabada aya ka jira seeh ban uga shaqyn kara wll wad kuma hadsantahy sad dadka iyo dhalinta u dhirigeliso wll talo ayn kaga bahany
@abdikadiromar7004
@abdikadiromar7004 8 ай бұрын
Maaanshaaa Allah may Allah bless you life
@Nayruus-yk8yv
@Nayruus-yk8yv 5 ай бұрын
Walal xage ka baran karaa xirfadaha isoo jawab pls😢
@HamzeDiriye
@HamzeDiriye 8 ай бұрын
Madsanid macalin 🎉
@HassanHonest1
@HassanHonest1 8 ай бұрын
ماشاء الله
@MOHA6668
@MOHA6668 8 ай бұрын
Sxpow business administration iyo entrepreneur keebaa creative noqon karaa
@MaanDeeq-h1b
@MaanDeeq-h1b 8 ай бұрын
Sidee ugu biraa online market Wll iga caawi pls wll
@NastexaAdan
@NastexaAdan 8 ай бұрын
Wll arin yar ayaan rabay inaad iga saxdo wan kugu dayanaa isoo qabo wll
@Khalid-yare
@Khalid-yare 8 ай бұрын
Bug aan lasodagikaro ganacsiga kawaramaya ayaa rabaa
@raxmadayibcige4790
@raxmadayibcige4790 8 ай бұрын
Abti waxad kaso hadasha market structure please 🙏
@AbdullahiNoor1
@AbdullahiNoor1 8 ай бұрын
Sideen stripe payment uheli karaa macalin
@moocabdi7379
@moocabdi7379 8 ай бұрын
Asc sxb kasoohadal tradebot
@moocabdi7379
@moocabdi7379 8 ай бұрын
Asc sxb kasoohadal tradebot
@proffesorefootball
@proffesorefootball Ай бұрын
Ani hda ikow ah wx igu darsada
@Khadar12-u6j
@Khadar12-u6j 7 ай бұрын
Shaqo ba hadaanad hayn kawaran somalia 😢
@SalmaMohamed-op3mo
@SalmaMohamed-op3mo 8 ай бұрын
Online Business sidu hooyoyinka uga shaqayn karaan
@xamseaden4544
@xamseaden4544 8 ай бұрын
😊😊😊
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 8 ай бұрын
Keep going 😍 🙏🙏🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@munamohamed5989
@munamohamed5989 8 ай бұрын
Anaa raba in aan ka baxo shaqaalenimo
@fathiyahaji7699
@fathiyahaji7699 8 ай бұрын
Walaal warsame alle haku xifdiyo
@saynabosman2379
@saynabosman2379 8 ай бұрын
Xirfadii wax wan haynaa lkn waxad iga faidaysaa sideen lacagta an ka shaqeeyo onlineka ku heli karaa/qabkay igu so dhacaysaa card premier bank ahna wan haystaye
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Money wise appka la dhoho qof europe ku maqan u dirso kadibna premier’kaaaga ku xariirso wlll 👍🏾👍🏾shaqo wcn
@saynabosman2379
@saynabosman2379 8 ай бұрын
@@hamdaali1994 shukran qaali
@Husni_l
@Husni_l 8 ай бұрын
Ani ayaa kaa caawinaayo wll bank 🏦 kaliya la imaad shaqadii yurub baan joogaa balan waaye ilaahey dartiis baan ku caawinaa Waxbo kaama qaadanaayo ❤
@saynabosman2379
@saynabosman2379 8 ай бұрын
@@Husni_l mahadsanid wllo
@furasominah
@furasominah 8 ай бұрын
​@@Husni_l wlo aniga xagee Kala soo xidhiidha
@asmasweety3528
@asmasweety3528 5 ай бұрын
Masha allah❤
@AhmedAli-lt1ic
@AhmedAli-lt1ic 8 ай бұрын
Ustaad warsame aad baad umahadsantahay waxaa tahay dhiiriye iyo tusaale nool oo u halgamey nolosgiisa sidii uu wax uga bedelilahaa.
@cabdishakuur5047
@cabdishakuur5047 8 ай бұрын
Saxeb waw moqalkan
@Bildhaan2020
@Bildhaan2020 8 ай бұрын
Course kaaga 1 year vip baan gataya balse caqabo badan baan kala kulamaya team kaagu caawin fiicn imaya siin Mahadsanid
@warsamebade
@warsamebade 8 ай бұрын
Walaal caawimaad wixii caawimaada waa lagaa caawinayaa Numberkan La Xidhiidh +252638158174
@Fatiabdiqadir
@Fatiabdiqadir 8 ай бұрын
Wall waxn rabaa icaawiso
@omersamatar4219
@omersamatar4219 8 ай бұрын
Masha Allah, waa talooyin muhiim ah
@NajimaDagan
@NajimaDagan 7 ай бұрын
Sifica
@Rahmoraaxo
@Rahmoraaxo 7 ай бұрын
M.a❤
@JIILTECHNOLOGY
@JIILTECHNOLOGY 8 ай бұрын
Thanks ustaad ❤❤😊
@Inajaaburi
@Inajaaburi 8 ай бұрын
ustaad mhdsnid
@anashiigsade
@anashiigsade 8 ай бұрын
Ustaad wax badan baan kaa faaidnay
@AbdirahmanHassanabdulle-h9v
@AbdirahmanHassanabdulle-h9v 8 ай бұрын
Thanks ustaad❤
@qabyo-Podcast
@qabyo-Podcast 8 ай бұрын
insha allah waa wada koraynaa ustaad mahadsanid
@daadirqeys7998
@daadirqeys7998 7 ай бұрын
Warsamow waxaa tahay dhiiri galiye walalow waxaan rabaa inaa iga caawisid sidaan suuqa forex iyo E commerce xagee kaala soo xariiraa
@DekaIbrahim-r2c
@DekaIbrahim-r2c 8 ай бұрын
Thank you my brother
@AbdikafiAlifarah
@AbdikafiAlifarah 8 ай бұрын
Hood motivation
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 8 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@AhmedHasan-b9q
@AhmedHasan-b9q 8 ай бұрын
Very good bro
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 8 ай бұрын
Waa xaqiiq ustadi👏
@PhalisHonnest
@PhalisHonnest 8 ай бұрын
Masha allh
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 8 ай бұрын
Please meesha an ka helikarno faca koraya hoos noogu reeb
@warsamebade
@warsamebade 8 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@JaamacmuuseBarre
@JaamacmuuseBarre 5 ай бұрын
❤❤
@mohamedwaaberi7463
@mohamedwaaberi7463 8 ай бұрын
Legend nio
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 8 ай бұрын
Ustaaad faca universty xageee ka iskaga diwaan galin karaaaa
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Website ka gal wll
@Amiira-n6p
@Amiira-n6p 8 ай бұрын
Wllo plz I caawi
@hoodo9260
@hoodo9260 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Teacherdufaan
@Teacherdufaan 8 ай бұрын
Legend keep going m.a❤
@dalaysdeeqsan
@dalaysdeeqsan 6 ай бұрын
✅✅✅✅✅
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Thnk uuuu 👍🏾👍🏾
@NafisoAhmed-xx7kn
@NafisoAhmed-xx7kn 8 ай бұрын
Waxaan kuu sheegayaa shaqo, waxba ma aqaano, sidee baan uga shaqeeyaa internetka, sidee baan u qaban karaa shaqadan? waxaan ahay gabar sideen uga shaqayn karaa interneedka?
@Fariida2024
@Fariida2024 7 ай бұрын
Baro sida looga shaqeeyo
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 8 ай бұрын
Ustaad waad mahadsantahay❤❤
@NajimaDagan
@NajimaDagan 7 ай бұрын
11
@AbdullahiNoor1
@AbdullahiNoor1 8 ай бұрын
Warsame sxb mcn lacag ayaa la iga dhacay wlhi oo $500 gaaraysa anigoo stripe payment raadinaaya please ma igu caawin kartaa stripe inaan helo wlhi sxb waan udhaawacanhy qof ayaa sidaas ii galay adiga stripe ma ii heli kartaa waan kaa iibsanaayaa Intee ayaanna kaagala soo xariiraa sxb
@saydcumar8131
@saydcumar8131 8 ай бұрын
Drioshiping maxalal ba Mase hadalkaagu waa (lacagu waa qabasho)? Dhalinyarada wax wanagsan hormuud ugu Noqo I. A
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 ай бұрын
Waxey kamid thy courses ka academyga uu bixiyo aduunka wax free ah majiro wlaaal indha fur oo hore u soco👍🏾👍🏾
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 8 ай бұрын
@@hamdaali1994Su,aasha maada fahmin malaha xalaal bu ka Hadley
Xor Ma Tihid Sabab?
21:40
Warsame Bade
Рет қаралды 32 М.
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН
SIDEE U NOQON KARTAA QOF AAN LAGA MAARMIN | DR ADNAN ABDALLAH
21:04
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 40 М.
Wiil dhalinyara ah oo millionaire ah|Bashaar dheere
10:58
Ahmed Jubba
Рет қаралды 14 М.
Shaqo inta aadan raadin kahor muqalkan daawo
13:53
DHIIRIYE
Рет қаралды 684
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
Meehaal Media
Рет қаралды 14 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 56 М.
048 | 08 | Sida dadka looga samaysto waxaad doomayso.
20:41
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН